Reer burco oo si xun u kar baashey heestii igu dhufo ee iqra yarey|beer-casaad daawo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • #subcribe

КОМЕНТАРІ • 134

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 роки тому +30

    Wallahi kan yar waa qosolki oo qof ah 😂😂😂😂😂Malin walbo soo warayso Legend weye Will yar oo cali badan🥰🥰🥰

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 роки тому +24

    Reer burco waawada riwaayad socda kooda yar iyo kooda weeyn inaba caadi maaha🤣🤣 burco burco the heart ❤️ off somaliland ilove you nolaada my people 💚🤍❤️🤲

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan 2 роки тому +3

    Reer burco dad innaba caadi ah ma ahan
    Yar iyo weyn wa funny

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 роки тому +10

    I love reer barca from jowhar

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Waa abwaan qooqan haduu alle ku idmaayo

  • @baliilom3755
    @baliilom3755 2 роки тому +1

    Rer burco wan wata

  • @feysalfaye7247
    @feysalfaye7247 2 роки тому

    Wwwwwww manshlah bro

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 роки тому +3

    Subxanalaah iminka qofka yari ma carrurba mise waa cilin.

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 2 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂I love reer burco walahi soo funny

  • @Queen_girl4838
    @Queen_girl4838 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣 reer burco wa funny wlhi

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 роки тому +2

    Reer burco waa funny

  • @ugaaskaguud961
    @ugaaskaguud961 2 роки тому +1

    Ree burco Waa dhibaato🤣🤣🤣

  • @sadamhussein6974
    @sadamhussein6974 2 роки тому +5

    I would like to come to burco one tym insha Allah to learn afsomali purely

  • @shuriye2377
    @shuriye2377 2 роки тому

    Ilmaha yar yar hawaydinin suallahaa, waaa dad waaali ah.

  • @boodhari31
    @boodhari31 2 роки тому +12

    Istaqfurulaah Heestasi malaha waa Danbigiyo Heesa 😂

  • @faaizaqureysh754
    @faaizaqureysh754 2 роки тому +1

    Hhhhh qofka labaad wiilka yar waa fanny🤘🤣😀😂

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 роки тому

    Reer burca miyuu abwaanku ahaa

  • @fesalfarah4368
    @fesalfarah4368 2 роки тому

    Waa wali

  • @shukrihuble31
    @shukrihuble31 2 роки тому +5

    Waxn yarii wa riwayd manshallh 😂😂😂qosol igudaly manshallh

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому +2

    Keep going ilaa naarta

  • @faadumoaxmed3146
    @faadumoaxmed3146 2 роки тому +1

    Kkkkkk ala reer burco walna

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 2 роки тому +5

    CARUURTODA XITAA WAABA SHAYAADIIN

  • @mahadducale1431
    @mahadducale1431 2 роки тому +2

    waxa qalad ah inad ilmaha yar wareysata

  • @funnyboy322
    @funnyboy322 2 роки тому +1

    Alla Aar Kayari Khasiis sanaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 роки тому +2

    Asc Heesta waa in laga saaraa internetka mar haday reer Burco cambaareeyeen waa in HEESTAA LA JOOJIYAA HADII RABI IDMO.

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 роки тому

    Ilmaha yar sida kadaaya bisimkee xishooda plz

  • @jamaanaabdiraxman7945
    @jamaanaabdiraxman7945 2 роки тому +1

    Sub xaa nallah sub xaa nallah

  • @تتتمخحم
    @تتتمخحم 2 роки тому +13

    ‏لا حول ولا قوة الا بالله.!!🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @faysalmuuse6664
      @faysalmuuse6664 2 роки тому

      tasi iyada uunbaiscebaysay eemamatasho umada sharaftaleh ee Somalia ah eemuslilma ah qofwalba wuxuilaliya sharafta dadkisa damirkisa galkunawuilaliya dadkisa diintoda galkibaka aqlibadan eewaxakugo filmancarabka olagasoboxo

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 2 роки тому

      Iqrayar maa hee waa habar khal khalsan

    • @calibadal
      @calibadal 2 роки тому

      Aamin

  • @abdiwelidaud719
    @abdiwelidaud719 2 роки тому

    Rer burco gobolkii raga bilash Loma dihiin dad funy caqli bdn mansha allah nolada

  • @jamalhabane9622
    @jamalhabane9622 2 роки тому +8

    Ninka keliyee heesta ka caansan Weheliye 😂😂

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 роки тому +2

    wll mcn subscribe like shere nosara waxa eyno thy dhiragaliin hanaga xasdiina xasiidka faiido malaha adun iyo akhiiro walalaha wa kuwa is cawiya o isjecel mhdsndiin❤❤❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 роки тому

    Kkk wan kaa cadeeyay adeer

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 роки тому +3

    Sad that very small kids at that age can talk like that

  • @mr.slowly8020
    @mr.slowly8020 2 роки тому +3

    Masuul , caruurta ma dhalinyarada yar yar ka daa video ga raga waaweyn soo qabo oo dhalinyarada ah

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 2 роки тому

    Reer burco wajeclahay wlh hadan burco kunolan lahaa maba gabobeen 50sano markan garo 20jir ayan ukelaha waa mel bila istaresa

  • @xayaadcumar9000
    @xayaadcumar9000 2 роки тому +2

    Wiilsha Burco Waa waxnool

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 роки тому

    Waa khasiisad tagtay waa runtii uff xishood maleh taasi

  • @mohawacayz773
    @mohawacayz773 2 роки тому +6

    Hhhh reer burco wan wata wllhi😅

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 2 роки тому +2

    Asslamu Aleikum
    Waa ciyaal dadkani adeer barta diinta islamka iyo anshaxa suuban hiiisi dentiina maaha

  • @mohamedozman8906
    @mohamedozman8906 2 роки тому +1

    Reer burco idinka mXA IDUN TUSEY🤣🤣

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 роки тому +20

    Hamiga iyo Hiigsiga aad leedahay Allah kuu sahlo wll Hadii aad subscribe ii saarto wll qaali .
    Please pin wallkey qaaliga ah .

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 2 роки тому

    Abwanka ayaa lagudhufta rer burco saas bay leyahin

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 2 роки тому

    Heestu waxay uegtahay hees Reer Burco ah.kkkk

  • @rahmak2320
    @rahmak2320 2 роки тому

    Rerburco wa idinsalamay waa iga qosliseen muqdisho a idinka sosalamy

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 роки тому

    Burco walan

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 3 місяці тому

    Kkkk

  • @mubarigcalixasan3627
    @mubarigcalixasan3627 2 роки тому

    Wall walaahay intaan ciwaanka array ayaan isdhaadiyey a waa ka waadadka laga danbeeyo

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse2000 2 роки тому +1

    War reer burco waa drama😅😅😅😅

  • @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033
    @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033 2 роки тому

    Alaha qarib halaga qabto umada subxaanalaah

  • @aytamohamed8860
    @aytamohamed8860 2 роки тому

    Hpenkii reer burco shanjeerbay ku ceshtaa🤣🤣

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 роки тому +1

    ka yari waa qosol miidhan mansha Allah Hahahahahahah

  • @bashafitness
    @bashafitness 2 роки тому +1

    Lmaoooo reer burco 🤣🤣🤣

  • @cawaalekulmiye9883
    @cawaalekulmiye9883 2 роки тому +4

    Waa hees anshax darro wadata, waana bulsho faddarayn loo bareeray , mana fiicno inaa dhallaanka waxaas weyddiisid .

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 2 роки тому

    Aga waa idoor

  • @liibaancarab6238
    @liibaancarab6238 2 роки тому

    Haiya dalin biidkalaa dhiban yarisoh ayye kuley dahey iqrayarey🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fmnews8786
    @fmnews8786 2 роки тому +1

    Dadkan waa wada negative wax dhinaca fiican kama hadlYan

  • @mba6164
    @mba6164 2 роки тому +1

    😂😂 igu dhufo kulahaa lagugu dhufay ilaahay idankii.

  • @اميرهمحمد-ه4ط
    @اميرهمحمد-ه4ط 2 роки тому

    Ka yari hhhhhhhh wa qosol

  • @zahramaxmud2350
    @zahramaxmud2350 2 роки тому +2

    Subxaana ALLAH bal inaanka yar afadaygiisa eega! waa duni aakhir sabaan. Dadka muslimiinta sheeganay oo caruurtoodu saa u hadlayso .ilamaha reer gaalo ahi dhaleen saa uma hadlaan🤮

  • @samatarsalaxsaid
    @samatarsalaxsaid 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰😛😛😛😛😛😛

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 роки тому +1

    Taasi hees maaha ee waa najaaso

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому

    Keep going ilaa naarta kula haa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @osamaabdi6136
    @osamaabdi6136 2 роки тому +2

    Waar heesta anaa sameeyee iga xishooda hhh

  • @mustafamuse1906
    @mustafamuse1906 2 роки тому

    gobolka raga walee wa riwaayad inkasto lagu xasuusto marxuunkii sooraan allah naxriisto

  • @usaamamacliin7861
    @usaamamacliin7861 2 роки тому +4

    Wasmo coming soon waye tan hees waa dhaaftey

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣burco ciyallka waali

  • @sowdaladan5797
    @sowdaladan5797 2 роки тому +1

    Kan yar waa Laba jir qooqay 🤣🤣🤣

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 2 роки тому

    Midka yar waa 80 jir

  • @dhoobeyeahmed3963
    @dhoobeyeahmed3963 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhhhhhh anoo musjid kujira kkkk

  • @miss_kean226
    @miss_kean226 2 роки тому +1

    Burcoy😂😂😂😂😂😂

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 роки тому +3

    Ar kanyar maqal aneyibahantahay kulaha KKK sasankaraba ragyaran magalo😎

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому

    Ciyalkii bay waskhaysay nagtasii uf

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому +2

    horta ya og og inay diin haystaan labadaan igu dhufo la baxay ka sameyey iyo taa qaday waa dad dhintay oo madhay rifmay qooq dartiisa

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 роки тому

      Waxasi daren ma aha e wa dinla an iyo jahilnimo o dhaqan xumo uracday سبحان الله العظيم واتوب اليه

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 2 роки тому

      ugabad cuamr walal waxa jira somali galowday oo dadka fidneeya yacanahi dad muslina waxan ma ku heesi karan wa in loo duceyo lana baadho inay muslim yihin walahay shib la idin dhig ban leeyahay

  • @Fardowsa-p8d
    @Fardowsa-p8d 15 днів тому

    10Jirka ree soomlilnd sasay u hadlayaan 100jiro ayay dhaman soomaalida kle waxy ku hadlayaan aya la fajmi layahay la kala laan dheeraysan 😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    ilamahan yar yaa meesha ku soo dayay meeye walidkiisi war ilamahan yar meeshaka qabta laftiisa aad silanyo u bixsen

  • @nuuraismacil3121
    @nuuraismacil3121 2 роки тому +1

    😁😁😁😁

  • @abdisamadyaasiin6839
    @abdisamadyaasiin6839 2 роки тому +1

    Ka Yara waa lajan

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 2 роки тому +2

    War miyaadan muslim ahayn miyaadan dhageeysan culimada kugula nool hargeysa wax ka kheyr badan dadka weydii naarta beri ah ka cabsoo

  • @abdirahmanjoodhaa6974
    @abdirahmanjoodhaa6974 2 роки тому

    Ways😂😂😁

  • @ghgfhgg1138
    @ghgfhgg1138 2 роки тому +1

    Kkkk😂🤣🤣

  • @fadumoali4840
    @fadumoali4840 2 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamahmed5749
    @zamzamahmed5749 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 роки тому +3

    Wey ku siigeysteen

  • @ifananolosha4215
    @ifananolosha4215 2 роки тому

    Dadkan somalilan jooga waa badiyayaal Dan beta

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 2 роки тому

      Af somaliga soo baro horta jaahilow, baadiyaha waanu ku faana

  • @cargameios2411
    @cargameios2411 2 роки тому

    Haben walbo wan tuurta kulaha 1:50

  • @jureyjjaafar1385
    @jureyjjaafar1385 2 роки тому +1

    Waa wada muqalyaliin🤣🤣

  • @kinghamzajama660
    @kinghamzajama660 2 роки тому +1

    Kkkkkkkk

  • @cabdimuuse8154
    @cabdimuuse8154 2 роки тому

    Ader inanka yar malin walba wareysi kaqaad wlahi inan kayar dartiis ayan subuskareb kuu siiyay

  • @barbatov288
    @barbatov288 2 роки тому +2

    Wilka yar funanada gududaa wato silanyo miya mgcisa waa wiil heywad leh m.a fikirkisa aadbu usareyaa

  • @mohamedabdirahman6873
    @mohamedabdirahman6873 2 роки тому

    Hhhhhhh

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 роки тому +2

    Iqra owdan oo shib lagaadhig ciyaslkii baad naga waashay basbaas lagaaga shub🤪

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 2 роки тому

      Dabadeedna laga leef,basbaaska sow maahan😂wllo habaar waynidaa ,meel halis ah Baad ka habaartay ee ka Tuf gabadha

    • @naimahonimohamed4214
      @naimahonimohamed4214 2 роки тому +1

      Lagamalaas deh oo lagashamiite 😆

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 роки тому

      Mr sayid gabadha iyada banka is kentay oo tidhi kalaya igu dhufta oo hurdada iga tosiya wixi lagu yidhah do. Wey uqalnra ciyalkii baa ka sexan kari waaye kalay itosiya oo igudhufo 🙈

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 2 роки тому

      @@Hooda36 waa miskiin Laga Caqli badiyay ,oon qani KU ahayn fahanka luuqada Somaliga ,markaa haloo cudur daaro ,ninbaa madaxa boodhka ugaliyee,

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmaannuur4782
    @abdirahmaannuur4782 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @cabdinaasirtechnology6422
    @cabdinaasirtechnology6422 2 роки тому +1

    BAABAJEY GARAB KAADA NAHAY HA OOYIN BAABA
    ua-cam.com/video/4gs3J2SFMZU/v-deo.html
    ua-cam.com/channels/e0xNAw6li609I0mCeBheog.html

  • @zuuzi1234
    @zuuzi1234 2 роки тому

    Hhhhh

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому

    Walaahay Naagtaasi Burco Dhegahay Kawasakhaysay🤮

  • @bisharoabdikariin2713
    @bisharoabdikariin2713 2 роки тому

    Hhhhhh ree burco cajiib

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 2 роки тому

    Reer Burco waa bilaa dhaqan.
    Caruur yaryar ayay waydiiyaan suaalo khasiusnimo ah.
    Walee Wa dad bilaa dhaqan ah..
    Waa dad cay la soo taagan.

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 роки тому

    Gobolkan ragee la sheeg sheego
    Dumar kuma noola miyaa...