Jamasho || Axmed Mooge Liibaan & Sahra A. Jaamac || HD +Lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • HEESTA: JAMASHO
    EREYADA: AXMED SALEEBAAN BIDDE
    LAXANKA: AXMED GACAYTE YUUSUF
    CODADKA: AXMED MOOGE LIIBAAN IYO SAHRA AXMED JAAMAC
    RIWAAYADII: JEEL IYO JACAYL
    _______________________________________________________
    LYRICS BY: XASAN ABSHIR
    SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
    _______________________________________________________
    QARAAM CHANNEL - LYRICS
    _______________________________________________________
    Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
    Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
    • Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
    • Subscribe (Nagu soo biir)
    • Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
    • Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
    Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
    qaraamchannel@gmail.com
    Sub
    / @qaraamchannel
    _______________________________________________________________
    Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
    Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
    Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
    • Ereyada
    • Laxanka
    • Muusigga
    • Sannadkii la qabtay
    • Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
    Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
    Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
    In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
    Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
    Mahadsanid.
    __________________________________________________________________
    Hello and welcome.
    If its your first time please consider subscribing to this channel
    / @qaraamchannel
    In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
    In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
    • Lyrics,
    • Music.
    • Melody,
    • Year recorded as well.
    And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
    We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
    Thanks.

КОМЕНТАРІ • 123

  • @ismailsantur6200
    @ismailsantur6200 4 місяці тому +2

    I'm glad I grew up when legends like Ahmed Mooge and Sahra Ahmed would release new songs every year. If I never hear any other song again, I'll not complain

  • @Madadaal
    @Madadaal Рік тому +5

    Jeel iyo jacayl waxay ahayd ruwaayad aad u heeso macaan. Ilaahay haw naxariisto Sahra, Axmed Mooge iyo Gacayte oo laxanka lahaa. Abawaan Axmed Saleeban Bide cimri caafimaad leh Ilaahay ha siiyo. Aamiin

  • @faisaaly9120
    @faisaaly9120 3 роки тому +17

    Wlhi dadki hore naga nasiib badan aniga xiligeyga waa xili aay fartuun balbalarka iyo faladegan iyo kuwa kale fanaanin noo yihin

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 роки тому +10

    Waa Erayadii Abwaankii weynaa ee Qaaliga ahaa AXMED SELEEBAAN BIDDE Iyo laxankii AXMED GACAYT iyo codkii sahra axmed iyo axmed mooge dhamaan tood alah ha u naxariisto

    • @abdigacayte9
      @abdigacayte9 3 роки тому +3

      Soo dhawow wixii aadka jeceshahay Funka waad i weydiin kartaa Labadan Fanaana Saxiib ayaanu ahayn alah ha u naxariisto

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  3 роки тому

      Aamiin.
      Mahadsanid walaal.

    • @cabdirisaaqsharmaarke2791
      @cabdirisaaqsharmaarke2791 3 роки тому +1

      @@abdigacayte9, hore umaan ogayn inuu heestan laxankeed Gaacayte lahaa, balse in badan baan u maleeyay, oo Gaacayte laxankiisu gaar buu ahaa waana laga soo dhex sooci karaa laxamada uu allifay runtii. Eebbe haw raxmado marxuunka.

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 роки тому

      Saleebaan Bidde miyuu dhintay?

    • @AdamOsman-ek2cx
      @AdamOsman-ek2cx 4 місяці тому

      U dhex joogo laba ruux
      Jidh siday wadaagaan

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 3 роки тому +6

    hoboladi qiimaha lahaa rag io dumarka inti dhimaty alaha u naxaristo fanki hore nasib kuma yeelan kan hada jirana fan maaha BAC-DHAC bay kuso aruureen

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому

      FARTUUN BALBALAARKA IYO FALODAGEN AYAA DHALIN YARADA WAAYADAN NOOL HOBOLO U AH 🙄😎

  • @mrbiin3348
    @mrbiin3348 Рік тому +1

    Sahra ahmed iyo ahmed mooge allow idiin naxariiso hees waa heesihii hore fanaaniina waa fanaaniintii hore

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 3 роки тому +1

    Laxanka uu sameeyo Al-fanaan Ahmed gacayte waa wax kale. Badanka heesaha uu sameeyay Axmed saleebaan bide isaga laxameeyay. Sidoo kale heesaha ugu badan ee sahra isagaa laxameeyay.
    Ahn intii dhimatay.

  • @kaynaan7021
    @kaynaan7021 3 роки тому +8

    laxankaa macaan wxaa saarey ahmed gacayte legend😍

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 3 роки тому +11

    Axmed mooge legend buu ahaa aan dib inoo mari doonin
    Sxb mahadsanid erayada labadhaca ayaad inaga adkaysay nin culus

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  3 роки тому +3

      @Axmed soomaali adigaa mudan sxb aad baana kaaga mahacelinayaa dhiirigelintaada.
      soo dhowoow.

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 4 роки тому +14

    Sixitaan yar Qaybta Sahra..👇
    *Amma uu Lajiitoo* 👈👈 weeye

    ..jinsigay wadaagaan.. 👈 weeye
    Inta kale waa sax waliba Aadbaan kuugu hambalyeynayaa waayo Xittaa Erayada Laba laamba waad laba laabtay legend baa tahy sxb
    Heesan waxaan aad uga helaa erayadan hoose
    *hadduu geelu Jeel qabo*
    *Joogo Hirar Barwaaqa ah*
    *Ood uqaaddo Jaawada*
    *Jiib Carrawga Fiidkii*
    *Wakaa sooba jiidhee*
    *Soo jabiya ooddee*
    Waah waah mxn geel soo raacay 😁✌
    Muqdishaan idinka soo salaamayaa ✌ 26 Agust 2020

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  4 роки тому +3

      Mahadsanid sxb inbadan.
      Hhhh inaad ereyadaas aad uga heshona waxaa keeenaysa geelaas aad soo raacday malaha, oo sawirkaas ereyada ka muuqda baa markiiba maskaxdaadu sawiranaysaa hhh.

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 4 роки тому +2

      @@qaraamchannel
      Alleylehe haa sxb xasuus baan galaaa wllhi

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 роки тому +1

      Jin siday wadaagaan maaha.waa:
      Jid siday wadaagaan.kkkkkkk

    • @adamosman6424
      @adamosman6424 3 роки тому +1

      @@khadarmohamed2676 waar eraygu waa: JIDH SIDAY WADAAGAAN

    • @adamosman6424
      @adamosman6424 3 роки тому +2

      U malayn maayo in heestani ku jirtay riwaayaddii JEEL&JACAYL,waayo waxaan xasuustaa xafladdii naloo sameeyey ka-bixitaankii dugsiga dhexe ee AXMED GUREY 1971kii oo ay heestan noo qaadeen laba dhallinyaradii aad u firfircoonayd xilligaa ka mid ahaa; waa 1. ( allaa yarxam) Khadar Daahir Mooge oon ugu ducaynayo jannada, iyo 2.Cabdillaahi Saleebaan Bidde oon halkan ka salaamayo.
      Waxaan filayaa riwaayaddii JEEL&JACAYL inay soo baxday 1974kii.

  • @kafiadan8468
    @kafiadan8468 Рік тому +1

    Dadkii afsoomaaliga iska.lahaay markeey heesi jireeen.
    Alllah unaxariisto 2 badaba

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 2 роки тому +2

    la jiciirto reemee ✔️
    la jiciirto reebee ❌
    qaraam channel👍🤝👏

  • @kibirbadan5554
    @kibirbadan5554 3 роки тому +5

    Isaaq *Garxjis) dadki fanka kor yeelay ilaahy haw naxriisto labadab

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 3 роки тому +1

    Caruurnimadii hala soo xusuusto ahaa axmed mooge iyo zahra axmed Rabi naxariistii jano ha siiyo
    Waayo waayo

  • @guutinho19772
    @guutinho19772 Місяць тому

    Remembering my time in Connecticut summer 2019 grinding code and listening to this iconic duo.

  • @timocade7124
    @timocade7124 4 місяці тому +1

    Waxaasa heesa fanaan iyo fanaanad barka sare ka gaaray fanka

  • @suldananas6070
    @suldananas6070 3 роки тому +3

    Inanyahoow Jaceeyl runi, Addunyadu haduu jiro, udhex joogo labo Ruux, Sahra Ahmed iyo Ahmed Mooge Alle ha unaxariiste Waxaan Moodaa ineey matalayaan Heeskan Aniga iyo Gabadha aan Calmaday Haweia Ahmed Abdi❤️🌍

  • @mahamedjaajme
    @mahamedjaajme 2 роки тому +2

    Mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay heesaha Sahra. Codadka Sahra Axmed iyo Axmed Mooge Liibaan, erayadii Axmed Saleban Bide, laxamkii Axmed Gacayte iyo 1972 ruwaayaddii Jacayl Gdobtii Gabdho loo tiri". Intuba waa Garxajis.

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 3 місяці тому

      Inta kale oo dhan waa sax laakiin riwaayada aad xustay kumay jirin manuu lahayn riwaayadaa aad sheegtay ina saleebaan bide waxay se ku jirtay heestani riwaayadii Jacayl Waakan Ee Kaalay riwaayadaa kale eed soo qortayna waxa lahaa alla ha u naxariistee abwaan ciise warsame samatar(ciise_dhancade)

  • @sharmakehamari7233
    @sharmakehamari7233 3 роки тому +1

    One of the onest favourateof somali song sahra axmed jaamac ahun iyo axmed mooge liiban.
    Alla maxay sahra wakhti naga lumisay.

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud 3 роки тому +2

    waa hees degan oo debacsan. Allaha u naxariisto labada fanaan.

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  3 роки тому

      Aamiin

    • @dravenlondon108
      @dravenlondon108 3 роки тому

      Sorry to be so offtopic but does someone know of a way to get back into an instagram account..?
      I somehow lost the login password. I would love any tips you can offer me

  • @salaami100
    @salaami100 2 роки тому +4

    Waah waah .....
    a combination of two legends

  • @JamaSalman
    @JamaSalman 7 місяців тому +7

    Who else is watching 2024?

  • @quruxjumow6156
    @quruxjumow6156 3 роки тому +1

    Dad dalka sharaf kuleh Allha idin xafido adun iyo aaqiro

  • @gentleman6838
    @gentleman6838 8 місяців тому

    Laxanka waa Axmed Nuur jaangoo Alaha u naxariisto

    • @JamaSalman
      @JamaSalman 7 місяців тому

      Axmed gacayte weeye bro

  • @maxamedcumar9105
    @maxamedcumar9105 7 місяців тому +1

    Wad khaldanthy jeel iyo jaceyl heestan kuma jirin ee dib ugu noqo pro

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 4 роки тому +3

    Sahra axmed jaamac and axmed mooge liibaan..Jamasho

  • @guribila9738
    @guribila9738 3 роки тому +1

    Eshcalaa heesahi hore waxay ahayen xigmad miiran 23.11.2020

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 місяці тому

    Heesuhu siday berigii hore ahaayeen iyo waxa maanta heeso lagu sheego waxay isu jiraan inta cirka iyo dhulku isu jiraan

  • @abdirahmanmohamaddaher8949
    @abdirahmanmohamaddaher8949 Рік тому

    Fanaanita somaaliyeed midaan ugu jecla Sahra Axmed Jaamac Allaha u Naxariisto iyo Axmed Mooge Liibaan Allaha u wada naxariisto aamiin yaa Rabbi.....;

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 5 місяців тому

    Ama uu mid jiito
    La jiciirto kaligii😢
    Allaha unaxariisto

  • @jamalhassan4525
    @jamalhassan4525 3 роки тому +1

    Axmed mooge aadban u tagaraa allow kuu naxariiso adiga iyo sahro axmed

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 3 роки тому +1

    ALLOOW U WADA NAXARIISO YAA RABI.

  • @shaaficiclwahaab942
    @shaaficiclwahaab942 3 роки тому +2

    Cawa hesta wanku mirqamay Waxasa ereyo layidhaa alle yaa hadik

  • @cabdixamiidmaxamuud2715
    @cabdixamiidmaxamuud2715 3 роки тому +4

    Waxaanaa hees lagaa dhahaa wallhi xasuus aa galey waxa hada laqaado tolow maheesaa aqas

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 3 роки тому +1

    Waad mahadsantihiin qaraam channel.

  • @MMCC_4
    @MMCC_4 6 місяців тому

    The legend ❤❤❤❤ maxamed mooge libaan

  • @ALOOLQARAAM
    @ALOOLQARAAM 9 місяців тому

    "Waaka sooba jiidhee
    Soo jabiya ooddee"
    Saddexda Axmed ma kala hadhaan hees ay isagu tageenna dhulka uma dhacdo hees Axmed Mooge uu qaaday oo aan qaaradaha iskaga gudbin ma jirto xabiibal malaayiin ayuu ahaa.

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 3 роки тому

    Ahmed mooge iyo aun sahra ahmed .dheeman iyo luul aanu ku noolnahay xasuustooda iyo codkoodii dahabiga ahaa

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +1

    Mirhii a.s.bide laxankii a.gaceeyte codka sahra axmed iyo a.mooge

  • @mohamedhujale9293
    @mohamedhujale9293 3 роки тому

    Annigu Axmed Gacayte laxankiisa anniga xiise gaara ayuu igu abuuraa.

  • @user-qx4rz8vi4s
    @user-qx4rz8vi4s 2 місяці тому

    Hees aad umacaan waxaan dhageysnya 23/6/2024

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому +1

    Ax ax ax wax ayeey i xasuusisay

  • @arimasdias1396
    @arimasdias1396 3 роки тому +4

    I'm still watching 2021

  • @saedghalib4448
    @saedghalib4448 2 роки тому

    Heesaha ku baxa afka soomaaliga waa heestaan ugu jecelahay,waliba ku darsoo abwaanka heestaa lihina waa aabahaa jacaylka soomaalida aan anigu xagayga u aqoonsanahay .

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому

    Hees xusid mudan Old is gold

  • @cabdixamiidmaxamuud2715
    @cabdixamiidmaxamuud2715 3 роки тому +1

    Allaha ku sharfo sxb subscribta waa naga mudantahay sxb macaanè waana kugu xirnaana doonaa inshaa alaah

  • @mahadxikmad7080
    @mahadxikmad7080 3 роки тому +4

    Two legend ahun

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 3 роки тому +2

    Inan yahow jaceyl runi
    Adduunyada haduu jiro
    Uu dhex jooga laba ruux
    Jidh sidey wadaagaan..... ayaa sax ah, ee maaha sidey wadaagaan.
    Mahadsanidiin.

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  3 роки тому +1

      Jinsigay wadaagaan maaha walaal ee waa Jidh siday wadaagaan, macnaha sidii labo qof oo hal jidh ka dhexeeya oo jacaylka si u wada dareemaya:
      Inanyohow jacayl runi,
      Adduunyada hadduu jiro,
      U dhex jooga labo ruux,
      Jidh siday wadaagaan,
      Mahadsanid.

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 3 роки тому +1

      @@qaraamchannel
      Shukran walaal. Si qota dheer uma dhageysan.

    • @omarahmed7382
      @omarahmed7382 Рік тому +1

      @@qaraamchannel jinsigay wadaagaan iyo jidh sidey wadaagaan midna ma aha
      Waa jid sidey wadaagaan
      Laba qof oo jid wadaagay dariiq wada maray hadii uu mid dheereeyo ka fogaado kale saw dib uma soo jaleevolco oo kolba ma soo eego
      Baydka danbe ayuu abwaan eregaa kuu sii sharaxay waxaa fahmi kara qpf spmaliga iyo suugaan aad u yaqaan

  • @goba.nimo.miidhiya5238
    @goba.nimo.miidhiya5238 2 роки тому

    Waa yadii.hore
    Ac.yaa
    Hees

  • @Idaajaa
    @Idaajaa 8 місяців тому

    Heeskaan, Erayada Maxamed Aadan Dacar laxanka Axmed Nuur Iidow) Abtiile) jaangoow Codadka Axmed Mooge ruwaayaadda kusoobaxday Badjaceyl badanaa sida YouTubuhu kusheegay waa qalad

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 4 роки тому +3

    Waad mahad san tihiin qaraami channel heestan aad ayaan u jeceshahay

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 3 роки тому +1

    Allow unaxariiso labada fananba qiimo ayey lahaayeene

  • @ahmedail9073
    @ahmedail9073 Рік тому

    Al.ustaad.cabqari.alkubraa.axmad.saleban.bide.allahadaayo.fanan.aXmas.iyosahar.alyaraxma

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому

    علي العمالقه والاساطيرلآ استطيع التعليق ..... اللهم إرحم احمد موجي وزهره احمد

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 3 роки тому +6

    Sixitaan riwaayada ay ku jirtay heestani
    Waxay ka mid ahayd riwaayadii jacayl waa kane kaalay oo abwaankaa aad xustay uu lahaa
    Riwaayadii Jeel iyo jacayl kumuu jirin axmed mooge liibaan ee waxa sahra axmed jaamac kula jiray fanaanka maxamed ismaaciil aburaas
    Mahadsanid

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 3 роки тому

      Waa sax waa runtaa heesta ay wadaqaadaan aburaas iyo sahro ayey dadku ku qaldaan heestan aniga laftaydu imminka markii hore waxaan moodeyey heestii ku jirtay jeel iyo jacayl

    • @liibaancuunsheeye1377
      @liibaancuunsheeye1377 3 роки тому

      Haa waa sax waxeey ku jirtay heeskaan riwayadii jecel waa kane kaalay laxankana waa sax axmed gaceyte aa saray lkn riwayada kale ee jeel iyo jacayl kuma jirin axmed mooge gaceyte na ma laxameeyn

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 3 місяці тому

    Ereyada: Abwaan Saleebaan Bidde
    Riwaayadii: jacayl waakane kaalay

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому

    Aun legendry.

  • @abdiali3825
    @abdiali3825 3 роки тому +1

    Maxa Ed mooge

  • @cabdiqaniahmed3500
    @cabdiqaniahmed3500 2 роки тому

    U dhex joogo laba ruux jidh siday wadagaan halkaa ka dhiga o kelmadaa ka dhiman ku dara

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 роки тому

    Waayo waayo

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 роки тому +1

    Ama uu mid jiitee la jiciirto keli gii

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

    Laxankii Aabihii Codka Axmed Gaacayte Yuusuf Aun. Luuqdii Axmed Mooge Liiban Iyo Sahra Axmed Aun dhamaantood.

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Рік тому

    Illhy.hownaxaristo.labadaba

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 3 роки тому +1

    Ilaahay haw naxariisto

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    تيكريه اللهم انصر ال احمد

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 2 роки тому

    Heestaan in ee ku jirtay Ruwaadii Jaceyl godobtii gabdho loo tiriyay, Sanadkii 1972kii, Abwaanka Axmed Suleemaan Bide

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 3 місяці тому

      Sheekhaw mabuu lahayn riwaayadaa aad sheegayso ee waxa lahaa alla ha u naxariistee abwaan ciise warsame heestani se riwaayadiisii la odhan jiray Jacayl Waakan Ee Kaalay ayey ku jirtay

  • @rudwanian4785
    @rudwanian4785 3 роки тому +2

    2020

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 роки тому +1

    Sixitaan. Kolka uu la jeebtee la jiciirto reebee ma aha jeertee waa jeebtee yacni la fogaado

  • @user-oe1wt3zp3b
    @user-oe1wt3zp3b 8 місяців тому

    Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta doqonimo hadashee tushka yaga ku waalatee idinkaa daluun ka daala dhacayee qof ba idinka ma hadho daacuunadu idinla tagee cadawga meel aad joog ba. Jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada jaanta rogo meel uun u jaan qaad

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    R H u.n

  • @user-le9kr9bh9z
    @user-le9kr9bh9z 7 місяців тому

    V😂❤