Najma nashaad | Larka Kii igu Beeray | Official Music Video 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 799

  • @kingjezteye
    @kingjezteye 4 роки тому +422

    Heesuhu qalbiga ayey modobeyan qur aankuna qalbiga ayu nadifiya alxm inta qur anka jecel
    👇❤

    • @farhanyasin22
      @farhanyasin22 4 роки тому +5

      Hadaad Ogtahay Maxaad U daawaN
      Anagu WaaNu OgNahayeh

    • @CM-fg7rt
      @CM-fg7rt 4 роки тому +1

      Mxd ka soo doontay mrkaa

    • @munadaganmuna2711
      @munadaganmuna2711 4 роки тому +1

      oo maxad u dawan hadad ogtahy hhhh

    • @kingjezteye
      @kingjezteye 4 роки тому +1

      @@munadaganmuna2711 mxa ka galay

    • @Caliyare-k1c
      @Caliyare-k1c 4 роки тому +2

      @@CM-fg7rt Plz subscribe isaar wll aalha ku dharfe

  • @guleidofficial565
    @guleidofficial565 4 роки тому +391

    Inta Ilahay Iyo Nabiga jaceyl Like Saar ❤️❤️🙏

  • @nastaqalanjo1335
    @nastaqalanjo1335 4 роки тому +32

    Najma nashad❤💯
    Kal ia lap utagerah
    Adna hada ila mid tahy
    👍👑🤗

  • @adammohamed9117
    @adammohamed9117 4 роки тому +4

    Miraha heesta xiiso ma yeesheen hadey heli leheen mulaxanka weyn aabaha kabanka Al Ustaad Cabdinaasir Macalin Caydiid, waxaas ayaa naaxiyad kaa ah big respect from Norway👌👍👍

  • @البرنسخالد-ع7ي
    @البرنسخالد-ع7ي 4 роки тому +4

    Heeesuhu mar walba waxay ka hadlaan ama tilmaaman dhibkaaga ama dareen xanuun badan oo ku so maray se quraanku wuxu ku tusa xalka dhibka❤ allahu akbar

  • @ملكةالقلوب-س2ن
    @ملكةالقلوب-س2ن 4 роки тому +45

    😭😭😭 Qofkii jacayl soomaray ayuunbaa dareemi karaya heestan micnaha ay xabbaarsan tahay😭😭😭😭💔😔

    • @sacdiyaabdulahi5581
      @sacdiyaabdulahi5581 4 роки тому +1

      ملكة القلوب walewarunta2012😭😭😭😭😭😭😭

    • @sowdoliban815
      @sowdoliban815 4 роки тому +1

      ملكة القلوب beenta mahan😰😰😰😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭

    • @ahmedshiine8202
      @ahmedshiine8202 4 роки тому

      Dadka ma jacaylba kuwada dhacay

    • @xamdaqueen6078
      @xamdaqueen6078 4 роки тому

      Haaa wllo😧😧😧😧😧😧😢😢😢😴😴

    • @ahmedshiine8202
      @ahmedshiine8202 4 роки тому

      @@xamdaqueen6078 adiga malagu haya wllo malagu haya

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 роки тому +32

    Wuu ilagdooy ilaciifshay😭😭😭😭😱😱😱😱🤦🤦🤦🤦🤦😍😍😍💔💔💔💔💔🤛🤛🤛🤛😏🤣 inta jckl xanuunkiis argaty 🤦🤦👉👉👉😭😭😭😭😭 keep going my sister ❤️💘💘💞👌✌️✌️💞💞

    • @khadraabdullahi2385
      @khadraabdullahi2385 3 роки тому +1

      Mid aan qalbiyga ka bixin ayn darmay welina wn dalanhay😭

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame 4 роки тому +131

    Najma nashaad fanaanada sanadka😍 inta najma nashad tagerta Like ii saara

  • @mrguul
    @mrguul 4 роки тому +64

    Astur naantad ku qurux badan tahay wllshey❤❤❤🖒🖒

    • @adnaaydiidabdirahman2958
      @adnaaydiidabdirahman2958 4 роки тому

      Alaylehe waa tuntaah

    • @ubahibrahim4080
      @ubahibrahim4080 4 роки тому +1

      Ugbaad argsan wankuwsa macanto 🤸🧖🛌👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🍌🍌🍌🍌👌👌💔💔💖💖💖💗💗💗💋💋💋👄

    • @jaamacyuusuf8972
      @jaamacyuusuf8972 4 роки тому

      WaW

  • @sportschanel5341
    @sportschanel5341 4 роки тому +30

    Inta jecel nabigena scw love sara ❤

  • @abdimalik5849
    @abdimalik5849 4 роки тому +15

    ka sokow quruxdeeda iyo codkeeda macaan waxa iyaduna cajiib ah siday ujilayso dareenka heestu xambaarsantahay.
    keep going sis .

  • @axakiinmaxamuud8399
    @axakiinmaxamuud8399 4 роки тому +356

    Intii Razuulka jecel zcw like ii zaara

    • @quentasha8182
      @quentasha8182 4 роки тому +6

      War rasulka mzha hkeni mzhu mha baytul xalal eh

    • @pizhaarrcastaro3952
      @pizhaarrcastaro3952 4 роки тому +3

      Inti halkan so gasho Subiscaribe isara

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +1

      @@quentasha8182 subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +2

      @@pizhaarrcastaro3952 subscribe isaar wll fadlan

    • @hodanibraahim5526
      @hodanibraahim5526 4 роки тому +2

      Neefkan meesha anu khyrba jogin bad Rasulka soo dhigeysaa angaa jecel kuman sareyno zcw zcw zcw zcw zcw ❤

  • @abdiqafarahmed6362
    @abdiqafarahmed6362 4 роки тому +3

    Gabadhan eebbe ha u barakeeyo codka iyo quruxdeeda,waji daacad u muuqda ayey leedahay,sida ka muuqata waa gabadh deggan oo macquul ah.
    Love u walaal Najma. Eebbe ha ku barakeeyo.❤

  • @dr.monaosman6518
    @dr.monaosman6518 4 роки тому +13

    inta ila sugaysay farta itaaag 👍👍☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️waqal studios

  • @ملكةالقلوب-س2ن
    @ملكةالقلوب-س2ن 4 роки тому +7

    Haday heestani indhahaaga ilmo ka keento marwalba ood dhageysatid sidayda plz farta taag😭😭😭😭❤😭😭😭😭

  • @miirhazcali3933
    @miirhazcali3933 4 роки тому +14

    Gabadhaan fankeeda kor Ayuu U socdaa🔥❤ intii ila Aragty..

  • @Azores_aljassmi
    @Azores_aljassmi 4 роки тому +86

    I'm from syria i love somali brothers hit like

    • @abdiladifahmeddhamac4217
      @abdiladifahmeddhamac4217 4 роки тому

      U welcome bro

    • @kemitvaudou8264
      @kemitvaudou8264 4 роки тому

      Merci beaucoup, et nous vous supportons.

    • @ahmedofficial3218
      @ahmedofficial3218 4 роки тому

      suria is the my brothers isthe country muslim

    • @zadampato7188
      @zadampato7188 4 роки тому

      Thnk you welcom

    • @sab8049
      @sab8049 4 роки тому

      نحن الصومالين نحب السورين ونحترمهم كثير ..حبايبنا....انتم اللة بحفظكم نحن معكم في السراء والضراء...

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial5540 4 роки тому +67

    Najmo Nashaad🚶‍♀️❤ gabdhan aptiga🖐 u ahaa horay usoco👇

  • @updynoorabdiqadir1283
    @updynoorabdiqadir1283 4 роки тому +334

    Inta quraanka jecel heesaha neceb like saara me I love ❤❤❤❤

  • @gadhhayeibrahim6887
    @gadhhayeibrahim6887 4 роки тому +262

    Hadaad adoo fadhiya daawanyaso like ii dhe😓😓😓😓

    • @blacklyricsfm330
      @blacklyricsfm330 4 роки тому +2

      Hadaad aqrizo qoralkaygaah wlo subscribes iisaar

    • @deeqaosman9852
      @deeqaosman9852 4 роки тому

      Wanka xumhay ma fadhiyo wan jifaa 😂😂

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому

      @@deeqaosman9852 subscribe isaar wll fadlan

    • @saeddayib6752
      @saeddayib6752 4 роки тому +1

      Wan ordayaa 🙏🏿

    • @filsanfarhan2654
      @filsanfarhan2654 4 роки тому

      Wan taaganahay inta fadhida ha Ku saarto

  • @hoodiitahaniita3382
    @hoodiitahaniita3382 4 роки тому +79

    Quraanka Hadaad jeceshay like ii saar

    • @yahyesomali8699
      @yahyesomali8699 4 роки тому

      Wll masjidka aad dadka hadanbaajinine xoolo

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 4 роки тому +3

    Gabadhani iyadoo halkeedaa taagan bay Xidigaha Geeska shiiqisay .. that's what they call talent😊🤘

  • @hanadyar7011
    @hanadyar7011 4 роки тому +167

    Ilaha dartiis like ha ila dhafin wll
    Team Najma nashad😍👌

  • @nabadiyonololofficial4653
    @nabadiyonololofficial4653 4 роки тому +5

    Eesh calaa hees walahi waaan uqiry hadaaan kamid ahay bahda abwaaaniinta inta samaha jecel soomalida like hayla dhafina

  • @monaniabdi5426
    @monaniabdi5426 4 роки тому +2

    Alla Qalbiga😭Najmaay heestani qalbigay iga farafaraysayyyyy😪😢 JacayLoooooooow😢😭💔💔💔💔 wuu iLaciifshayyyy😭

  • @zakariashow9517
    @zakariashow9517 4 роки тому +18

    i'm from Saudi Arabia I like somali Music❤️

  • @blossom8569
    @blossom8569 4 роки тому +10

    Mi fav fanaan in somaliland After Xamda queen♥️ Way iibdshe wlhida🥰 Nashadeena keep going💗🔥

  • @shukri1640
    @shukri1640 4 роки тому +7

    Qurux masha allah gabdhihii kalsooni bay ku dhaaftey ❤️❤️❤️❤️👍

  • @mazcuudabdirahman2536
    @mazcuudabdirahman2536 4 роки тому +6

    NashaaD axyaa fananaD hirgashaY inder wan kuwataH 💎🙋‍♂️

  • @aimarolol6812
    @aimarolol6812 2 роки тому +2

    Laxanka Mucjisadaa baan ka Yaabay Legend Abdinasir Ma'alin Caydiid 100%

  • @ahmedmohamud143
    @ahmedmohamud143 4 роки тому +12

    Beautiful places
    Sweet words
    Simply sound
    Dramatic music
    Stylish dressing
    Youngest singer
    Waqal studio
    What a beautiful song ❤

  • @aziizadhawrzan1004
    @aziizadhawrzan1004 4 роки тому +21

    Wan uxiizy wadnkygi💚💭♥️😥

  • @fazwanchannel2258
    @fazwanchannel2258 4 роки тому +1

    Najma Nashaad markan arky wakusoo orday ....waaiska jeclahy inantan runtii💓💓

  • @amranbashir2438
    @amranbashir2438 3 роки тому +2

    Qofkii jaceyl kawar haaya garan heestan😭

  • @maankamaanka-zl9jl
    @maankamaanka-zl9jl 4 роки тому +2

    Hestaan Waxaan dawanayaaa 2020 6julay 12:13 hbnimo axyaa cod masha allaah najma nashaad ku aamin snhy ❤❤❤🙏🙏

  • @ayanlehrun7313
    @ayanlehrun7313 4 роки тому +2

    Ax wll Raali ahow Qalbiga ka dhawacaY saa ma modaYn inad hees uzo qadaYso wixi inakla qabsaday balse raali ahow waa ziize YG

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 4 роки тому +42

    Hadad adoo Jiifo daawaneso Like❤ wallal Allah haku Barakeeye

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 4 роки тому +100

    Inta cafimaad ku daawanaysa
    👇
    Like dhac igu sii huuno

  • @hoodochanel2667
    @hoodochanel2667 4 роки тому +3

    😭Ya ila dareemay heesta Ax walashay najma nashad 😭😭😭😭😭

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 роки тому +2

    Hesaha iLahaY haYga madoweyo Najma najaad iska Tagera jinka jecel wllhi ilhaY hku xifdio wll quruxe❤

  • @kaletwiseman1
    @kaletwiseman1 4 роки тому

    Heesta inta horeysaa ee aad leadahay lama yaabo eed sida macan igu luuqaynyso wxd isoo xauusisay codkii khadra daahir😓🥰najma one love

  • @shaaruboqalaf171
    @shaaruboqalaf171 4 роки тому +17

    Najmo Nashaad Maansha Allah Durriyad Rer Sh Isxaaq dhalad ah 😌

  • @maankadalnuurshe6418
    @maankadalnuurshe6418 4 роки тому +10

    Gabadhan tagero u ahy wlhi ilhy ha daayoh❤💋

  • @abdijama6981
    @abdijama6981 4 роки тому +1

    Eesh calaa hees waxaan filayaa intii jacayl hayey inay mood yara galeen ✌

  • @deeqcilmi6949
    @deeqcilmi6949 3 роки тому +1

    Laxanka meeshiisa bey dhigtay wllhi

  • @libanhussein99
    @libanhussein99 4 роки тому +1

    Ilahay dhul wa na siiyay walahay, bal meesha quruxda taala eega ❤️

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 4 роки тому

    Hestan kubartay najma waxay ahayd hees qisa dhaba xanbarsan
    Wxa kmid ahaa erayada
    Adaa nacab dharanaya dhaliil kularadinaya anigana iidhagaysanaya
    Tana wa qiso dhaba cod iyo daren ayay hysa keep going😍👍

  • @albashirmrcumiye8099
    @albashirmrcumiye8099 4 роки тому +2

    😥😥 Xasuus Caashaq Muxuu Xanuun Yahay ❣❣ Najma Nashaad

  • @guleidzultan8235
    @guleidzultan8235 4 роки тому +2

    macha allah najma nashad abti mcn hore u soco korkad ii saran tahy 😇😇😇

  • @nasrahani174
    @nasrahani174 4 роки тому +1

    Najma nasheed
    Wow manshallah she believe her self
    Cod mcn
    Ige daa jaclyk ayan darmoya❤❤🥵🥰

  • @shahinaasdauud8646
    @shahinaasdauud8646 4 роки тому +9

    najmo nashad wa fananada kaliya een makeup la,an ku heesta mnshllah natural beauty

  • @فتوشمنورة
    @فتوشمنورة 4 роки тому +2

    Waqal caadi maha videoclip aad u quruxbdn iyo fanand yro wacn 💚🔳❤️🔥😍 waar dalkyga ilhaw iilaali quruxdisa day Mnshallah 🔥😍❤️

  • @jamajama4199
    @jamajama4199 4 роки тому

    Ax heestan way ijiidhay waan la luuday khadar waqal hala ii geeyo ax

  • @amuudiabdullahi4404
    @amuudiabdullahi4404 4 роки тому

    Aniga int aanan heesta dhagaysan waxanba la ashqararay sida muqaalka loo duubay waqal studio wax kale

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 роки тому

    Mansha allh waxaba ii qancisay najma nashad make la'aanta sida ugu quruxda badantahay mcnto allaha ku dayo quruxda💋💋❤❤👌

  • @Shacraawi24
    @Shacraawi24 4 роки тому +2

    Masha allah sideey u qurux badan tahay ayaa codkeeda u qurux badan yahay

  • @raxmanimco178
    @raxmanimco178 4 роки тому +1

    Mashallah quruux badan wadugu saraysa fanaka walashay najma adigiyo kooxdaduba fansan

  • @rahmahussien9124
    @rahmahussien9124 4 роки тому +10

    heestan anaa ugu horeeya like ta yaan layla dhaafin intii igala heshay heestaneey

  • @fanankasanadka7471
    @fanankasanadka7471 4 роки тому

    Barihoraan sheegay yartan inay noqonayso fanaanada 2020ga
    Waliba sanadada soosocdoo dhan yadaa haysanaysa suuqa heesaha

  • @maanka348
    @maanka348 4 роки тому

    Booska yurub geenyo inay buuxinayso ayan Madaxa ka Dareemoyaa
    najMa NashaaD 💐🙏

  • @mohakaabe2937
    @mohakaabe2937 4 роки тому +1

    Opopoppo iskuday bal ereyada hore lxankoda lamalamalma😱Najmo nashad 🥰👌♥️ best song Wwaqll studio hormacan ba kasii muqda gadaal hasoo jalecina marnba

  • @yahyenja6494
    @yahyenja6494 4 роки тому +42

    Wuu i lagdoo i laciifshee😭
    Hadday heesta ku taabatay like dhac iGu sii👍👍

  • @abdirisaaqiise141
    @abdirisaaqiise141 4 роки тому

    Waqal wstido farinteyda hala garsiito Najmo nashad waan jeclhy

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 роки тому +1

    Masha Allah Codbay haysa iyo qurux, saying hi from Dhagaxbuur..

  • @orgiwiilsomaliyedchannel9084
    @orgiwiilsomaliyedchannel9084 4 роки тому +1

    Muqdisha wey kutageraan 🙏🏻🙏🏻🇸🇴🇸🇴

  • @ismailxusen7654
    @ismailxusen7654 4 роки тому +1

    dubista 100 musig 100 codka 100 laxanka 100 ciyaarta 100 geeb going waqal studio legend

  • @MohamedHassan-wi4tz
    @MohamedHassan-wi4tz 4 роки тому +2

    xaqiiqdii qof ku qlli fanka hibana u leh codkarnimo iyo qurux alle siiyey mashallah

  • @mohamoudyusufxiddig1063
    @mohamoudyusufxiddig1063 4 роки тому +8

    Quruxda iyo hiddaha iyo dhaqanka hablaha soomaaliyeed ayay tusaalle dhab ah u tahay inantan.

  • @nazirnazri765
    @nazirnazri765 4 роки тому

    Wa layaabay, waqal duubis heersare ah, najma nashaad boqorad nice acting.

  • @XaYadFilMsMusicPro
    @XaYadFilMsMusicPro 4 роки тому +1

    Fanaanada kaliya een ka danbeeyo xaga dumarka najma nashaad horey usoco huuno

  • @omaarbashir2862
    @omaarbashir2862 4 роки тому +8

    Codka maahine intaa Nashad iney Jilaa tahay .........LiKe Ku Qabto aan Ogaade..

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 4 роки тому +1

    Najma Nashaad fanaanada Qarniga, qurux dabiiciya oo aan wadan make up kii na qaldi jiray, Najma Nashaad❤❤❤❤👍👍

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 4 роки тому +1

    Faanad Banaaanka Kudhacdey Najma Nashad HOREY USOCO WLL 👍👍👍😘

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 роки тому

    Atirishada Somaliyed 🇸🇴 Najma nashaad gobey Ha liicin 🙏

  • @jihaancabdiraxiim7321
    @jihaancabdiraxiim7321 4 роки тому

    2020 ayaa la maraya waxa Qurux badan In Noloshaadu ka xarowdo Murugada iyo Habeenda Mugdiga Qlbiyahoow waa markeygih😊🙏

  • @سلوييوسف-ز8ث
    @سلوييوسف-ز8ث 4 роки тому +35

    Najma nashaad ❤❤❤❤

    • @blacklyricsfm330
      @blacklyricsfm330 4 роки тому

      Hadaad aqrizo qoralkaygaah wlo subscribes iisaar

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 4 роки тому +9

    Najma nashaad
    Sandkan adaaa iska leh
    🥰❤

  • @Doodi3591
    @Doodi3591 4 роки тому +14

    Qurxuda dalka arkaa msha Allah

  • @feysalcarab2520
    @feysalcarab2520 4 роки тому

    Walle waa nagaan aad uu taagiir sanahay guul wll heesta waxay wadaa dareemow oo dhoqonka fahmayow😖

  • @rodamustawi4372
    @rodamustawi4372 4 роки тому

    Woooow well dane najma nashaad fanaanad dada yare nooloow waqal well dane shaqadu ha socoto

  • @sumyaabubkar2657
    @sumyaabubkar2657 4 роки тому

    Najma gabdh aan ku tageero kalsoonida ay isku qabto horey u soco wllo

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 роки тому +2

    Like horta maxay tartaa waan cusubee
    Wax ii sheega
    Bal nagu qabta aan macaanka aragnee
    Xidigta fanka najmo nashaad
    Hibada hablaha gayiga full Respect

  • @moha.muse143
    @moha.muse143 4 роки тому +3

    najma hestan aad baan uga helay
    love you habar wadagtay go forward

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 4 роки тому +2

    Muuqaalka
    Muunada
    Maqalka
    Laxanka
    Erayada
    Jiliinka
    Musica
    Waa la isugu tagay gabadhan heesta sii nuurisay
    Cod iyo quruxba eebe siiyay

  • @sakariyeabdi7586
    @sakariyeabdi7586 4 роки тому +74

    Hadad wifi ku daawanayso like isaar aan arko inta wifi isticmaasha😘

  • @somalihiphopproduction5774
    @somalihiphopproduction5774 4 роки тому

    War qoftan way iga dhaxbaxdaye halayso raadiyo hada tol tihin somali maxamedey🤩🥰❤👌🔥🎶🎵🎤👑

  • @waryawoowhe
    @waryawoowhe 4 роки тому +1

    Beryahanba laxan wanaagsan maan maqlin. legend Cabdinaasir M. caydiid.

  • @munowarsame818
    @munowarsame818 4 роки тому +20

    intii reer soomaaliland aha like

  • @hamsikahmet620
    @hamsikahmet620 4 роки тому +84

    intii somaliland ka dawanaysah like iigu cimaamada

  • @huseinpaali1099
    @huseinpaali1099 4 роки тому +4

    Dhammaaantin jumlad ayaan idinku qaatay keep goin

  • @salmodeak4080
    @salmodeak4080 4 роки тому +1

    Adoo jifa hdaa dawenesid likta haila dhaafin plz😍😘

  • @Hussein-xi9pb
    @Hussein-xi9pb 4 роки тому

    Inaba caadi ma aha 2020 best Somali song

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 4 роки тому +2

    Kalsooni buuxday isku qabta wlhi nashaad❤

  • @luqmanbtnofficial8641
    @luqmanbtnofficial8641 4 роки тому +1

    Jecliyaa illaahey amarkiis najma nashaad

  • @kamaludinahmed7865
    @kamaludinahmed7865 4 роки тому +3

    Dhulka quruxdiisa hadaad ladhacday iyo heeskoo qalbigaaga taabanaya like ta dhac

  • @modarngym5403
    @modarngym5403 4 роки тому

    Heestaanncaadi maahn wlhi inta ila dareenty love iyo qabta
    Inta ii lafahnty ereyada 💞💞💯💯💯💯. Larka kii igu beeray

  • @saadaqmaanka9882
    @saadaqmaanka9882 4 роки тому +1

    Fanaanada aa ugu jeclhy fanka Nashaad i love you

  • @adelali4210
    @adelali4210 4 роки тому +2

    Wallhy #NajmaNaashaad waa Fanaanad heer Caalami ah

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 4 роки тому +1

    Hees qalbiga taabaynysa caku qof jacayl hayo anoo kle oo jacayl beerka kala baxay baa internally idremysa heestan

  • @saidibrahimnour1837
    @saidibrahimnour1837 4 роки тому

    Omg sidan oo kale ayaa loo heesaa ama meel iska fadhiista gabdhan 💞💞💞💞💞💞💞☝️☝️☝️☝️☝️☝️