BARNAAMIJKA HAKIS BURCO QAYBTA 1AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • PLZ #SUBSCRIBE#LIKE#SHERE#
    FB Abdirizak ADAM

КОМЕНТАРІ • 349

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 4 роки тому +22

    Burco hakis channel waan idin bogaadinayaa barnaamijkana halkaa inoogasii wada
    Talo ahaan .."wlloyaal su'aalaha iyo goobta aad ku qabanaysaanba waa inaad balaadhisaan oo galbeedka iyo baribaga magaaladaba laga dhex arkaa"
    WBT

  • @haadiyahaldha8212
    @haadiyahaldha8212 4 роки тому +57

    BUrCo MeeZhan ku dhaZhaY Wllhi wn uxiizaY😢😢❤
    FroM to Norwy🇳🇴

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 4 роки тому +2

      Asc anigu weligeey ma tegin aad iyo aad ayaana u jclhy wlhi cidna kamagaranayo

    • @najaxyusuf6649
      @najaxyusuf6649 4 роки тому

      burco waa gobalka gobalada qli inshlh wad iman

    • @najaxyusuf6649
      @najaxyusuf6649 4 роки тому

      @@ismaaciilmacaawiye2218 wllo burco dadka wayzoo dhawaysa markad timatid

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 4 роки тому +1

      @@najaxyusuf6649 waan dareemi karaa balse runtii aad iyo aad baan ujeclhy reer burco mar un in aan tago baan rajeynayaa

    • @najaxyusuf6649
      @najaxyusuf6649 4 роки тому

      @@ismaaciilmacaawiye2218 inshlh wllo

  • @muqtarmuqtar2129
    @muqtarmuqtar2129 4 роки тому +96

    Reaction dirils hada ka timid like isr

  • @adiishmataanlyrics6663
    @adiishmataanlyrics6663 4 роки тому +59

    Casiimada Laabad ee somaliLand waa Burco 👍❤

    • @mohamedcabdilaahi4645
      @mohamedcabdilaahi4645 4 роки тому

      Hooyadaaba ka dhigtey Burco boodh Hargeisa caasimaha

    • @barwaqoabdi7494
      @barwaqoabdi7494 4 роки тому +3

      @@mohamedcabdilaahi4645 burco mxaa u cayaysa casimadeena labaad burco deeeqa♥️ our capital city na waa hargeysa♥️one love dadkyga from hargeysa😊😍👍

    • @nabriismohometh2863
      @nabriismohometh2863 3 роки тому

      Waa Gobolkii RaGa 👊💪

    • @najma4832
      @najma4832 3 роки тому

      Caasimada labad ee somalilan waa Borama burco waa tii sadexad

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 4 роки тому +4

    Dam iyo Rax astaqfurulaaah 😂 waa dhalinyaro oo dhiirigalin mudan hore u socda wllo. 👍👍👍

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 4 роки тому +39

    Dawlada goose ee biyuhu hoos maraan ? 🤣🤣🤣🤣
    Wuxuun baan sawirtay Solteco daadku hoos qulqulayo wlhy

  • @saprinarasmi6303
    @saprinarasmi6303 4 роки тому +19

    Kuwa xaga hore so fadhiya wllhi waa rag adag wayo ano waxaz laygu ag akhrinayo qozolkaba maana Dajizan lahaa🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ahmedcaabi9175
      @ahmedcaabi9175 4 роки тому +3

      saprina Rasmi waa sababta aan dumar loo keenin meesha ileen meeshaba qosol ayay ku wareerin lahaayene 😂😂😂😂😂😂😂 kaftan.com

    • @sulubxasan1135
      @sulubxasan1135 4 роки тому +3

      Reer burco waa hadaladooda caadiga ah sababtaasaanay uqoslayn

    • @ayanabdullah3979
      @ayanabdullah3979 4 роки тому

      Waaruntaa wlhay qosol isma bahaynkareen 😂😂😂

    • @haniyeeeyhani7771
      @haniyeeeyhani7771 3 роки тому

      Mxy qoslaan iyagu wxa caadibay u arkaane😂hadalkayaga caadigaaba sidaas ah wll😂

    • @najma4832
      @najma4832 3 роки тому

      Hhhh ana ma aamusenba

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 4 роки тому +10

    Halka dowlada hoose wuxu ula jeedaa Dowlada hoose shaqadii caasimady gabtay!. Reer Burco. Si farsamo ah by wx noogu sheegeen!!🤣🤣👌

    • @xareed1
      @xareed1 4 роки тому +2

      waxa laga wadaa yadaba daadku hoosmarayaa

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому

      @@xareed1
      Zxb biyaa ku socda waa sax 🤣👌

  • @MustafaActive
    @MustafaActive 4 роки тому +23

    24:12 kulahaa dad 800 oo qof ku dhow 😆.
    Keep going bro

  • @abdiqanixuseen709
    @abdiqanixuseen709 4 роки тому +7

    Maashaa Allah wllo Alle hamigaaga ha kuu rumeeyee
    Suaalahaa uun wllo ka dhig kuwo xikmad leh iyo taariikho,Diin iyo dhaqan
    *Mahadsanid *

    • @awoibraahim294
      @awoibraahim294 4 роки тому

      Abdiqani Xuseen isaga doortaye adi iska dhaaf waa riwaayad uun

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 роки тому +11

    Reer Burco ❤🙌
    Like 👉
    Welcome back #Hakis

  • @saprinarasmi6303
    @saprinarasmi6303 4 роки тому +6

    Mr qosol qaylo,dam iyo rax,ituso itabsi.wlllhi qosolbaan udhinty mnta🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 роки тому +5

    Jamalow caqli ayada keentay hore u soco my brother Ramadan mubarka 💐⚘🌙🙋‍♀️

  • @samiiraezmail2035
    @samiiraezmail2035 4 роки тому +31

    1:17 Itus oo itabsi kulaaha ciyal saylaad wna idin waata🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 роки тому +11

    Mnsha Allah zxp Horey usoco 😂😂😂😂💗💗💗💗

  • @najmastaroffical8677
    @najmastaroffical8677 4 роки тому +13

    Hh Reer 🤗burco waxba lagama qabankaro😎Gobalkaygii🌺😘

  • @hamdaromaofficials333
    @hamdaromaofficials333 4 роки тому +8

    I tus oo i tabsi ku laHa rag wlwlN Go forward brothers 😂❤😂

  • @maan-kaabmedia4115
    @maan-kaabmedia4115 4 роки тому +7

    Beedka digagadahan qala😂😂😂😂😂😂😂ala dhib bdn reer burco waan idin wata nio

  • @hamseadan9142
    @hamseadan9142 4 роки тому

    Good

  • @abubakarrooble2408
    @abubakarrooble2408 4 роки тому +6

    waa (x) Gobalka Sool

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 4 роки тому +4

    Sualaha xafada bari ku so dar burao One love burco waa isku mid

    • @najaxyusuf6649
      @najaxyusuf6649 4 роки тому

      haa wllo burco waa isku mid lkn wn la yabay

  • @namnamstudio7658
    @namnamstudio7658 3 роки тому

    like saara wallo

  • @bedriafaisal6663
    @bedriafaisal6663 4 роки тому +9

    Wlhi kani wuu iga qosliyey😂😂😂😂😂😁

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 4 роки тому +8

    Gobolkaygii waan idin wataa ugaasyadaydii Halkaa kaga haya

  • @abd3951
    @abd3951 4 роки тому +10

    Kasmaal biij baad dhigteen bila taarabun baad ka dhigteen🤣🤣👍

  • @will_soomali2308
    @will_soomali2308 4 роки тому +1

    Gopelkii an ku dhashey wan idin xiisey from UK

  • @hafsaahmed1236
    @hafsaahmed1236 4 роки тому +1

    dam iyo rax kulhaa magcydiinaan la yaaabay idin taageeraa hore u socda reer burco

  • @suhaybdejeli5741
    @suhaybdejeli5741 4 роки тому +16

    Halka walalkay baa iga moqda mohamed apdi Salah shoodhe nolow

  • @hasanjookiyaa7306
    @hasanjookiyaa7306 4 роки тому +1

    Maasha allaah reer burco hore usocoda 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @farhaandaacadofficial2228
    @farhaandaacadofficial2228 4 роки тому +6

    Hhhhhhhhh Jamaal aflaaay Maynagiiba isku soo dhignay

    • @aartv6661
      @aartv6661 4 роки тому +1

      Fabregas iyo ridwaan hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhwalaydin sarbeebe

    • @xadayeduzayewalalki8355
      @xadayeduzayewalalki8355 4 роки тому +2

      Heheheheheheh Wlhi Wu iDn So dhigey Qrcu😂😂

  • @munaqaaliabdilahi6920
    @munaqaaliabdilahi6920 4 роки тому +1

    Reer burco

  • @jaamacaxmed2402
    @jaamacaxmed2402 4 роки тому

    Aros

  • @ducomaal8564
    @ducomaal8564 4 роки тому +7

    Madaxweynaha sacabkiisa sacab uga horeyn Farmaajo kuye...😄😄😄😄

  • @ubahjirdeh3215
    @ubahjirdeh3215 3 роки тому

    Asaasas

  • @muhanadjigar9024
    @muhanadjigar9024 4 роки тому

    Waan idin wataa hore usucda jamaal hakiz iyo azxaaptiisa la daadihinayza barnaamijka guul baan idiin rajeenayaa

  • @kadiirmohamud8492
    @kadiirmohamud8492 4 роки тому +2

    Mardijeexe weeeye

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 роки тому +2

    Gobolkaygii hore u socda Ayaan idin leeyahay Gobolka magac bixinta Itus oo i taabsii kulahaa😂😂👍👊✊Reer burco dadkaygii idin jecliyaa💚💚

  • @abdifatahroodhi8841
    @abdifatahroodhi8841 4 роки тому +5

    Hargysia

  • @cawohaybe1813
    @cawohaybe1813 4 роки тому +2

    Khadarow wll actopar kaalay waanku sugaayayeburco my home

  • @abdilahihajji4120
    @abdilahihajji4120 4 роки тому +16

    Saami isku mida I noogu qaybiya xafada wixiiba Galbeed ayaad ka dhigteen e 😂😂

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 2 місяці тому

    San u qoslayey qof hurdan diley thanks jamal hakis😂😂😂😂

  • @mohamedayuub9042
    @mohamedayuub9042 4 роки тому +6

    Wr Jaamaalow wd uso dhigtey, Farxaan daahir iyo ninkii Ridwaane🤣🤣🤣

  • @xareed1
    @xareed1 4 роки тому +7

    itus oo itaabsii nin wayn

  • @aymanyusuf7644
    @aymanyusuf7644 4 роки тому +2

    Go forward zhp Jamal

  • @yaxyelajeclow8605
    @yaxyelajeclow8605 4 роки тому

    Wxkle

  • @hasanawil5296
    @hasanawil5296 4 роки тому

    Reer burco idin wata wlhi

  • @aadankobciye5768
    @aadankobciye5768 4 роки тому +3

    Mansha allah halkaa kaga sii waad hhhhhhhh in badan baan qoslay

  • @user-yu6xr7wk9y
    @user-yu6xr7wk9y 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂,goplkaygiii❤❤❤❤❤

  • @aymenapdinour4191
    @aymenapdinour4191 4 роки тому +1

    Reer Burco keep going

  • @dadaalbaba1978
    @dadaalbaba1978 4 роки тому

    Reer burco ba sariibada ka wda shaqeyn

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 роки тому +2

    Dam iyo Rax kulahaa sidaa raga qaari ka dhawaajiyeen Jamaaloow inoo balaadhi oo burco gee meel walba si uu caan u noqdo barnaamijku.

  • @dahirahmed1004
    @dahirahmed1004 3 роки тому

    Tugdheer

  • @mahdiapdi3629
    @mahdiapdi3629 4 роки тому

    G.sool

  • @ikooksuleiman9699
    @ikooksuleiman9699 4 роки тому

    Aa sanqo Ha isku yeelin ilaahay kaama dhigee

  • @hah7064
    @hah7064 4 роки тому +1

    Waxaa haboon in barnaamijkan looga faa'iideysto aqoon korodhsi oo su'aalo aqoon laga korodhsanayo lagu soo bandhigo. Sidoo kale na iyadoo la soomanyahay in kheyr la shaqaysto oo aqoon korodhsi loo bedelo barnaamijkan.

  • @muhsinhussien8155
    @muhsinhussien8155 4 роки тому

    Aar reer burco ma wada hiliblaa😀😀

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed 4 роки тому +11

    Waa kinyad 😂😂😂😂

    • @axmedwarsame4009
      @axmedwarsame4009 4 роки тому +1

      Hhhh maheee .🤣🤣🤣🤣 Adiguna

    • @axmedwarsame4009
      @axmedwarsame4009 4 роки тому

      my whats up 0634252115 FILFILO a.a. macuntaa inantu

    • @farhaandaacadofficial2228
      @farhaandaacadofficial2228 4 роки тому +1

      Hhhhhhhhhhhhh walaal ma qaar aad garanysaa u tahriibay

    • @filfilocAhmed
      @filfilocAhmed 4 роки тому

      Farhaan Fabre haa waliba midan jacel ayaa ku jiray ku waa qabti bro

    • @wacayscumar3745
      @wacayscumar3745 4 роки тому +2

      @@farhaandaacadofficial2228 7kkykjhhhj

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 роки тому +1

    Ramadan Mubarak keep going jamala iyo teamkisa

  • @durdurmedia9823
    @durdurmedia9823 4 роки тому +6

    Xaafada duur joogta 😁😁

  • @hodanabdilahi3267
    @hodanabdilahi3267 3 роки тому

    Reer burco way waalan yihiin fadlan saar 🤩🤐🤯😡🛀

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 роки тому +2

    waan pogaadinayaa barmaa mijka hakis

  • @ducomaal8564
    @ducomaal8564 4 роки тому +4

    Shaadhka iyo sirwaalka ayaa Kaa uskaga hhhhhhhh kuye hooyada iyo aabaha ayaa isku reer ah😄😄😄

  • @maxamedafyare8478
    @maxamedafyare8478 4 роки тому +3

    28:00 Jawaabtu Waxa Weeye
    Gobalka Togdheer

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wan kuu saaray

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 4 роки тому +3

    Wlhida Nimankan Waa Funny
    Lkn Xaafada Duurjoogta weligay Ma Maqlin

  • @khadarmmm5285
    @khadarmmm5285 4 роки тому

    D

  • @jiinjawmcne9826
    @jiinjawmcne9826 4 роки тому +3

    IlkiHii Hoose maxaa kaa Hellay Gudoomiye Hakiz 😬😬😬😂

  • @cumaryare532
    @cumaryare532 4 роки тому

    Burco Aad baan ujeclahah waxa kunool.dad shuba m,a

  • @sahankabulshada7232
    @sahankabulshada7232 4 роки тому +1

    Sxp hakis Burco balaadhi gobolada oo Dhan ka dhig iyo madaxda soomaalida

  • @suleekhatuweys4416
    @suleekhatuweys4416 4 роки тому +1

    kkkkk dam iyo rax wlhy waa qosol reer burco

  • @apdirahmanaliabdi9660
    @apdirahmanaliabdi9660 4 роки тому +7

    Garamad tony balacbalac oo kuwa dirisle abdi sameeya 😂😂

    • @nimco2891
      @nimco2891 4 роки тому +1

      Dirsle reaction kasoobiyeyba😂😂😂

  • @saprinarasmi6303
    @saprinarasmi6303 4 роки тому +2

    Mr ilamerayzo Kuwataa xerti zarimada🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dr.hussienhajiomer6553
    @dr.hussienhajiomer6553 4 роки тому +1

    Walaahi waa maskax badan yahay laakiin haduu sheeko ciyaal xaafadka iska daayo, oo uu helo cid garab taaggan wuxuu hal abuuri karayaa barnaamij.

  • @arrowelokhaliif4618
    @arrowelokhaliif4618 4 роки тому +2

    Hesti sanaDka janO duni😁😁🙆‍♀️

  • @mohaboy1779
    @mohaboy1779 3 роки тому

    Moha

  • @guulwadeofficial1127
    @guulwadeofficial1127 4 роки тому +1

    wlhi.reer burco waan idin wataaa rag culus tihiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 4 роки тому +4

    Kulaha Dam iyo rax magaca idiley 😂😂😂😂😂😂

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +2

    RABADAAN KARIIM JAMAL HAKIS ❤❤

  • @dineysacid9294
    @dineysacid9294 4 роки тому

    Kkkkkkkkkk

  • @cabdiyarecabdilahichannel2896
    @cabdiyarecabdilahichannel2896 3 роки тому

    Hhhhhh

  • @MMEOSMAN
    @MMEOSMAN 4 роки тому +1

    Awoowo way socotaa hawshu😀😀

  • @apdirahmanaliabdi9660
    @apdirahmanaliabdi9660 4 роки тому +3

    Suaalaha covid19 ka diyaariya

  • @yahyeofficial7189
    @yahyeofficial7189 4 роки тому +3

    #Wxupa_ma_ zaripady ka shaqeyn

  • @shattawi1478
    @shattawi1478 4 роки тому +1

    Asc sxp wxn raba ............

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 4 роки тому +3

    Wllhi parnaamijkaan waan uxiisay

  • @b0sslayrice992
    @b0sslayrice992 3 роки тому

    Keep Goin pro

  • @ladnarashiid9396
    @ladnarashiid9396 4 роки тому

    Hhhhhhhh wlhi reer burco waaa fani 😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @aadankobciye5768
    @aadankobciye5768 4 роки тому +2

    Hhhhhhhhhhhhhh kulahaa mastar itus oo i taabsii ila meerayso war magacaydani waa maxay

  • @cumaryare532
    @cumaryare532 4 роки тому

    Magaca kataa i arag oo itaansii
    Sariibad

  • @walaaleeyetv7910
    @walaaleeyetv7910 4 роки тому +3

    Aar zxp halkaad ku qabata barnaamijkan ma gaadhi bilayskaa

  • @marhoresameyey9095
    @marhoresameyey9095 4 роки тому +3

    Markay reer burco ku yidhaahdan shadhka iyo surwalka ka uskaga maxa loo yiqaana?

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 роки тому

    Reeburco waxbarashadii niyay.naceen

  • @deeqyusuf5956
    @deeqyusuf5956 3 роки тому

    Jamal sobadi sxb

  • @maxamedsalebaan9853
    @maxamedsalebaan9853 3 роки тому +1

    Dirisle cabdi sooqabo

  • @cabdirashiidiiman2396
    @cabdirashiidiiman2396 3 роки тому

    Xfda duur joogta 🤣🤣

  • @cabdilaahiursadka3237
    @cabdilaahiursadka3237 4 роки тому

    Wlhi waana taageeraya zhp magacaa

  • @fayuujarkanolosha1291
    @fayuujarkanolosha1291 4 роки тому +1

    Walahi sidaacad ah ban uqoslaa barmaamujka marka dawado gobolkayga burco togdheer illahay baa dhulka kumiisamay wa meel afka somaliga qani illahay kaga dhigay

  • @hawrarsanhaldhaa750
    @hawrarsanhaldhaa750 4 роки тому +2

    Xafada burCo kutala ee koongo U tahribta waa kulhaa😂😂😂😂😂

  • @naasirali6103
    @naasirali6103 4 роки тому +4

    Burco ayuun baad sheeekadiiba ka dhigtay .
    Bahasha innaga balaadhi oo waxyaabo badan ka soo dhig sxp

  • @asadmuusehargeysawi6351
    @asadmuusehargeysawi6351 4 роки тому +1

    Istanbul hargeysa ayy ku taal kk naasahablood xaafada u xigta weeye