@@Engrsalman336 waa runtaa inay gabdhaasina bilaa makeup ku soo heestay, imikaan dub u raadiyay hestaa lkn horaan u arki waayay waayo? Kaligeed may ahayn oo fananiin kale ayay kula jirtay. Marka la eego labada fanaan waxaa ku horaysay gabadhan oo iyadaa heesteedu hore u soo baxday marka la eego xaga make up la'aanta. Waa tan heestii u horaysay ee bilaa make up la soo duubo ua-cam.com/video/Y67q6hkvHeg/v-deo.html
@بنت عربيه sow maaha qali😂 aniga tan iga raacday edadey baan raacay oo iyada igu dhahday aroos baan u soconay ka dibna waxaan soo noqday dhawanada oo i casaaday i barareen ma anigaaba mar kale ku noqday, xitaa maba aha qurux dadka qurux ayay moodayaan
Masha allah wllshy qureesh dhab ah waxaad tahay qofka kaliya aan hablaha heesa codkeeda aana ka dhargin akhlaaq xishood iyo sharaf baad u dhamatay alle haku xafido insha allah
Heestan , I can get enough , Markuu qofku quruxda ilhay siiyay ku qanacsanyahay Waa iska sidanoo kale.... real role model, so fresh #no make up, ... intii fanaanadan stylkeeda iyo codkeeda ka Heshay like igu qabta
Maansha'Allah najma nashaad naag isku kalsoon wlhi wa fariidad qurxoon o aan Make up ka kalsooni baxday without make up ey heesta duubtay Keep going 😍😍🤩👸👸👸
🥰Wali cid la tartami karto malahn najmo nashaad sidaa kuwad bila makeup wali fanaanad kusoo qabata wala wayey
Nice 🔥 song 😘 inta igadambesa suulkaas ii rixa 😂 🥰
#kalsoonidawaamuhiim
Waa copy fanin baa kaga horeyay makeup la anta like khadiira dhalad
@@Engrsalman336 waa runtaa inay gabdhaasina bilaa makeup ku soo heestay, imikaan dub u raadiyay hestaa lkn horaan u arki waayay waayo? Kaligeed may ahayn oo fananiin kale ayay kula jirtay.
Marka la eego labada fanaan waxaa ku horaysay gabadhan oo iyadaa heesteedu hore u soo baxday marka la eego xaga make up la'aanta.
Waa tan heestii u horaysay ee bilaa make up la soo duubo
ua-cam.com/video/Y67q6hkvHeg/v-deo.html
xaqiiq yare wa run lkn najmo hesteda horesay
@@rooxanta4237 shukran wll
@@cadeymuu7 dabcan sida ban umalynaya walalo😍
Frist view 😂👋🎥🙏🏽 Hambalyo sxb waqal, muuqaaladaa samayso wlhi waa muqalada ugu tayada iyo quruxda badan muuqaalada somalida 👏🏼
Najmaay anaa isku ogaa bilaa meakupka walee xitaa hadaan la kulmaayo qofkan xirir wadaaga nahay ma marsado waayo waan isku kalsonahay♥️kalsonidu waa furaha nolosha😘sidaa kuwad najmaay
Khuluud qurux yaa ku yiri waa bila make up?
Simple make up aa u marsan
Khuluud qurux oo bilaa make upaaa 😂😂😂😂😂
@@ashashukri5905 waan arkaa qali foundation yar ayaa u marsan balse wey ku dhawdahy la aan
@@kamilmoha6262 hee ina ab😂😂😂😂
@بنت عربيه sow maaha qali😂 aniga tan iga raacday edadey baan raacay oo iyada igu dhahday aroos baan u soconay ka dibna waxaan soo noqday dhawanada oo i casaaday i barareen ma anigaaba mar kale ku noqday, xitaa maba aha qurux dadka qurux ayay moodayaan
InTa Rasuulka JeceL Scw scw scw like ii saara
Saw zcw
Scw
Scw
Scw
waryaaa mgca rasuulka scw meeshaan oo kle hakeenin faaiido malihide
Team 2024😂
Waykan.😂
✌️😹🥵
doni p wuu halayay qoftan
@@Rashiid899wah mar hore way be😂😂
Qoftn barigaa ma iyada wax wadatypa waa sidee qoftn fake miyaa waxeedu😅😅
Gabar quruxdeda kukalson no makeup hadaa ila aragte like isaar lcg mahee👍❤
Sawta marsan
No make up gpadh izku kalznow❤🖐
Wlalalay iney marsantahy iyo inkle ma anaba kla aqaaan
sumaya hassan
Lolz shiikh dabacasar taladiisii ayey qaadatey, saliid zatun sidii ey isugu waday make up ba yaa u baahan, daba casar shiikh jira
Glow Girl m.a qali wan ku jclhy sist noloow
Dhaman tin ad iyo ad ayad umahad santihin wlldey
Wan qadan dona taloyn kina tnx asxbteyda 😙😙
Adiga miya naajma mise coppy atahay just joking lol🤣🙄
Najma Nashaad Maansha allaah Gabadha cod macaan oo qurux badan 🤘🏽🤘🏽🥰
Najma Nashaad Masha allaah adi hadaa tahay gabadhaan sxb waad shidan tahay lkn fanka kulama jecleen quruxey anyway horw u soco
Masha allah wllshy qureesh dhab ah waxaad tahay qofka kaliya aan hablaha heesa codkeeda aana ka dhargin akhlaaq xishood iyo sharaf baad u dhamatay alle haku xafido insha allah
Najma Nashaad
Kolay ani naag yurub geenyo ii badashay waan halay
Najmo nashaad 🙏🙏🙏🙏
Wlhi anigaba waan helay najam quruxbadan m.a❤❤❤
Waa gabadho Arab ah labaduba
King ck reaction kiisa hadaad kasoo aragtay
Like ku qabo meeshan
Hhh
hhhhh.anaa.kakow.ah
Kow kow
See ugu raaxaysanayso arag gabdhaha kow koa nagu wad oo nagu wad😂😂😂
Subscribe ii saara asxabta
Walahi wa hees qurxoon sida Najma nashaad ayay heesto u qutux badan thy amaaan an caadi aheen ninkii laga wado nasiibkiisa wacan😍
Codkah 💯♥️😋
stYlkah💯♥️💯
music♥️💯♥️
dheesha💯♥️💯
Qrxdah♥️💯♥️
Najmo nashaad
Ha Naaxin Najmaay.
Bes waa Talo, Like hadaad igu raacsantey.
hhhh waayo
Talo dhaxal gala
iyada maa iska celin karto hee cayilka
Dad waxa jira marke uurka qadan cayila cunto kaliya laguma cayilo ma iska celin kartee
Berri baala arkayaa inantaaasoo kala baxday
Beautiful and young girl so proud of u sis 💯💯💯
Heestan , I can get enough , Markuu qofku quruxda ilhay siiyay ku qanacsanyahay Waa iska sidanoo kale.... real role model, so fresh #no make up, ... intii fanaanadan stylkeeda iyo codkeeda ka Heshay like igu qabta
Mansha allah quruxlay isku kalsoon iga dheh way ka maarantay daqiiqdii madaxa habluhu madaxa La galijiriin 😂😘😘😘😘
Absolutely stunning Masha’allah and it’s all natural 🥰❤️❤️❤️
😮
Quruxdu waa ta loodhasho hore usoco guushu way ku dhow dahay inta tageersan najma nashaad like isiiya
Qoftn cod iyo qrx laguma gro🥺💗😩
xee tiri meelaa ogahay dadka ee wali arag aaaa🙆♂️🙆♂️🙆♂️lkn
heesta100%
codka 100%
style 100%
Aniga iyo adiga bas fahanay Taas dadka makeup ku mashqulen
Eyyyy najam nashaaD,
Best singer 🎙,.
WaQal studi.
Go forward ❤✌
Iam from sudan but i like Somali musik is best
Waw sister
Thanks
أفديكم شعب السودان أحبكم والله ترا شعب السودان فوق راسي اخوكم من الصومال
King Ck Reaction Kiisa yaa kaso Racay Oo hadda Muqalkan Quruxda Badna uku horayaaa
Waqal Wan ku wadaaa My ProH
With out makeup wlhi so pretty sidaa ku soco wlshy qrxy naaga bdn way kugu dayan doonaan am sure nice voice mshlh
Eesh calaa hees xitaa bila mekabkaa idilay love inta ku ah najma nashad lake isaar ❤💚😙😍
Fanaanada kaliya ee ugu Shidneyd aan arko ayaa tahay Najmaay 💃
Falaq Falaq Team haku biirin Sidan ii sii ahow 💯💯👌
Najma nashaad fanaanada sanadka 2019 like iisaara hadaad igu raacsantihiin
Ck reaction kiisa qufkii kasoo arkay like me 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿
safia Moalim muuse King Ckgu Maka Boorashka Ku Sawiran Baa
@@abdisalammahdi3576 sxb subscribe ii saar
Safiya subscribe ii saar
Somali Comedy Channel Waan Kuu saaray Sxp
@@abdisalammahdi3576 thanks
MachaLah No makeup nashaad wlhi Super hit inta Iga danbaysa suulka Kuriixa
*Waxa Yri Quruh pdnaa Wku hyzta Wlhi* *Najmaaaaay ka hely inpti Ma khaldpaa* *somaliyeey* 🙄😂😍
Wow ugudambeyn 1 million views na shad❤💘❤❤
2024 inta dawaneysa like ha I sarto❤
Najma maradan millions ka ka buuxiua idinka waliba tixgalinaya muuqaalka qurxoon e Waqal
najma nashaad naag izaaqa oo arab sheekh izaaq ah indr go foward❤
Hibak DuniYo 😂🤣 Naagta majeerteen ciyaarta Halaga daayo
@@itsamouna1548 wa sax wa majerten waliba Pentland ku dhalaty kuso kortay 😑😑
majeertenku way dhaleen hablo waa arab gabadhu
Guul iyo hormar nashad
Original weye Qurux laydani Masha Allah 🙌🙏❤
Najma nashad dariskaygii hore xalaasha ahaa waa Ku wataaa
Najma nashaad cod iyo quruxba 💯🔥like isar hadaad sidaa ila qabti
Abdi Rahman scw scw
Hadii koobka quruxda dunida lay odhan lahaa cid siii najma nashaad ayaan siin lahaa mshaa allaah
Wataa quruxdii ragii hore ka heesi jireene boqolka geela iyo qoriga laga bixin jiray #Najma hadanay fanaanad noqon lahayn waan guursan laha wacdala.
Hadad tahy tageera waqal studio dhac dhac like igu sii
Najam nashaad fanan qurux iyo cod isku darstay hore usocoda hno qli
nashaad quruxdi iyo codkiba wad hayisa lakiin wllo is astuur qali dumaaray
Ok wllo tnx😍
With out make up she is so cute wlh ❤❤❤
7/31/2022 Nairobi xafada islii sacada 00:25 habeenimo najma nashaad hesteeda midaan ugu jeclhy heestaan waxay so baxday xilli aan farxad ku jiray lkn xiligan qofbaa farxadeyda la tagay😥😥😥
Najmi waa isku kalsoontahay wlhi maku up iskuma dhoobto masha allah 💖💖 hees iyo badh
wlh style iyo qurux cod is ku darsaty m.a najmo nashaad hore usoc 😍😍😍😍❤
Qosolka day 😋😬waa kuwii 100 geela laga bixin jirey 😘😘😘
Waa hooyo imika
@بنت عربيه aamiin wllo dhamaanteenba
@@farduusapdirahman2925 waa igaga nixisee ana damac igaga jireeye😢😉
War Indrr imikaH mid xBagle u Eg aYa qaba
@@farduusapdirahman2925 commentigada wadna xanuun ayuu wataa wlh😢😢😢 ee inan ka yar mala helayaa iyada xitaa🤗😘
4.200 k baa dawatey 200 jeer oo ka mida ana dawadey 💝💝❤
Waqalkii wadanka go forward my team👌👌👌👏👏
Natural beauty mashanAllah💯♥️🥰 make upkii badnaa layska nac💕
Xusus 16/12/2023 jigjiga 06 sabti xusus wacan
Team 2019 🥹🥺
Najmo nashaan heestan ayaan kubarty 2019 markey sobaxday heestan way ilayared hadana markle eegay way ilawaynaty 😅 utahay meel aan ogahay tolow intee waaye bye the way keep going farintan waxaan qoraya tarikh da waa 16/07/2022 Saturday tarikh du way qormaysaa dadku way sii xumanayan aduunkuna wuu sidhamanaya dunuubtuba way tiro dhaaftay somali hormar ugamacada tuugsi iyo qabiil iyo tahrib bay ugashidantahay wixii illah kudeqay bay arkilayihin shabaab iyo dowlad xumo iyo mamullo isgarab ordaa qarax iyo qaad ama jaad iyo xifaaltan dhexdooda ah bay kabixi ladahay (meeh diinti iyo dad nimadi somalinimo iyo kartidi somali wakhti bay somali aheed sorry dowlad la,aan baan kudhalanay illa wakhti gaana dowlad iyo saan saanteed ma aragno) ( shaqo la aan baa jirta dhalinti daroogo baa udhamaysay) illahay somali wax kheyr leh hatuso iyo meesha wanaagu jiro qabiilka iyo dawarsigana qalbigoda allah kamasaxo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiin
Naag isaaq oo arab weyne ah ii nolow qrxdaydii najma nashad
Arab miya Arabka abtiiyashy wye
Hahahaha araab kula waa Naag reer puntland sxb
@@fardowsawarsame7739 ahaha KaalaY Dee adigu ka Dhig Waa abtiyaashed Majeerten Lkn Waa isaaq Arab abaayo
Arab kadhigay naag reer mudug ah adeer
@@haldoordumar6770
Wax isku fal yan lgula yabine dadka dadkoda udaya wa arab walibana samane mj urer abti ah cidwalbaba og😏
Nio najma nashaaad jinkayga karaliya qof qalbiwangsanweyan liketa haladhafina
Waaaaaaaaaaaaw najma nashaad you are the best wllo Well done eesh calaa hees
nashaad kale soma jirin waxey dadkan isku magaca eg
gabadha yari cod macaanaa oo qurux badanaa Ilaahay ha daayee ❤
Najma Nashaad boqorada isaaq iyo majeerteen iska dhaleen biyihii bardacad kubarbaartay Nasab buuxa💞💞👌
Wow 😮
Abaayo inaa heesto ma ahayn😭 waar halay raadiyo gabadha quruxbadnaa🤣
Hore usoco 😍
Muniir Haadi wa la qaba ee ka xishood wa marwo
Khalid Anwar
Hayga nixin saxib kkk
27/3/2020
13:39
Jimce
Xasuus♥️💔
Utahay daganow macanow utahay
Utahay melan oghy
Dadkuba wli anay arg😊
Woooow quruxii isaaq arab wayne allah haykaa xafido indr qurux
Inantu ma arabaaa Allaylhe Qurx dheh
WaligeYgah ma dhageYsanin Blse Heestaan aYaa isoo jiidataY CodkYdah mcn iYo dheeshYdah Dagan allow kudaa♥️💯♥️
Ahzan Qurux wlhi masha ALLAH cod ad u mcn wuu ku dhamaaday Keep going queeen ❤️💘💋☝🏼💥👌
Wow 😮Sida Lo DuBaY wa HeR ZaReE. 🔥🔥🔥🔥🔥. Najma SaN ugu DakhraNa unban Arkay HalKu CaLafku GeYay Markasan Yabay Deh ilahay Amarki 😮😮😮.
XaaLkU DhiiN DhiiN ✌️✌️✌️
inaba caadi ma aha laxanba ku dhacy iyo codkiisiba ✔✔✔💯💯👍
MashalH walo Heestaaan inapaa cadi mahaaa waaah wadaa anuuu Eh ❤️🙏✔️
zubxanallh Allow dumarka
astur oo Hadee 😱🙏🙏dal iyo dibadba maryihi waa kuwan dhigatay
Cashuur Cisman amin Sxb wlh Been ma shegin ilaahey hano asturo Waa cowradene
Amiin ilaahow dhalinyartana daroogada iyo tuugada iyagana ka masax oo soo hadee amiin
🤣🤣🤣🤣
Habalaha maxaa asturaadooda kaa galay doqon yohow, hadii aad wax wanaajinayso aduu dee is hagaahi oo dadka kale afaarahooda ka bax ilaahaaga iyo ilaahadadii is asturi jirtay wasse.
@@cabdiraxmaanstudio206 Subxanallh alle Ha ku so Hadeeyo wllo mcn
jwb An ku sin laahaa
hadalkyga Naftadan
ka qiimo badan 😱dofaryhow
heestan wanka dhamaan la ahay ma aqqan sababta 😍🥰🙏👏👏👏👏
Qurux iyo cod macaani ayey isku darsatay💜
AAR WAXA YARU QURUX BADNAA ..TOOBKA DHEER MARKAY XIDHAN KALAY ARAG ..SHIBIRAHAA ISTAAGAY
M.allah quruxda waa lodashaa. The best song in 2019
wow najma ku away
waan ku radinaya ❤❤❤
allow ha ku dhaa
amiin
Inta ck qofta ku bartay sida aniga cml.like saara waligeega ma arkin cml
Fananad aan jecLahY naJMa nashaaD Hore usoco
runtii waa qof isku kalsoon hore usoco najma nashaad
Agah inantaan oroma moodayey ma Somali baa😆 m.a keep going xbb😍
inta aan iska dilaayo maa i sugeeysiin walaalayaaloow ee Najmo Nashaad ii raadiya.
intaan inantan Quruxda Badan iyada kolba Daawanayey ayay heestii dhamaatay styles Iyo Qab dhismeedka jidhkeeda cajiib sidaa Noo ahaw weligaa 😍😍
Maansha'Allah najma nashaad naag isku kalsoon wlhi wa fariidad qurxoon o aan Make up ka kalsooni baxday without make up ey heesta duubtay Keep going 😍😍🤩👸👸👸
mansha allah najma nashaad qof isku kalsoon alle haku daayo wllshy
Quruxda 100%
Stylka 100%
Codka 98%
Actionk 100%
Waaaaaaaaw
Dawo utahay meel aan ogahay dadkuna wali arag 🙏🙏 Nice 👍 heestii qarniga
Inderty mcn nashaad horey u soco qaali
Ilaahoow Aakhiro iyo adduunba na astur
💛make up wxpa 💚wuu qaban waayey 😅
😚HinTa diinTa jecel makeupkana necep ❤
👏dhaC kuziii😂
Waaw cod iga dheh
Wlhi wan jeclhy Najma Nashaad Lkn waa layga Qabaa lkn sidee iga Qaada Ninka Qabo Ciwanka Keeda igu Caawiya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋❤️❤️💋❤️❤️❤️💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋❤️😂❤️💋❤️❤️💋❤️❤️❤️💋💋😂😂❤️😂💋💋❤️❤️💋💋🖕😂😂😂😂🖕💋💋😂❤️❤️❤️❤️❤️💋❤️😂💋❤️😂😂💋💋❤️💋
Najma nazhaad cumamdaada waxpa lagma qabn karo wlji❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤☘
Waan ku haystaa nagma nasheed hore usoco mss queen
NaJma nashad Hees iyo
Pdh weye wxi heesTaan
Kaaa heley like ikuu qpTaa
♥️🙏
Wlh najma nashaad hadaan arkii lahaa jaceylka aan uqabaa ayaan usheganii lahaa .... Love u mcn
She is beautiful and cute girl najma nashad soft and sweet voice. Love u sis dhuubnida iyo bilaa make up ka kuqurxoontahay
Najma yare reer galkacyodkii asalka ahaa quruxleyda baa sii noqotey adoo yr baa garan
Yarta caadi maha runtii go forward sist
Wooow gabadhu qurxoona ma sacad muusa(reer liibaan)
Yaa igu raacsan inay quruxdii sacad muuse leedahay
Waa arab isaaq indrtY allow ku daaa
Najma nashaad eeshcala 🥰isha xasidka Ilahy haka hayo hbbt❤️❤️❤️❤️
Waaaw Najma Nashaad runtii hestan wa hes cajiib ah
Manshaalah xariiftan yar qurux badanaaa ilaahow calaf igaga dig qoftaan
runtii waa fanaad soo socota stylka iyo teebada sida ula socoto ayaan ku qancay
Wlhi qrx baa ku dhamatey ilhy hagu xiftio wlshyta somaliyedey
Kkk xagan ma jogta lipax keyse waaye kkk
Kkk melkasta iga firi
Kkk lipaax sare
Midkas waan dhex suur nhy bowe qali kkk midan love baan ku ahey plhi scml kkkk
wey wey najma nashaad
Go forward
like isaara
cimri dherer ilaaHay Ha siiyo qofkii saara
Fanaanad aan love ku ahaY najma go forward 😘🥰😍
Naaag nool iga dheh njmo nashaaaad😍🙏