VLOGI 2 AAD EE DAARU SALAAM MUQAAL QURUXBADAN DAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 100

  • @yusufali4929
    @yusufali4929 3 роки тому +9

    Mashalah Nin Rer Somaliland ahay Farxad waan qirooday Muqdisho adkaysii badana wixii aad Soo marteen kasoo kabateen 👍❤️ Somalida Halkan ku arkaa Iyo kuwa Burco waa isku mid dad waalala Nooladaa

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 4 роки тому +17

    Masha Allah
    Allaha noodaayo muqdisho
    Waa ka mustaqbal roontahay wadamada dariska sida Ethiopia iyo Kenya oo dad shisheeyaa ay dhisaan halka dalkeenu dadkoodi dhisayaan soomaha wax ilaahay looga xamdiyo iyo madax banaani dhaqaale oo dhaqaalaha ku baxaya dhismooyinkaas ay qaadanayaan engineero somaliyeed ayaguna ay dalka galinayaan

    • @salasala8996
      @salasala8996 3 роки тому

      Kenya ethiopia waxay ledahay townplan jidaad luq kasta maxa marka xamar o laba garii isku dhafi kariin uga hor marsan tahay dalalka aad shegtay

  • @mohamedyassin8670
    @mohamedyassin8670 4 роки тому +7

    Woooooow Masha alah allow u siyaadi wadankeyga quruxda

  • @moutaindew217
    @moutaindew217 4 роки тому +17

    I live in the UK. But July 2021 Darussalam inshallah

    • @villasomalia1756
      @villasomalia1756 3 роки тому

      I live in the UK i inshaa Allah in 2021 xamar capital Mogadishu pearls of Africa Somalia waa one

    • @flypdcrypt1684
      @flypdcrypt1684 3 роки тому

      Stop da cap 😂😂

    • @flypdcrypt1684
      @flypdcrypt1684 3 роки тому

      But ur lowkey nah

    • @ambientcalm3125
      @ambientcalm3125 3 роки тому

      I'm from uk but I came to darusalam

    • @villasomalia1756
      @villasomalia1756 3 роки тому

      @@ambientcalm3125 mashaa allah lucky you how is it?

  • @abuwali1546
    @abuwali1546 4 роки тому +14

    Bilicda barnaamijka waxaa baabi’inaaya musik.

  • @villasomalia1756
    @villasomalia1756 4 роки тому +14

    Mashaa Allah my country Somalia will be great again beautiful

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому +1

    Muuqal qurxoon udhoof sona shaqeyso lacagta donta baro bilaa maal oo bilaa lacag ka ahoow isar faraskaga geelaga iilis dalxise lacag shaqeystan ahay

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 Рік тому +1

    Your videos are getting better

  • @shukrihaashi5278
    @shukrihaashi5278 4 роки тому +3

    Maashaa Allah waa xaafadeeydiii horumarwacan

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 роки тому +8

    Aniga feker ahaan si fiican guriga gudihiisa maydaan u duubin tan kale maxaad music ku fasheen subxaana allaah Muslim baad tihiin guryaha kor waa ka qur xoon yihin balse music lee soo duubteen laa faa ida lahu

    • @abuwali1546
      @abuwali1546 4 роки тому +2

      Hortaada fekerkaasi anaa qabay

    • @Caruurtaofthekorn
      @Caruurtaofthekorn 3 роки тому +1

      Codka phone iska gabii. Easy of u don't like the music. Somalis always complaining.

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 4 роки тому +3

    mashalah wey qurux badan yihiin lakin markaan arkay inay guryaha ay xariiraan oo ay wadaagaan darbiga wanka niyad jabay. guri kasta waxay aheyd inu lahaado darbi asiga ugooni ah ee ma aheyn in sidii townhomes okale inay i dhisaan

  • @luulgaaid5542
    @luulgaaid5542 4 роки тому +2

    Mashaa allaah
    Waa xaafad qurux badan

  • @abdishakurali3826
    @abdishakurali3826 4 роки тому +5

    Gudaha guryaha inaa si wanaagsan u duubtiin, background music waa dheeryahay labadaa shey hoos u dhigaya video ka micnaha uu gudbinaayo. Sidoo kale aad u wanaagsanaan leheed hadaa drone isticmaali leheed oo sawirka dusha guud muujin leheed. Dadaalaa sxbyaal in sha Allah. Next video wax ka badala.

  • @hanaeabdullah8742
    @hanaeabdullah8742 3 роки тому +2

    Maashaalha Allah soomaalida Gulesad yanh

  • @abdiyare3408
    @abdiyare3408 4 роки тому +2

    muqdisho allow barakee

  • @amirsheikh3880
    @amirsheikh3880 4 роки тому +3

    1-Music-ga ka bixi 2-aaway dhulka caagrka ah.sarro dhisan meelooma doorto,deegaan waxaa lagu raacaa dhulkiisa iyo meesha uu ku yaalo.Waatan yurub-ba wey dhisan tahay waxna ma yaalo!!Fadlan soo duuba dhulalka barwaaqada ah oo nolosha leh si ay dadkan somaliyeed ee qurbaha ku hungoobay ay dalkooda dib nolol ugu helaan.

  • @moutaindew217
    @moutaindew217 4 роки тому +2

    Asc mashallah mashallah walal waad mahad santahay dadal kaka mashallah

  • @jawahircali267
    @jawahircali267 4 роки тому +2

    Masha alaah Afgoi media show wwww daaru salaam

  • @mahamedali9749
    @mahamedali9749 4 роки тому +2

    Floor tiles . Ceiling . Painting. Outdated sixty and seventy !!

  • @tossac19
    @tossac19 3 роки тому +2

    Walaikumsalam friend
    From indonesia

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 Рік тому +1

    Lovely video❤❤

  • @almazeeddubai3204
    @almazeeddubai3204 4 роки тому +3

    Masha Allah Tabarakalaah .

  • @queendora5473
    @queendora5473 3 роки тому +4

    masha allah waa guri qurux badan sidoo kale waxaan jeclaan lahaa inaan yeesho guri sidan oo kale ah

    • @mylesdevon373
      @mylesdevon373 3 роки тому

      I know im asking randomly but does anybody know a tool to get back into an Instagram account??
      I was dumb lost my login password. I would love any tips you can offer me

  • @moutaindew217
    @moutaindew217 4 роки тому +2

    Mashallah jazak Alaah qaayr

  • @fartunaddan7841
    @fartunaddan7841 4 роки тому +3

    Masha Allah wa mahdsantahay

  • @farthiyojama9827
    @farthiyojama9827 3 роки тому +2

    Waa masha allah

  • @cusmaanyareofficiale45
    @cusmaanyareofficiale45 4 роки тому +4

    Hormar wacan

  • @zuhairahassan1600
    @zuhairahassan1600 3 роки тому +2

    Dhul banan malaga helaaa oo iiba?
    Hadi laga helana qof qiimaha og majiraa??

    • @dahaar29
      @dahaar29 3 роки тому +1

      Ha wa laga hela hada wuxu maraya 55000 ilaa 70000 dollar gudaha daarusalam

    • @dahaar29
      @dahaar29 3 роки тому +1

      Zuhaira hassan dhulka wa qali

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 3 роки тому

    Walalayaloow isara sheer isgaraab

  • @khadraali8829
    @khadraali8829 3 роки тому +2

    Company gee dhisa guryahaan plz i soo sheega

  • @faxadfarax9700
    @faxadfarax9700 3 роки тому +2

    Hormar wcn

  • @feysalabdiwahid8223
    @feysalabdiwahid8223 4 роки тому +2

    MAASHAA ALLAH

  • @musejama8684
    @musejama8684 3 роки тому +3

    Waa horumar fiican. Hadaad u baahantahay website nala soo xariir maguuraan.com

  • @yasir271
    @yasir271 3 роки тому +2

    Asc sxb qiimaha guryaha wa meeqo ka so shekey

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 4 роки тому +3

    Camera stabilizer. Wan wareeray 😂

  • @maryanruun1413
    @maryanruun1413 4 роки тому +1

    Masha allah innaba cadii mahan 🥰🥰🥰👍👍👍👍👍

  • @lunaali6032
    @lunaali6032 3 роки тому +2

    Intee waye

  • @24calaf
    @24calaf 3 роки тому +2

    So beautiful 😍

  • @zarinaahmed3557
    @zarinaahmed3557 3 роки тому +2

    How far is this from Xameer?

  • @raxmonashaad4832
    @raxmonashaad4832 Рік тому +1

    M.q

  • @salasala8996
    @salasala8996 4 роки тому +1

    Malahan town plan jiidad 2 garii isku Dhafan maleh foot bath maleh Mesha dadku maran maleh o ah footbath 2 gariina iskuma dhafii karto Side park na maleh meel la dhiigto gawariida siida calamka marka somaleey iska jiira hadi dowlad fiican timado wa laga dumiin guriiga

    • @hana8824
      @hana8824 3 роки тому

      Waxa layaab ah dadka dhisay guryahan waa dad soo arkay qurbaha iyo horhmarka meeshay wadanka wax casri ah gayn lahaayeen bay 1980kii model ah geeyeen

    • @yonisabdullahiwarsame1799
      @yonisabdullahiwarsame1799 3 роки тому

      hahaha Adiga maxaa kaa galay
      qof ciilan baa tahay hahhaha

  • @rahmaaadan7295
    @rahmaaadan7295 4 роки тому +2

    Guryaha lambaro maleh miyaa 🤔🤔

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 3 роки тому

    Masha allaa

  • @faxadfarax9700
    @faxadfarax9700 3 роки тому +2

    Afgoi media show

  • @faxadfarax9700
    @faxadfarax9700 3 роки тому +2

    Wawawawawa waxkale

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 роки тому +1

    DARIISALAAM WAXAA WAAX KU LEEH AMAA MAAMUULO ALSHABAAB MAXAA KA JIIRO

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 роки тому +1

    NUQDIISHO HAKA YAABIIN IN AAY SIIDII HORE KU SOO NOOQOTO ILAA AAY DAADKU ILLAAHEEY UU NOQDAAN XARAANTA IYO XALAASHA KALA SARAAN

    • @mariza101_
      @mariza101_ 3 роки тому

      Ilahey xaqa ya tuso Somali Insha allah

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 3 роки тому

      Taas soomali oodhan waaye muqdisho bas ma ahan fahantu

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 3 роки тому

      @@meemuunmaxamed3212 XOOLIHII UMAADA SOMALIYEED OO DHAAN MEESHII LAGU DHACEEY OO LAGU DILEEY EE ILLAAHEEY UU NOQDAA UMAADANA CAFIIS WEDIISTA WAA ARAAGTA XARAANTII LOO BAARTEEY IN LAGA DHARGII LAA YAHEEY

    • @yonisabdullahiwarsame1799
      @yonisabdullahiwarsame1799 3 роки тому

      hahaha haa insha Allah kuma noqoneyso maalmihi madobaay waxaa lasoo maray xilli nin xitta aayada ha eebe beeniyey dilayna culadii umadana dhibaayey 21 sano lala dagaaay lkn ALX dalka xoog baaloga saaray ilaa uu ku baqtiyey musqul ktaala nigeria ugu dambeyn 21 sano oo dulmi ah iyo sharci darro weey dhamaatay gaalkana jaxiimo aanan dhamaad laheyn baan urajeynayaa i.a.
      sidoo kale waxaa waxaa soo martay xamar xilli nin ciilan uu xabasho magaalada soo galiyo deetana xabashadi 90 persentage xamar burburiyeen lkn amxaradaa baqtigooda xamar xoog baa looga saaray ugu dambeyna dadka magaladooda dib beey udhisanayaan iminka alx.
      dadka ilaah ha unoqdaan markaa leedahay ma gaalo baa?? mise Argagiso miyaa tahy adi?
      instead aad ooyni laheyd atleast wax aad qoraxda kagasho tuuladaada kadhiso.
      reer xamarka weli dhisanayaan degaankooda cid welibana waad ku arki kartaa taasna ayaka ayee sharaf utahay.
      suaasheyda waxee tahay Adiga maxaa heysaa mise burbur dictaor iyo gaal un miyaa doneysaa kaliya?
      Adeero weligaa waa iska ciilnaan kareysaa un xamar duco iyo inkaaar toona kaagama baahna.

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 3 роки тому

      @@yonisabdullahiwarsame1799 NACATULA CALEEK ILLAAHEEY KU SOO QABEEY MAR DANBE WAXAA II SOO QORIIN DOFAAR BAA TAHEEY

  • @axmedsalebannur9170
    @axmedsalebannur9170 3 роки тому

    Nice

  • @dahaar29
    @dahaar29 4 роки тому +2

    War musica iska dhaafa

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 роки тому +1

    Xaafada waa cidlo iney camirnaato ayee ahayd mar hore.

  • @abdirahmanboos2689
    @abdirahmanboos2689 4 роки тому +1

    Heesta.magaceeda nosheeg

  • @falsanappe7422
    @falsanappe7422 4 роки тому +1

    Falsana

  • @ubaxubaxx9272
    @ubaxubaxx9272 3 роки тому +1

    DHULKII MUDULOOD WAXAA LA WAREEGAY DUDUBLE IYO REER GALMUDUG , XAA TALO AH???? WALIBA LACAG YAR AYEEE KU IIBSADEYYN., Cali maafish

    • @fadimaahmed8302
      @fadimaahmed8302 2 роки тому

      Abaayo waad jiran tahay, Alle ha ku caafiyo. Anigu waxaan ahay from Somaliland, waana ku farxay dadka soomaliyed horumarka ay gaadheen. Soomali waa walaalo wayna isla dagaan meel Walba.

  • @harvey2599
    @harvey2599 2 роки тому +1

    Bro I hate somali architecture. It's such an eye sore. The roads everything look disgusting. Just have black roads. And make proper sewage systems. Sometimes being minimalistic looks better than putting 5 colours together.

  • @amalomar860
    @amalomar860 3 роки тому +1

    Waxay ahad inaad soo dubtiin meelaha caruuraha kucayaran sidokale meelaha sportiga sida football ka gym ileen caruurta iyo dhalinyarada meelo ay kumashqulan ayay u bahan yihiin schools ka dugsiyada Qur'aanka suuqyada iyo meelo laga adeegto mise waxas oo dhan malahan dismoyin kor laga qurxiyay ayaad meesha kuhaysin saxibayal garanay

  • @faebalina7786
    @faebalina7786 4 роки тому +1

    What are the price points walal

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 4 роки тому +2

    Wax QABIIL dhisay qaab malaha

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 4 роки тому +2

      Sufi yusuf hooyo qabiil ma degano weydhiseen laakiin soomalida cid ka maqan daaru salaam majirto ana soo arkay ee wadanka haloo soo gurmado ascww

    • @yonisabdullahiwarsame1799
      @yonisabdullahiwarsame1799 3 роки тому

      hahaha istead aad ooyni laheyd atleast wax aad qoraxda kagasho tuuladaada kadhiso.
      HAWIYE weli dhisoya degaankiisa cid welibana waad ku arki kartaa taasna hawiye sharaf utahay.
      suaasheyda waxee tahay Adiga maxaa heysaa mise burbur dictaor iyo gaal un miyaa doneysaa kaliya?