Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Garowe♥️ is beautiful city m.allh wa horomar somaaliyeed oo lagu faano broud to be Garowe one love from djib🇩🇯ti jano
i realize it's kinda off topic but does anyone know of a good site to stream new movies online?
Woow from hobyo
Mansh allh waxan idinka hanabalyanany sida quruxdabadna bahaladiina uhagajisateen from hargeysa hanabalyo hanbalayo reer garoowe
Hadii waynaan qiimo leedahay xamar baa yeelan lahayd.Hargaysa oo magaalo yar ahba waa nuuraysa waad aragtay.Garowe na waa nuuraysa mashallaah, weliba dhanka jidadka garowe ayaa ugu fiican soomaaliya.
Futada kahadashay muqdisho meelkasta way kaga ficantahay tuuloyinka dhankasta hotelada daaraha waynida bilicda beeraha 50sano oo dambe xata sida ay maanta tahay masogaraysid
@@xasancabdi403 garoowe hadday tuulo tahay addis ababa ayana waa tuulo.Muqdisho waa magaalo soomaali wayn leedahay waana caasumada qaranka wixii kaqaldana anagana waa naga qaldanyihiinSoomaaliya oo dhan guul baan lajeclahay.
@@foox4080 Mashallah qof maskax caafimaad qabto tahay....Allah ku siyaadiyo Amiin Amiin Soomalia odhan quruxdeeda waa quruxdeena Mashallah Garowe inshallah inaa tago waan jcelahay 💖
masha'allh amazing walahi Garowe wada Laami iyo Vlog aad u qurxoon. Mahadsanid in Badan @Garaadka Official.
Garowe waa magaalada ugu Laamiyada badan somalia sidookale ugu nadiifsan Magaalo wayn oo Isku raran ah waxba tari mayso
Berbera ayaa ka horaysa soo daawo wll kuma qor UA-camka
@@cabdalecawil6275 UA-cam qof walba wax soo galiya ee Kaalay booqo Garowe dhalinyarada reer waqooyiga Tuuladooda masoo dhaafaan dhibku waakaa wll
@@cabdalecawil6275 kkkkkkkkk yaa ku weydiiyay bisinka
@@wiilkaReerCigalle maaragtay wuu maqlay Barbara laakiin muu arag mida kale yaa weydiiyay
Garowe hoyo mis garowe jano jir oo jioog 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🩸🩸🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋🤴👍🦋
Garowe clean waaye wadooyinka aad ayey ufiican yihiin puntland hore ha usocoto
Masha allah garowe horay usoco from jigjiga
M..a aloow barakee
Maashaa Allah clean and beautiful city
Dhir unbaa naga dhiman reer garowow xafad walba wadeeda ha cagaariso
Masha allh magalada xaajigu kasoo jeedo wan rajaynahaa inaan soo booqandoono insha allh from hargeisa wan jeclahay garowe
abayo sido kLe no imow anagun wa ku jeclnHe
@@naygajr3122 thnks xbbtii
Dumashi miya qoftaan
The city is beautiful but they need to plant more trees🌳🌳🌴🌴🌴
Ma.allah amnibadantii garowe ahyd Axyaa magaalo 🌏❤❤🌏🌏 Aad baan ku jeclahay nacabka darbiyada ha Jiro 🤲🤲🤲
Manshala magalada gedo badan halugubeero inshala 🏝
M.ahsllah Aapo dani xafidahullaah Allaw Qaranaka puntilan Barakay Aapo dani halyeey Qaranaka puntilan usoo baxay Recbect Aapo🇺🇿🇺🇿💪🙏🙏🙏🙏
Salaan ka timid Turkiga. Waxaan imid March, Garoowe. Waxaan la kulmay guddoomiyaha, duqa magaalada, iyo wasiirrada. mashaariic dhowr ah. Waxaan rajaynayaa inaan mar kale imaado.
Soo dhawow. Adoo raali ah mashaaric nooce ah ayaad ka wadaa garowe ? Gobolada kale ma aaday ?
@@nas6301 Mahadsanid. Wali mashruuc ma hayno, laakiin shirar ayaanu yeelanay. Waxaan ahay injineer Waxaan aaday mogadisu, Baydhabo iyo Gerbehere.
@@mesutgokdemir4822 waan gartay injineer, guul ayaan ku rajaynaya.
Amni badantii garowe ahayd ❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️
Allah dartiis igu duceey mudar ayaa leyahay
Maasha allah casumadeen💝❤
Masha’Allah Tabarak! Thank you for sharing it with us
MASHAA allaah quruxbadanaaCaadi maahan. Thumbs up bro
Mansha. Aalah💓💓👍 dhismooyin dabaqyo ayaa dhisantey alaha u kordhiyo amaanka iyo bilicda💓 aaamiinn. Kobacweyn ayey samesey garowe. I love it💓💓💓 mahadsanid video aad noo soo shar garey sey garaad👍👍👍 waan ku cusbahey chanelkada oo hadaan arkey waan kuu subscribed.
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
Masha Allah Dhulkiiii hooyo❤❤
My home garoowe😘😘😘😘👏✋✋
First Viewer❤️😂
Jamaal cabdi naasir legend keep going pro
Beautiful ❤️
Msha alh garooowe magaalo aan jecelhy
Mansha allh capital city Garowe of puntiland 🔵⚪💚🙏❤🌹💫
MAsha allah
Hore usoco pro😍
Magaladan wa magalo jidad qurxoon oo nadiif ah mastplan usameeya dhirtuna bilicday qurxisaye kubadiyo
MashaAllah Garoowe my Home😘
MashaAllah Magaaladiina waa usoo socdaa from Borama
@@MakahilMakador welcome bowe
Hello
Kkkķkkkkkkkk War nagadaaa Meshan garowe""""Ma. Ahan""""Wa dhul dhismo ku Socdeee"""Garowe"""30saney dhismeysay
Garowe ilen watulo
MY HOME ❤❤❤✔
mansha alh city home
Masham Allah casimada
Jamaalow gurigenu ban arka😂😂iyo xaq soor😂😂
Cubdaad udhimo naaya qax inom qarax adiga ayuu aktaada yaal
Mansha allah inaba caadi maaha
War ba’aaah mxythy meesha baadiyaha ah akh wxn bilicmaaheee wxn meeshakala tag umada hanagu tusine 😂😂waaba iga nixisaye..annagana xiliwlbaa kufaanaaa garowe waa meeel cajiiba dhahnaakkkkkk waa mxy saxaruhu wah
Bro waa video qurxoon, drone ayaan rabay inaan iibsado plz ma ii sheegi kartaa drone kaa iku duubtay video-gan waan ka helay.
Haa wll Apout Kayga Booqo Halkaas Whatsappkayga Iga Soo Qabo
@@garaadkaofficial5760 wll aniguna waan rabaaye xagee ka helikaraa garaad
Mansha Alllaah . Mahadsanid Sxb
Hhhhh tuulo
Garoowe waa tuulo
Tom plane kaa Idilay.
Waa qaabaysantahy lknse dhir la,aan waaye
Waxkale walhi
Tuuladaan dhaqaalihii gobolka bari bey qabtaa hadna carmo baa ka weyn cajiib
Garowe ishanacabka xusbaa looga xiriay
Cali karton io cuqdad maxa kala haysta 🤣🤣
Ar somaliyaa fiiri cidlo Wana he shiin layihiin.
Waa tuulo. Yaraa magaaladu. Waxay caddaynaysaa inaan qabiil dhisi karin magaalo wayn. Xamar Soomaali oo dhan baa dhisaysay 100 sanno ee ugu danbaysay, inkastoo hadda Hawiye sheegto.
meesha waa qarax sar unbey dhiseen qruxdu waa geedaha
War meeshu ma tuulaa afar dabaq uun baan arkaaye 😅😅😅
Waxaa la yiri togba taagtiis ayuu rogmadaa waayo rag baa caasimad u yaqaana meeshas yar ee aad arkeysan
Cuqdad iyo masayr u dhimo
Weynaanta muhiim maaha. Dhismada, jidadka, iyo nadaafada baa ka muhiimsan, jaahil baa tahey.
Hadii waynaan qiimo leedahay xamar baa yeelan lahayd.Hargaysa oo magaalo yar ahba waa nuuraysa waad aragtay.Garowe na waa nuuraysa mashallaah.
No greenery whatsoever it doesn't look inviting
Garowe♥️ is beautiful city m.allh wa horomar somaaliyeed oo lagu faano broud to be Garowe
one love from djib🇩🇯ti jano
i realize it's kinda off topic but does anyone know of a good site to stream new movies online?
Woow from hobyo
Mansh allh waxan idinka hanabalyanany sida quruxdabadna bahaladiina uhagajisateen from hargeysa hanabalyo hanbalayo reer garoowe
Hadii waynaan qiimo leedahay xamar baa yeelan lahayd.
Hargaysa oo magaalo yar ahba waa nuuraysa waad aragtay.
Garowe na waa nuuraysa mashallaah, weliba dhanka jidadka garowe ayaa ugu fiican soomaaliya.
Futada kahadashay muqdisho meelkasta way kaga ficantahay tuuloyinka dhankasta hotelada daaraha waynida bilicda beeraha 50sano oo dambe xata sida ay maanta tahay masogaraysid
@@xasancabdi403 garoowe hadday tuulo tahay addis ababa ayana waa tuulo.
Muqdisho waa magaalo soomaali wayn leedahay waana caasumada qaranka wixii kaqaldana anagana waa naga qaldanyihiin
Soomaaliya oo dhan guul baan lajeclahay.
@@foox4080 Mashallah qof maskax caafimaad qabto tahay....Allah ku siyaadiyo Amiin Amiin Soomalia odhan quruxdeeda waa quruxdeena Mashallah Garowe inshallah inaa tago waan jcelahay 💖
masha'allh amazing walahi Garowe wada Laami iyo Vlog aad u qurxoon. Mahadsanid in Badan @Garaadka Official.
Garowe waa magaalada ugu Laamiyada badan somalia
sidookale ugu nadiifsan
Magaalo wayn oo Isku raran ah waxba tari mayso
Berbera ayaa ka horaysa soo daawo wll kuma qor UA-camka
@@cabdalecawil6275 UA-cam qof walba wax soo galiya ee Kaalay booqo Garowe dhalinyarada reer waqooyiga Tuuladooda masoo dhaafaan dhibku waakaa wll
@@cabdalecawil6275 kkkkkkkkk yaa ku weydiiyay bisinka
@@wiilkaReerCigalle maaragtay wuu maqlay Barbara laakiin muu arag mida kale yaa weydiiyay
Garowe hoyo mis garowe jano jir oo jioog 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🩸🩸🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋🤴👍🦋
Garowe clean waaye wadooyinka aad ayey ufiican yihiin puntland hore ha usocoto
Masha allah garowe horay usoco from jigjiga
M..a aloow barakee
Maashaa Allah clean and beautiful city
Dhir unbaa naga dhiman reer garowow xafad walba wadeeda ha cagaariso
Masha allh magalada xaajigu kasoo jeedo wan rajaynahaa inaan soo booqandoono insha allh from hargeisa wan jeclahay garowe
abayo sido kLe no imow anagun wa ku jeclnHe
@@naygajr3122 thnks xbbtii
Dumashi miya qoftaan
The city is beautiful but they need to plant more trees🌳🌳🌴🌴🌴
Ma.allah amnibadantii garowe ahyd Axyaa magaalo 🌏❤❤🌏🌏 Aad baan ku jeclahay nacabka darbiyada ha Jiro 🤲🤲🤲
Manshala magalada gedo badan halugubeero inshala 🏝
M.ahsllah Aapo dani xafidahullaah Allaw Qaranaka puntilan Barakay Aapo dani halyeey Qaranaka puntilan usoo baxay Recbect Aapo🇺🇿🇺🇿💪🙏🙏🙏🙏
Salaan ka timid Turkiga. Waxaan imid March, Garoowe. Waxaan la kulmay guddoomiyaha, duqa magaalada, iyo wasiirrada. mashaariic dhowr ah. Waxaan rajaynayaa inaan mar kale imaado.
Soo dhawow. Adoo raali ah mashaaric nooce ah ayaad ka wadaa garowe ? Gobolada kale ma aaday ?
@@nas6301 Mahadsanid. Wali mashruuc ma hayno, laakiin shirar ayaanu yeelanay. Waxaan ahay injineer Waxaan aaday mogadisu, Baydhabo iyo Gerbehere.
@@mesutgokdemir4822 waan gartay injineer, guul ayaan ku rajaynaya.
Amni badantii garowe ahayd ❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️
Allah dartiis igu duceey mudar ayaa leyahay
Maasha allah casumadeen💝❤
Masha’Allah Tabarak! Thank you for sharing it with us
MASHAA allaah quruxbadanaa
Caadi maahan. Thumbs up bro
Mansha. Aalah💓💓👍 dhismooyin dabaqyo ayaa dhisantey alaha u kordhiyo amaanka iyo bilicda💓 aaamiinn. Kobacweyn ayey samesey garowe. I love it💓💓💓 mahadsanid video aad noo soo shar garey sey garaad👍👍👍 waan ku cusbahey chanelkada oo hadaan arkey waan kuu subscribed.
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
Masha Allah
Dhulkiiii hooyo❤❤
My home garoowe😘😘😘😘👏✋✋
First Viewer❤️😂
Jamaal cabdi naasir legend keep going pro
Beautiful ❤️
Msha alh garooowe magaalo aan jecelhy
Mansha allh capital city Garowe of puntiland 🔵⚪💚🙏❤🌹💫
MAsha allah
Hore usoco pro😍
Magaladan wa magalo jidad qurxoon oo nadiif ah mastplan usameeya dhirtuna bilicday qurxisaye kubadiyo
MashaAllah Garoowe my Home😘
MashaAllah Magaaladiina waa usoo socdaa from Borama
@@MakahilMakador welcome bowe
Hello
Kkkķkkkkkkkk War nagadaaa Meshan garowe""""Ma. Ahan""""Wa dhul dhismo ku Socdeee"""Garowe"""30saney dhismeysay
Garowe ilen watulo
MY HOME ❤❤❤✔
mansha alh city home
Masham Allah casimada
Jamaalow gurigenu ban arka😂😂iyo xaq soor😂😂
Cubdaad udhimo naaya qax inom qarax adiga ayuu aktaada yaal
Mansha allah inaba caadi maaha
War ba’aaah mxythy meesha baadiyaha ah akh wxn bilicmaaheee wxn meeshakala tag umada hanagu tusine 😂😂waaba iga nixisaye..annagana xiliwlbaa kufaanaaa garowe waa meeel cajiiba dhahnaakkkkkk waa mxy saxaruhu wah
Bro waa video qurxoon, drone ayaan rabay inaan iibsado plz ma ii sheegi kartaa drone kaa iku duubtay video-gan waan ka helay.
Haa wll Apout Kayga Booqo Halkaas Whatsappkayga Iga Soo Qabo
@@garaadkaofficial5760 wll aniguna waan rabaaye xagee ka helikaraa garaad
Mansha Alllaah . Mahadsanid Sxb
Hhhhh tuulo
Garoowe waa tuulo
Tom plane kaa Idilay.
Waa qaabaysantahy lknse dhir la,aan waaye
Waxkale walhi
Tuuladaan dhaqaalihii gobolka bari bey qabtaa hadna carmo baa ka weyn cajiib
Garowe ishanacabka xusbaa looga xiriay
Cali karton io cuqdad maxa kala haysta 🤣🤣
Ar somaliyaa fiiri cidlo Wana he shiin layihiin.
Waa tuulo. Yaraa magaaladu. Waxay caddaynaysaa inaan qabiil dhisi karin magaalo wayn. Xamar Soomaali oo dhan baa dhisaysay 100 sanno ee ugu danbaysay, inkastoo hadda Hawiye sheegto.
meesha waa qarax sar unbey dhiseen qruxdu waa geedaha
War meeshu ma tuulaa afar dabaq uun baan arkaaye 😅😅😅
Waxaa la yiri togba taagtiis ayuu rogmadaa waayo rag baa caasimad u yaqaana meeshas yar ee aad arkeysan
Cuqdad iyo masayr u dhimo
Weynaanta muhiim maaha. Dhismada, jidadka, iyo nadaafada baa ka muhiimsan, jaahil baa tahey.
Hadii waynaan qiimo leedahay xamar baa yeelan lahayd.
Hargaysa oo magaalo yar ahba waa nuuraysa waad aragtay.
Garowe na waa nuuraysa mashallaah.