NIGHT ROUTINE || BABY NAHIDA IYO ANIGA JADWAL KA HABEYN KII

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 сер 2020

КОМЕНТАРІ • 982

  • @iqrohussein8615
    @iqrohussein8615 3 роки тому +51

    Asxabey iso duceeya anina hadanan isbucan dhalin kan kuxigo baa dhalaa waana canugii iigu horeyay inuu ilaah foosha ii fududeeyo🙏

  • @nadiyaumar3684
    @nadiyaumar3684 3 роки тому +22

    Waa kuku rac sanahy ilmaha qawoowka hala baro hadii aa dadawoo shid hadhoow qawoowga uma adkeesan karto wee qofecee hada igu racsan tHy like dhac kusii

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 3 роки тому +33

    Adna waan kusallamay
    gabdha nadaaa u bixi
    Naahida magac quruxn mahan
    Nadaaa u bixi hadaad aqrisay qoralkeyga like i saaar
    Naadiya and nadaa❤

    • @fiskamohamed5267
      @fiskamohamed5267 3 роки тому +1

      Sxby adaba kadary nadaaa mgc miyaa abyo

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 3 роки тому +1

      @@fiskamohamed5267
      Kkkkkkkkkk
      Nada waa magac
      Gbdh
      Nada waa gbdh magciid
      Adna inee gabadhiida ubixisaa kala reynaaaaaa kkkkk

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому +1

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @rahmaabdinasir3822
    @rahmaabdinasir3822 3 роки тому +120

    Alx Adna Isku Bilaa Ahayn Abayo Bisha 20 keda Lay qalay Wiil ayana laygu qalay Waan Cafimaad Qabnaa Aniga Iyo Nuunaha Alle Hanaga Dhigo Umushii Is Qaadata Insha Allah Nadiyana Isku Mara Dhalnay 23/12/2016 Gabar Dhalatay Aya Iijogta Alx

    • @najaxcali1642
      @najaxcali1642 3 роки тому +1

      Mnshlh abyo ana isku mid paanahay alx

    • @palatinemoha1364
      @palatinemoha1364 3 роки тому +1

      Abaayo waa kala fogeysee qalin maa ku dhashey cunugi hore

    • @umumaahirmahamedu3ue868
      @umumaahirmahamedu3ue868 3 роки тому +11

      Masha Allah anigana waxaan dhaley 31/8/2020 Alxmd Allah ayaa mahd iska leh
      Intii dhimana Allah Allah fudideyo
      Anagana umul fiyow Allah naga dhigo

    • @cimraanmohamed6822
      @cimraanmohamed6822 3 роки тому +3

      Mashallah abayo isaku mida ayan naxaya

    • @najmaabdirahman3963
      @najmaabdirahman3963 3 роки тому +10

      Ana isoooo duceeeya ilmo qayr qaba aroos vusub bn ahay

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 3 роки тому +59

    Maasha Allaah 🥰

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 3 роки тому +92

    Mashallah xabiibti adnaa ruuxi❤️🥰🤱💕

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому +1

      Walaasheey subscribe II saar adigoo mahadSan waadumo waxaan kula daganahay nederland

    • @saramahamed1901
      @saramahamed1901 3 роки тому +2

      Fadumo cadeey intee ka baxdi maalmahaan xabiibti waa kuu xiisnay 😘❤️

    • @cukaashesaciid7035
      @cukaashesaciid7035 3 роки тому

      Adna gabadhada dhalashadeda waxakufarxay carurteyda

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 роки тому +67

    Jid walkaa waaa fiicanyhy adna huuno lakiin midnaa kugu darayaa aayad kursigaaa akhirso markaaa seexan rabato si uu gurigaaga unoqodo mid barko badan aayad kursigaa markaa baxayso iyo markaa gurigaa soogasho iyo markaaa sexan rabto ha ilàwin gurigagag wuxuu noqonayaa guri xasiloon anigaa sidaa ayan sameeyaa wana jeclaystay inaan kusheego huuno mcneey 😘

  • @khadraabdullahi2385
    @khadraabdullahi2385 3 роки тому +20

    Mnshlaah balse wlo hal tolo oo wngsn oo wllmimo iyo jcl aad idin qabo ah plz and plz ilmaha yar ka dyah messhn plz iga tlllo Allena ha idin xiftiyoh Amiin yaa allah ❤🤲🤲

  • @safiaabdi3661
    @safiaabdi3661 3 роки тому +7

    Masha Allah Allah kudeysto abayo😘🥰❤❤❤❤❤💯👌

  • @maryanruunofficial8464
    @maryanruunofficial8464 3 роки тому +9

    Masha Allah xppti Allah hakuu deesto naahida yariisay 🤲🤲🤲🤲💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raaqiyaaxmed436
    @raaqiyaaxmed436 3 роки тому +13

    Adna abayo mcn ilahay haku xifdiyo abayo noo soo badi caruurta dhan Ridwaan ilyas nadiya kaa sugaynaa abayo mcnto

  • @deeqash3522
    @deeqash3522 3 роки тому +5

    Masha allaah ❤❤

  • @sulekhaaxmed5793
    @sulekhaaxmed5793 3 роки тому +33

    Masha allah ilaahey hakuu daayo ilmahaaga💖💖⚘⚘🥰🥰

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe II saar adigoo mahadSan

  • @aburahima
    @aburahima 3 роки тому +13

    MaShaAllah ❤️❤️❤️

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 роки тому

    Maasha allaah alla kuubarakeeyo

  • @naimashukrishukrialio6659
    @naimashukrishukrialio6659 3 роки тому

    Mashaalh abayo allaha kuxifdiyo

  • @nastehaalinoor6355
    @nastehaalinoor6355 3 роки тому +13

    Naadiya naahida axla magac masha Allah tabarakallaah ❤️

  • @sofiaerilleey3467
    @sofiaerilleey3467 3 роки тому +3

    Mansha Allah waa very nice routine macaan waxaan kugu DARSAN lahaa (JADWAL waa SCHEDULE Balse ROUTINE Waa JOOGTA AH )

  • @xamdixaalichannel1440
    @xamdixaalichannel1440 3 роки тому

    maansha allaah abaayo allaah ha idin xafido

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 3 роки тому +4

    Mashaa Allah Adna xabibti😘 allaha kuu xafido 😘

    • @Fahmi_Heego
      @Fahmi_Heego 3 роки тому

      Wll Qalli Nagu Soo Biir please
      Wax Yar Baa nooga Dhiman
      2k Subscribe🔔👈👈👈👈

    • @communitybuilder1048
      @communitybuilder1048 3 роки тому

      ua-cam.com/video/5deMnGCBPT0/v-deo.html..

  • @ahmedumar9306
    @ahmedumar9306 3 роки тому +4

    Masha allah

  • @xusnicabdulaahi2393
    @xusnicabdulaahi2393 3 роки тому +20

    Masha allah qofka uku horeysay ee arad tay❤❤❤❤🤰🤱🤱🤰

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @tuushnabbe6387
    @tuushnabbe6387 3 роки тому

    Masha allah hoyo mcn ilahey janatul fardowsa haku geyo adna adiga iyo familkada alle hani xafido qalbi urooney

  • @cabdullaahiaxmed8767
    @cabdullaahiaxmed8767 3 роки тому

    Masha allah Allaha ku xifdiyo baybiga iyo dhaman caruurta abayo mcn adna Allaha il xun kaheyo cadawgaga hoos tagerahaga kor 💞💞💞💞💞💞💞

  • @ayaancali2396
    @ayaancali2396 3 роки тому +3

    mnshallh allh Allah haaiidanxifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranbashir6367
    @ikranbashir6367 3 роки тому +4

    Adna keep goin sister

  • @nasiibhusen4202
    @nasiibhusen4202 3 роки тому

    Mansha allaha nosoo badi abayo mcn adna

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 3 роки тому

    Maasha allaah inaba caadi ma ahan alle ha idin xifdiyo adna qurux iyo nuunada aan habada u ahay so barbaar habo ddd anfacado alle ha kaa dhigo ameen

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 3 роки тому +6

    Mashaallah 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому +4

    Mashaa Allah adna xabiibti 💖💖🙏👍

  • @saadiaali2569
    @saadiaali2569 3 роки тому +2

    Mashallh allahaa in barakeeyo abayo ❤️

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 3 роки тому

    Masha allah waynow habo

  • @fadumoaden4402
    @fadumoaden4402 3 роки тому +3

    Masha allah Abaayo wan kahelay jadwalkaga habenki nosobadi subixi iyo malintine nosogali hadad awodo quruxey❤️❤️🥰🥰

  • @nafisabarkad4814
    @nafisabarkad4814 3 роки тому +6

    Masha Allah awesome family ilaah ha idin xafido😘😘🥰🥰🥰❤❤

  • @amalabdi25
    @amalabdi25 3 роки тому

    Masha allah abyo mcn Alle haku dhooro nuneyda All m.a❤️❤️🙏🙏❤️❤️

  • @asmacismaan6515
    @asmacismaan6515 3 роки тому

    Mansha allh alaah ha ku xiftiyo hooyo aad iyo aad u wanaagsan ayaad tahy wllshy adna shugran xabiibtii sida fiican eed noola wadaagty jalwadkaag

  • @imranempire113
    @imranempire113 3 роки тому +7

    Masha allah naadiyo yarisay maser maser cml so galoyo 🥰😘🥰

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 3 роки тому +32

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato?

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому +1

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 3 роки тому +1

    Maasha allaah intaan owlaad haysan allaha siiyo kaafiya iyo kamaal ayaan kadhigtay labadii ilmo oo igudambeeyey kamaal ayaa noogu yar 8/26/2020 ayuu dhashtay soo barbaara adna hennna ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @manalalnaufali1139
    @manalalnaufali1139 3 роки тому +1

    Masha Allah Masha Allah tabaraka Allah 😘😘

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 роки тому +6

    Maansha alaah 👍 ❤️soo❤️barbaar❤️habo💋😍

  • @shukricisman7016
    @shukricisman7016 3 роки тому +6

    m.allah adna🥰

  • @walalek6936
    @walalek6936 3 роки тому +1

    Masha Allah Abayo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fahmocabdinuur4132
    @fahmocabdinuur4132 3 роки тому +1

    Wcs abayo adna masha allah

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 3 роки тому +16

    Axsan marwo bilaash 4dhaan laguma dhihin allow. Kudeeyso queen addna

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому +1

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 3 роки тому +25

    Asc walaal hadii aad walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawi mahadsanid

  • @salathofarah2609
    @salathofarah2609 3 роки тому

    Ma sha Allah good night habibty

  • @nastehoabdinaqaka4581
    @nastehoabdinaqaka4581 3 роки тому

    masha allah abayo adna

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 3 роки тому +23

    Masha Allah beautifull family, ❤️❤️🥰

    • @Fahmi_Heego
      @Fahmi_Heego 3 роки тому

      Wll Qalli Nagu Soo Biir please
      Wax Yar Baa nooga Dhiman
      2k Subscribe🔔👈👈👈👈

    • @NalkaAli
      @NalkaAli 3 роки тому

      Samira Omar,s aad ayan Ku takeyra my sister

    • @QUEENMAGOOL
      @QUEENMAGOOL 3 роки тому

      Samira omar waan ku taagera😀😀🙏

    • @QUEENMAGOOL
      @QUEENMAGOOL 3 роки тому

      ❤️❤️❤️ Abyo mcn samira

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @therisingstar5317
    @therisingstar5317 3 роки тому +7

    MashAllah hambalyo Nahida habo mcn Soo barbar

  • @farihamoha
    @farihamoha 3 роки тому +1

    Mash Allah abyo keep going Allah idin xafido

  • @faraxmohamedmursat6443
    @faraxmohamedmursat6443 3 роки тому

    Masha allah abayo

  • @queenluula2294
    @queenluula2294 3 роки тому +36

    Illahey Ha u barakeeyo inta awlaad heysato baarina Allah uga dhigo Anna igu so duceya Awlaad

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaal subscribe II saar adigoo mahadSan

    • @kifaayoali9411
      @kifaayoali9411 3 роки тому

      Allah haa ku xifiyo canugta shar isheedan

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 3 роки тому

      Illaahey awlaad baariya haku siiyo walal qaali.

    • @fadumomohamud5683
      @fadumomohamud5683 3 роки тому

      Rabiga awooda leh ha ku siiyo awlaad saliixa

  • @luuzaqurux9951
    @luuzaqurux9951 3 роки тому +12

    Nooso badi abaaayo ❤ masha allah waka helay

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @qadroqueen3576
    @qadroqueen3576 3 роки тому +1

    Mashaa allha abaayo mcn allha ku dhoro waa ku jacelhay abaayo mcn

  • @suheylasiman2279
    @suheylasiman2279 3 роки тому +2

    M.Allah apayo adna hampalyo aad u qurux badantay haaa apayo adna wn jeclahay in aad so badisi jadwalka habenkii iyo kan maalinti. Thanks apayo adna Allah ha ku fududeyo ilma korinta. Markale thanks so much 🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷♥️♥️♥️

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 роки тому +9

    MashaAllah ♥️

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe II saar adigoo mahadSan

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @suheylakhaliifa1196
    @suheylakhaliifa1196 3 роки тому +3

    Haa abaayo aniga aad iyo aad ayaan u xeesaayaa noosoo badi insha allaah m.a baby naahida noo soo Barbara habo

  • @GgGg-pm2eu
    @GgGg-pm2eu 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظو الله يبارك

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому

    Masha Allah tabarikllha Aabyo adan ilahey hani xafido Aamiin Yaa rabi 👍❤❤❤❤❤keep going

  • @laylaahmedofficial8133
    @laylaahmedofficial8133 3 роки тому +3

    MashAllha🥰

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 роки тому +7

    Booterka uma fiicna caruurta xaga neefta uma fiicna lakiin hadii aad ku badin waa heersare👍👍👍

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 3 роки тому +1

    Manshallah BarakaAllah sobarbar haboo maaacan nahida

  • @cashoabdifatah6465
    @cashoabdifatah6465 3 роки тому

    Masha alah adna qurux thanks ilahey ilmahaga ha ku xafido qali waxan ka codsanaya jadwalka ridwaan iyo ilyaas nala wadag

  • @ibtizammohamed9625
    @ibtizammohamed9625 3 роки тому +8

    M.a my family allaha idin xifdiyo❣

  • @safiyaibraahim5830
    @safiyaibraahim5830 3 роки тому +4

    Mnsha Allah xppti adna alle carurtada haku barakeeyo ❤♥️💋❣🤲

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 3 роки тому

    Mashaa Allah Mashaa allh taparakallah nahida hpo ilahay isha haka xafido adna abaayo allaha ku xafido awlada

  • @xafsashekhxafsacadey1101
    @xafsashekhxafsacadey1101 3 роки тому

    masha allah abay adna alle haidin barakeyo noso badi muqalkan cml

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 роки тому +3

    Wll Qalli Nagu Soo Biir please
    Wax Yar Baa nooga Dhiman
    2k Subscribe🔔👈👈👈👈

  • @najuabdiali6909
    @najuabdiali6909 3 роки тому +27

    Adna abaayo nadiaya iftiinka taleefanka ka yareee uma fiicno xxbti alaha kuu xafido 😍

  • @nimconeyruuschannel9169
    @nimconeyruuschannel9169 3 роки тому

    Masha Allah adna wllo

  • @siham-humble-8458
    @siham-humble-8458 3 роки тому +1

    Masha allah abayo adno ilahey hakubarakeyo macanto💋💞❤️💯

  • @maryansiidali2933
    @maryansiidali2933 3 роки тому +5

    Manshallaha abayo

    • @rahmaosman43
      @rahmaosman43 3 роки тому

      Mansha allah barakalaah abaayo kaday dubista hasogalinin kamirada

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 3 роки тому +8

    Ilmahan qarso saqiir waye wali magarin

  • @mustaqimmuxudiin7772
    @mustaqimmuxudiin7772 3 роки тому

    Masha Allh nahida Allh noo dhoro abyo soo bar bar habo macn Allh kuxifdiyo

  • @amranali2787
    @amranali2787 3 роки тому +1

    Masha Allah 😘

  • @neymahagio5222
    @neymahagio5222 3 роки тому +8

    mant ana uhoreya adna love isaar 🥰🥰

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому +1

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

    • @communitybuilder1048
      @communitybuilder1048 3 роки тому

      ua-cam.com/video/5deMnGCBPT0/v-deo.html..

  • @sirmaqabeofficial2367
    @sirmaqabeofficial2367 3 роки тому +3

    Masha allah ma aqaan runti inta iga danbeeso ee aqrindonto qoralkeyga hadad Hooyo mcn jeceshahay ilah ha no xafido hoyo yinkeena
    Ilah dartiis Subscribe igu saar 🥺🥺😥😥😥

    • @Fahmi_Heego
      @Fahmi_Heego 3 роки тому +1

      Wll Qalli Nagu Soo Biir please
      Wax Yar Baa nooga Dhiman
      2k Subscribe🔔👈👈👈👈

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @sacdiyoibrahim6911
    @sacdiyoibrahim6911 3 роки тому

    Masha allaah allaah ha No xafido my gabadheyna yar 🥰😍😍😍wa idin salamay adnna iyo dumashi

  • @maryanabdikarim3544
    @maryanabdikarim3544 3 роки тому +1

    Masha Allah family 😍🥰

  • @shukricabdullahi5526
    @shukricabdullahi5526 3 роки тому +3

    Abyo adna nadiya surwaal luga dheer ugali allaha idin xafido xbbti aad ayan idin jclhy sacado ka hor ayan niyada idinku haye wan frxy marka arkay muqalka

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 3 роки тому +10

    Adno nadafad ley m.a haa wlhi wan rabna ridn io ilys io nadya aygane noso masey xbbt❤ video inta firsnyi Waxa kuqslay mrka cuntda cunysen kulh intan le cuna ferah belash uu u wen yahy wlhi adno FUNNY thy😂😂😂😂

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

    • @sanahmanah5004
      @sanahmanah5004 3 роки тому +1

      Routine waa lahayen walidkena ,casarki dharka la uumin jirey .masha Allah cute baby

  • @umuramla5750
    @umuramla5750 3 роки тому

    Masha Allah

  • @ayaanmahamud8897
    @ayaanmahamud8897 3 роки тому

    Mansha Allah tabara Ka Rahman walashay adna iyo saxaaf hamalyo habalyo baby yada nagu soo biirtay family 💞💞🌟🌟🌺🌹💐soo barbaar dheh Allah tabara watacaalaa ha Ka dhigo tii dadkeeda iyo dalkeeda anfacda aameen yaa Rabi caalamiin 😊😘 hamalyo abaayo adna

  • @sumayoabdirazakh3244
    @sumayoabdirazakh3244 3 роки тому +3

    Mash Allah ilahey haidin xiftiyo

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe II saar adigoo mahadSan

  • @sidraismail2590
    @sidraismail2590 3 роки тому +12

    Adna hno qli Aadbaan kuu salaama runtii wxd tihiin family Aan iska jeclhy
    Wxn rabey ina kuu yra sheego ilmaha Yr 6 bilood ee u horeeye caanaha naaska wxn ahyn lama siiyo xtaa biyo. Sbbtoo ah wx ksta caana hooyada aya laga helaa. Sistreey adiga cunto dhmystiran cun kadibno ilmahaa caano ku filan sii waayo ilmaha hooyo nafaqeesan caneeheda soo cabay ilmaha kle wuu ka Caqli badnyahy wuuna ka aragti qurxoonyahay.
    Wn kusalaamaya wll

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому +1

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @shukrimohamed4874
    @shukrimohamed4874 3 роки тому

    Masha allha keep going love you❤️❤️❤️👍

  • @honestboyofficial2924
    @honestboyofficial2924 3 роки тому

    Waa kaa qaade salaanta abaayo Masha allaah ilaahi haa xafido bbe ga🥰❤ aamiin

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 роки тому +3

    Naahida magac qurux badan mahaa huuno nadiya amaba nada amba nasriin nadiya nabiiha magacaydaa ubixi huuno 😘

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @muniiraasad9799
    @muniiraasad9799 3 роки тому +3

    adana nolaada dhamn famliy id jecel isku wara

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 3 роки тому

    Maasha allaah umul fayow ilah haka dhigo abayo aamiin

  • @abdirahmannoor2236
    @abdirahmannoor2236 3 роки тому

    Masha allh allh haidin barakeeyo dhamaan

  • @somtechnology2812
    @somtechnology2812 3 роки тому +18

    Deg Deg.. gacanta Illahey ha kuu barakeeyo hadaad subscribe isaarto
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 3 роки тому

      Kusaray isar abowe

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭

  • @farxiyomaxamed7838
    @farxiyomaxamed7838 3 роки тому +10

    Mash Allah Adna Cadey And Nahida Yariisey Nadiya Maser miyaa Waxe Sariirta Saran Tahay Noo Soo ßadi Adna Waan Kaa Faa iodeyna

    • @craxmanmohamed4702
      @craxmanmohamed4702 3 роки тому

      Adiga horey 3 usoodhashay gabar yar miyaad iska dhigeysaa waayaabe

    • @farxiyomaxamed7838
      @farxiyomaxamed7838 3 роки тому

      @@craxmanmohamed4702 M.a 3 Dad heysan jiro Lkn Waxan Ahay Adoo Ogen In aad iso Community Mahaan Ok Qof Rag Tahay Is xisaabine ok

    • @mariaM-di4ze
      @mariaM-di4ze 3 роки тому

      @@craxmanmohamed4702 hhhhhhhh

    • @mariaM-di4ze
      @mariaM-di4ze 3 роки тому

      @@craxmanmohamed4702 goormaad aragtey wiiil baabad tehee arimaha dumarka lama galo ceeb waaye🤔

  • @eastafricankitchen
    @eastafricankitchen 3 роки тому

    Masha Allah Tabarakallah

  • @fartunata537
    @fartunata537 3 роки тому

    masha allah tabarak beautiful fmly🥰

  • @marwomaysa9709
    @marwomaysa9709 3 роки тому +6

    Maanshaa Allah horey uso xbbti 💖dadka diidan in wax yaalahan oo kale lasoo bandhigo waa dad kii geedaha hoostooda kudhashay 🤣 markaa qarnigoodii lama joogee hanaga xishoodaan 😠 Anaku Aduunka. Ayaan rabnaa in aan lajeen qaadno

    • @saj4117
      @saj4117 3 роки тому

      Marwo waa runta, wadna iga 🤣🤣🤣

    • @marwomaysa9709
      @marwomaysa9709 3 роки тому +1

      @@saj4117wllo wax kale oon ku tilmaamo ayaan garan waayey dadka intaas dhibsanayaa 🤣🤣

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 3 роки тому +3

    Nadia maseeer kkk

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому +1

      gawar walashada an ahay illahey dartiisa igu caawi hadii iga farxisid illahey aaka farxisaayo subscribe iisaar ❤😭😭😭

  • @fardowsaaden4904
    @fardowsaaden4904 3 роки тому

    M. A Allah hakuxafido