wll sare guuleyso dadaal aad u wacan aya ku jirta waxa thy nin waayo arag ah o rer magaal ah wax badan aya kas faiday sxb guuleyso si kal iyo laab ah salute nin rageed
Bro sadax talo kusina 1 wiliga engine break ha isticmaalin waayo clashplate ka gubani karo 2 motoda after 5days oil kabadal waayo wa badqabkeda 3 marka meel roob leeh mareyso daxadarka habato
It was nice to have the interaction with the hadzabe and their way of life but would very much prefer and Im sure your followers would if you took the time and give us an insight in to the Somalis you come across and their history settling there.That would immensely boost your views and would be fascinating to see how they have maintained their culture and seem to thrive in their surroundings rather than just viewing landscapes.keep up the good work
Wall feysal shiiq waad kumahadsantahy vedio quruxda badan iyo kuwa kale ee badan. Waxaan ku suaalayaa waa maxay sababta dhulkaan uu u quruxbadanyahay kaayaguna uu u aradanyahay waloow ey roobabku kadaan xiliyada oo dhan
Zxp wlhi video yadaada lagama daalayo m.a si kastoo ay u dheer yihiin inay sii dheeraadaan baa iska rabaa 😊
Thanks sxb.
Muuqaalo kale xiiso leh na waan wada daawan doonaa. ❤
faysal sxb waadku mahadsantahay vidioga quruxda badan iyo meelo halis ah allaha haku amaansado safarka
Save journey brother Mozambique 🇲🇿 igu soo mar
Itoobiya Gaar Ahaan Jinaacsani Ayaan Kaa Daawanayaa Sxb Horey U soco
Jilicsanee wa tagay magaalo quruxbadan waaye oo buuraley ah waxa dago bulsho somaliyed oo marti soorka ku wacan jaarso iyo gari koombo allha idiin dhowro from Mogadishu
9 years ago
@@HanadAPDIKariin-v9f😂 jilacass
@@HanadAPDIKariin-v9f Haa sifiican Ayaad u tilmaantay magacana sax sxb Jinaacasin Waa Magaalo jaarso hada Majirto meel Gari Lawada leeyahay
Tanzania waa dhulkii ugu quruxda badnaa ee intaad ku jirtay socdaalkaaga aan arko inaba caadi ma ahan tanzania
14:13 *WHAT A LANDSCAPE WOOW JUST WOOW*
❤
Basadiir soo qabo.zhp.tanzaniyu joogaye😊
Bisinka😂❤
You are a daring person. You gonna be a famous social media personality in shaa Allah
Thanks. InshaAllah
Waa dhul aad u qurux badan oo doog ah.
Faysal wlhi video yashan nocan ah waka helay😢😂🎉❤❤❤ima dhaafo Allah kushrfo wll.macan inosoo badi
Ayy inta safreysay meshii ugu quruxda baned waye tanzania faysal 100k coning soon🥰
InshaAllah Goosha 🎉
Somalidu waa dad gob Oo martida iyo sooryada kuwacan save trip brother faysal
Faysal sxb waad mahadsan tahay guul baan kuu rajeynaya
Mashaallah muqaladhaa qurax waa hormar wacan (will gesiina watehee)
Keep go brother niyow aad baan kula socdaaye se makaanig moto hadad rabto waa diyaar zhp
Barigii muyaad buurta sheikh. Bike kayga bixin tani waa simply
Wow! What a enjoyable vocation keep going bro
Xifdaka allh🎉
23 min 440 views come soon 1000M views
Ninkan wlhi yutubki ugu quruxda badan an arkry nolasheyda waa ninkan m.a allaah haku xafido wll
I like your Vedios Bro, Keep going forward akhii.
I have watched these episodes in Tanzania and loved it. Thank you for sharing with us.
I love exploring that is why I started the journey with you from Nairobi
Ilaahay haku bad-baadiyo saaxiib.
Aad baan u daawadaa muuqaaladaada hore u soco allaha ku xafido
Masha alah more videos bro like this ❤
Maan sha Allh Alaha ha kunabad galiyo wll
Hore usoco sxb shaqo wacanbaad heysaa
Masha allaah wl qaali safar kaada allaah ku fududeeyo iyo hamiga aad ka leedahay noloshaba waxaan kaa soo salaamaa somalia mugdishu
Keep going sxb ilahay haku nabad galiyo
Heesta iyo Dhulka aad mareysaa Waa is leeyihiin.❤
mashallah wallahi asxabta kugu soo biiraysa xawli waaye 😇😇😇😇 keep going brother🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Salaan sare wll faysal nabad gal insha allah
wll sare guuleyso dadaal aad u wacan aya ku jirta waxa thy nin waayo arag ah o rer magaal ah wax badan aya kas faiday sxb guuleyso si kal iyo laab ah salute nin rageed
Coming soon 100k🎉
Feysal sxp aad iyo aad bad umahad santahay mela qurux badan arkoyaa
Mashaa Allah excellent well done bro 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Zxb hadu Allah nabad Kugukeeno southAfrica wa ina kusodhaweya zxb Ur lagen Masha Allah keepgoing
Woow super vidéo Ilike bro Fourn Djibouti
South africa waan kuugu soo dhaweyneenaa noi imaw wll
Aad ban ku salamaya sxb sida heesta aad usaartey iyo jawiga waa cajiib
My pooy waan ku saalamay guuleeso legend
I'm one of those people who watched your videos well done bro
Muuqaladan soo baadi ilike it
Walahi yar kaan 1m u qal maa aan kor u qaada no
Drone ayaa ku fcn safarkaga Waa nin lgu iibiya runti 🙌🏻👏
Watching from Mogadishu daynile district
Sxp xawaarahaga ka taxadar alle haku aamansado
Sxb Alle haku amaansado Safar kheyr le insha'Allah
Big respecto Fei.....Otherwise we are enjoying bcs of this Adv.
Bro sadax talo kusina
1 wiliga engine break ha isticmaalin waayo clashplate ka gubani karo
2 motoda after 5days oil kabadal waayo wa badqabkeda
3 marka meel roob leeh mareyso daxadarka habato
Masha Allah wll
From jigjiga
What an enjoyable journey I wish I could have a company you and enjoy the journey
Zxp ilaahay hakaa ilaaliyo codow o dhan
Cadowga allha Ka qabto the king ❤🎉
Keep going brother ❤❤
Wa muuqaal quruxbadan i like that
Saxib waan kula soconaa waa mel qurux badan muqalka so badii from jigjiga 🎉🎉🎉🎉
Wow, Maanta dhul-quruxbadan ayaad martay 👌👏😍
Nio Faysal xaqiiiq Travel Xiiso leh ayaad gashaa waaana jeclaaaaanay Allaha kuxafido my bro 😍
What a beautiful land mansha alh
Bilaash baan Ku dalxiisay wlhi anoon passport 🛂 lahayn thank you bro
Mashallaah hore usoco
Muqaaladaada dadka kutaxan baa kujiraa runtii,, mar mar xataa inaa sidaan cml moto ugu safro baa isku dayaa...ilaahey haku sakhiro hadafka aad dhigatay
Lkn wll hal arin ayaa kacodsanayaa
Halkaa arin waa inaad iska ilaaliso
camerada adiga oo feero qaaban.
Xata wax lee xiro garanba allaha kadhigee. Mahadsanid
Faysal aad baan kuu salaamey no tellkaaga isii Arin baan kuu hayaaye
Sami.faysal.tansania.wadhul.aad.uquruxbadan.maansha.alaah
Masha alllah ninkaasi dhaqankii somalida ee marti soorka socotada wuu kaso baxay
16:20🫡🫡🫡
aad & aad.......
Mozambique ayan kugu so daweyni inshallh
Iso qabo markad timado
MashaAllah horey usoco❤
It was nice to have the interaction with the hadzabe and their way of life but would very much prefer and Im sure your followers would if you took the time and give us an insight in to the Somalis you come across and their history settling there.That would immensely boost your views and would be fascinating to see how they have maintained their culture and seem to thrive in their surroundings rather than just viewing landscapes.keep up the good work
M.a dhul doog leh Baad na tustey mahadsanid 😊🎉
Ilove u video pro Pl waxaa nagu sii dirtah magalo walpo ad tagto Hal vidoe noga samey waxay csn ku thy sh thnaks
Very beautiful land of Tanzania.
youtubkaaga waa lagu reestay horay usoco sxb
saan u sugaye muqaaladaadii one of my role model go ahead brother
Saan udawado wli youtube umadawn masha allaa❤
sxp video yada marba marka kademeyso wey-sii quruxbadnaanayaan. keep'going sxp
Thanks sxb.
To more InshaAllah
Sxp Walahi aad baa kuu taa geera❤😊🎉🎉🎉🎉
Keep going zhp
Green so beautiful ❤️❤️
Therapeutic videos ❤ thank you faisal and congrats your channel is growing fast 🎉🎉 you deserve 1m. Watching from Garissa cadey bula iftin 😊😅😊❤
Mahadsanid faysal
Trademark song..synonymous with Faysal.
Sxb waxan ku way diiyey dhulkani maanu xayawaano ku noolayn
feysal shb guuleyso marnaba lagama daalayo video quruxda badan aad nasoo kud binayso
Keep going 💪 😊
Zxp macqul mathy ina live soo gasho markd soconyso
Fulay baa tahee bahasha sii daa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wall feysal shiiq waad kumahadsantahy vedio quruxda badan iyo kuwa kale ee badan. Waxaan ku suaalayaa waa maxay sababta dhulkaan uu u quruxbadanyahay kaayaguna uu u aradanyahay waloow ey roobabku kadaan xiliyada oo dhan
Dirta an jarnaa sian duxuul uhelno 😢 lkn Tanzania dirta lama tabto
1m iyo ka badan ayaa u qalantaa horay usoco sxb
MashaAllah shalay telephone kale ka dowdey account mantana midkale. horey usoco sxp❤ inshaAllah we will be with you untill 10M
Muuqaal Cajiib ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Legend horay usoco❤
Waad aada Botswana iyo Namibia
Si gaar ah kalahari oo deegan u ah san people bushman
Wiilkii mootada iyo qaraamiga soo dhawooow sxb
Iskataxadar wll🎉🎉🎉😮😊
Mootada waan jeclaa hadana waan ka baqi jiray laakiin waad I jeclaysiisay sxb. Niku salaamisha hargeisa 😊
Faysal aad iskaga jir markaad biriiga hore isticmaalayso biriiga hore waa khatar
Ilaahay amarkii dhulka soomaalida waa abaar lkn markaa fiiriso Africa badi waa ever green
Ninkaasi waa reer burco 💯
Keep going ❤
Faysalow,dhuldugaagbuleye,kataxadar
60k coming soon 🎉