Magaaladaan waxa aas aasay sheikh abadir umar ar rida oo ahaa sheikh kasoo talaabay jaziiratul carab 612 hijriga waxaana looga yaqaan magaalada father of harar. Amiiro aad ubadana waa ay ka dambeeyeen
NINKAN ODEYGA AHA TAARIIKHDA BERBERA AAD UMA UU GARANAYO MAXAAYEELAY WUXUU SHEEGAY IN AY BULLAXAAR KA HORRAYSAY BERBERA !!!!!!!!!!!!!!!. BULLAXAAR WAXAA LA AASAASAY SANNADKII 1843 HALKA BERBERA AY SHEEGEEN TAARIIKHYANADII HORE GIRIIGU 3000 SANNADOOD KA HOR !!!!!!!!!!!!!
Waxan ku faraxsanahy inaan kamid noqdo dadkaa badan ee ku dhashay magaladaas herer 2003 iam so proud of ❤️🩹
Harar dhiisaati dirreewu kheysa harka baasaa akka abbaa biyyummaattiin baana , jiraachuummoo isinii miti arabninuu dhufee jiraachu dandahaa , nuhundaafu geysi.
Amiir nuur iyo ahmed gureey allaha u raxmado iyo mujaahidiintii ay xakumi jireenba aamiin
Harar waa magala Somaliyeed tariikh ah
Masha Allah mahadsanid wll dadihiyaha barnamijka , nosobadi barnamijyada nocan ah si an tarikhda ubarano , umada Somaliyed Alle awododa hatuso.
Machallah thanks brother waa barnaamij fiican
Magaaladaan waxa aas aasay sheikh abadir umar ar rida oo ahaa sheikh kasoo talaabay jaziiratul carab 612 hijriga waxaana looga yaqaan magaalada father of harar. Amiiro aad ubadana waa ay ka dambeeyeen
bro harar waxaa lasheegaa in ay 1900 sano ka wayntahay magaceeda waxaaba lagu naynaasi jiray istanbusha labaad
Magaladan waxaa aa asasay abadiar ar rida ama faiqi cumar somalina utaqano shiiqaal
MASHALLAH DIRE TV HORE USOCOO
Harar Asharaaf city ❤❤❤
Fiqi .ma aha qabiil waa sheekh
Allxandulilaah.wa shukr.wa thanAa
Karanle hawiye 🔥 irir samale
Waxa aad sheegaysid lagama yaqaano harar dhul shiikhaal
Waruntisa ❤
Dadka dirtu waa dadka marwalba magaca somalida ilaalin jiray waayadii hore xitaa dagaalada lala galay saliibiyiinta 300sano ka hor
Raxima humu laah
Mash Allah
Ahmed gurey nin shiikhaal ah
naga aamus sheekhal lahayne nin Dira bu ahaa ciduu done ha ka ahaade
Karanle dhul Karanle
Harar dhul shiikhaal
Maanta dhuul itobiyaan
Harar ethiopia mahaan jirin waxaa xoogg ku qabsaday milinik 1883-7 waxaan u sahlay u sahamiyay england herer waa magaaladii axmed gurey axma
Amir nur mujaahid ku xigeenkii imam axned algaazi ahmed gurey.
NINKAN ODEYGA AHA TAARIIKHDA BERBERA AAD UMA UU GARANAYO MAXAAYEELAY WUXUU SHEEGAY IN AY BULLAXAAR KA HORRAYSAY BERBERA !!!!!!!!!!!!!!!. BULLAXAAR WAXAA LA AASAASAY SANNADKII 1843 HALKA BERBERA AY SHEEGEEN TAARIIKHYANADII HORE GIRIIGU 3000 SANNADOOD KA HOR !!!!!!!!!!!!!
Saan maqlay haraar hada soomalida waa looga badan yahay
%05 kama ahan
Meeday taariikhda kale ee somida qabiiladeedi kale muse waa c,
IF YOU VOTE FOR ME I WILL BEWILD FOR YOU FROM Harar to Zeala High way and Light real way or Train .
Qabiilka dagan ookubadan yaawaye
Amir nuur iyo Axmed Gurey waa isku reer waxayna udhasheen Sade Daarood waxaana isna meesha lagusiyaartaa Sheekh Abaadir Muuse oo asna ah reer Sade.
Inta aad sheegaty oo dhan waa shiikhaal taarikhda beenta ka daa dad sheegashada daarood ayaad u tihiinee
🤣🤣
Iska aamus waa niman shiikhaal yariisow
Hadaad ka wado maxed daauud ayaa adeer u ahaa Haa waaye maxaa yaalay maxed daauud ayaa ah ina suldaan cumardiini aw qudub
@@akninweyn7084shiikhaal 😂😂😂😂😂😂
ciise ajuuraan waa nin taariikh badan haya, ma aqaan balse waxaa haboon in waraysiyo badan lala yeesho
Harar waa magaalo Karanle hawiye dhashii axmad gurey 🥺🥰🥰🥰🥰
Harar waa magaalo shiikhaal
Axmed gurey waa nin shiikhaal ah
Maanta kooleyba dhuul somaaliyeed ma ahan itoobiyan aya iiskaleh