Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Buuggiisa Daah-furay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @bashirfarah2195
    @bashirfarah2195 5 років тому +6

    Masha allaah c/khadar daldhise ilaahay meshaad martaba kubarakee reer buntland way tabidoonaan wax wabadkagii noliiw hogaamiye

  • @صوماليةوأفتخر-خ3ب
    @صوماليةوأفتخر-خ3ب 5 років тому +8

    *Madaxwaynheni hore taarikhda ku xusi doonta waxqbadkagi iyo hogamintadi wanagsnayd ee puntland hadan lays xaqirayn wax badan buu puntland uqabtay aysan soo qaban kuwii kahoreyay c/wali meeshuu maalin maro sanad magaadhan
    Sidoo kle waa ninki kumeelgarka kasaray dawladi somaliyed
    Noolow mudane madaxwynheni hore *

  • @yasminanuoh9108
    @yasminanuoh9108 4 роки тому +2

    keep going abdiweli

    • @alexphoenix6041
      @alexphoenix6041 3 роки тому

      i guess it is kinda off topic but do anybody know of a good site to stream newly released tv shows online?

    • @bobbypablo2617
      @bobbypablo2617 3 роки тому

      @Alex Phoenix ehh I'd suggest Flixportal. You can find it by googling:D -bobby

    • @alexphoenix6041
      @alexphoenix6041 3 роки тому

      @Bobby Pablo Thank you, I signed up and it seems like they got a lot of movies there =) Appreciate it !!

    • @bobbypablo2617
      @bobbypablo2617 3 роки тому

      @Alex Phoenix no problem :)

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 5 років тому +8

    Abdi khader sharaf ban ku heynaa iskutashi ku dhisa dalkaga wa ninkiisa halku dhigiisu ahaa

  • @faraxcali3918
    @faraxcali3918 5 років тому +2

    Cabdi Wali gas wax badan wax faido ah Kuma sookordhin Somalia balse ajnabi ayuuba ka iibsaday dalka

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 5 років тому +8

    Cabdi khadar Dal-dhise xiligii adkaa uu somali samata bixiyey wax la iaawi karo ma'ahan

  • @cumarmaxbuub3417
    @cumarmaxbuub3417 5 років тому +2

    Ninkaan hda kahor ayuu yiri dhaarteena wlhi billi ma aha waa ninka ugu xun e somaliya mas'ul kanoqda
    Walle cidna tabi meyso kan.

  • @abdijibarahmed6182
    @abdijibarahmed6182 4 роки тому +1

    C/wali aqlilow waankuu bahanahay kaalay dani badel booskiisa adiga iyo camay dani iyo karaash dadkii waylaayeene
    puntland hanoolaato waxi tageersan like iisaara

  • @bashirfarah2195
    @bashirfarah2195 5 років тому +1

    Mudane madaxweyne wa kusalamay asc waana kuuxiusnay hadii aannahay reer buntland madax sare

  • @zadaammohajama789
    @zadaammohajama789 4 роки тому

    Magicii buuggu

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 5 років тому +4

    Gaas Waa is cateeye

  • @rodosaid1918
    @rodosaid1918 4 роки тому +1

    Allow barakee maxa lagu xisay uncle

  • @deeqozayn6113
    @deeqozayn6113 5 років тому +2

    Ani suasheeda waxee thy maxaa madoobeeyay markuu ka tagay xilkaas ileen kursiga waa nafaqo nafta uroon😂😂

  • @iamsk1899
    @iamsk1899 5 років тому

    Waa dhaqanka madaxda somaliyeed intey dalka hantida ka aruursadaa
    Hadhowna qurbaha ubaxsadaan
    Oo dhahaa hadhow dalka iyo wax u qabanay

  • @dugulemuse4458
    @dugulemuse4458 5 років тому +1

    Waa buugii uu ku curyaamiyay dowlada federalka ah. Hadana waqtigadi wuu soo dhamaday sub.

    • @bashirfarah2195
      @bashirfarah2195 5 років тому

      Dugule Muse Wll armada adigu kahormartaa qofna looma dardaarweriyo gaasna kuma yawaan inaad jirto iyo waxaad tahay

    • @dugulemuse4458
      @dugulemuse4458 5 років тому +1

      Wuxuu ahaa wan wada ognahy gaas hadu qiima ku leyahy reer Puntland wey soo dooran lahayeen.

  • @hodan9455
    @hodan9455 5 років тому +1

    waxa aad sheegayso waaladharagsan yahay lakin book xiisaynaya madama aan maqalkii warka soomalia ku daalnay ee xagee ka helna amazon soo dhig.

  • @abdirisakawes6544
    @abdirisakawes6544 5 років тому +2

    Asalaamu Calaykum

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 5 років тому +2

    Gaas was nothing but opportunist. He Was the main obstacle for Somalia statehood. Thanks for Allah for his disappearance.

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 5 років тому +5

    war gaas Goormuu sidan u baabay ma afartii cisho ee xilka ka maqnaa.

    • @drhaadi2122
      @drhaadi2122 4 роки тому

      Hadan.is wediinayay suashas kkkk

  • @somalilab8848
    @somalilab8848 5 років тому +2

    Xoolahi wuu so qate ma waxba ku hedhay somalia

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 4 роки тому

    Buugaas hargaisa deg Deg u keen dheh.

  • @farahabdi2520
    @farahabdi2520 5 років тому +1

    Yahu duli awi carabti lacagta kuga qabtey

  • @Alloore44
    @Alloore44 5 років тому

    Mala iisheegi karaa buugaan meesha aan ka heli karo

  • @zkimozkimo277
    @zkimozkimo277 5 років тому

    Mudanne

  • @khaliifbarre1412
    @khaliifbarre1412 5 років тому

    1

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 5 років тому +1

    Aakhi uma wanagsana lkn cabdiwali gaas aakhiradiisa muu ilaa shaday taasi waa su.aal

  • @ismailali5992
    @ismailali5992 5 років тому +1

    Bismillahi madaxda somali waxass ayaa lagaa yiraahdaa dharag dhacsi iyo qosol been ah hadii aan somali nahay wadaniyad xumada wayna jecell nahay haloo sacab tumo intay nala gaarrto aynu aragno gaas,galaydh iyo samatar profesero. Been been ah.

  • @hajiabdulah5946
    @hajiabdulah5946 5 років тому

    Waad habtiyeesatay gaas

  • @fjhonest1447
    @fjhonest1447 5 років тому

    abdi wali aawaay hee cadantiii io shuluqnimadii soomalia

    • @abdulkanimuhammad4429
      @abdulkanimuhammad4429 5 років тому

      fj honest yaa Rabo cayil & cadaan caafimaadka kuma jiro!!! Qof waliban Allah ayaa xisaabinaayo haloo daayo!

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 5 років тому

    K

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 5 років тому

    Fashilkaygii Siyaasada haduu cinwaan iga dhigi lahaa waan soo iibsan lahaa.
    Daaraha dhaadheer ee Islii, Nairobi ka taagtay book ga kuma xusanaa filayaa.

  • @somaliuk633
    @somaliuk633 5 років тому

    Ahahhhh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 5 років тому +1

    jaahiliin baaba ooda kasheekeeya kan iyo kuwo kale ba waa jirasn lkn duunka waxa aragna qofka fashilmaa waa qirtaa qaladkiisa taasina waa raga nimada kamidtahay

  • @FaataxFaaraxShire
    @FaataxFaaraxShire 5 років тому

    Hhhh laga soo bilaabo markii baadiyaha laga keenay kulahaa hhhhh walaahi daacad baan u qoslay

    • @faarhass9967
      @faarhass9967 5 років тому +3

      Kkkk lkn just remember one thing
      All Somali professors iyo inta badan madaxdi dalka somaray waxay leeyihiin background reer guuraa waana dabaqada dalka ugu badan ilaa maanta
      Uguna saamayn badan kkkk

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 років тому +2

    Gaas is the worst somali politician

  • @abdullahiali7506
    @abdullahiali7506 5 років тому

    Gaas waxaan dhihikarnaa waa lugaha qabtay dowlada dhexe waana calooshiis ushaqeyste Aan damiir Laheyn balse hadana wuxuu kafiicnaa midnaa jareerka ah ee masheexa ah ee waqtigaan xaadirka ah buntilaan kataliyo

  • @fatimasahl3308
    @fatimasahl3308 5 років тому

    هههههه تاريخ اي تاريخ اللي يسمعه يتكلم يقول سيد محمد عبدالله حسن او سياد بري انا متاكده كل اللي بسمعه اربعة نفر من عايلته

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 років тому +2

    Waa ninka wadanka ladagay tuug ayaad tahay

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 5 років тому +2

    Who Ganna read that Garbage.His years at PunLand was all he was.

    • @asiaabdulkadir1902
      @asiaabdulkadir1902 5 років тому

      Madaxwayne abdiwali Alle hakubarakeeyo Waxn lacajabay buga kaqartay Somalia waaana ubahanhy mel.aan kahelikaro

  • @abdullahiali3563
    @abdullahiali3563 5 років тому +2

    Tug ibgaro 1 iyo 2 boga maxa ugusodariweysay

  • @abdicade6955
    @abdicade6955 4 роки тому

    Beenloow

  • @khaliifbarre1412
    @khaliifbarre1412 5 років тому

    1