Insha Allaahu waad arki doontaa dawlad Soomaaliyeed oo sharaf leh, oo aad ku raaxaysato. Anigu waan soo arkay dawlad Soomaaliyeed oo Soomaali ka dhigtay dawladda 2aad ee Afrika ugu xoog badan, Muqdishona ka dhigay Caasimadda ugu nadaafad badan Afrika oo dhan. Waxa burburiyey laba arimood, 1, nimankii masuuliyiinta laga dhigay oo wasaaridihii madaxda looga dhigay danahooda iyo dano qabiil ku fushanaayey, muwaadiniintii kalena cagta hoos geliyey. Anigu Wasaarad ayaan ka shaqaynaayey muddo 8 bilood ah, sannadihii u danbeeyey mushahrakayga bar baa nalaga cunaayey, ilaa markii danbe dawladdii oo taagan aan ka ruqsaystay. Waa la I ruqseehey a oo xaqaygii ka tagay, hase ahaatee Wasiirkii ayaa shahaadooyinkaygii iga reebtay. Wuxu wasaaradda ku abuuray 250 shaqaale oo reerkooda ah. Hadda markii wadanku burburay waxan internetka ku arkay wasiirkii isaga ahaa oo calaacalaya sida wadanku u burburay, oo dhabanada haysta. Waxan is iri oo miyuu iloobay sidii wasaaradda u burburiyey wadankii oo buuxa oo uu madax yahay. Waxa ka darnaa nin isaguna ahaa duuliye qiima badan oo maalmihii aan ka ruqsaystay gurigiisa tagay. Guri shub ah oo laba fadhi leh oo aad u qurux badan. Duuliyuhu wuxu noo shubay shaah aniga iyo wiilkii aan soo raacay oo uu sodog u yahay. Wuxu bilaabay inu dawladda caayo, waan la caynay, ka dib waa habaaray, waxan iri adeer ha habaarin dawladda waa intaas oo uu wax ka xun yimaadaane. Wuxu igu yiri dawlad ka xun aduunka kama jirto, mid iyada ka liidatana na soo marimayso. Dhawr bilood ka dib dawladdii waa burbrutay, waa la qaxay, Soomaalidii laba jiho ayey u qaxeen. Qaar goboladii ay ka yimaadeen, qaarna xeryaha qaxootiga ee waddamada deriska. Sanadkii 2000 ayaan Nayroobi imid, waxan ku arkay wiil yar oo uu dhalay duuliyuhu. Waxan iri adeer aabbo aaway, wuxu iigu jawaabay meel Jawhar baadiyaheeda ayuu ari ku ilaaliyaa. Aad baan uga naxay, waxan mar danbe is iri muxuu dawladdii Soomaaliyeed u habaaray haba iska xumaatee. Wuxu ahaa duuliye sare oo wadi jiri Diyaaradii Airbus oo cusbayd. Waxay ahaayeen laba diyaaradoo oo markaas dawladdu soo gadatay. Laba nin kaliya ayaa wadaaya, mid odeygan ayuu ah, midka kale ee diyaaradda 2aad waday wuxu ahaa duuliye reer Boorama. Diyaaraduhu wadanka dhan ayey ku ahaayeen, aan la bixin. Duuliyihii reer Boorama diyaaradihii wuxu ku celiyey Jarmalka oo ku yiri dawladaydii waa burburtay ee diyaaradii waa tan ee ceshada. Diyaaradihii 2baad waxa igu maqaal ah markii ay dawladdii dhacday in loo afduubay Magaalda Luuq oo ay halkaas ku baaba’day. 2. Sobobta 2aad ee dawladda dumisay waxay ahaayeen dawladihii gumaystayaasha ahaa oo dagaal kula jiray dawladdii milteriga ahayd ee Soomaaliyeed, oo marti galin jiray mucaaradka, barobagaanna ku furi jira dawladda, gaar ahaan BBCda. Waxan rajeynayaa in dawlad wanaagsan noo dhalato haddii Alle idmo, laakiin yaan la mucaaradin.
It saddens me the most that Dumarka Somaliyeed are the most nationalistic and patriotic people in our country, yet ironically Somalia as a whole is known around the world for mistreatment of women and girls. We Somali men ought to do better and treat them like the diamonds they are walahi. Somalia will only progress to the extend it uplifts the rights of our women and girls Xushmo iyo Karano dheerad ah bay inaga musan yihiin HOOYOYINKEEN, XASAASKENA, iyo gabdhaheena Bi Idnillahi baarii!
Waa runtaa, jabhaduhu waxay ahaayeen nijaas jaahiliin ah. Weliba xabashidu heshiis ayey ka saxeexday Inay danaha Itoobiya ka hor umaanin, oo ay weliba mar walba iyada la tashadaan. Bal u fiirso nimanka gobolada jooga mar walba waxay ku cararaan Addis Ababa, ha ugu darnaadaan Kismaayo, Buti-Laand (Puntland) iyo Sun-Laand (Somaliland). Waa rag Xabashi barbaarsatay oo ay bahdishay (blackmailed).
Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da waxey ku hadlaayaan dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan
Layga soooo dhawaystayoo dumar jEclaadayoo saan ah Oo Runrun ahEE saxsax ah, qaasatan facyaashay qEyrtaashEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay. Jilaafato Run run Saxsax
Ina Cabdi Shakuur waa khaa’inul wadan, (Traitor) waa in maxkamad la soo taagaa. Sheekh Shariif lug buu ku lahaa badda Kenya loo saxeexay. Isaguna Khayr ma leh ummadda Allaha ka qabto.
It’s a national song. Dear our government be aware of problems and associated enemies. There a long rough road ahead of you to reach national goals. And the lady says, there are those who look friends, but working with our enemies.. The guy says. Tribalism is a problem like a wound. It dismantles the nations unity. Be aware of that.
Jaceel qadarin qiimobadan laygu dooqoo soooo dhawaystayoo dunaar tii kujirtEy la ii tartamaayEE.xaan istaahilaaba la ii aayayE cadceeddumaroo bahbahbah
Saabiriineeeeey jEmaadeeey tanogasho Familyyyyyy Systems jiilbajiil a laga jEclaystaa waxa taa imaanaayo lEE wax laguyahEy layskuna qiimeEEyaa darajEEyaa dumaaaaaaaaaaar iyo Ragba. waa un intaan
Kooxdaan waa rabaye yaa igu dara xataa heeso wadaniya alifi lahaa allow dalkeena nabad nooga dhig yaa rabbi
wa hees ad macnaa weyn uleh shacabka iyo dowladabaa guul koxda horsed iyo abwanki qoray hestan.
Kuwaa jira kula jiroo hadana kaasiijiroi jiidhkana midabkaaga lo cadawGa kuujabinayee iskajir. Mnshaaaa alaaah. Magacayga waaa saki. Waxaaan joogaaaa wadanka maraykanka. Waxaaaan kahelay gabadha soolkaaaa qaadaysaaaa hadayna reer lahayn halaygu soo xiriiriyo gabadhaaaa. Aaadbaaan uuuladhacay runtiiiiiiiii mnshaaaaa alaaah
sultan abdi IsaaQ Jaajus. Iska jir.. 😂
In an calool ad kahay ayan u malayn jiray lkn been, maanta wan ilmeeyay. 😭
Dowlada illahbaa ulajira iyo shicibka iyo dhalinyarada iyo inta nabada jecel meelkasto oo aanjoogno gudaha iyo dibadaba wax aynaga qaadikaraan majirto waan baranay kuwa calooshood u shaqaystayaaka mooriyaanta ah kuwa qabiilka beenta ah kuqaraabto kuwa nabada neceb kuwa shisheeya u shaqeeyo dhuuni raaca guwa diinta beenta ah kuqaraabto shisheeye kalgaalka intaba waan naqaanaa waxba nagama qaadayaan illaahbaa kawayn waana iska celinaynaa guul iyo gobanimo.
Wlhi hestan marka dhageysto waa ilmeyaya waligey dowlad markin somalia hadana wxan kuhaminayaa iney hada nodhalato😫😅😪😫
Ayaan hassan turyare has walhu
Insha Allaahu waad arki doontaa dawlad Soomaaliyeed oo sharaf leh, oo aad ku raaxaysato. Anigu waan soo arkay dawlad Soomaaliyeed oo Soomaali ka dhigtay dawladda 2aad ee Afrika ugu xoog badan, Muqdishona ka dhigay Caasimadda ugu nadaafad badan Afrika oo dhan.
Waxa burburiyey laba arimood, 1, nimankii masuuliyiinta laga dhigay oo wasaaridihii madaxda looga dhigay danahooda iyo dano qabiil ku fushanaayey, muwaadiniintii kalena cagta hoos geliyey. Anigu Wasaarad ayaan ka shaqaynaayey muddo 8 bilood ah, sannadihii u danbeeyey mushahrakayga bar baa nalaga cunaayey, ilaa markii danbe dawladdii oo taagan aan ka ruqsaystay. Waa la I ruqseehey a oo xaqaygii ka tagay, hase ahaatee Wasiirkii ayaa shahaadooyinkaygii iga reebtay. Wuxu wasaaradda ku abuuray 250 shaqaale oo reerkooda ah. Hadda markii wadanku burburay waxan internetka ku arkay wasiirkii isaga ahaa oo calaacalaya sida wadanku u burburay, oo dhabanada haysta. Waxan is iri oo miyuu iloobay sidii wasaaradda u burburiyey wadankii oo buuxa oo uu madax yahay. Waxa ka darnaa nin isaguna ahaa duuliye qiima badan oo maalmihii aan ka ruqsaystay gurigiisa tagay. Guri shub ah oo laba fadhi leh oo aad u qurux badan. Duuliyuhu wuxu noo shubay shaah aniga iyo wiilkii aan soo raacay oo uu sodog u yahay. Wuxu bilaabay inu dawladda caayo, waan la caynay, ka dib waa habaaray, waxan iri adeer ha habaarin dawladda waa intaas oo uu wax ka xun yimaadaane. Wuxu igu yiri dawlad ka xun aduunka kama jirto, mid iyada ka liidatana na soo marimayso.
Dhawr bilood ka dib dawladdii waa burbrutay, waa la qaxay, Soomaalidii laba jiho ayey u qaxeen. Qaar goboladii ay ka yimaadeen, qaarna xeryaha qaxootiga ee waddamada deriska. Sanadkii 2000 ayaan Nayroobi imid, waxan ku arkay wiil yar oo uu dhalay duuliyuhu. Waxan iri adeer aabbo aaway, wuxu iigu jawaabay meel Jawhar baadiyaheeda ayuu ari ku ilaaliyaa. Aad baan uga naxay, waxan mar danbe is iri muxuu dawladdii Soomaaliyeed u habaaray haba iska xumaatee. Wuxu ahaa duuliye sare oo wadi jiri Diyaaradii Airbus oo cusbayd. Waxay ahaayeen laba diyaaradoo oo markaas dawladdu soo gadatay. Laba nin kaliya ayaa wadaaya, mid odeygan ayuu ah, midka kale ee diyaaradda 2aad waday wuxu ahaa duuliye reer Boorama. Diyaaraduhu wadanka dhan ayey ku ahaayeen, aan la bixin. Duuliyihii reer Boorama diyaaradihii wuxu ku celiyey Jarmalka oo ku yiri dawladaydii waa burburtay ee diyaaradii waa tan ee ceshada. Diyaaradihii 2baad waxa igu maqaal ah markii ay dawladdii dhacday in loo afduubay Magaalda Luuq oo ay halkaas ku baaba’day.
2. Sobobta 2aad ee dawladda dumisay waxay ahaayeen dawladihii gumaystayaasha ahaa oo dagaal kula jiray dawladdii milteriga ahayd ee Soomaaliyeed, oo marti galin jiray mucaaradka, barobagaanna ku furi jira dawladda, gaar ahaan BBCda.
Waxan rajeynayaa in dawlad wanaagsan noo dhalato haddii Alle idmo, laakiin yaan la mucaaradin.
@@geelleguure8808 m.aa wan kahelay ..Allah kuxifdiyo baba💓💓💓
Me too Abaayo. Ha noolato Somalia.
Waxa nadilay Qabyaalad iyo Nacayb
Wlh waa erayo wax ku ol leh rabiyoow dowlad inoodhali amiin
Qofbaaa jira kula hiro hadana kaasiijiroo jiirkana midabkaagaloo cadawga kuujabinayee iskajir
Xusuus 7 sano ka hor wuu soo noqon insha Allah 2026 xabiibul malayiin ❤❤
Kuwait jira kula jiro hadana kasi jiro jirkana midab kala
waa sax walhi iska jir dawladeena kuwaa jira kula jiroo hadana kaasiijiroo jiirkana midabkada leh o cadowga Ku jabinayee iska jir dawladeena
we love our government and my contrary
madaxda qaranka hanooladeeen
mudane farmaajo io khayre
guul NABAD IYO NOLOL
Tolo'ay soomaaliyeeey nimankaa horjooga maamul goboledada iyo kuwa badanoo xilal noo haya baa cadawga noo jabinaya
Wllhi adban oga helay waa xaqiiq
Mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan dumaroo qEyrto shaxshaxleeeey dagan wax taqaaneey taxadartooy dumar uwatEEy qaasatan hablaha facyaashay waanba uwataa dhaafaaba dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo. 👌🖐💓
Best songs add ayey e cajabisy
in Sha alah Somali marbay lugeheda ku istagi donto. Waligedba tariqda Waay jirtay dowlada burburay Hadana dowlanida so ceshay♥️🇸🇴♥️
Jiddherbaa kaa horeyo jafliyo qodaxbaa dhaxtaloo ragbaa hory ugu jabee iskaa jiir walh been mahaan inshaaalh naabad baan ilahy kabariiny
Maasha Allaah, dawladnimadii Soomaaliyeed way dhaqaaqday.
kuwa jiro kulaa jiroo hada kasi jiro walahi waa run masha alah hes macan badan soomali 💙💋❤
Kuwa jira kula jiro hadana ka si jiro jirkana midib kaga laho cadowga ku jibinaye iska jir🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Iska jir dowladeena
Is ka jir tuugada is ka jir dowldeena
jid dherba gahoreyo waaw
ilaahow dalka noo ilaali
Ihihihihihihihii gabadha haweendumaaar gabadha saanoo kale baan tantan ta ahay tii kujirtayba dumaar layga inbadan soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha
iska jir keenya iyo imaraadka dawladeenaay iska jir ✌🏾💪🏽
Imaaraadka quwado waaweyn ayaa ka danbeeya.
Alla maxey maalintaas is waaleen oo ayiskala jajabiyeen ka xaaxaabiya maanta nin doqonka oo caaqa baad moodeyseen inuu wax qabanaayo
Ikajir dowladeena ha noolaa Somalia jir oo joog
Yaa so wacan u heesay ee Technology iyo video soosaar ka dhintay aan somali ahayn. Kkkkk 🤦👝
It saddens me the most that Dumarka Somaliyeed are the most nationalistic and patriotic people in our country, yet ironically Somalia as a whole is known around the world for mistreatment of women and girls.
We Somali men ought to do better and treat them like the diamonds they are walahi.
Somalia will only progress to the extend it uplifts the rights of our women and girls
Xushmo iyo Karano dheerad ah bay inaga musan yihiin HOOYOYINKEEN, XASAASKENA, iyo gabdhaheena
Bi Idnillahi baarii!
Dawladay jirtaa waatee 1978kii ayey baaba day marki afweyne dagaalki itobiya kuso jabtay iska quuusta from sland
WadajirEEy xamarEEy.Nabad iyo caano.
Gabadha qaadeyso beejka qaar baa jira jeel u qaba inaan qarankeenu jirin jalaafana nala rabo wanaaga u jixin jixeynee iska jir dawladeena magaceed please hees jaceyl ay qaado oo la yiraah ilaali amaanada ayada iyo seygeeda ayaan rabey mahadsanidiin.
Isusoo Riuxriix familyyyy.As mashaaaaalah tabaarakalah
MAAMUL GOBOLEEDYADA WAXAA HOGAAMIYO
JABHADIHII WASAQDA AHAA EE XABASHIDU
SOO BARTAY DHAQAN XUMADA IYO DULINIMADA
INAAN JABHADAHAAS MAGACAABO MUHIIM MA AHEE
Wll.waa.runtaa
Waa runtaa, jabhaduhu waxay ahaayeen nijaas jaahiliin ah.
Weliba xabashidu heshiis ayey ka saxeexday Inay danaha Itoobiya ka hor umaanin, oo ay weliba mar walba iyada la tashadaan. Bal u fiirso nimanka gobolada jooga mar walba waxay ku cararaan Addis Ababa, ha ugu darnaadaan Kismaayo, Buti-Laand (Puntland) iyo Sun-Laand (Somaliland). Waa rag Xabashi barbaarsatay oo ay bahdishay (blackmailed).
Maanta cidla aaminaanshirin❤❤❤❤
Familyyyyyy Familyyyyyy Systems jiilbajiil , inbadan Runrun.Qatimo wanaagsan jano.
Heesta waxay ka hadlayso maanta ayay taagan tahay farmaajo iyo rooble markuu rooble uu tagay kenya ugama horayn khilaafku 2021/9/20
Shalay Haa (xiligiis farmaajo)
Maantase Maya (Xiligaan xasan shiiq maxamuud)
Joog jira Nolow QatraaayqaranEEy RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy dhextalo ,kuwa jiroo kulajirEE hadan ya jiree Runrun saxsax
Congratulations my brother and sister
Iska jir sheeq Sharif
Familyyyyyy soojireeen ah islaaaaaaaaam soomaali
Somali hees iyo Murti waay dhamaysay Lakin nasiid daro Somali qabiil kama dhamaynayso
Gabshaha maxaa ga
dumarbaaba inbadan iga waawEynaa iyo Ragba . Familyyyyyy familiessss systems Saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey jEmaadeeey tanogasho qaatimokhayrjanoo Runrun saxsax
Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan
Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da waxey ku hadlaayaan dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan
Dawlada waain lawareygtaa isgaarsiinta hormuud Iyo somtell iyo korontada dawlada waain lawareygtaa
WadajirEE xamareeey.
Koxda horseed ee ciidanka xoogga soomaaliyeed guuleysta
Dawlada somaaliya waain mam nuudaa qaadka Kenya Ka imaan jirkey iyo itoobiya
Islaaaaaaaaam soomaali murtiiso yariisEEy yartaanaa .Familyyyyyy REEro
Moolaaba inti itaqaano iyaa iyaa , Absuttlyyyy .familyyyy system REEro ayaamo badan laga joogo , yariisEEy wadayareey murwo dumaroo qiimobadan iEEtEEy itEEy.Saxsax
dumaaaaaaaar iyo Rag. FAMILYYYYYY Runrun
😍😘😘😘😗😗
Aheey wadani nimo
Layga soooo dhawaystayoo dumar jEclaadayoo saan ah Oo Runrun ahEE saxsax ah, qaasatan facyaashay qEyrtaashEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay. Jilaafato Run run Saxsax
Soooooo dhawooow inbadan qathatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad bahbahbah bahyareey
Kuwaa jira
Kula jiroo
Hadana kaasi jiroo
Jirkana Midab kulahoow
cadowga kuu jabinaayee
iska jire mdaxwyen
Ina Cabdi Shakuur waa khaa’inul wadan, (Traitor) waa in maxkamad la soo taagaa.
Sheekh Shariif lug buu ku lahaa badda Kenya loo saxeexay. Isaguna Khayr ma leh ummadda Allaha ka qabto.
Asc viva7up masha allah. ///=== //. Axsan. ABWAN and THE BEsTE SONG somali Wadani = JVC
Waa un intaan.mashaaaaalatabaratalah.khatreeeeqaranqiimobadandumarooo marwa yareey lagufarxo. Iyaaaaaa fariidadtaanfaceeda tarooneey janatii.sheeko
I don't understand but it look like a good song
It's one of national somali songs. It's also one of our hearts
It’s a national song. Dear our government be aware of problems and associated enemies. There a long rough road ahead of you to reach national goals.
And the lady says, there are those who look friends, but working with our enemies..
The guy says. Tribalism is a problem like a wound. It dismantles the nations unity. Be aware of that.
Police somaliyed masha Allah xifdulah
Soo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo. Yartayarta
Runeeey Run badanbadan Y Familyyyyyy
Soooooo dhawooow inbadan
tii tii hEE is ku soo riixdayEE layla joogaayoo jirayoo hEE ha
Midig.REEro Familyyyyyy Jiilbajiil farac wadayareey wadajireeeEEy Absuttlyyyy Run.
Masha Allah xifdulah somali police farmajo u qaden
Jaceel qadarin qiimobadan laygu dooqoo soooo dhawaystayoo dunaar tii kujirtEy la ii tartamaayEE.xaan istaahilaaba la ii aayayE cadceeddumaroo bahbahbah
Saabiriineeeeey jEmaadeeey tanogasho Familyyyyyy Systems jiilbajiil a laga jEclaystaa waxa taa imaanaayo lEE wax laguyahEy layskuna qiimeEEyaa darajEEyaa dumaaaaaaaaaaar iyo Ragba. waa un intaan
qatraaaayqaran cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan
jinsiga somaliyed melu jogaba dadkena hidiyo dowladeni an jacelka ku doranay iska jir jid dher ba ka horeyo jaf iyo qodax ba dhex talo juq weyo lagu mabxo ragba horey ugu jabe iska jir qabyaladi wa jarexo dadkey ka jedisa midnimadey kala jarta jab iyo wa naso bel iiska jir dowladenay iska jir kuwa jiro kula jiro jirkana midabkaga leh cadawga ku jebin iska jir qarba jiro jacel u qabo inan qarankenu jirin jalafana nala rabo wanaga u jixin jixeyne iska jir qalub kala jedo iyo jababir kala maqneyd midki isku jiday digninta u jedine iska jir musuqu wa jowfal weyno jebka lagu wada gurtaye carurtey jebinayane iska jir dhaqaluhu jebinayaye iska jir dowladenay iska jir ❤❤❤❤❤❤abo farmajo
As, dumar ugu qiimobadan dagan maamul wanaagsan jaceel qadarin joigto familigEEda tuEk ixtiraam laygu dooqEy iyoiyo.yartayarta Familyyyyyy system
Nolow MOHAMED farmarjo madaweney daccaad
Sacabbadan hadiyado iyoiyo As.Familyyyyyy
Horu socoto an hatin, kala cayncayn duwan talajad. Wax taqaan suurEyso aqoon caqli joogto ah , joogoojir nolow wadayareey akhiemrooooy qaatimowanaagsanqEyr.As, islaaaaaaaaaam horjoogto hirsEEdEd is horjoogno iyaa iyaa yartayarta.yartaanaa tanaa waa laguu yaqaanE
Raba ta hoos joogsaney.meeqo jEEr.ya ya ilEEnEEy waaba Runrun
Yala cayn kala duwanE Ri.
😊😊😊
👌🖐💓🌸🌹
As, E Familyyy Systems QiimoQadsrin baan ta ahay dumar Naago haweendumaar jaceel badan boholyaw inbadan ii Qabaa yaa waa llay ls yaqaanE hEE hEE
Bahbahbah Bahbahbah bahbah bahyareey, yartaanaa tanaaa ooriyariisEEydumaroo tanitani aan tahey dumaryaashu naago haween dumar , Ragba
Khyre for president and Farmaajo one more term,whom do you prefer in the top office on the land??? Please,comments bellow b4 polls casted I.a thanks
Bahbahbah bahyareey minyarooy Naago dumar gaween Baago dumar waanba uwataa Qasatan facyaashay Qayryaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay
qaatimokhayr jano, Run run saxsax.iyaaaaaah , yaREEEy
Waar caruurta caanaha ka dhamayn
Iyaaaa intaan wax waa taqaanEiyaa iyaa shEEko.E5555555555555555555555
Fariidad Horseedad horjoogto YariisEey murwodumaroo SamsamEey dagan Qadarinba Qayobadan Qiimobadan darajobadan lagufarxeeeey akhiroooy jano akhiroooooY iyatE
Jirin
Aniga waxaan la yaabey haweenkaan wada wajiga cad leh oo gacmaha ka madow kkkkkkkkkkk
❤
As, Familyyyyyy familiessss systems , waaba Runrun Saxsax yartaanaa tanaaa yartayarta Absuttlyyyy murtiiso yariisEEy Noolaaba ayar ayat tartiib ayaamaba atmyaamo ii soo gudbinEysay saxsaxRun.xaan istaahilaaba , qiimobadanmarwo dagandumaroo cadayyareey in badan soooo dhawoow lagufarxeeeey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala dumaryaashu yartayarta
tii tii
Asc viva7up
why the skin color of somali women and men are so contrast to each other.
The contrast between day an night, how about that for an answer dude 😆 🤣
Abiye. Injrlow. Juudaan. Yuunkulugoynin
As, YaEwayE yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey wacadala iyoiyo qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay. Familyyyyyy
🖐🤍ticEticE in badan Runrun saxsax tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey wacadala RunEEy is ta cad cadayyareey sahroosEEy systems saabiriineeeEEEy jEmaadeeey tanogasho Familyyyyyy yartayarta. dumar uguwataa yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay qayryaashay.
Iyaaaaaa.E55555555555555555555555🖐xamareeywadajireey