Ma aqaano wlshey waxa an kugu ma had celiyo markan cuntadada daaimey jcyl fara bdn ayan kahela zowjkega wxeyna cadeyneysa ninkaga Ina wax walbo kakensan kartid hdaa kudadaaasho shukran Mcney daraada inaan xamar daar uga hantiyo ayaan rajeynaya tank u inbadan wlashey🤓😚😚😚😚😚😚❤❤❤😍😍😘😘😘😘
asc abayo mcnto ilahay ha ku xifdiyo wallhi wn kahelay marq yadada said u jecelada xita wn isku daya inan samesto inksto sida u samesa ana kenin lkn wn uso dhaweya masha allah mcna weye ee ilahay ha i ka xifdiyo abayo mcnto
Aad Ayaan Uga faa'iday laakin xoogaa qafiif ayaan ani Ka dhigtay maadaama Aan xawajka badan iyo saliida I dhibaan Laakin qaabka La issugu khaleejo iyo recipe ga ayaan Kaa faa'iday 1000 Ayaad Ku mahadsantahay From Minneapolis
waa ok waad baraneeysaa bookgaag soo gato meelahaan oo kalana tag meelo batan oo cunuuyinka laga gareyo ayaa jira insha alaah waad baraneeysaa meel ale iyo meesha aa dagan tahay ba insha alaah.
Hooyo caruur badn heysato ayaa tahay masha allaah
aad ayaan kuugu farxaa wlhi
Rabbe haku xifdiyo macnto dhal boqortooyo
Asmo Curada cida mahadsanid walashay 🙏😘❤️
Mahadsanid Sister Casharkaan La,santis Anfur Macaan Ma Sameysan Lahyn Waxaad Mudantahy In Aan Kun Jeer Kuu MaHadcaliYo
Mashaa allaaah mashaa allaah
Wlashey aad baad umahadsantahay runtii waan kaa faa,iidaystay waxaana ogaaday inay tahay xaqiiq sida aad wax usamaysay waayo dadka qaar waxay kuraadiyaan sabis karayb ee maaha wax dhaba .
Waxaana ii xaqiijiyay waxaan tijaabiyay xalay gacantaydaan ku kariyay waxaanan casumay dhalin yaro
Aad iyo aad ayay umacaneyd waana markii iigu horaysay ee aan kariyo cunno tanoo kala ah .
Jazaakillaahi khayraa
asc abyo wa masha Allah lkn codkaaga lamaba fahmayo waayo waxaa kugu furan sharqanta digsiga
Thanks wlshy gacmahaga allha ku barakeyo🤲
Masha Allah Allaha ku xifdiyo Aamiin
Mashaa allah jazaaki allahu qayr wll
Mashaa Allah tabaaraka Allah jasaakalahu kheyr walashay ilaahay caqliga cimriga iyo caruurtaba hakuu barakeeyo
Manzha AllaH wllo ilaahaY gacanta hakuu barakeeYo 😍😍😍
Baarakallaahu fiik,
Runtii aad baan u jeclahay cuntadaad kariso sidaad u qalaysay suugada inaba caadi maaha 👏🏿👏🏿👏🏿
Hilib ari miya mise gel please tell
Maasha allaah xbbti alle haku siyaadsho aqoontaada aad nooga faaiidaysay thanks you
Masha allaaaah shukran xbbti
Maasha allh xooga allaha ku barakeeyo wlshy
Wankahely
Wlshy
Masha Allah
Thnkz wasamesan
Doona
Asc abaayadeey iskufilan cooks maalmahàn waankuwaayey maiibadqabtaan macnaha nabadmajirtoo adiga iyo familigaaga maasha Allaah waankujecelnahay mcnt Allaha kubarakeeyo.
Allaha kuxafido abaayo
Masha allah qurux waaye wlhi beri inan sabaayad sameyan rabay thnx
Amaliina Abukar Insha allah mahadsanid
Ma aqaano wlshey waxa an kugu ma had celiyo markan cuntadada daaimey jcyl fara bdn ayan kahela zowjkega wxeyna cadeyneysa ninkaga Ina wax walbo kakensan kartid hdaa kudadaaasho shukran Mcney daraada inaan xamar daar uga hantiyo ayaan rajeynaya tank u inbadan wlashey🤓😚😚😚😚😚😚❤❤❤😍😍😘😘😘😘
مجنوني ولكن معقولة maasha allah
مجنوني ولكن معقولة mansha Allah alle haku barakeeyo sawjaaka ilaasho walal
.مجنوني ولكن معقولة
مجنوني ولكن معقولة n. . . . . . .
مجنوني ولكن معقولة fkxkdd929)##
Alla
maanta macaana balan tinaabiyo maanta
Masha Allah waa kabartay cunadanbe idhibimeyso
Ma sha allah
Masha alaah alaha nookaa xafido ifraax iskufilan
asc abayo mcnto ilahay ha ku xifdiyo wallhi wn kahelay marq yadada said u jecelada xita wn isku daya inan samesto inksto sida u samesa ana kenin lkn wn uso dhaweya masha allah mcna weye ee ilahay ha i ka xifdiyo abayo mcnto
Abayo ilahey gacan tada haku barakeyo waxad noso galisaa sida ilmaha yar ukun ta logu sameyo waxan gabar sagal bilod jirta mar cuntoyinka carurta noso gali abayo plz
Www quxuleee Masha alaah mcnto ilaaah ha ku xifdiyo
👌👌👌👌🙏🙏🙏💗💗💗😍💋💋😍😍😍💗💗🍗🍗🍗🙏🙏🙏❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌👌🍟🍟🍟🍔💗💗💗
Anigu Digsigaad ku karineysid ayaaban ka helay,, waa asal basal,,
wow mashaallah thank you sis
Mashallh waa qurux suuqadada Meeqa sano ayaad karinaysay wlhy macalimad ayatahay
Mashallah caadi maaha sugadaan. Thanks iskufilan
Maashaallah Cunto maacan
Masha Allah jazaakalaah
asc walal ifrax wankuslmy in badan ban kamaqna oo imtixno iyo adun lacayrinyey aad ban kugu xisy wlashy barakal
Maanshaallha wallshy
Mansha alah tabarakalh abaayo
Manshallah walala waa cunto aad iyo aad u wanagasan
JazaakaLaahu Kheyr.
Masha Allah xbbti wlhi gaja iqabaty😙💋❤👏
MaanshaAllaah Caafimaad ku cun abaayo.
Looks Tasty, Please list Ingredients...
Maasha allah jazaakalaah khayr
Faisa Macalin waiyakum Sister
Maxamad nuur abaayo wadanka imow gar ahan mogdisho aad no samey side
Aad Ayaan Uga faa'iday laakin xoogaa qafiif ayaan ani Ka dhigtay maadaama Aan xawajka badan iyo saliida I dhibaan Laakin qaabka La issugu khaleejo iyo recipe ga ayaan Kaa faa'iday 1000 Ayaad Ku mahadsantahay
From Minneapolis
Ayooooooooo war calool yucyucoow aa Nagy disheen inti cunti kan alaha udaaweeyo maashaa allaah
thanks sis......saliida inaga yaree
Asma Bilal I know right. Saliida iyo sonkorta Somali u daa
waaaaaw Masha Allah
gacantu Ku ma godo xbbbti
masha allah dhal ogaaden wax nool
Mansha Allah wllashay adban kaga mahad celinayaa sida fiican ee aad marwalba wax fiican noola share garayso
Masha allah
Wow m.a tnx isku filn wxa thy qof wngsan madama cunto krinta garapngu zinaysd tnx xyti
M.a byo aadbaan uga helay
Yummy, Jazzakallah Kheyr qalbiyey 😘😘😘
Iron Lady waiyakum xabibti 🙏
Asc wr wb walaal
Mashallah tabaaraka Laah wall ben waa shey xaaram ah aad iyo aad ayey u quruxbadantahay laa kin waxaad modaa dufanka inuu yara bafan yahay.
mansha allah
Maashlh
Mansha Allaha
maansha Allah abaayo
xbbti soomaliya malaga helaa
Waanka. Heelay. Wlhi. Maahad. Saanid abyo
Thank you abayo
Mashallah
Thanks Walaaley.
yaaan yada shiiishida ma isticmaalin miyaaa wlshy
waaa yaaanyo miro miro guduudan Only
maasha alaah
jzkl kheir
Abyo yout wax maba soo dhigtide ani isii 🥺ku duceyn lahaa runti l
Abaayo xawaajiyadaas ma haysto Somalia baa na jooga Marka maxaan ka yeelaa ?
Iskufilaneye Abayo xabaturashad maxawaye
masha alaah
Habo bahasha cad ee shiidan aad ku dartay waa maxay iyo bahasha cagaaran
Mukhtaar Abdirahman tan cad aaa sinjibiiil shiidan tan cagaarkana wa kamsar toon isku shiidan
maasha alaah muufa u sameesa bari shukran xabiibti
9@2969^('*&$(
Naciimo Farax abgaal
Mansha allllh
Mash allh 😍😍😍😍😍
waaa kafaidaye
maxasanid abayo qeer Alah kubadalo
Maansha ALLAH.
Inta ka heshay marnamijkan subscribe
Maamo suugada cusbabada ayaa ka ilaawday ayee ila tahy
Saciida Cabdi Cusma ,lol maraq digaag ayay ku dartay
MachaAllah hn ad ayan ugaxeley cuntadan
Mashaa allah macaan walahi wan ka helay hore usoco wll place SUBSCRIBE isara wan ku saray
asc abyo ifrah wahan rabay inaat ishektit helka wahat kushidatit
Iyagoo shiidan waa Heli kartaa wllo
Cunto Somali wa jecelahay lakin wa lagunaaxa✌️
Abayo waxàa rabaa inaa sogalisid macmacanka
thnx wllshay
Maraq digaga ama jumbo iska ilaliya wlhi waa dignin raga uma rona hablow ragina raganima haka ba bi inina
rahma ali abaayo gedka jaalaha ah sugada lagu maceysto loona yaqano jumbo waa virus awooda raganimda ayu hoos urida hadad is barto cunistisa jumbo
Food stamp si fiican uga dharag
Waaw iish calaaa cunto
Xawashka maxa English lagu yidha
Casuumaad dhameystiran manoo soogalikartaa oo waadadx ah ama step for step 👀
Yasmin Hassan Insha allah kuwo badana waykujiraan
IskufilanCooks thnx abayo waa kaasugenaa inshallah 🌹
Asc xd
Yasmin Hassan j
Abyo mardhow ayaa la iguursaday cunto karisna sifcn uma aqaan
waa ok waad baraneeysaa bookgaag soo gato meelahaan oo kalana tag meelo batan oo cunuuyinka laga gareyo ayaa jira insha alaah waad baraneeysaa meel ale iyo meesha aa dagan tahay ba insha alaah.
Masha Allah xabibti muufo mad nosogelisid
mnzha aĺlaH zharaf
Xawaashkas maad nasoo gaadhsiisid wl hadaa reer somalia nahy
abayo sogada
Nagta aan qabo wax karis maba taqano nasiib key 😂😂
abbow ali kkkkk ebow inta ka varo ku dheh
abbow ali jn kk
Adigu maad taqana? Xalkan adigu ka baro!
abbow ali m
Waa nasiibka
Xawaashkaada na tus baaye maraykan ma degenine.
food stamps ayaa kuu soo dhacay
am dripping 😀😭😳 its delicious
Mashaa allaaah mashaa allaah
Wlashey aad baad umahadsantahay runtii waan kaa faa,iidaystay waxaana ogaaday inay tahay xaqiiq sida aad wax usamaysay waayo dadka qaar waxay kuraadiyaan sabis karayb ee maaha wax dhaba .
Waxaana ii xaqiijiyay waxaan tijaabiyay xalay gacantaydaan ku kariyay waxaanan casumay dhalin yaro
Aad iyo aad ayay umacaneyd waana markii iigu horaysay ee aan kariyo cunno tanoo kala ah .
Jazaakillaahi khayraa
Mansha Allah
Masha Allah
Mash Allah
mashaa Allah