Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
"Waligey ma nici karo" Si walboo war xun lagaaga sheego, qofka wadnahaaga ku tolan ama waayuhu culays kuugu raraan; Marba haddii in yar oo maaran iyo tanaasul ahi kugu jiro "Kaasi maaha Jacayl" Waa farrriinta Kaariye AHN, maankeenna u raaridayo. "Jacaylka dhabta ahMa dhiman karo" waaka xaaraan iyo calcal timo yeellata.
Waa Qeexitaanka Iyo Tilmaanta Jaceylka Dhabta Ah. Salaamaad Saaxiib.
Waa faallayntaadii xeesha dheereed macallin, war heestu culusaa "ha noolaato waa gobe."
@@guryasame Heestan habeen gaar ah ayaynu ku maamuusaynaa macallin.
Ha noolato waa gobe Allaha u naxariisto maxamed cali kaariye boqorkii jaceylka Hami zare mahadsanid adiga xasan cawaale
Saaxiibkey Dhiblaawe Salaama Saaxiib Caweys Wanaagsan.
Saalax qaasim anaa u horeeyo maanta 😅
Xaasha! Waa Runtaa Caweys Wanaagsan Iyo Dhegeysi Haboon.
Ustaad hawlahaa badanoo Faallo ama comment ma haleelo lkn wxd Soo dhigtaba way iisoo dhacaan hore hore Dhegtuna kama qaddo Mhd sanid sxb😇🕶️
@@BuuxCiise-df9jc Yaasalam Qodobka Ugu Weyn Oon Uga Danleeyahayba Waa Inaad Ka Bogato Oo Ay Ku Soo Gaaraan.
@@Laalayslyrics aad iyo aad sxb lkn tolow halkeen kala Soo xidhidha. haday maan gal tahy
Mahadsanid Saaxiib. Maxaad hees aanu ka quusannay uun si dhibyar noogu jalbeebisay. Caawa Saalax iyo heestiisan yaabka leh waan ku raaxaysanaa!
Maqal Iyo Ka Bogasho Wacan Saaxiib Waa Hees Qaaliya Runtii Iyo Gacantii Aannu Wada Jeclaynee Saalax War Maxaa Meesha Wax Isu Helay.
Wahh Wahh Yaa Saalax ❤❤❤
Mahadsanid sxb qaaliya fandhuux
"Weligay ma nici karoWaa gobe ha noolaato"What A Song!
Salaamaad tan xagee iga martay talo shukran wallka
2004 anigo yar ayan iska agfadhisan jiray niman qayilayo hestan aduun
Yaa sidayda heesta kasoo raacay Faysbuugga Xasan Cawaale Iidle. Alle ha barakeeyo Xasan oo aan dartii ku bartay heestan.Boqortooyo
Anna Waan Ka Soo Raacay Fbga Xasan Salaamaad.
Aniga xulashada fankka iyo sugaanta
Waah waah
HA NOOLAATO WAA GOBE ALAYLE JACAYLAKAYGU WAA GOB MANSHALAH
Cajiib ⚘️
Qisada heeska Abwaanki weynaa ee mohamed Ali kaariye ayaa jeclaa shankaroon weliba jacayl xad dhaaf ah dabadeed war ayaa looga sheegay oo dadku is dhahaayen wuu ka xumaanaya.Alla yacizak codkii saalax qaasim iyo ereyo miisan culus oo cidlada iyo jawiga degan kuwacan.
Yaa salam maxaan ku guureyey ❤
Heesta Faceboog Xasan Cawaale iidle kaso qabsadday waah waah beryaha noocan somaad gelin ❤❤"Nuun la kordhabay nuun laa go'dan" waa ereyadda uu ka bilaabay hhhh
Ka waran qofka uu maanta hayo
Waa gobee hanoolaato
HA NOOLAATO WAA GOBE ALAYLE JACAYLAKAYGU WAA GOB WAXAAD MOODAA INAAN ANIGU U HEESAYO ISLANATAYDA
Nasiib wacana inanta hesha inan si dhab ah ujecel😢 ilahay haysku kiin daayo wll❤
34 SANO YAAN RAADINAYAY
Waa Wakhti Dheer Hadda Ayaad Se Ka Boganaysaa Saaxiib.
Waligeey Manici karo nafbaa lagu talaalee
Waar inaadeer qoraalka isku day bal inaad markale soo raaciso. Waayo qaar badan fahmi waayey,e
Waxaan idinka soo racay Facebook xulashada fankka iyo sugaanta ogu imoow heeso xul ah
@@maxmuudsaxne7974 Salaama Saaxiibka Xulashada
"Waligey ma nici karo" Si walboo war xun lagaaga sheego, qofka wadnahaaga ku tolan ama waayuhu culays kuugu raraan; Marba haddii in yar oo maaran iyo tanaasul ahi kugu jiro "Kaasi maaha Jacayl" Waa farrriinta Kaariye AHN, maankeenna u raaridayo.
"Jacaylka dhabta ah
Ma dhiman karo" waaka xaaraan iyo calcal timo yeellata.
Waa Qeexitaanka Iyo Tilmaanta Jaceylka Dhabta Ah. Salaamaad Saaxiib.
Waa faallayntaadii xeesha dheereed macallin, war heestu culusaa "ha noolaato waa gobe."
@@guryasame Heestan habeen gaar ah ayaynu ku maamuusaynaa macallin.
Ha noolato waa gobe
Allaha u naxariisto maxamed cali kaariye boqorkii jaceylka
Hami zare mahadsanid adiga xasan cawaale
Saaxiibkey Dhiblaawe Salaama Saaxiib Caweys Wanaagsan.
Saalax qaasim anaa u horeeyo maanta 😅
Xaasha! Waa Runtaa Caweys Wanaagsan Iyo Dhegeysi Haboon.
Ustaad hawlahaa badanoo
Faallo ama comment ma haleelo lkn wxd Soo dhigtaba way iisoo dhacaan hore hore
Dhegtuna kama qaddo
Mhd sanid sxb😇🕶️
@@BuuxCiise-df9jc Yaasalam Qodobka Ugu Weyn Oon Uga Danleeyahayba Waa Inaad Ka Bogato Oo Ay Ku Soo Gaaraan.
@@Laalayslyrics aad iyo aad sxb lkn tolow halkeen kala Soo xidhidha. haday maan gal tahy
Mahadsanid Saaxiib. Maxaad hees aanu ka quusannay uun si dhibyar noogu jalbeebisay. Caawa Saalax iyo heestiisan yaabka leh waan ku raaxaysanaa!
Maqal Iyo Ka Bogasho Wacan Saaxiib Waa Hees Qaaliya Runtii Iyo Gacantii Aannu Wada Jeclaynee Saalax War Maxaa Meesha Wax Isu Helay.
Wahh Wahh Yaa Saalax ❤❤❤
Mahadsanid sxb qaaliya fandhuux
"Weligay ma nici karo
Waa gobe ha noolaato"
What A Song!
Salaamaad tan xagee iga martay talo shukran wallka
2004 anigo yar ayan iska agfadhisan jiray niman qayilayo hestan aduun
Yaa sidayda heesta kasoo raacay Faysbuugga Xasan Cawaale Iidle. Alle ha barakeeyo Xasan oo aan dartii ku bartay heestan.
Boqortooyo
Anna Waan Ka Soo Raacay Fbga Xasan Salaamaad.
Aniga xulashada fankka iyo sugaanta
Waah waah
HA NOOLAATO WAA GOBE ALAYLE JACAYLAKAYGU WAA GOB MANSHALAH
Cajiib ⚘️
Qisada heeska
Abwaanki weynaa ee mohamed Ali kaariye ayaa jeclaa shankaroon weliba jacayl xad dhaaf ah dabadeed war ayaa looga sheegay oo dadku is dhahaayen wuu ka xumaanaya.
Alla yacizak codkii saalax qaasim iyo ereyo miisan culus oo cidlada iyo jawiga degan kuwacan.
Yaa salam maxaan ku guureyey ❤
Heesta Faceboog Xasan Cawaale iidle kaso qabsadday waah waah beryaha noocan somaad gelin ❤❤
"Nuun la kordhabay nuun laa go'dan" waa ereyadda uu ka bilaabay hhhh