Maxay Qasab U Tahay in aadan Xanaaqin , Si aad Horay Ugu Socoto .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 369

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +125

    UA-cam malahayn, Facebook, malahayn, twitter, malahayn hadana waxa rumeeyay oo racay 2b oo qof cidklena maha wa macalinka aduunka nebi Muhammad ﷺ ❤

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 2 роки тому +186

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ❤❤

    • @maysamaxamed4778
      @maysamaxamed4778 2 роки тому +3

      Masha allaah

    • @mahiryo9192
      @mahiryo9192 2 роки тому +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @garashomedia5987
      @garashomedia5987 2 роки тому +1

      Zxp subscribe ii saar waa codsi

    • @faisalmohamedomar8036
      @faisalmohamedomar8036 2 роки тому +1

      scw

    • @moziz_gaming8720
      @moziz_gaming8720 2 роки тому

      @@garashomedia5987 iskuday in aad kasbato ... Sababto ah qofka kuu saaro SUBSCRIBE waa qofka kuu dawan doono ...the right content gets deserving audience (views)

  • @abdifatahmuhudin2273
    @abdifatahmuhudin2273 2 роки тому +60

    Waan idin salamay dhamaantiin walaalahay rag iyo dumar maanta aan u duceyno dadka xanuun sariirta lasaaran Allah ha caafiyo.

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 роки тому +12

    waxaa jiro qof wanaagsan oo aqrinaayoo qoraalkeyga hal mar igula Sali xabiibkeena muxamad scw

  • @hafzaenhmohameth2526
    @hafzaenhmohameth2526 2 роки тому +32

    Waxaad tahay wllo qofaan aad u taaageero🥺❤️keep going every time ogaansho

  • @ZoobeEnglish
    @ZoobeEnglish 2 роки тому +15

    Fidiyoowyadaa Waa Sugaaa Runtiii Thank You wllka Ilaahey Nagama Kaa Qaado

  • @Altoz_eight
    @Altoz_eight 2 роки тому +47

    This video is amazing I understand more experience ❤️❤️thank you

    • @garashomedia5987
      @garashomedia5987 2 роки тому +1

      Zxp subscribe ii saar waa codsi

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 роки тому

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @abshirclaahi715
    @abshirclaahi715 2 роки тому +4

    Omar bowe waan kugu xirnhy 4sano wax badan ayaan kaa faaidey alle ha ku sharfo nolosheyduna wey is nedeshy

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 роки тому +12

    جزاك الله خيراً أخونا عمر إنشار .
    ضبط النّفس أمر مهمٌّ جدّاً .
    Waxaan kaloo ku darayaa :
    Qofka haddii uu caroodo inuu iska badalo xaaladda uu ku jiro
    Tusaale : inuu fariisto haddii uu taagnaay Ama istaago haddii uu fadhiyay, Kana fogaado wixii keenay iyo goobtii uu ku xanaaqay .

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 2 роки тому +8

    Wll sharfan ku Mahadsanid sida quruxda badan ee aad inoola wadaagto muuqaalada waxtarka inoo leh 🥰🙏

  • @REALMANOW595
    @REALMANOW595 2 роки тому +2

    Wlhi just 🥺dagal gali rwe xanaq dartis notificationkaga arke wa iska bxay salaad aade ❤️❤️🥺mahdsnid wll

  • @SahankaAdduunka
    @SahankaAdduunka 2 роки тому +4

    Masha Allah Ustaad allaah hakaa abaal mariyo shaqada iyo cilmiga aad u hayso umadda Soomaaliyeed wax badan ayay ka faa'iidaysteen

  • @cadaani9450
    @cadaani9450 2 роки тому +1

    Omar inshar wll xalqadaha (دكتور عبد الله نفيسي)soomalida usoo turjum

  • @bidhaanibrahim98
    @bidhaanibrahim98 2 роки тому +3

    Cantara wuxu leyahay gabayo fara bdn oo wada xigmad miiran wll cumar faruq hadad awodo noso gudbi gabayadisa oo afsomali ku turjuman insha allah mhdsnid

  • @wiilkiimaxamuud
    @wiilkiimaxamuud 2 роки тому +9

    Maga ceygu waa maxamed waxan ku noo lahay qurbaha waxaan ahaan jiray qof xanaaq badan waxan ka sotagay dalka markii aan imi qurbaha waxa igu dhacday qiso taas OO na dhax martay aniga iyo sxbkey kadib markii uu ka xanaqay arin aan sa meyay kadibna uu ifeeeay kadibna aan iska qabtay OO aan iska fadhiisiyay aniga OO waliba ka awood badnaa asga waxan ahay 24 jir waxaan qurbo joogaa 5 sano waxana filayaa in uu keeno dul qaad la aanta bey ada ama bulshada aad la nooshahay tusaale aniga hadii aan joogi lahaa dadka qaar waxa ey I oran lahaayeen waa doqon aanan aar gosan lkn waxaan o gaaday in la samraa in ey thy guusha noloshaada salaama

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 2 роки тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 2 роки тому +12

    , جزاك الله خيرا ألجزاء يا اخي الكريم otherwise you are doing a marvelous job which is educating, encouraging and also motivating may Allah SW bless you and grant you jannatul firdowsa aamiin wasalallahu wasalama cala sayidina Muhammad

  • @najmamaxamed984
    @najmamaxamed984 2 роки тому

    Abu faysal dad badan oo xanaaqsanaa markey dhageysteen barnamijkaan daacadi wey iska ilooben xanaaqi iyagoo dhoola cadeynaya wey is arkeen, saan anigaba hada ku arkooyo qof i hor fadhiya 💯💯💯

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +8

    OGAANSHO BEST CHANNEL EVER WITH MY SEEN 💖

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +11

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

    • @Shaakaal252
      @Shaakaal252 2 роки тому

      Wll ad bad u mahdsnthy wna kula socda badana

  • @piirlopiirlo7172
    @piirlopiirlo7172 2 роки тому +1

    Omar wllkey aqliga usaaxiibka eh ima dhafaan muqaladaada alle haku xafido wll

  • @ibnumohamedsh-ibrahim6110
    @ibnumohamedsh-ibrahim6110 2 роки тому +1

    M.a wloh omar alle haka raali ahaado
    Labada daroodba 🍀🥰🖐🏻

  • @m.k2522
    @m.k2522 2 роки тому

    Teacher omar inshaar mudo 3 years ah ban kugu xirnahy soo jiidashada aqoontaada iyo akhlaaqdaada wanaagsn
    Alle hakaa abaal mariyo cilmi badan baa ii korshisay

  • @shafiiabdirashidmohamed4068
    @shafiiabdirashidmohamed4068 2 роки тому

    Omar insha aad ayaad u mahadsanid cinwaankaga caawa aniga xanaaqsana ayaan dawaday wax weyn ayu iga haleeyn rabay waan is xakameeyay shukran walaal barnaamijyada qiimaha leh aad bulshada uso gudbineeysid

  • @mohamedabdirahmaan9935
    @mohamedabdirahmaan9935 2 роки тому +9

    Garoomada ciyaaraha Soomaalida waxaa ku xardhan "Nin carooday lagaraayay" inta badan dhalinyartana sports-ka xiiseysa weygaranaayaan

  • @jubayryare7070
    @jubayryare7070 2 роки тому +42

    Ogaansho wax badan ba ka faa idy runti keep going ✋✋

    • @cc_3563
      @cc_3563 2 роки тому

      👌💯💥❤

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 роки тому

      Fake

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 2 роки тому +1

      Adinah wax badan ka baraneyn @Dadweynaha

    • @khaalidyare2919
      @khaalidyare2919 2 роки тому +2

      @@zakirboss143 waa ciwaan fake ah waana qof iska dhigaayo dadweynaha channel.

    • @suhaibismail7889
      @suhaibismail7889 2 роки тому +3

      5years intad coppy iska dhigyso wll adi laftada ayaa guleysan laha wx bdna wad ka miro dhalin laahyd.
      Try the success```` mahadsanid

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 2 роки тому

    Mowduucaan wax badan baan ka faaiiday. Rasuulka ku salliya sallalahu calayhi wasallam❤️

  • @yassinhirssi205
    @yassinhirssi205 2 роки тому +4

    In aan xanqo marka aan daremo waxan isku qasbaa in aan dhola cadeyo oo an iska dhigo qof anan xanaqin al xamdulilah allah caredayda waa u dajiya isla markiiba sido kale qofka aan u xanaqy waxan isku daya in isla aniga an rali galiyo qaldka si walbo ha noqdee si usan carda allah iga dul qaday eysanbo usoo noqnin mar kale 😊

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891
    @cabdisalaammaxamedsulubabd2891 2 роки тому +3

    Allah ha ku barakeeyo ustaad

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 2 роки тому

    Kanaalkan waxan ku xiran nahay shanta sano ee ugu danbeysay wax badana waa ku faaidey masha Allah jir o joog wllke 🤲

  • @yuusufshanleste914
    @yuusufshanleste914 2 роки тому

    Aad iyo Aad baa umahadsabtahy ustaad wax badana waan kaa faaiiday mar kasta oo rabo in aan hurdo ogaasho waa ii wehel dabcan ❤️

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому

    Wa xaqiiq jirto xanaaq wax bu bur buriya mana si jiraayo waqti yar kdib wu ka tagaa shukran ustaadkena keep going

  • @parqadshibrahim9799
    @parqadshibrahim9799 2 роки тому

    Mr omar inshaar legend ayaa tahay guul ustaad

  • @cabdicasiisibraahimmubaara6263
    @cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 роки тому

    Masha allah walaalkeey cumar inshar waxaan kuu arkaa walaalkeeygeey oo kale

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 роки тому

    Ku Saliya xabiibken Nabi Mohamed, Salalahu Calleyhi🥰🥰Wasalam💯🤍

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 роки тому

    Kanshe = فرصة
    Hanti Gashtay ✔
    Xog = معلومات
    Layaab = عجيب
    Sideedaba= أصلان
    Dabeecad ✔

  • @cabdicasiisibraahimmubaara6263
    @cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 роки тому +1

    لا يحمل الحقد من تعلو به الرتبو ولا ينال العلا من طبعه الغضب ومن كن عبد قوم لا يخالفهم اذا جفوه ويستر ضي اذا عتبوا

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому +1

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid Omar inshar

  • @nuuraxmed355
    @nuuraxmed355 2 роки тому +2

    الغضب يجعلك خاضان حتا انكت على حق

  • @Demohmed_28
    @Demohmed_28 2 роки тому +3

    عمر بن انشار مرحبا مليون مبروك كفو والله السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا شباب ❣❤

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 2 роки тому

    Duco ayaan hadiyad kaga dhigayaa wllky zxpky hore u soco allaha ku xafido malin uun waan wada shahaynaynaa

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 роки тому +1

    Jazakallah kheyr ustaaad omar inshar

  • @OldNigaz
    @OldNigaz 2 роки тому

    Kanaal faaido leh m.a walal cumar maskaxdena ayad korisa jazakalah🙌

  • @misskoko19
    @misskoko19 2 роки тому +2

    Waan idin salamy dhaman inta arag Tay farintan 🤍🤍🌹

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab9997 2 роки тому

    Masha allah waad mahadsantahay walaalo mawduucan aad ayaan ugu baahnayn waayo waa mawduuc la xidhiidha nolol maalmeedkeena .

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 роки тому

    Xanaaqu waa mushkilad haysata somalida kuwaso waliba markay xanaaqaan caaya ilaahay iyo rasuulkiisa
    Kolka lala yaabo wuxu ku odhan wan xanaqay subxanalah
    Waan xanaaq badna balse hada waan xakameeya

  • @rumaanqaali6648
    @rumaanqaali6648 2 роки тому

    M.a walky ilhy haa kaa abal mariyo wad naa an facdy shugran جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @ZADKA2020
    @ZADKA2020 2 роки тому +3

    My teacher omar🥰

  • @nimcomaxamuud5919
    @nimcomaxamuud5919 2 роки тому +1

    Run walhi ma ficna xanqa badan💯💯

  • @mustafesaahid7615
    @mustafesaahid7615 2 роки тому

    Ogaansho waa jaamacad
    Cumar inshaarna waa macalinka nolosha
    Illahay haku guuleeyo wll

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 роки тому +2

    Jazakimullah khayr

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 2 роки тому +1

    Xaqiiq Xanaaqu waa waxa qofka duleeya.

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 2 роки тому

    Mowduuc muhiim ah ayaad ka hadashy wll cumar shukran jazaa kallah qayr

  • @ahmedabdi1484
    @ahmedabdi1484 2 роки тому +1

    OGAANSHO gold voice

  • @abdirashiidsaajid
    @abdirashiidsaajid 2 роки тому +1

    M.a ustaad Omar inshar 😊 thanks 😊

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna 2 роки тому

    Shukran ustaad xaqiiq channel aan wax badan ka faa ido

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 2 роки тому +19

    سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 💛

  • @asmaraden6779
    @asmaraden6779 2 роки тому

    Caradu waa waa guuldaro iyo cudur
    Allena hanaga yelo kuwi iska ilaliya carada
    Thnks omar inshar

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 роки тому +2

    Plz videoyadeyda meenis lagu wadaa like lee isoo saar somali maxamed🇸🇴♥️🥺🙏🙏🙏

  • @ACaabbi
    @ACaabbi 2 роки тому +1

    Mahadsanid Cumar inshaar.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 роки тому

    Cadhadu waa cudur lugaynaaya ilaahay haynaga badbaadiyo Aamiin

  • @sirjames3210
    @sirjames3210 2 роки тому

    Waa soo gudbintan oo kale waxa aan Chanel kan ugu soo biirnay baryahan maanaan arag war bixinihii faa'iidada lahaa sida tan oo kale Mr cumaroow wll

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 2 роки тому

    Mahadsaniid wll cumar inshar
    Khayr alle ha ku siyo wll

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 2 роки тому

    Thank you very much walal aad buu ii cawiyay this video.

  • @abusufyanmucawiye6036
    @abusufyanmucawiye6036 2 роки тому +1

    Waa ku mahadsantahy sxb mid na anfaco allah nokadhiko

  • @buqaaricawil123buqaari7
    @buqaaricawil123buqaari7 2 роки тому

    Cumar zxp macalin run ayaa ii tahay cashiradaada mid mid baan ula socdaa

  • @Wawaynka1
    @Wawaynka1 2 роки тому +4

    One of my role model keep going pro ogaansho

  • @yuusufliibaan1380
    @yuusufliibaan1380 2 роки тому +1

    Shukran wll ogaansho

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 роки тому +4

    Muslimiinta allah mideeyo 🥰

  • @nimcocabdi66
    @nimcocabdi66 2 роки тому +1

    Wlkie cumar inshaar alle haku sharfo wllo qli ❤🤚

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +1

    MashaAllah mowduuc muhiim ah

  • @abdukadirhazaraofficial3699
    @abdukadirhazaraofficial3699 2 роки тому

    Academiyada haku soo daraa barashada computerka waa codsi

  • @gaaldiid6282
    @gaaldiid6282 2 роки тому +2

    Asc all somali allah ha hagaajiyo all Muslims ☪️

  • @liibaanmaxamud6531
    @liibaanmaxamud6531 2 роки тому +3

    Omar inshar aad baad u mahadsantahay Walaalka. Sxb Omarow ka waran hadii qafkale uu caayo 2badaada waalid
    1. Hooyo iyo
    2. Aabe iyo jinsiyadaada uu dhan mala dagaalayaa mise waxaad ileedahay is xakameey. Fadlan jawaab
    MAHADSANID!!

    • @Markaawi9
      @Markaawi9 2 роки тому +2

      Wll qof kaasi hooyada ama waalidkaaga caynayo adigan in aad caaso wax faaido ah kuma jirto|| anigu hadii talo ahaan ku siinayo qofkaas isaga har waayo qofaan hooyada sharaf u hay iyo adiga shaqdiyadada ma wanaagsana in aad ula siijogtid}}

  • @Maria-elv5
    @Maria-elv5 2 роки тому

    Qof wanaagsan ayaad thy ❤❤❤ جزاك الله خيرا

  • @muhsinow5241
    @muhsinow5241 2 роки тому +1

    Asckum sh Omar inshaar

  • @ahmedader4283
    @ahmedader4283 2 роки тому

    Wll cumar inshaar caafimaad badan ayaan kuu rajaynayaa

  • @abshirsaed1787
    @abshirsaed1787 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @Alen_news_tv
    @Alen_news_tv 2 роки тому +2

    Wallkey maka sohadashid Saudi Arabia waxay dhehen Somalia ma aqonsanin wallke itixgali comment geyga 🙏

  • @ismailhassanosman8629
    @ismailhassanosman8629 2 роки тому

    Thank you bro manta waxban ka faa'iday ❤⚡

  • @gydi9301
    @gydi9301 2 роки тому +1

    8:45 dhibaatada soomaaliya ani ahaan waxaan u heystay in ay sababta faanka laakin waa silsilada sida dilka, dhaca, faanka maada, iyo carada, dhibaatada xalinteeda waa kitaab alle anaga garashadeena waa cayimantahay runtii

  • @abuayuub2454
    @abuayuub2454 2 роки тому

    Allah dartii ucadhoo bas wax
    Kale macne maleh
    Ama qadiyad umadeed

  • @codayaadam1280
    @codayaadam1280 2 роки тому

    Wlhi saaka intaa dood cilmiyeed laygaga guulaystay baan xanaaqay

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 роки тому +24

    Waxaa arin farxad leh ah in ganacsatada ay fahmeen samaameynta ay leedahey Baraha bulshada ayna Sponsor gareeynayaan Kaliya UA-camr da caalamka oo kaliya ayaan ka maqlijirey kalmada Today's Sponsor is runtii waa arin farxad leh keep going wll Cumar 👊

    • @garashomedia5987
      @garashomedia5987 2 роки тому

      Zxp subscribe ii saar waa codsi

    • @khadarabdullahi7488
      @khadarabdullahi7488 2 роки тому

      Uqdad ba kuhaysa meshay garen wad iska rabta inad gartid lkn laga yaba aqoon iyo karti inadan lahayn

  • @drcaafi3498
    @drcaafi3498 2 роки тому

    asc wll qaali adiga iyo family gaagaba caafimaadka iyo cimrigaba RABBI SWT ha idin dheereeyo ee labo arimood ku yara dadaal haday suurto gal tahay waana arimaha caafimaadka iyo dhirigalinta waxyaabaha qaarkood thanks

  • @kaledizmail6237
    @kaledizmail6237 2 роки тому +1

    Waan ku salamay wall omar ✋🏿

  • @mohamedabdullahiomar3554
    @mohamedabdullahiomar3554 Рік тому

    Jazakallahu khayr akhii

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +4

    No Facebook
    No twitter
    No instgram
    But 1.8billion followers our prophet Muhammad scw❤🤍

  • @ahmedabdirasheedshariif6428
    @ahmedabdirasheedshariif6428 2 роки тому +1

    Thank you

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 2 роки тому +1

    Walalyal xanaaqa badan waxa sababa ama keena beeycada qofka ka noolyahay iyo bulshada asiga u dhow maxaa yeelay qifka wixii dhibsanayo ku yiraxdan iyo qofka in oo daremo xaqiraad oo xuquuqdisa ah xanaaqa badan waali waye, Allah ha na xifdiyo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +2

    Tiimkega ogaansho keep going my brother guuleso waliga

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 роки тому

      Koox = team
      Kooxdeeyda
      Sii soco = keep going
      Booweheeyga = Abooweheeyga = Walaalkeeyga

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 роки тому +1

    War adigaa haya wadna alle omar inshaar sodA akhbaarta wll

  • @ahmettnourmahamett9588
    @ahmettnourmahamett9588 2 роки тому

    Barmaamij yadan oo kle nosoo badi wll cumar

  • @abdikariimismail8269
    @abdikariimismail8269 2 роки тому

    Thank you omer inshaar

  • @AhmedHassan-dp6tq
    @AhmedHassan-dp6tq 2 роки тому +1

    Alxm aad baan isu xakameyn karaa waqti wan so maray su fudud aan u xanaaqi jiray balse hada lagama yaabo alxm

  • @caydiidcabdi5549
    @caydiidcabdi5549 2 роки тому +1

    masha allah walaal horey usoco

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 2 роки тому

    Masha,allay mid ka mid ah muqaalada aan aad ugu helay

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 2 роки тому +1

    Mahadsanid walaal cumar❤

  • @Dirir1
    @Dirir1 2 роки тому +1

    Masha alh wll waa vedio cajiiba

  • @garashomedia5987
    @garashomedia5987 2 роки тому +1

    M.a maxanaaqo inta badan
    Magaranayo markii iigu danbaysay ee aan xanaaqo alxamdulilaah