Weerarkii Isr`il xalay ku qaaday Iran bilow ilaa dhamaad, Intee dal kaqeybgashay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 124

  • @GoncalvesAraujo-b4i
    @GoncalvesAraujo-b4i 7 годин тому +38

    *😊¡Yo estoy feliz, 42000 dólares cada mes! Ahora puedo retribuir a la gente de mi comunidad y también apoyar las obras de Dios y la iglesia.*

    • @AlvarezCarlos-c5f
      @AlvarezCarlos-c5f 7 годин тому +1

      Dios te bendiga más abundantemente por tu generosidad.
      Cómo lo haces por favor?

    • @GoncalvesAraujo-b4i
      @GoncalvesAraujo-b4i 7 годин тому

      Gracias a la señora CAMARA M. LUCY

    • @AndrewLau-j5p
      @AndrewLau-j5p 7 годин тому

      ¡¡¡SÍ!!! Ese es exactamente su nombre (Camara M. Lucy) por lo que mucha gente la ha recomendado mucho y recién estoy empezando con ella.

    • @OliviaPayne-q2i
      @OliviaPayne-q2i 7 годин тому +1

      Que Dios bendiga los servicios de Camara M Lucy, ella ha cambiado miles de vidas en todo el mundo (Estados Unidos, Colombia, Argentina, México, Ecuador, España, Perú y muchos lugares) que un buen nombre es mejor que la plata o el oro.

    • @ClaraDias-f2w
      @ClaraDias-f2w 7 годин тому +1

      Soy un inversor a largo plazo, retiro mis ganancias de más de 72.000 (setenta y dos mil dólares) durante el período de Navidad y año nuevo.

  • @aminina100
    @aminina100 7 годин тому +5

    Wlhi waa yab nafta umada kubad miyey noqotey oo leysku basaayo yahuud allow na ka qabo guul baan u rajeynaa Iran 🇮🇷

  • @ZuhourMohamed-k2r
    @ZuhourMohamed-k2r 7 годин тому +20

    Falasdiin wey sheegtay inaany lahayn walaal aan iran aheyn😢
    Iran dhibaatadaas waxay u Marysaa oo gaalo dhami isagu tagaysaa waa falasdiin mxd ugu hiilinaysaa

    • @buraale134
      @buraale134 6 годин тому

      Xaqiiq 💯

    • @Jubamedia2547
      @Jubamedia2547 3 години тому

      @@ZuhourMohamed-k2r good point 👉👉

    • @galool4
      @galool4 Годину тому

      Waa runtaa walaal .. maanta ma jiro dal ama dad islaam ah oo difaacaya sharafta ,muslimiinta. Halka dalalka carbeed noqdeen Usha iyo hiilka yuhuda ..
      Iran waa guulaysansa iyo dhamaan iska caabinta

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 8 хвилин тому

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH ILLAHAYOW UMMADA ISLAAMKA UGAR GAAR DHIBAATADA REER FALASTIIN KADUL QAAD RA'BBYOW.

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 4 години тому +3

    100Diyaaradood meelay galeen waa guban lahayd ma awalbaan yuhuud run ka sugaynay😂🤣

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 2 години тому

    Walalaha dhabta ah ee falastiniyinta waa Xuuthiga waan aaminsanahay taas 💪💪😢

  • @abdishakurhussein6132
    @abdishakurhussein6132 7 годин тому +3

    Hadalki Wasiirka warfaafinta Israel 🇮🇱 baa noosoo turtuntay e war noomadan sheegin

  • @abdirahmanadandahir4919
    @abdirahmanadandahir4919 5 годин тому +4

    Adeer siday u waramaan ha noogu waran wax ma gaarin oo weyn iiraan idaacadooda baad inoo soo xiganaysaa

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 7 годин тому +3

    Alsezeera kasoo daawada qaabka looga hor tagay gantalaha

  • @Mo-fm4bt
    @Mo-fm4bt 4 години тому +2

    Midkan iran waxey ula ekaatay madaxweyne xasan shekh 😂😂

  • @saidhasandahir5337
    @saidhasandahir5337 7 годин тому +2

    War aan jirin ayad iska dhureysaa, caalamka oo dhan aya isla qirsan in iran si weyn isaga difaacday wax diyarado oo galay hawada iran 🇮🇷 lama sheegin oo ka aheyn drones
    Abdiqadirow waxn oo buun buunin ah inaga dhaaf

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 5 годин тому

    لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم..اللهم ارزقنا حسن الخاتمة يارب العالمين وتوفنا وانت رضا عنا يارب العالمين

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o 4 години тому

    Commemtiga ugu horeeya muuqaalka waa dad aan aad uga shakiyay waxay ka hadlayaan qof magicii waxaana umalaynayaa ama waa sirdoon ama waa dad shayaadinta la shaqaysta afkay ku hadlayaan waa spanish iyo portiqiis lacag iyo wax aan garan la ahay bay ka wada hadlayaan
    HALAYS ILAALIYO MEESHA WAA LA INUGULA JIRAA

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 6 хвилин тому

    WAXOO DHAANBA WAXA KA DANBEYA WA MAREIKAAN.LAKIIN OGOW ALLAH AYA KA WEYN TALADANA ALLAH AYA ISKA LEE.

  • @JawahirAdamdirir
    @JawahirAdamdirir 6 годин тому +1

    Tahraan jordan 🇯🇴 ha u Kala kiciso

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 години тому

    IIRAAN WAXBA MAGAADHIN SHACABKII IIRAAN AYAABA KUMAADSANAYA TAYOXUMADA WEERERKOODA

  • @mohamedameen2063
    @mohamedameen2063 4 години тому +1

    Ma aamin sani in iiraan iyo israa il dagaal dhex maray waayo waa isku manhaj islaam nacayb ah 🎉runtii muslimiinta allaha awoodooda tuso waxani waa pranki

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w 4 години тому

    ❤❤❤❤❤😊

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 6 годин тому +1

    Masaakiin baad tihiin waxa saxaafadahoodu soo idinku yidhaahdaan Ayaad soo tebisaan,wax Israel la yidhaahdo ma jirto waa dal Aan jirin oo gacanta lagu sameeyey hadana la doonayo in muslimka lagu baqe geliyo waxa bariga dhexe ka soconaya waxa wadaa waa Maraykan kan iyo wuxuu Cago ku jiito falastiin lubnaan iiraan suuriya waxaba kuwaas Ayaa wada iska shaandheeya tebintiina sxbl Caqligana kaashada intaydaan soo gudbin

  • @NuurGooraan16-s5n
    @NuurGooraan16-s5n 7 годин тому +1

    Thanks

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab 4 години тому

    ❤❤❤❤ alkbra

  • @MacalinCabdiqadir
    @MacalinCabdiqadir 3 години тому

    Yahuud run ya kusugaa waligood been shegi jirtee

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 7 годин тому

    Allaahu akbar

  • @TubeNajiib
    @TubeNajiib 7 годин тому +2

    Nidaamkii difaaca iiran xaly sifcn buu ushaqaysty asagoo waxwalba oo hawada iiran soogala qabanayana toosbaay warbaahinada caalamku uduubayaan ee malaha adigaa hal il uun wax ku arka oo warbahinta israel uun daawada

    • @saidhasandahir5337
      @saidhasandahir5337 7 годин тому +1

      Sida war baahinta caalamku isla qirsan tahay weeyi, difaaca iraan xlay sifican ayu isaga caabiyey dulaanka yahuuda

  • @sahroomar8428
    @sahroomar8428 5 годин тому

    Galodhan marba wadan islam ah ha isugu tagto kuwakalena ha firsaden😢

  • @jtc7961
    @jtc7961 2 години тому

    Sawirada aad adeegsato waa kuwa waqti hore ah ee marin habaabinta jooji

  • @galool4
    @galool4 Годину тому

    Gaylan media oo noqday cadawga halganka lagu xoraynayo falastiin kolba haduu xizbullah, iran iyomxuuti uu nacayb u hayo waa cadawga u shaqeeya yuhuda

  • @cabdiwali289
    @cabdiwali289 7 годин тому +1

    Ma waxaatahay kuwa laguyiri shiicado waa gaalo yuhuudana buunbuuniya?

  • @CabdifataaxDaahir-p1q
    @CabdifataaxDaahir-p1q 2 години тому

    Geele midiye

  • @Abdirahman-q6l
    @Abdirahman-q6l 8 годин тому +2

    Waxba laga qaadayo iraan

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 7 годин тому

    Qabyaaladii maad iska daysay gaabanow

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 7 годин тому +2

    Yuhuudu hasoo bandhigto iyadu hadey wax khasaaro ah geysteen dee

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 години тому

    Lix doyaaradood ayey ahaayeen waxayna dul mateen Ciraaq , labo keliya ayaa soo noqday.

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 5 годин тому

    0:59

  • @AamineetaIzmacil
    @AamineetaIzmacil 5 годин тому

    Yuhuudu ha baabado

  • @mohamudyusuf6243
    @mohamudyusuf6243 6 годин тому

    Qolyaha halkaan kubada ku cayaaraya ee maraykan israil iyo iiraan .
    Dhamaan waxay heshiis ku yihiin in shacuubta Suniga ah shiico laga dhigo.
    Madaxdii suniguna maraykan iyo israil ayay jeebka ugu jiraan
    Ee cayaarta waxba ha ku wareerina .
    Mahadsanidiin dhamaan

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 6 годин тому

    Kkkkkkkkkk ar yuhuudu mayna kortagid iiraan mana ay galin iiraan meelahaasay Wax kasoo tuureen beenaalayaashu

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 3 години тому

    Weerarka Esrael waa tit for tat sida in uu noqdana waxa keeneya 4arrimoood
    1. Labada wadan oo midwalba u arko in dagaalku balaadho in aan dan ugu jirin
    2. Esrael xulufadeedu waxay kula taliyeen in aayna beegsan goobaha halbowlaha u ah Iiraan si xaaladu aayna faraha uga bixin
    3. Xuludafa iiraan iyo kuwan Esrael oon dooneynin in dagaalku faraha ka baxo
    4. Esrael oo wareegii hore ee weerarku uu kahoryimid difaac dhanka circa ooyna filaynin kadibna cadhuufteeda dib u liqday maadama ooy dhanka circa uun tahay awoodoodu

  • @abdulahishbashir7970
    @abdulahishbashir7970 4 години тому

    Iiraan iyo suuria xad male oo isma gaadhaan

  • @capeandre99
    @capeandre99 7 годин тому +2

    Benlow faasiq inaad tahay maanta ogaade
    😂😂😂😂
    Nacalaa reer galbedka iyo yahuuda iyo xabashida ubunbunisaa

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 7 годин тому

    ❤wcs ❤

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 4 години тому

    Gaylan maanta waxaad u warantay sidii Idaacad Yahuud leedahay

  • @KhadarDayib-v4s
    @KhadarDayib-v4s 7 годин тому

    Mayahuudad ugu hiilinaysa faaladan

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 7 годин тому

    Warka reer galbeedka baad soo xigatay anagaa si toos udaawanaynay

  • @Livestreamzara
    @Livestreamzara 7 годин тому

    Insha Allah wuu dumaya cadawga islaamka illahay idankiis wuu burburaya hadafka kaafiriinta

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 5 годин тому

    Dalka weerarey Iiraan waa dalkee?

  • @CabdiCagjar
    @CabdiCagjar 7 годин тому

    Maanta meel khaldanbad warka ka keentay ufiirso wararka dhexdhexadka inooso tabi waayo nidamka difaaca iran aadbu uga hortagay gantalaha dayarado dagaalna masoo galin hawada iran waxay soo tuuren sawaariikh iyago kusugan hawada ciraaq

  • @Jubamedia2547
    @Jubamedia2547 6 годин тому +1

    Falastin guul wacan ilahow sii

  • @HassanismailIsack-i9q
    @HassanismailIsack-i9q 3 години тому

    Update matihid bro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 годин тому

    shiicada caqiidadeda xun taageeri maayno laakin inay geesiyal nol oo difaacaya falastin ba kutaageerneyna ilaahay iyagana haso hadeeyo siday muslimka udifaacayan

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 4 години тому

      Sida Shaydaan Umal kaa dhaadhiciyay way beenawdaye dib u soo laabo iiraan Muslim dhab ah,Sacuudiga u ducee in Ilaahay soo hadeeyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 години тому

    Wahaabiga ayaa naga dhaadhiciyey inay Iran gaalo tahay lkn gaalada waa layaqaan oo isma qarinkaraan.

  • @ShakurAden-do9uv
    @ShakurAden-do9uv 5 годин тому

    Iraan haday run sheegi owoodeda ha tusta calamlka 😂

  • @Hami-horleh
    @Hami-horleh 7 годин тому

    Niyow baaritaan fiican sameey walsoo duubay nidaamka oo howl Galaya
    Sidookle hadlkaaada wu isku dhexyaacsan yahay wad iska qaylineysaa mooyee warkaada masugna waye Iran iyo israel 🇮🇱 isku qaldeysaaa aaway tafatirahaagii shaqadada qabso kudheh waxaan ma fahmeynee

  • @is-daweechannel916
    @is-daweechannel916 6 годин тому

    Haleysku ciyaaro oo caadiya weeyeh waa sii ogeysiinay aaaaaa???

  • @hassancurub
    @hassancurub 7 годин тому

    Sidan dagaal maaha ee waa ciyaar caruureed car soo aarso iyo car soo aarsa aaa

  • @CabdiqaniMaxamed-d9x
    @CabdiqaniMaxamed-d9x 6 годин тому

    Asc

  • @OsmanHoussein-z2l
    @OsmanHoussein-z2l 7 годин тому

    Warkii yahuuda maad noo sheegaysa

  • @AbdiaziMoha
    @AbdiaziMoha 6 годин тому

    waa is fahansanyihin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 години тому

    Sheekooy kunacay.

  • @ahmedmuseisse9974
    @ahmedmuseisse9974 6 годин тому

    Hadaan latabin,see adigu ku ogaatey?

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 7 годин тому

    Welkom 🤗 Gaylan media

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 4 години тому

    Gaylan maanta waad isku xaartay

  • @MuniirSoomali
    @MuniirSoomali 8 годин тому +1

    Iiraan iyo israaiil amey isfahamsan yihiin

    • @noorahmedhirat4404
      @noorahmedhirat4404 7 годин тому

      Nio Anigu aadbaan uga shakiyay riwaayad

    • @gureydhere511
      @gureydhere511 7 годин тому

      Inta aan lasoo weerarin waa loo sheegy aah😂😂

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 4 години тому

    They used Tomahawk

  • @burhaanabshir8686
    @burhaanabshir8686 7 годин тому

    Neefkaan boonlow waaye naacle ah

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 7 годин тому +1

    Iiran markay duqaysay yuhuuda way soo bandhigtay goobahay duqaysay, yuhuudu maxay wax u soo bandhigi wayday?
    Tan kale wararka gumaystaha ayaad noo akhriday

  • @aminayusuf8794
    @aminayusuf8794 7 годин тому

    Bax waar beenta daa adigu xagad ka keentey warka

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 7 годин тому

    Bennta

  • @Fays2010
    @Fays2010 8 годин тому

    Diyaarado Israil leedahay & gantaalo midna ma jiraan

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 5 годин тому

    Israaiil waa daciiff aan waxba weeraro karin, ha la sheego dalalka weerarey Iiraan.

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 3 години тому

    Manta Somalida news koda warmahayan maxaa ogu egtihin ina yahuda ujanjeertan bro hhhh 20 diyaradoda haday duqayn lahayd tehran oodhanba qaxi lahayd go and watch Al Jazeera bro you will learn a lot

  • @galool4
    @galool4 Годину тому

    Hhh 100 diyaaradood oo galay iran ader ma sida yuhudu kuu soomsheegtay ayaad nooga dhigaysa biyo kama dhibcaan oo run ah.

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 7 годин тому

    Warkaaada wax macnaaa. Malahan
    Hadalkii sahyoniska ayaaa sheegta
    Tusaale sedaxsaac. Oo difaaan milatry shaqaynay. Ama dufaaca iraana shaqaynay. Qasaara. Muuqada ayaaa dhici lahaaa
    Sidaaas awadeed hadalkaada ayaa ah wax kama. Jiraaan

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 7 годин тому

    Xaga reer galbeddka ayaad u xaglinasaa ugaas

  • @AamineetaIzmacil
    @AamineetaIzmacil 5 годин тому

    😂

  • @abdihousseinabdi3357
    @abdihousseinabdi3357 7 годин тому

    Come on

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 3 години тому

    Manta Somalida news koda warmahayan maxaa ogu egtihin ina yahuda ujanjeertan bro hhhh 20 diyaradoda haday duqayn lahayd tehran oodhanba qaxi lahayd go and watch Al Jazeera bro you will learn a lot