Mashallah allaha barakeeyo macalimada mar hano sharaxdo gabdhaha uur qaadisto ku adkaatay maxaa la gudboon waa rajaynayaa BB mowduucaasvin ay noo soo gudbiso inshallah jasaakumalaah khair ❤❤❤❤😂
Dr waan u mahad celineynaa side se Lola xariri karaa Dr waa runtet ilmahii igu horeyay yaa nafta ka qaado is lahaa adunka hawada ayaa u rayay cuntoba daa
Wali walac madan arag hadi adba karineysay ama ad sab cuntay wayo ani walashey an arkay wax ey noqabato iyo wax ey cunto iska daye salada markan tosiyo an ukala shegi jiray shanta wati waxa ey dukaneyso falinbo ana lagu qudin jiray xata biyo macabi jirin markey bisha shanad gasho ey biyo cabis bilawdo malin kas dhan wa farax santahay
Dr rumaan isku mid baan nahay basal iyo toon waan dhibsan jiray iyo bariis iyo baasto ifkaan ugu nebcaa mar kaan karinaayo sakaan maro ku xeran jiray qol kayga markaan soo galo matag baa iqaban jiray sariirtayda dhinac waxaa ka yaalay towaleedka farafuunada la saarto dhinac na wxaa kayaalay katabaan dhinacna waxaa idhibaaya caraftii dhinac na katabaan kii dharka xaajiga baa ii soo urijiray matag baan ku waalan jiray gabdhaha uur ka leh ha loo naxariisto
Maansha Allaah tabaarakalaah wllkeey safiirka islaamka dar ilaaheey ayaan idiin jeclahay adiga mamo rumana rashiid ilaaheey ha idiin barakeeyo adinka iyo familkiinabo iyo dhamaanten fadlan markaa wareysaneysid drs rumana rashiid waxa isku daydaa inaad daqiiqadaha noo dheereysid waayo barnamijkeda aad ayan u jeclahay
Naagta kiliy ilamid anig xatee waxaan raba in lifuro😂
Ilaahay ha ino xafido dhsqtarada aydo kale ilaahaw noo badi
Allahuma bareek drs xafidullah
Masha Allah masha Allah ❤❤❤Drs rumaan❤
ماشاءاللہ❤
maashallaah tabaarakallaah
Mashallah allaha barakeeyo macalimada mar hano sharaxdo gabdhaha uur qaadisto ku adkaatay maxaa la gudboon waa rajaynayaa BB mowduucaasvin ay noo soo gudbiso inshallah jasaakumalaah khair ❤❤❤❤😂
jizakallaah qeir jizaa
Asc... safir please this kind of video should not be too short it's very important for the community
Dhakhraradaydi marna gabdhayda waan ku salaamay habo
Dr waan u mahad celineynaa side se Lola xariri karaa Dr waa runtet ilmahii igu horeyay yaa nafta ka qaado is lahaa adunka hawada ayaa u rayay cuntoba daa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
Asc
Wali walac madan arag hadi adba karineysay ama ad sab cuntay wayo ani walashey an arkay wax ey noqabato iyo wax ey cunto iska daye salada markan tosiyo an ukala shegi jiray shanta wati waxa ey dukaneyso falinbo ana lagu qudin jiray xata biyo macabi jirin markey bisha shanad gasho ey biyo cabis bilawdo malin kas dhan wa farax santahay
Waa cashar wax ku oola
Wlaca dartis dhalmo dhana unacay wlhi hada tacbana lahy😢
😂😂😂😂😂😂 Hanicin wax ka qeeyr badana oo lacg la siisan ayaad helysaa Samir shrfy anigaba Kula mid baan ahy 😅😅😅😅
Wcs
Dr rumaan isku mid baan nahay basal iyo toon waan dhibsan jiray iyo bariis iyo baasto ifkaan ugu nebcaa mar kaan karinaayo sakaan maro ku xeran jiray qol kayga markaan soo galo matag baa iqaban jiray sariirtayda dhinac waxaa ka yaalay towaleedka farafuunada la saarto dhinac na wxaa kayaalay katabaan dhinacna waxaa idhibaaya caraftii dhinac na katabaan kii dharka xaajiga baa ii soo urijiray matag baan ku waalan jiray gabdhaha uur ka leh ha loo naxariisto
😂😂😂 abayo walhy waxan kuqos lay gesna dharki xajiga igaso uraya geesna carafti tobaledka sarayd wlhy xanun waye anagi abayoy guriga dhan waxa igaso ura ukun jabtay meshan istagaba lkn dhar iyo caraf iyo cuno iyo waxas ima dhibaan alxm adigana ilahy haku dhib yareyo
@@NasroNasro-c9j abaayo ukunta walaca markuu kugu cusbaa baad ukunta dhibsatay wuu kugu seef garesmay urka ukunta ilaahay ha kuu maciino
@@kadrahassan2567 my abayo iyada wan karsada oo waban cuna hadana guriga dhan hadan wax walba kutir tiro oon isdhaho urka ka goo kama go ayso
Aniga hada walc ahy waxaa ku rajo wenahay inaa ninka iska furo argtidiisa idhibte iyo shiirtiisa nin wey oo is carfinenin uf uf bisha lawad markaa galayo waxaa rabaa inaa sigal ahy madaxaa juusto I ahaan
Walshey rerkada ha iska dumin hadi kale hadhow aadan ka shalaynin wa mudo gaban waxane
Wlhi aniga xita kula mid baan ahy anaaba isla yaabnaa mid iga daran ayaaba arkey😂😂😂😂😂😂😂
Ubac maxaa ladahaa habo
Gumaarka weeyan ubac
❤❤❤❤❤❤