Dr. Waxan ku weydiinna suaal... Qofka hadduu 2 minutes gudahooda ay biyaha uga yimaadaan then wareega 2aad ayuu illaa 30 daqiiqo uu sii shaqeyn karaa ama ka badan marka qofkaas maxaa lagu tilmaami ma wuxuu qabaa la dhahaa biyo bax deg dega??? Jwb wcn
Asc DR waxan ahay wiil dhalin yar ah da ahaan waxan jiraa 26 ilaa 27 sano , waxan la noolahay mudo sanad iyo badh ah dhibaato dhanka maskaxda ah chronic stress taasina waxay igu sababtay inay gabi ahaanba aan waayo.dareenkaygii raganimada, DR maxaad igula talin lahayd?
Stress iskadhaaf wlal ilaheyn isku xir awoodaada markas waa ku soolabaneysaa
Istiqfaarta du dadaal iyo saliga nabiga
5 naag oo sidaas ah 1 hbeen waa bikro jabin karaa Waayo Subax walbo sameeya gigal exercise waxaana cunaa wax walbo oo laga helo bada
Dr. Waxan ku weydiinna suaal...
Qofka hadduu 2 minutes gudahooda ay biyaha uga yimaadaan then wareega 2aad ayuu illaa 30 daqiiqo uu sii shaqeyn karaa ama ka badan marka qofkaas maxaa lagu tilmaami ma wuxuu qabaa la dhahaa biyo bax deg dega???
Jwb wcn
Sxb biya baxa dag dag wa wax ka yar 1mintus sxb o ciyarta 2 ama 5aad wexe rabto ha ahto
Masha Allah Mahadsanid Dictoore❤
So sad news 😢
Alxm ma siiigaysto🤲
Dr 11 sano siigada waday guska maruu ina noqdey😢
Sxp sida uu dhaqtarku ku sheegay jirkaga waqti kali
Dr Aniga koley gabar aan jeclhy ma bikra jabin karo sababto ah xanunkeda aya idhibya
Gabar aan jecleyna ma guursan kare siden yeelaa
😂😂😂musow jecelka a jeceshahay nocee waye ma hoyadaa ba qofta jecelka somhn waxa sawabay qooqa😂
@@ismaciilCade-cn1yk😂
Dr hbnkii kobaad dhiig ayaa kasoo yaacay oo jooradiga dhan waa qoyay
😂😂😂😂
Kegel exercise ka waran dr
Shaqo bdn baa yealnaysa kagelka alab weyna wayelanaysa
Hadaad ka gaartaan😂😂😂😂
31/01/2025.... kadib 13 sano aan siigo waday waan joojiyey isoo duceeya sxpayaal. 😓🥺
13sano aa mxa sxb naag la an ma dhacday waxa naag buuxa ma aragtid ma gursatid
Allah akbar guul
@@ismaciilCade-cn1yknin siigeesta naag muu qancin karaa ?
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂yaabkii aduunka dadkaas alaab xoogle aay wateen
Ma wataan ee adaa siigo ku dishay ee iska dhaaf
Mid tolan baa isugaysa oo bikraa.
Bisinka
Burciidow