"Cali Xaamudow De Faratoon Hargeysa Kama Xigtid" SIyaasi Cismaan Ku Jare

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 409

  • @YusufAbdi-y4i
    @YusufAbdi-y4i 3 місяці тому +22

    Cusman Kujare, waad asiibtay. Nimankaa dibjirka ah dalka halaga qabto. Haddii dawladda iyo sharcigu wax ka qaban waayey, shacabka ay cashuurtooda ku barareen wax ha ka qabteen intaanay meel fog inala gaadhin .... VIVA SOMALILAND 💚🤍❤

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому +1

      😂😂😂

    • @ApdiraxmaanJeesto
      @ApdiraxmaanJeesto 3 місяці тому +1

      Lays kama qoslee wax macna leh ayaa lagu qoslaa wll

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 місяці тому

      ​@@ApdiraxmaanJeesto maxaad ka hadlaysaa jeestooy

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 місяці тому +12

    Nin raga. Waataa Wadinimo. Guulayso.

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 місяці тому +8

    Kujare Maha Nin caadi ah waa geesi caqli badan oo hadal yaqaan ah maasha Allah❤️❤️❤️❤️🙏

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 3 місяці тому +10

    Mansha Allah Abwaan kujare Allah ha ku daayo geesi qaran Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 3 місяці тому +21

    "Hadii nabada la waayo ma ninba malab jaqaya nin walpa wuxu ilahay baday yeelaya": siyaasi ku jare👏👏

  • @KayseaxmedFaaraxguuleed
    @KayseaxmedFaaraxguuleed 3 місяці тому +13

    Abwan Hoyadaba nin dhashay

  • @mohamedbarre5622
    @mohamedbarre5622 3 місяці тому +14

    Hanolaato Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 3 місяці тому +7

    Abwaan iyo siyaasi kujare Alle ha ku daayo halyey qaran

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +5

    Faratoon ViVA xildh ooyaaye Fadhatadii lagu soo koriyay Ayaa ka dhex Shanqadhaysa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 місяці тому +13

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo abwaan ku jare

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      @@AbdirashidYusuf-lv6ww hj waa Marti in hargeysa

    • @HilaaHilaac
      @HilaaHilaac 3 місяці тому

      ​@@hassan-mp1pkHARGAYSA WAA CASIMADII SOMALILAND NINKII LACAG HAYASTA AYAA LEH.😂😂😂😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      @@HilaaHilaac first dhadiga isaaq gaajadahaa xarantaa kuu nool

    • @june6206
      @june6206 3 місяці тому

      Aqli xumada bal day cali tolkii buu la jooga micnaha haday tagan wuu tagi lkn horgal faratoona wa cidla wuxu jooga

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 3 місяці тому +5

    Mashaa alaah geesi runtu wataa nin adag guuleyso amiin guul somaalilnd guuul

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 місяці тому +6

    Masha allllah abwaan kujare nolow❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +2

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 3 місяці тому +7

    Caruur dharagtay waayel ma.oga caataduu qabo. Hadalba wa intaa ❤

  • @MukhtaarMukhtaardayib
    @MukhtaarMukhtaardayib 3 місяці тому +10

    Mnsha allh ildheerida aqliga caafimaad ka alle hakuu daayo
    Waan ku wataa halyay sere

    • @june6206
      @june6206 3 місяці тому

      Ma aqli ga ba 😂😂 saliima muuse dee xilka ka qada isaga idin jabiyay

    • @CabdalaXaaji-w5t
      @CabdalaXaaji-w5t 3 місяці тому

      Maxbuus ciilan

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому +16

    Absolutely 💯 you Right ✅

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 місяці тому +5

    Absolutely 💯 right ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 3 місяці тому +8

    Walaahi wuu u dhameeyay inamadaa yaryar ee calooshood la yicaarka ah si Nin wayn ayuu wax ugu sheegay se bin aadanku ladnaanta ma xijiyo

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 3 місяці тому +1

    Mujaahid ku jare mahadsanid

  • @abdigoole9539
    @abdigoole9539 3 місяці тому +6

    Masha Allah.
    Abwaan Xeel dheere, cid walba waxaad gaadhsiisay fariin ku haboon, oo dhaxal gal ah.
    Ilaahayow reer somaliland ku Anfac

  • @mohamedbarre5622
    @mohamedbarre5622 3 місяці тому +8

    Halyay qaranalahkudhaaro❤❤❤❤❤

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 місяці тому +6

    Abwaan ku jire runta buu sheegay inamadaa yar yar ee jiir baraey dawladu sharciga hala tiigsato ama dadweynaha iyo kuwan baarlamaanka jooga haloo kala baxo somaliland guul forever insha Allah

  • @saynabxassanmaxamud5393
    @saynabxassanmaxamud5393 3 місяці тому +9

    M.a
    Mahadsanid hadi sida aad u sheegayso nin waliba ogaan lahaa bakhdu way yaraan lahayd.

    • @CabdalaXaaji-w5t
      @CabdalaXaaji-w5t 3 місяці тому

      Habarjeclo bari may kasoo hayaantay hadu talohayo muxu ugu anficiwaayay 1000kan laascaanood kujeebaysan mise intaad ladantihiin ayunbad toltihiin inkastoo lalahaa waa ururis reerku ooisuma dhintaan hadana danbaaba maanta idiin runsheegtay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +1

    Waa runtii QURBAHA MAXAANU KU JOOGNAA WAA DOWLADNIMO IYO SHARCIGA OO SHAQAYNAYA

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 місяці тому +6

    Alla badanaa Jiirkaa bararay 😂😂
    Ee Suudhku u Cusub yahay 😂

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 3 місяці тому +4

    maansha allaah geesi run yaqaana
    xaqiiqadu waa in sharciga lagu dhaqmaa

  • @MaxamuudCumarbile
    @MaxamuudCumarbile 3 місяці тому +4

    Afkaga.caano.lagu.qabay.waa.runta.abwaan.noolow

  • @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg
    @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg 3 місяці тому +1

    Maan sha allaaha abwaan❤❤❤

  • @NurGacan
    @NurGacan 3 місяці тому +3

    Mahadsanid sidaa tunta ha lo sheego reer somalinad fadhiga ka kaca ha hadwanina waxa la wado

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 3 місяці тому +3

    💯💯💯💯JazakaAllah khair 💚🤍❤️💚🤍💚

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 місяці тому +10

    Usheeg waxan saqajaminta ah ee sida liidata u hadlaya hargaysa kama xigan faratoon

  • @razebrawlstars542
    @razebrawlstars542 3 місяці тому +9

    GESII QARAN NOLOW❤❤❤❤❤SOMALILAND GUUL ICH HABE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c 3 місяці тому +3

    Geesi

  • @mohamedbarre5622
    @mohamedbarre5622 3 місяці тому +10

    Afkaaga cano lagu qabay run Adana afar sidaa runta ugu sheega qarantimiyaash waa in la helaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому +3

    Abwaan waad waanisey dibjiriinta wakiilada ee shacabku ku qaldamey

  • @cabdibile-ch9zt
    @cabdibile-ch9zt 3 місяці тому +1

    Hadal waad dhamaysay abwaan ku jare waan ku wataa legend baad tahay waa in runta loo sheego kuwa qaran dumiska ah ee xoolaha umada ku naaxay mida kale kuwan baarlamanka sheeganaa way ogyihiin waxay danbiga ku leeyihiin iyo waxa kale ciyaalnaaha ee rag waawayn ee way badheedhayaan oo isir nacayb baa haya waxaanay meesha u yimaadeen inay dalka burburiyaan

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 3 місяці тому +5

    Libaax libaax dhaley😮😮😮😮

  • @suleimanmohamoud5852
    @suleimanmohamoud5852 3 місяці тому +7

    Great.

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 3 місяці тому +5

    Wow u working very hard

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 місяці тому +6

    Masha Allah.

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 3 місяці тому

      Kan waaaa khaldan yhy. Rag is haya. Uuuun ka dhex hadlaaa

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 3 місяці тому +1

    Abni,wasalama

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi4745 3 місяці тому +1

    Wasiday tahay allehaku sharfo

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto 3 місяці тому +2

    Well done ❤❤❤❤❤❤❤❤ guul Somaliland guul Somaliland ❤❤

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 3 місяці тому +5

    Cadka ragu wakaa nio hadalba gam nio 👍👍

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 3 місяці тому +2

    مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك
    MashaAllah geesi qaran caqlibadan. Waa inuu sharcgu shaqeeya

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 3 місяці тому +11

    Geesi abwaan

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 3 місяці тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣 well done sr👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 Absolutely 💯

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 місяці тому +4

    waa sax 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂we 😅😮😊

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 3 місяці тому +2

    TALOW SHARCIGU YUU QABANAYAA

  • @warss11
    @warss11 3 місяці тому +3

    Walahi you are the best,😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +2

    Geesi qaran geesi qaran maasha alaah❤❤❤❤❤

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 місяці тому +2

    Ruuuuuuuun xaqiiq 💯💯

  • @IlyasPascal
    @IlyasPascal 3 місяці тому +1

    Nahab maxad u sheegi waydey kurasida dhaman wada issaq War qalaas u dhamadey filimka

  • @nafissaabdi7292
    @nafissaabdi7292 3 місяці тому +1

    Mansha Allah geesi geesi dhaalay ruun baad sheektay guuleyso waaligaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warss11
    @warss11 3 місяці тому +3

    Yes ❤❤❤❤ good ❤❤❤

  • @SahalguraySahalguray
    @SahalguraySahalguray 3 місяці тому

    Absolutely

  • @HIBOHERSI
    @HIBOHERSI 3 місяці тому +2

    Guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 місяці тому +3

    Waanukuguteersanhay.hadalkaaga.siyaasicismaan

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 місяці тому +1

    Way.kebreen meel Ay mayaan ma oga ilahay umada haka qabato ilahay habadiyo Adoo kale runbaad sheegatay somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊✊❤💚❤💚🤍🖤

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 місяці тому +2

    Wa ruunta xaqiiq geesi ❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 3 місяці тому +1

    Shacbigu ha kaco oo dantiisa ha garto karis xun iyana wax ku la'

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy 3 місяці тому +1

    Waad ku dhawaaqday runtii. Illaahay kheyrka ha ku waafajiyo oo dembigaaga ha dhaafo

  • @FatimaABDOURAHMAN
    @FatimaABDOURAHMAN 3 місяці тому +2

    Walahi runta 💯💯

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 3 місяці тому +2

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdulsamater7197
    @abdulsamater7197 3 місяці тому +2

    Well said my friend 👍🏾

  • @sucadsharbaale244
    @sucadsharbaale244 3 місяці тому +2

    Fariid way u baahnaayeen jawaabtaa ciyaala suuq fooq la saaray weeyaan way kibreen

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 місяці тому +2

    Wa ruunta xaqiiq geesi cadawga gudaha down

  • @SahalguraySahalguray
    @SahalguraySahalguray 3 місяці тому

    Absolutle

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 3 місяці тому +1

    ALLAH cadawga gudaha iyo ka debeda ALLAH ha inga qabto. Guul Somaliland ❤

  • @saidmxd876
    @saidmxd876 3 місяці тому +1

    Libaax libaax dhalay

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 3 місяці тому +2

    😂😂😂😂 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @arazaqeissa7099
    @arazaqeissa7099 3 місяці тому +2

    Jiirkaa bararay ilkaha ha laga guro

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 3 місяці тому +1

    Ilaahay Haku xafido

  • @abdillahiahmed5386
    @abdillahiahmed5386 3 місяці тому +2

    Waxaan ka salaamya Hargeisa

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 3 місяці тому

    Guul iyo gobanimo somaliland kujare wad asiibtay wa huwankuwas🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @livedjibouti3396
    @livedjibouti3396 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 3 місяці тому +1

    MN,o,mn

  • @hodanwarsame3858
    @hodanwarsame3858 3 місяці тому +2

    Noolow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahalguraySahalguray
    @SahalguraySahalguray 3 місяці тому

    Absolutel

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 3 місяці тому +2

    Caruur dharagtay ma oga wayeel caadadu qabo really wllhi 😂😂😂😂😂😂

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 3 місяці тому

    U right Waa sidaas absolutely 💯

  • @Nadifo-o8b
    @Nadifo-o8b 3 місяці тому +2

    Cadowgaa jaban

  • @CabdulleMohamed-g5k
    @CabdulleMohamed-g5k 3 місяці тому +1

    Waagii hore iidoor ka bootadooda wax weyn aya moodi jiray markaa ssc arkay siday u diirteen ee ay usoo Jabeen 25 bisha 2023 aya bartay iidoorka waxay yahiin awdal wax iska celsha tabartooda tusa iidoorka

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 3 місяці тому +2

      Shuraanshur jabarti 33 sanadood waa lagu xukumayey, 9 biloodna waxna waad qadi weydey idinka oo jabarti, aragagaxiiso iyo Somalia wata. 25 cidna maad ka adkanin ee niman iyagu is haya ka faideysatey. Imikana wadnaha ayad farta ku haysan gaajona waad la dhex fadhidan Las Dhiig albaab kastena waa idinka xidhanyahay 😂😂😂 issaq miyad gadhi karta shuranshuur keli istagi karin ayad tahay.

    • @omersamatar4219
      @omersamatar4219 3 місяці тому +1

      Adeer Tuuladaada ku ekow tani mid kuu taala ama wax lagaa waydiinayo ma aha

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 3 місяці тому +2

    Jiir bararay 😂😂😂😂😂

  • @JamaalcawilJamaalcawil-i9v
    @JamaalcawilJamaalcawil-i9v 3 місяці тому +1

    Waan,kugu,hambal,yaynayaa,mujaahid,hadalkaa,runta,ah,ee,aad,ku,hadashay

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 3 місяці тому +2

    Bini aadam ladnaan maxajiyo😂😂😂😂 wad asiibtay

  • @abdulrahmanahmed8077
    @abdulrahmanahmed8077 3 місяці тому

    Allah ha ku Brakeeyo. Waad dhamaysay, waana kugu raacsanahay. Thank You, Mr.Usmaan.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 місяці тому +2

    Abwan waa runtaa jazakalah khayr runta Allah ayaa kugu jecel aad iyo aad bay nicmadii ilahay siiyay ugu xadgudbeen halkay ka shugriyilahayen dhamaan waxa aad sheegtay waa wax jira ilahay ha soo hadeeyo Cadawgana ilahay ha inaga qabto aamiin

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 3 місяці тому +1

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 місяці тому +7

    Kkkkk mid muqaaxi laga keeney iyo mid rayisle laga keeney waa runtaa ooyaaye weliba dibjir buu ahaa deydey ah oo xaaskiisa hore kacabaneysey

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 місяці тому

      Haa sida ka la yidhaa maydhane kaari buu ahaa tools ayuu ka yimid

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 3 місяці тому

      ​@@jamalskp7280
      Ma kuwa gaadhiyada kireeya😂😂

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 3 місяці тому +1

    Asc nin rag ah halkeedii ayaa dhidtay mahadsanid.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Abwaan rabi ha ku xifdiyo

  • @CraxmaanCilmi-u8s
    @CraxmaanCilmi-u8s 3 місяці тому +1

    🎉🎉❤❤❤❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 місяці тому

    Abwaan ku jare badanka ma hadlo markuu yaabo ayuu hadlaa si geesinimo leh maanshalaah hadalyaqaan ilaahay wax baray hooyadii ku dhashay janada Allah ha ku casuumo geesi ayay dhashay walaahi ❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 місяці тому

    Kujare walee waa geesi maanshalaah ilaahay ha ku xiftiyo
    Inta ilaahay ka sokaysa adiga iyo qaar kaloo badan soomaliland haysato inshaalaah jabi mayso

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому +1

    Imaanka Lagaa qaad.😂

  • @Sirad47
    @Sirad47 3 місяці тому +1

    Ragii waddanka lahaa waa kaas. Waadse nagu daahdeen.mar hore ayey ahayd inaad ka talo bixisaan ragaas gafanayaasha noqday ee haddana laga fadhiyi la'yahay.
    Halla kala diro maxay yihiin ma waxyibaa oo samaday noogasoo dageen..? Miyaanay bani aadam ahayn..adeer nimankan halla kala diro haddii kale nagu sii daaya anaga oo shacab ah ayaa waajibkayaga ka gudanayna.

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 місяці тому +1

    Waar waa kaN Geessigii Codkarka Aha, Hadalka halkiusa Dhiga, Xaqiiq waa Runta, Qabyaallada iyo QaraNimadu waa kla Labo

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 3 місяці тому

    Abwaan kujare halyay qaran libaax runta iftiimiya waxna mad dhimin waxna mad dhaafin 👍🐆🤩

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 місяці тому

    Kaasi waa ina abiib, ina batuun, iyo qaar kaloo badan nafsiga soomaaliland ayaa ku dhici inshaalaah