XIDIGAHA XAMAR - HEES XASAASI AH | KISMAYO MAXAY UGU KALA ORDEEN? | KIISHKA LACAGTA EE BADDA | 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • KALGACAL SOOMAALI IYO
    DANTEENABA KUMA MAQNE
    MAXEY UGU KALA ORDEEN
    MAKIISHKII LACAGTA OO
    BADII LAGU KALA GATAA
    KISTII U DHINAYD HADEER
    KISMAAYO LASOO DHEX DHIGAY
    ...
    XIDIGAHA XAMAR HEES XASAASI AH
    KISMAYO MAXAY UGU KALA ORDEEN
    KENYA IYO KIISHKA LACAGTA EE BADDA
    .......................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTION
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    .................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 728

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 5 років тому +108

    Anaa u horeeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ buufiya waxi danta guud an rabin 😂😂 aamiin rabigeen ha naga kaxeeyo kuwaan

  • @farhiyoqali7989
    @farhiyoqali7989 5 років тому +190

    Woow wlhi bilahi somainima ideqda anoo waligey arag mel eykutalo Somalia kumana dalan waxan kudashay kenya hadana somalinimaa ideqaaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪

    • @bikeybabayao5062
      @bikeybabayao5062 5 років тому +3

      Anba kulamid ayan ahay walal...wlhi Halkan ayan kadaremaya xanunka iyo diwatadha manta heysato Somalia😪😪

    • @maxamedyare3964
      @maxamedyare3964 5 років тому +1

      Insha Allah Somali guul

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 років тому +2

      KENYA HADA KU DHALATAY RUUX WAXA TAHAY SAXANKA U WAX KJ CUNAH KU XAARAY

    • @hassanjama682
      @hassanjama682 5 років тому +3

      Guul somali ciidanka halataageero iyo dawalada

    • @mohamedhassanabdi1227
      @mohamedhassanabdi1227 5 років тому

      Thanks sister

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 5 років тому +1

    Masha allaah waxankudhashay wadanaka soomaali galbet elagumesto hadana waxaanjeclah ay soomaali mida insha allah wala gaari idam allah guuuul 🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️👍

  • @fahmashafeec8109
    @fahmashafeec8109 5 років тому +299

    Inkasto ahmed madobe aderkey yahy hadana farmaajo ayan taagero u ahay dawladnima na deeqda one love somali mohamed

    • @lakiahmed731
      @lakiahmed731 5 років тому +15

      Wllo waa sax qabiilku waa qudhun plaese iska dhaaf midnimo ku dhimo

    • @abdalaosman7835
      @abdalaosman7835 5 років тому +4

      LipaH tahy zhp

    • @rooneyali7358
      @rooneyali7358 5 років тому +11

      Abayo wa runtada adeer nimo wax kugu qaban mayo Ilahow danteena nagaran sii yaa allah somali qalbigooda isku keen

    • @mohamedomar3261
      @mohamedomar3261 5 років тому +7

      🇸🇴🇸🇴 one love somali

    • @sowdoabdinor8548
      @sowdoabdinor8548 5 років тому +5

      Mashalh wa alx hadey dadka qarabimo dorten😢

  • @alamaganelmi6548
    @alamaganelmi6548 5 років тому +52

    Asc wr wb
    Walalayaal maanta waa in aan qabyaalada halkeedii ku habooneyd dhignaa ...oo daafacnaa xuduudaha wadanka dabadeedba aanu is cuno hadaan doonee .. Tol l'aye ma qabiil baa qaran ka qayma badan ....jawaabtu waa maya... !!! Koley qaylo tahay
    Qaranka u hiiliya Qaa'inku ha quustee

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 5 років тому +43

    Aamiin aamiin tuugada illahay hanaga qabto kismaayo wey xoroobeysaa insha allah

  • @ahmedkismayodabshid1478
    @ahmedkismayodabshid1478 5 років тому +21

    Hagaadhee somalia wey midobi insha alah dhuuni raac wuu dhaman 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shaaficiqandala5637
    @shaaficiqandala5637 5 років тому +34

    Wooooow Intaa kuu kuuyadiyo Kenya ayay u adeegayaan WALAAHI Waa xadiis ax ax AFKU IDIN MA GO'

  • @abuuhudheifa1724
    @abuuhudheifa1724 5 років тому +37

    Abdi askari mashaa allah jir oo joog sxb sidaa ayaan kugu ogahay u hadal si wadaniyad ku jirto allow naga kori ku waan

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 5 років тому +21

    Kulipa wa wada dulaal Intaa kuukuyadiyo kenyay u adeegayan (insha allah kheyr ) soomaali hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alabariadan4829
    @alabariadan4829 5 років тому +51

    Ilaahow cadowga kaqabo SOOMALIA madobe wantageri jrey lkn marnaba doni mayo inuu lasosafto cadowga dhulka somaaliyed iyo badaba gatey hajabo cadowga somaliyed

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 років тому +1

      Waan taageersanaa laakiin waa dad waran Demi’s ah, oo rabaan dhulkeena in aay Gataan

  • @miss_fos220
    @miss_fos220 5 років тому +71

    Allow naga kori kowaan kolnaba maxishoonayaan🤗🤗🙌🙌👏👏
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💯👈

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 5 років тому +97

    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allow nago qabo kuwaan kuukaayo iyo keenya ayey kabaha u sidaan

  • @kiineyelmi4046
    @kiineyelmi4046 5 років тому +4

    waxan uso galay inaan commentiyasha aqriyo si aan u ogaado shacbka fikirkoda waxan ogaadey somali ineey is raacdey oo qabiil qofna lagu tagereyn💪💪💪💪💪💪
    somali nimada nawada deeqda ilahow naga qabo kuwaan ma rabnee❤❤❤
    NABAD IYO NOLOL

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому

      Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi Aamiin and

  • @cabbascadde9192
    @cabbascadde9192 5 років тому +20

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali waa midow waa midaan lagu daneesan karin, somali hurdada ka kacdow kuwii badaheena gatay iyo kuwii dastuurkeena liiiday marnaba naguma soo laabtaan😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭

  • @cabdiraxmaanismaaciil7908
    @cabdiraxmaanismaaciil7908 5 років тому +11

    Allow naga keliya kuwan kolaba ma xishoonayaane from Somali land 🇮🇷 allow karaame xamar❤

  • @shaaficiqandala5637
    @shaaficiqandala5637 5 років тому +29

    Rabigay Naga kiin kexee WALAAHI ABWAAN KA UGAASKU WAA NAKEENAY ALLAHA KA KEENEE KKKKK ALLA Maxaan Axmed UHURU & dabadhilifkiisa nacay

  • @cabdigeedi7723
    @cabdigeedi7723 5 років тому +20

    Soomaliya guul insha allah
    Alloow dawladnimada noo hagaaji
    Dilaaliintana naga qabo

  • @hibaaqnuure4976
    @hibaaqnuure4976 5 років тому +29

    Viva dowaldena viva farmajo iyo qayre guuuuuuuul cadwgina ha dhaco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤

    • @footballlife-vk4fx
      @footballlife-vk4fx 5 років тому +1

      viva dowaldena viva farmajo iyo qayre guuuùuuuùul cadwgiana ha dhaco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @khadraabdulahi5275
    @khadraabdulahi5275 5 років тому +44

    Abdi Mashallah Mashallah 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedgoobe797
    @mohamedgoobe797 5 років тому +34

    xaqiiqdi aad iyo aad ayeey idhirigilisaay heestaan kukaaca tuggada dadyahaw kukaca
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nortaa5654
    @nortaa5654 5 років тому +3

    maasha Allaha. ILAAHOW soomaaaaali oo dhan meesha uu Ka galay cudurka Qabiilaysiga iyo Nin jeclaysiga Ugu bedel jacaylkaga Yaa Rabi raxmad balaarana dhexdooda dhig Aamiin Yaa Alaah
    Aan wadankeena dadkeena iyo diintena jeclaano hadii kale intaba waan waayi doonaa. Insha Alaah dhici ma doonto

  • @ahmeddcdde1004
    @ahmeddcdde1004 5 років тому +26

    😭😭😭😭😭😭😭waxaan la oyaya mxamed siyad Bare ala ha unaxriistee markuu dhintay waxaa la wayay guri is ka daye cariish uu hanti ula haa ciylkiisa uga tagy halka kuwan hnti is kadye bdi iinsdeen😭😭😭😢😡😡

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 5 років тому +1

      Zxp wadanimada walo dhashaa halyeey qaran ayu ahaa alla u naxaristee

    • @halane6523
      @halane6523 5 років тому

      Ahmedd cdde waa runtaa walaalkiis xasan shiiq waxuu qaboo 150 guri. Xamar keliye

    • @ahmeddcdde1004
      @ahmeddcdde1004 5 років тому

      @@halane6523 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @haliomar1128
    @haliomar1128 5 років тому +2

    Dan gaarka ah ka hor Mari mida guud viva somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @fadumoabdi2657
    @fadumoabdi2657 5 років тому +1

    ilaahow naga kexaa iyaga iyo kuwa soo dirsadayba umada soomaaliyeedna ferej khayr ufur cadaegeedana jebi aamiin yaa rabbi

  • @abdiwadudshukri7474
    @abdiwadudshukri7474 5 років тому +35

    Somalia 🇸🇴❤️ Hanolato 💪🏽💪🏽

    • @hunterisaias5853
      @hunterisaias5853 3 роки тому

      i realize I am pretty off topic but does anyone know of a good site to watch newly released tv shows online ?

    • @jaxsamir3252
      @jaxsamir3252 3 роки тому

      @Hunter Isaias I dunno I would suggest flixportal. just search on google after it:D -jax

  • @iskufilan3960
    @iskufilan3960 5 років тому +2

    Haah maashaa allah runtii waa hees meel fog taabaneyso alla wiilasheena sharafta iyo quruxda badan somali ma ilaawi doonto alaaya cisag wexey dheheen rabigeen naga kiin kaxeey🤲 aamiin

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 5 років тому +6

    Mashaa Allaah waan u mahad celinenaa dhalin yarada qaadey heesta waxaana rabnaa in heeso farabadan oo kale eey Abwaaniinta Somaliyeed kenaa oo dhiiga dhaqaajisa Somali yoo idil ee karbaasha qaa inu Wadaniinta Dalkeena waa lagu soo duulaye Somaliyeey kac oo hanadan kac oo damiir yeesha

  • @farhiamohfarahgesawayne5589
    @farhiamohfarahgesawayne5589 5 років тому +21

    Anoo Puntlander's ayaa tageraya dowladeena soomaliya
    Viva farmanjo &khayre

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 років тому +1

      Farhia abaayo Somali nimo ayaa na deeqdo

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 5 років тому +76

    Waa hees waqtigeeddii timid .

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 років тому

      I get goose pumps man, waa badeeni iyo lacagta emaraatka. Oo meesha lagu weeybsanaayet

    • @zharmaakejamac7975
      @zharmaakejamac7975 5 років тому +1

      Abwaan cajiib ba heestaan sameyey. Qaran dumis group ku kaca somaliyey

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 5 років тому +14

    This is the perfect response/answer. Someone translate this song to English and Swahili that Kenya and the world see it.

    • @liibaanshomar3849
      @liibaanshomar3849 5 років тому +2

      Hhhhh is the best song...

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz 5 років тому +1

      Waa runtaa waa rajeynaa fikradaada in ay hirgasho iinshaallah.

  • @mohaaaaxmed9075
    @mohaaaaxmed9075 5 років тому +4

    Tuuugada badi umada somaliyed gadatay halayska jiro allaha Naga najeeyo sharkoodeee

  • @ayanosman8280
    @ayanosman8280 5 років тому +2

    Waan ku faraxsanahay inay soomaali fahatay xaqiiqdii Allah waxaan ka baryayaa inuu noo soo celiyo Qabkeenii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @abdallabile6451
    @abdallabile6451 5 років тому +24

    we weee
    Erayada
    laxanka
    music
    👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
    💓💞🧡🧡💕💯❤❤👌💝💖💚
    ABDI ASKARI 🙌🙌🙌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @halimajama1240
    @halimajama1240 5 років тому +4

    Inaba caadimaaha!👏👏👌! Somali somali dhalay! Halkaa kawad geesi geesi dhalay! May Allah bless you!

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 5 років тому +16

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲Mansha Allah shukran son’s

  • @fatenalibahood9670
    @fatenalibahood9670 5 років тому +6

    5 calan bey samaeysten Miley warba u hayaan Sawirlika Madaxweyme Farmaajo maysan sudhin ku kaca Dawlad diidka Cirweynayaasha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕

  • @abyanahmed1766
    @abyanahmed1766 5 років тому +26

    Ax yaa hees mcn oo wax ku ol ah ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏

  • @nicimakhadar1166
    @nicimakhadar1166 5 років тому +2

    ana uhoreya kuwa ukukacay kukaca kishki lacagta kismayo la sodhexdhigaye somaliyey calankena kor uqada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪☝☝☝

  • @chavitube3229
    @chavitube3229 5 років тому +10

    Wlhi runta lawada sugayay ayaad soo bandhigteen guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedfarah1262
    @mohamedfarah1262 4 роки тому +1

    Nbbbbbbbbbb mshaaa alaaaaah inta mugdisho ineeeey tahay hooyadiii barwaaaaqada fahansan laaag isaaar wlll ha dhaafin

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 років тому +6

    Mxy u kala ordeen ma kiishki laggte bda lagu kala gada kismaayo laso dhex dhigay.... wlhi Dawladnima na deeqda one love madexweyne farmaajo and Rws Xasan ali khyre

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 5 років тому +9

    Allow jebi cadowga Somalia 🇸🇴🇸🇴 iyo MD farmaajo ❤️🇸🇴👑
    Deni hada nahay Ree PUNTLAND🇸🇱 waadna cebaysay wlhi maxad ka donteen kismaayo.. 📍
    Wlee calankaas 🇸🇴 Waxba Kuma badasheeen intaa nolahay
    Ilahow kor kayeeel... Amen amen

  • @nuuriyamohamed7935
    @nuuriyamohamed7935 5 років тому +5

    Mashaallaah mashaallaahguuuul afka alah kaama gaayo aamiin aamiin cabdi yare alah noo kaa daayo aamiinaamiin jazakalaahu . Kheyrjaabata aad siise tuuugadII aaamiinaa aloo naga kariin hooyo salaan sare

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 років тому +21

    ABDI ASKARI ILAAHAY QAYR HAKU SIIYO SOOMALI HAKACAAN WALAHI NIMAN DOODA KALI AH ISKU BIIRSADAY BAA SOOMALIYA HALKAAS DHIGAY QABIIL QOFNA QABRIGA LAMA GALAYO SOOMALI HAKACAAN DANLAYDANA ISKU MEEL HALOOGA SOO WADA JEESDO BADA SOOMALIYA DHEEL DHEEL MAHAN

  • @abdullahiyussuf
    @abdullahiyussuf 5 років тому +10

    Mashaallah ilahow somali isracdi natus ilahow naamiide ilahow wadan kale hana baadin amin amin

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому +1

      Alaahuma Aamiin Aamiin Aamiin AAMIIN YAARABI

  • @nazteshsahel2399
    @nazteshsahel2399 5 років тому +20

    Axyaa hees iyo badh❤viva farmaajo iyo khayr qabe🙏

    • @halwahasan461
      @halwahasan461 5 років тому

      Aaaaamin alooow wixiiii dhib Somali went uwada

    • @halwahasan461
      @halwahasan461 5 років тому

      Rabooow adaa awood leh kunaan 30saney Nagu tumanyeen raboow

  • @Moapdi21
    @Moapdi21 5 років тому +55

    Danteenaba kuma maqne
    Maxay ku kala ordeen🇸🇴

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 5 років тому +5

    Aamiin allow naga kori oo naga koryeel alfanaan afkaaga caano lagu qabay

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad9908 5 років тому +3

    Inaba caadi maahan waa wax lagaasu gayay fanaan sharafta Allah ka qaad kaas wey nashaacdi leen lakiin waxba nagadhimimaayaan geesi yaasheena kabadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @naciimamaxamud8500
    @naciimamaxamud8500 5 років тому +9

    Somaliyaa ha is raacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @zahraluul8854
    @zahraluul8854 5 років тому +3

    Mansha allah kiishkoodi u dhinaa ha iska soo qaybsadaan guryohoodana ha naga fadhiistaan yeysan na soo hor istaagin

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому

      Kuwaasi hari mayaan ilaa ay dowlada ridaan ilaahay shisheeye baa ku adeegta on dowlad doonaynin ilaahay haynaga qabto Aamiin Aaamin Aamiin

  • @ds8039
    @ds8039 5 років тому +9

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐆🐆🐆❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤🤝🤝🤝🤝🤝🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐯🐯🐯🐆🐆🐆☺️☺️☺️🤩🤩🤩🤝🤝🤝🤲🤲🇸🇴guulaysta dhalinyarada soomaaliyeed dalka idinkaan leh miiin

  • @xamdicali172
    @xamdicali172 5 років тому +15

    Masha Allah 👏🇸🇴🇸🇴👌👌🇸🇴🇸🇴

  • @gdhdhdgxgdhd7837
    @gdhdhdgxgdhd7837 5 років тому +4

    Rabigay naga kiin kexee Aamiin aamiin Alaahuma aamiin Alaahuma aamiin L

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi

  • @cqanixasan77
    @cqanixasan77 5 років тому +1

    Allow dalkeena inoo hagaaji soomaaliya oo mid qura inshallah waan taageersanahay dowladeena hadan nahay shacabka soomaaliyeed guuul guuul guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sowdoabdinor8548
    @sowdoabdinor8548 5 років тому +5

    Mashalh alx waxa farxad in somalidu manta darenkeda dhabtaah cabiri karto. Guleysta gesiyashena qabqable waqtigisii wuu dhamaty. Gul iyo gobonimo N&N🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @shafiiomar3478
    @shafiiomar3478 5 років тому +11

    Wlhi heesta tarjumaad macan oo igu filan somalina Ku filan
    Rabigeen naga kiin kaxee
    Mucarad baqti cun

  • @abdinoorninweyn2076
    @abdinoorninweyn2076 5 років тому +3

    thank you brother abdi askari somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘

  • @guofficial280
    @guofficial280 5 років тому +37

    Libaan door wllky qli horay usoco ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    • @fadumafarah7818
      @fadumafarah7818 5 років тому +1

      Somaalia ha noolato ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @balanismail1667
    @balanismail1667 5 років тому +4

    ALOW anga jabi
    Kuwa duminaya
    QARANKEENA
    Aaaaaaaaami
    Yarabi
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому

      Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi

  • @quraishabdihabashow8593
    @quraishabdihabashow8593 5 років тому +5

    Abdi Askari, wlh this one is one of your best commentary.. Guuleyso waligaa

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz 5 років тому +3

    Guul umada soomaaliyeed xafido Allah dhamaan umada soomaaliyeed Tuugtan Allah kashifay awalba waa la ogaa laakiin dad qabiil ku taageerayey ayaa jiro waxaanse rajaynaa haday damiir yar ku jiro inay maanta ka hari doonaan. Allah idin qarib umada idinka qabay jaceyl uma qabaan ninka isdoorte laakiinse ceeb aan dhamaan ayaa Allah dusha kaga riday aduun iyo aakhiro ba .

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 5 років тому +9

    Masha alah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somliya guuuul abdi askari hore usoco💪💪💪💪

  • @muwahibmohamed6151
    @muwahibmohamed6151 5 років тому +17

    Ax heestan hal beena kuma jirto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 😢😢😢😢

  • @MohamedAli-ku2eo
    @MohamedAli-ku2eo 5 років тому +14

    Heesti sanadka🇸🇴14 October🙏

  • @qubqac5144
    @qubqac5144 5 років тому +4

    Wale waa sax heestan liket away

  • @aaminoismacil9623
    @aaminoismacil9623 5 років тому +3

    Waa tuug aan dalka iyo dadka midna dankalahayn ee allow nagaqabo Somalia 👍👍👏👏👏

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 років тому +4

    naga bufiyaa kuwan xaqa umada ku maqan weli rabo somaliya inay logaha qabtan allah haka wabto xasidka guulma garo horebo somali maso doran wa hogamiye koxed xog umada ku qabsadey allah hanaga qabto insha allah

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому

      Aamiin Aamiin Aamiin Aaamin Aamiin yaarabi

  • @mohavic1874
    @mohavic1874 5 років тому +6

    Hees iyo badh allow tuugta naga qabo oo marwlbo saan ufashili shacabka ha arkaane somaalia somaalibaleh😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahmedtabliiq3442
      @ahmedtabliiq3442 5 років тому

      mahadsanid hor allaha idin dhigo noolada waligin

  • @anisabdi1504
    @anisabdi1504 5 років тому +7

    Farmaajo iyo kheyre waa halyeya qaraan guul somaliyed

    • @footballlife-vk4fx
      @footballlife-vk4fx 5 років тому

      farmaajo iyo kheyr waa halyeya qaraan guul somaliyed

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 5 років тому +4

    Masha alaah ilaah ha noo xafido dhalinyaradeena run bey sheegeen

  • @abduulabduul9140
    @abduulabduul9140 5 років тому +5

    Masha Allah alow xifdhi abwanki alifay iyo fananinta kuluqeysay intaba

  • @fadumogure2974
    @fadumogure2974 5 років тому +4

    Dhulka Allaha lagooyo amiiiin amìin

  • @zaxnuuniaarkaofficial2575
    @zaxnuuniaarkaofficial2575 5 років тому +7

    Waa xaqiiq maxa isku keenay wa dulaalnimo wan wada aragnaa in ay dulaal yihiin shacbiga ha kacaan oo ha muujiyan in kenya iyo kuwan ay isku mid yihiin ayan taagero shacabka ka helin

  • @hanishabanhanitobbe2697
    @hanishabanhanitobbe2697 5 років тому +18

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔊🔊🔊

  • @mohomedomar2825
    @mohomedomar2825 5 років тому +7

    anigana ku xigo ku kaco somaliyey dalaaleentaan💙💓🏳

  • @shukricolow1771
    @shukricolow1771 5 років тому +10

    💘💘💘💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘❤❤💕🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💘💘❤❤🇸🇴🇸🇴 viva Somali iyo Turka

  • @dangerman1613
    @dangerman1613 5 років тому +2

    Run ahantii ani iyo xasan shiiq illma adeernahay hadana. Mataageersani qabyaaladna dantedenmaah a guul nabad iyo nolol soolaabta

  • @habiibahassan1402
    @habiibahassan1402 5 років тому

    Allaaah Akbar xaqiiq ayuu tabti alloow naga Kori ku waan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 intaan kenya hoos tagi laha dhimisha ka xigaa

  • @nimcoxssan1237
    @nimcoxssan1237 5 років тому +2

    Mnsha allah somaliyey insha Allah guuul iyo gobanimo haisracdo somaliya

  • @beerlula44
    @beerlula44 5 років тому +3

    abdi askar si wacan baad adiguna karbashka ugu kabtay heesta 👍 wale ma xishonayan mana oga iney niyada badi shacabka ka dhinteen tuugadan 👎

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 5 років тому +1

    Alfanan Mubarak abukar yuusuf codmacaan waad karbashtay tuugada 80 jiradaha ah alle haka qabto umada afduub ayeyku heystaan

  • @farxiyamohammed1271
    @farxiyamohammed1271 5 років тому +1

    Runtaa cabdi askari wadani dhab eh allaaw naga qawo kuwaan qaran dumiska kursiga lee ukala ordayaan mana yaqaanaan sida wax loo maamulo allaa idinka magan galnay

  • @devidbrowser2498
    @devidbrowser2498 5 років тому

    Mashaalh wllhi soomaali waa israacday guuuuul dadkii layga beeray soomaali Mohammad guuuulaysta anoo ah rer dds waxan leeyahay dalkena aan ilaashano dhalin yaroy guuuuuul

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 5 років тому +5

    Maasha Allah, allow naga kore kuwaan.

  • @artenmunachannal7304
    @artenmunachannal7304 5 років тому +4

    Walahi waa runtiii
    Kiiskii lacagta bada lagu gatay ugu ordeen
    Sax sax sax

  • @halanesigale2224
    @halanesigale2224 5 років тому +3

    Waay dacday heesihi calanka walacada eaa askariyo waxkalawadaye nagajo 🤲🏾❤️🔥🔥🔥🌧🌧🌧🌧👑✊🏾🐪🐪🐪🐪🐪 jubaland guuuuuul

  • @faidalmshaer
    @faidalmshaer 5 років тому +16

    Dardaaran hooyo
    Dhalinyaro dhulkiina ukaca oo difaacda yaa idiin maqan oo aad sugaysaan waarkaca oo dhagaxa tuura oo tuugadan isbahaysatay iska dhiciya

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 років тому +5

    Inta meesha tagtey ee showga gacmaha is qabsanaayo mid kasta xisbi buu wataa kkkkkkk balse iney dowlada ridaan kuli waa usaaxiib Kenya iyo Cimaaraad wallee Soomaali idinkaa is tusey Abgaal keliya 5 xisbi wato hhhhh viva Somali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Power Blueg ley ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 5 років тому +1

    Nabadiyonolol# waxay haysta qalbiga umada Somaliyeed oo dhan dowladeena inay saameen leedahay waxaad ku garanaysa waxa mucaarad ay leedahay Somalia farmaajo iyo khayre maleh 🇸🇴🇸🇴❤❤💔👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sarinaali9785
    @sarinaali9785 5 років тому

    Amiin Amiin yarabil caalamiin Alaha nagaqabto wixii dhib kuhaya dalka somaliya iyo shacbka masakiinta Ah Alow dowladena iyo shacabkena somaliyed no xafid ya Allaah Amiin Amiin

  • @deqamahmood9766
    @deqamahmood9766 5 років тому

    Allah swt aya mahad leh ina fahansiiyay dilaalada qaswadayaasha wax bdn banu Allah ka baryeynay mnta hadan oganay soomaaliyeey waa in aynu xaqa u istaagnaa insha'Allah.

  • @gdhdhdgxgdhd7837
    @gdhdhdgxgdhd7837 5 років тому +4

    Kukaca kuukaayada ku kaca sooomaaliyeey kuukaa weeyee kukaca
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hanadqalbi4685
    @hanadqalbi4685 5 років тому +4

    Manshalah alaha idin dhawro wllshyga qliga murig agtobar iyo liban door zxp qliya liban

  • @sihaamabdu8031
    @sihaamabdu8031 5 років тому +4

    Msha allh hees iyo dha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @khadijamohamed3722
    @khadijamohamed3722 5 років тому +1

    ASC brother just want say thanks to you

  • @ilhaanmohamedbille6897
    @ilhaanmohamedbille6897 5 років тому +4

    Ax 😭 😭 😭 😭 😭 wlhi tan hees ma ah waa wax ruun ah

  • @uudanqadadadkinaiyodaalkin9802
    @uudanqadadadkinaiyodaalkin9802 5 років тому +5

    KISMAANYO WAXAA AADAY TUUGADII DHIIG YACABADII JAAJUUSIIBTII IYO CADAWGA SOOMAALIYED KULIGOOD DHULKA ALLAH HALA JARO

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому

      Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi

  • @siyaaaahmed5024
    @siyaaaahmed5024 5 років тому +5

    Maxay sidaan noogu galayaan
    Soo dhiigoodo dheecaankooda ma nihin maxay cadoowga noga gadayaan 😭😭😭😭😭😭

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 років тому

      Alaahu AKBAR ma tuug baa dadka u naxaya jeebkiisu kanaxaaye ilaahay kuwan damiirka aan lahayn haynaga qabto Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi