Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
See u aragtaa hadalka Fahad Yaasiin?
Waasiyaas wadaniya jeesi loobaahanyahay fahad nabad iyo nolol❤❤❤❤❤❤❤
Waa run fahad
Waa guul usoo hooyataye geeska africa gaar ahaan labada Dale ee kala ah itoobiya iyo soomaliya
Wa fahsd yasiin
BEEEN BEEEEEEEN BEEEN AALE
Dheh madaxii hore ee argagaxisada
Taliyihii labada ciidan ee argsgaxisada
War ninkani xassn sheekh ayuu taageeraa ma yaqaan xaqiiqda runta ah
Warunti fahad
Asc
Daahir jimcaale dhegataag.1.0. Waxan dhahayaa dawladda somaliland marnaba ma siineyso berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 2.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxa qasab noqoneysa inay iska hor iman doonaan. 3.0. Haddaba xilliga ay dhacdo inay dawladda somalia iyo dawladda ethiopia ay iska hor yimadaan yaa u soo gurman doona sida dawladda masar iyo eriteria.4.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay haysataa dhuka somalida sida kywab:A). Hawd and Reserved area.B). Ogaadeenia.C). NFD OO kenya haysato.5.0. Haddaba atto abbii ahmed ali wuxuu dhahay dawladda ethiopia xaq bay u leedahay inay badda iyo berriga hesho waana khasab arrintaasi.6.0. Dawladda somalia/Somaliland /Djibouti waxay xaq u leeyihiin inay dawladda ethiopia u doo celiso dhulka ay ka haysato. Waxana ka mid ah kuwan:A). Hawd and Reserved area.B). Ogaadeenia.C). Canfar territory.D). NFD oo dawladda kenya haysato.7.0. Arrintan waa qasab waana biyo kama dhibcaan.8.0. Markay dhulkassi oo dhan soo celiso dawladda somalia /Somaliland/ Djibouti waxa laga wada hadli karaa berriga iyo badda Somalia/Somaliland/djibouti.9.0. Wuxuu dhahay atto abbii ahmed ali berriga iyo badda sonalia /Somaliland/Djibouti xaq baan u leeyahay waxanan ku qaadan doonaa xoog amaba xeelad kay doonto ha noqoto.10.0. Waxan dhahayaa atto abbii ahmed ali wuxuu aaminsan yahay inuu kolba gobol xidhiidh la samaysan karayo oo ciidamada ku daabulayo.12.0. Waxan dhahayaa dawladda sonalia/Dawladda sonaliland/Dawladda djibouti waxay qasab ka dhigayaan inay xoog iyo dagaal amaba xeelada ku soo ceshan doonaan dhulka ka maqan ee haysato dawladda diinka gabboobey noqotey ee ethiopia.13.0. Waxan dhahayaa dawladda eriteria oo dawladda hore e uga tirsanayd ethiopia yaad ku leedahay berriga iyo badda aad ku waallatey ee u raadso.14.0. Atto abbii ahmed ali waa nin waallan oo caqligiisu ku filneyn oonay ciddina aamini karrin marnaba.15.0. Caqli xunadiisa wuxuu aaminsanyahay berriga iyo badda somalia/ somaliland/Djibouti yaad xoog amaba xeellad ku qaadan doontaa.16. waana arrin aad u yaab badan oo laga fajacay hadalkiisa qadhaadh ee qadhmuun ee uraya.17.0. Waxaba kugu fillan dawladdacmasar oo la soo dejiyo somalia/Somaliland/Djibouti oo dhaamka abbay hilfaha loo qaado indhahaaga oo shan.
Heshiiskaba iyo in badaheena la soo hugureeyoba fahad iyo farmaajaa ka danbeeya qoraalkiisa ayaad ka garataa inuu badhbadhaadhay qaaday
Abii masiibo kugu ridey
See u aragtaa hadalka Fahad Yaasiin?
Waasiyaas wadaniya jeesi loobaahanyahay fahad nabad iyo nolol❤❤❤❤❤❤❤
Waa run fahad
Waa guul usoo hooyataye geeska africa gaar ahaan labada Dale ee kala ah itoobiya iyo soomaliya
Wa fahsd yasiin
BEEEN BEEEEEEEN BEEEN AALE
Dheh madaxii hore ee argagaxisada
Taliyihii labada ciidan ee argsgaxisada
War ninkani xassn sheekh ayuu taageeraa ma yaqaan xaqiiqda runta ah
Warunti fahad
Asc
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa dawladda somaliland marnaba ma siineyso berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
2.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxa qasab noqoneysa inay iska hor iman doonaan.
3.0. Haddaba xilliga ay dhacdo inay dawladda somalia iyo dawladda ethiopia ay iska hor yimadaan yaa u soo gurman doona sida dawladda masar iyo eriteria.
4.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay haysataa dhuka somalida sida kywab:
A). Hawd and Reserved area.
B). Ogaadeenia.
C). NFD OO kenya haysato.
5.0. Haddaba atto abbii ahmed ali wuxuu dhahay dawladda ethiopia xaq bay u leedahay inay badda iyo berriga hesho waana khasab arrintaasi.
6.0. Dawladda somalia/Somaliland /Djibouti waxay xaq u leeyihiin inay dawladda ethiopia u doo celiso dhulka ay ka haysato. Waxana ka mid ah kuwan:
A). Hawd and Reserved area.
B). Ogaadeenia.
C). Canfar territory.
D). NFD oo dawladda kenya haysato.
7.0. Arrintan waa qasab waana biyo kama dhibcaan.
8.0. Markay dhulkassi oo dhan soo celiso dawladda somalia /Somaliland/ Djibouti waxa laga wada hadli karaa berriga iyo badda Somalia/Somaliland/djibouti.
9.0. Wuxuu dhahay atto abbii ahmed ali berriga iyo badda sonalia /Somaliland/Djibouti xaq baan u leeyahay waxanan ku qaadan doonaa xoog amaba xeelad kay doonto ha noqoto.
10.0. Waxan dhahayaa atto abbii ahmed ali wuxuu aaminsan yahay inuu kolba gobol xidhiidh la samaysan karayo oo ciidamada ku daabulayo.
12.0. Waxan dhahayaa dawladda sonalia/Dawladda sonaliland/Dawladda djibouti waxay qasab ka dhigayaan inay xoog iyo dagaal amaba xeelada ku soo ceshan doonaan dhulka ka maqan ee haysato dawladda diinka gabboobey noqotey ee ethiopia.
13.0. Waxan dhahayaa dawladda eriteria oo dawladda hore e uga tirsanayd ethiopia yaad ku leedahay berriga iyo badda aad ku waallatey ee u raadso.
14.0. Atto abbii ahmed ali waa nin waallan oo caqligiisu ku filneyn oonay ciddina aamini karrin marnaba.
15.0. Caqli xunadiisa wuxuu aaminsanyahay berriga iyo badda somalia/ somaliland/Djibouti yaad xoog amaba xeellad ku qaadan doontaa.
16. waana arrin aad u yaab badan oo laga fajacay hadalkiisa qadhaadh ee qadhmuun ee uraya.
17.0. Waxaba kugu fillan dawladdacmasar oo la soo dejiyo somalia/Somaliland/Djibouti oo dhaamka abbay hilfaha loo qaado indhahaaga oo shan.
Heshiiskaba iyo in badaheena la soo hugureeyoba fahad iyo farmaajaa ka danbeeya qoraalkiisa ayaad ka garataa inuu badhbadhaadhay qaaday
Abii masiibo kugu ridey