“Waxa la Arki doona Awdal iyo Hargeysa oo laba Calan kala qaatay “ Siyaasi Abgaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 108

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 Місяць тому +6

    Nabad baa lagunooladaa❤

  • @yasiinmuxumedroble3691
    @yasiinmuxumedroble3691 Місяць тому +4

    Asc aad iyo aad baan ugu faraxsanahay hadalka abgaal wuu igu banaanyahay sidii laandheere lagu yaqaanay ayuu u hadlay indoor bay imoodayaan waxan ahay nin xeebjire ah

  • @MubYus
    @MubYus Місяць тому +3

    Slay kuu Xisiga Kulmiye ahaa wasiirka ahaa ee Lacagta dhacay miyaanad ahayn ? ma angaad shaadh kale oo Wadani noo soo xidhatay ?

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Місяць тому +2

    Dhiig cusub Aaa ii muuqdha maaanta Mr Abgaaal very good answer

  • @Ci___se
    @Ci___se Місяць тому +3

    3:25 hadalkaa meeldheer haka eegin 1ilaa2sano ninkii nool wuu arki doonaa

  • @SuhaipXhaka
    @SuhaipXhaka Місяць тому +6

    Waaa sxanyhy xajigu

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому +4

    Ma arkaysaan Wadani kolkii hore Ooyaaye ayaa dheh layidhi imikana Abgaal xaaraan cune booli qaran baan ku bukooday I saamaxa doqonkii isagoo guri xaaraana ka soo toosa subax walba. Tuug Abgaal waxaad doontaan sameeya burburiya boorame

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Місяць тому +2

    Mashaa Allah runbuu ka hadlay mudane abgaal

  • @farahhassan7043
    @farahhassan7043 Місяць тому +1

    Well done

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Місяць тому +4

    SAAB TV usgag.Kolkasta siyaasi sidiini saaqiday wareysta.Somaliland way soconeysaa.Saxaafad iyo dad saaqiday waxba unoqonmeyso.

  • @Shan-Shabeel
    @Shan-Shabeel Місяць тому +1

    Waa geesi runta ka hadlay. Qirshahaan badda Somlailand shaqo kuma laha, waa project Itoobiya u dagaannaa, oo si xoog oo aan baryo laheen ku socda, kuwa daba ordaauana waa rag la soo khasbey oo aan awood laheen, keliya rag iska dhiga markey dadkooda la joogaan.

  • @muktaromer5529
    @muktaromer5529 Місяць тому +2

    Waxa ay ree Awdal ka xishoonayan ayay somalidu ku faanaysaa oo reerba reer ku gumaystay. Ingriis marku saylac yimid, faransiski jabuuti, iyo itoobiya oo haatan socota midna mayna aqbalin. Kadibna intay reero Kale utageen baa roog cas loo dhigay, oo reeraha kala lagu gumaaday. Taaas bay kaxishoonyaan REE AWDAL. GOB WEEYE ALLAHA IDIN BARAKEEYO.

  • @user-ie3hg6xw8k
    @user-ie3hg6xw8k Місяць тому +2

    ANAGAA SII NEYNA BULE XAAR ADEER RAALI NOQO😅

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Місяць тому +2

    Waryaa habeen baa lagu liqi doonaa.
    Ethiopia, waanu la saxiixaan doonaa Heshiiska oo Carro Isaaq baanu siin doonaa Ethiopia . Maxaad yeeli doontaa?
    Hunguri baa kaa yeedhsiineeysaa hadalka aan aqoon ku dhisneeyn.

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 Місяць тому

      waligiin waad riyood jirteen

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Місяць тому

      Halimo naktan waa oromo amxar waye ogada

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 Місяць тому +4

    Odaygani miyu ilaabay m abiib uyeedhayey ethiopia intii anu muuse tagin reer awdalow dhagahiinu ha ismaqlaan markii muuse tagay ayay ethiopia xaraan noqotay

    • @40Durkiya
      @40Durkiya Місяць тому

      Anaga ikhtiyaarka leh waayo ilaahay ayaa dhulka na siuyay dhulkiina siiya hello

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Місяць тому +2

    Oo ma Isaaq baan Djabouti deganeeyn ? Cid kastoo Somali ah Djabouti, Isaq baa Ka xigaa.

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 Місяць тому

      Maxaa Isaaq Jabuuti dajiyeey laaji baa ku tahay marti edeb leh noqday siilka Khadra Xaayd baad ku joogtaan Samaroon waa deegaan geeloodu daaqo

    • @asadaxmed218
      @asadaxmed218 Місяць тому

      Hhhhh hhhh hhhhh maybe kenya leeyihiin

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Місяць тому +1

    Madaxweyne Maxamed Muuse Biixi Cabdi Waaaa Ayo 🤔🤔🤔

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 Місяць тому +2

    Abgaal walaahi waa aqyaar allow sharaf

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Місяць тому +1

    Warkani waa asaasaq

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Місяць тому +1

    Asc. Waxaa kale oo lagayaa in arko iidoor wagaash oo la'soo qaqabanayo.

  • @axmedjamac5125
    @axmedjamac5125 Місяць тому +1

    TV ga saab mala waydiiyey cida uu ushaqeeyo

  • @Abdi-zv6ex
    @Abdi-zv6ex Місяць тому

    Calankee mahadaa wax iskaga keen jiraan anagu Awdalstate baan nahay.
    Maxamed Abgaal Awdal loogama maahna Wadani, Kulmiye iyo Dilaalkii Faysal Cali waraabe midna. Halkan Awdaltate Movement iyo maamul Soomaaliya waxla qaybsama, ismaamula laga rabaa.

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Місяць тому +1

    Yes that is the truth

  • @MubYus
    @MubYus Місяць тому +2

    Tuugu maalin walba shaadh kale ayuu soo xidhaa.

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d Місяць тому +2

    ODAYGANI SOWKII NA LAHAA BERIGII AAN WASIIRKA AHAA AYAN WAX BOOBAY KADIBNA MARKI XILKA LA IGA QAADAY ANIGA IYO CARUURTII WAXAN GARAN WAYNAY AYA NAGU DHACAYE NA SAAMAXA MARKA IMIKA MA ISBEDEL AYUU SAMEYNAYA HADDI XISBIGA UU KU JIRAA DALKA QABSADO SAW NA BOOBIMAYO

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Місяць тому

      Miusaha Taajirka ka waran, Ma hooyadii buu ka Dhaxley. Kani I cafiya buu ba ina yidhiye😊😊

  • @Abdirahmanus
    @Abdirahmanus Місяць тому +3

    𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐚𝐪𝐥𝐢 𝐦𝐚𝐥𝐞

  • @omarmohamud9803
    @omarmohamud9803 Місяць тому

    Abgaal waa siyaasi ruug cadaaya
    Run buu ka sheegay arrimahaas

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Місяць тому +1

    Guuuuuuuuuul riyaale guuuuuul British soomaliland government

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Місяць тому +2

    Qabyaalad tv

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Місяць тому +3

    Waa runtii

  • @hassanadam7342
    @hassanadam7342 Місяць тому

    Oky

  • @mahamedaden4919
    @mahamedaden4919 Місяць тому

    Samaroon waa reer wada cabasho in faraha laga qaado ayaa wanaagsan oo Hargaysa la'aanteed ma noolaan karaan

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому +2

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Місяць тому +1

    Hhhhh Afka.nool huunoy iska xoreeya muse holey iyo jabhadas yaree snm ok awdal state.na ka sheekeya 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d Місяць тому +2

    NACALA CUQDADA KAAGA YAAL WUXU KA XUN YAHAY AQOONSIGA SOMALILAND

  • @MyMotherland999
    @MyMotherland999 Місяць тому

    Maxamed Kaahin run buu ka sheegay in wadani la mawqif yahay cadawga Somaliland
    Waa inoo doorashada codkayagu Waa ka xaaraan cid kastoo fikirkan aaminsan

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Місяць тому +2

    War baaahinta faqashta maxishoodayaaaal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @minariii09
    @minariii09 Місяць тому

    Oo waa maxay iga raali haada mayna xornimo jirin

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 Місяць тому

    Dhibkaga dhulbahante ayaa keenay in xabashi la raadsado

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh2656 Місяць тому

    Go for it Man.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому

    Hanjabaad an dhamaad lahayn

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592 Місяць тому +1

    Yaa loo hanjaba marka adeer geedka gaarto miro ka gooso sheegashadan deeganada sacad muusana waa laga dabatagi oo laga aamusi maayo hada ka dib lughaya gacanta sacad muuse waa in ay kusoo noqota gaar ahaan gacanta makaahil isaaq.

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Місяць тому +2

    abgaalow cidna haw daneyne talaabadaad doonto ku dhaqaaq

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 Місяць тому

      Yaa loo hanjaba marka adeer geedka gaarto miro ka gooso sheegashadan deeganada sacad muusana waa laga dabatagi oo laga aamusi maayo hada ka dib lughaya gacanta sacad muuse waa in ay kusoo noqota gaar ahaan gacanta makaahil isaaq.

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 Місяць тому

    Wa hadal cad.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому +1

    Gadabursiyoow qoriga qaata.
    Maxamed Abiib waaa horgal e xilka ha laga qaado.

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 Місяць тому

      Iska hadle. Ciilana
      War BORAMA wa Casimad dee
      GADABURSI wa madaxdee

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 Місяць тому +1

    Qaybaso oo cun

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Місяць тому

    War oday weeye!!

  • @nathra7351
    @nathra7351 Місяць тому

    40 sano oo ka horeeyey 32ka sano ee somaliland jirtey. Gadabuursi maxay u muuqan weyday ee aay u muuqatay 32 sano ay somaliland jirtey isaaq baa wax idinka dhigey 72 sano kahor sideey boorama ahayd baydin ku noqon doontaa ishalah

  • @AbdirashidmohamedAbdiras-df1os
    @AbdirashidmohamedAbdiras-df1os Місяць тому

    Somaliland ❤in loo sameeyo nidaam federal ah markan reer awdal haday calan u ciil qabaan hasamaystan saahil gabiley sanaag togdheer sool hala isku qayb qaybiyo oo halaga saaro meesha nidaamka qabiilka ku samaysan markaa odaygan ma aaminsano Somaliland bal maxaa naga galay calamada ay kala samaysteen hiiran iyo kesmaayo muxuu kuwaas iskugu dhex laaqayaan

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 Місяць тому

    Inaa khalif ayaa yaa gaaney idoor.weechi laa diirbaxo leeyahe

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr Місяць тому

    Abgaal run sheeg dhalad xalaala

  • @alielml8735
    @alielml8735 Місяць тому

    Waa HADAL gobanimo
    waa HADAL aqoonyahan
    Waa gadal run u dhurtay
    Waa HADAL siyaasi bisladay
    Waa HADAL meeshiisiinyaala
    Maxmed jaamac. Abgaal
    Fariid runta AAN ka gaban

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Місяць тому

    SAAB TV IN YAR AYAA U HADHAY EE HA DEG DEGINA😮

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt Місяць тому

    Gu,faratoon iyo xil maxamed,abiib kee lagu,qaldamay

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Місяць тому +1

    Really Etobiya ma rabno israa oil ayaba Soo miliqsanaysa muuse Alle hanaga qabto galu naguso hogaminayaye

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Місяць тому

      Israel sida ay u sheegto Palestine ayay Ethiopia u sheegta xeebaha gobol awdal ( saylac) sheekadana Israel iyo UAE ayaa ka daneebaya!! Xabashi arxan maleh

    • @hamdajama3809
      @hamdajama3809 Місяць тому +1

      Anu reer hargaysa ayan ahay wllhi habenki aan maqlay bada Iyo Etobiya maseexan etobiya waxay lahayde bad ama xelad ama xoog Aya Ku helaya muuse cawana noso hogaminaya Lakin dhici mayso isaga Iyo Etobiyana dabada xabad Laga galinaya Somali galbed ayan Ku raja waynen ina ka sarno gumaysi markasu so horgalaya reer awdal wa in ay dhaq dhaqaq kasta la socdan inu dhalinyada jeediyu raba

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Місяць тому

      @@hamdajama3809 Ethiopia ma taqaan kan ayaa reer jijiga aha ama hargesa ama meel kasta oo Somali dagto waa qashin aniga ku dhashay diredawa kuna barbaray dire dawa ! Waligayna la ima arag Ethiopian ! Waa in la laya xabshida haday Somaliland so galan

  • @user-oe1dn1gk6b
    @user-oe1dn1gk6b Місяць тому

    Runtii waa halad qiimo badan uleh dhaliyrada soomaliyed guud ahaan gaar gaar ahaana dhalinta reer soomaliland ee midnimada iyo wada lahansha ha soomaliland jecel.
    waana hadal midnimo iyo wada jirka reer sln dhiirigalinya.

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 Місяць тому

    Abgaal gantaalo ayaa ka dhacaya maanta. Taariikhdu waa cajiib.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому +1

    Basaasiintii ciidanka dhabar jabisay ee isgaadhsiinta ka goysay ee wadani baa Tuug Abgaal intaa dheh yidhi, Cirro qudhun urursada basaas-maraankii budhcadii gurigiisa ka diray ee gacanlibaax intay ciidankii jidgooyo ku laysay maydkoodii Madaxaa iskaga taagay baa intaa u soo dhiibay Tuug Abgaal gurigiisa uu xaaraantii sheegay isagu ka dhistaa ugu hor baaba’aya bilaaba Niiclayaal yuuska daayoo

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Місяць тому

    Abgaal wale adeer wadada haka baydhin hadaa saxantahay

  • @Qasaayecableoffic
    @Qasaayecableoffic Місяць тому

    Nio rerkan yare garacbirsigi nic badna waxna samayn kari mayan hadan af xumo unbay wadan hadhow marka gacan lo qadan sidi cadad u ahayd way calcali donan

  • @ahmedroorrow2616
    @ahmedroorrow2616 Місяць тому

    runta wa taas waxa ladhaho somaliland majirto gusodhawow Awdal staat waxa jiiro de jabuuti iyo somalia wax udhaxeeyo majiraan sorrey waxii dhaacay

  • @moeabdi9
    @moeabdi9 Місяць тому

    Taag waryaa daal dhaan ayoo leyahay waa jabouti waa Awdal maa hoyadaa baa kaa dhigtaay ! Waar noocaa waan naqanaa natheel kuu waa kuu batay wadanki

  • @saidali6971
    @saidali6971 Місяць тому

    Aqoon yahanada waa in la maqlaa wa khasab

  • @MubYus
    @MubYus Місяць тому +1

    Adiga ma waxi ayaa kugu soo dega... Yaaab

  • @ahmedyasiin5755
    @ahmedyasiin5755 Місяць тому

    Oo kani miyaanuu tuugii ahayn waar umada ka fadhiiso

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h Місяць тому

    Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal (Sagaaro ) Aadbaan Usalaamayaa Waarunsheeg Runtana Alaah Ayaajecel Hadii Aanlajoojin Wixii Dhibaato Umada Ukeenaya Shaki Kumajiro Inlakalafogaanayo

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Місяць тому

    Wiilkii miiga noolalinayay ooloomashxardaayay marqaanbaa latagay muusihii maayarrka ahaye hadana mooshinlaga keenin omeeshalaga tuurin madaxtooyadoow soomutixin maato oromaaye mudinihi isaaqaaladhin m eemshaan maadlihide midibaalawada marinayaa maxyaweentiiye

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Місяць тому

    Muuse iyo daydaydii SNM waxaa dhaanta NSS afweyne oo riyaale katirsana

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 Місяць тому

    Dagalka WA lagu qasban yhy reer qalin mar hadii xabashi mad laga raadiyay idinkna Somalilaydinka soo maro

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Місяць тому

    Hadalka ninkaa sidiisa haloo qaado xaqiiq weeye

  • @HassanAbdu-rk1hg
    @HassanAbdu-rk1hg Місяць тому

    Hoyga aqoota siyaasi abgaal kusoco

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Odeygani Sarqaanka Somaliland iney burburtey maba oga miyaa ?? qabiil u dowladeen kara majirto

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw Місяць тому

    ASC😂😂❤❤❤Alha. Haku. Xiftiyo. Adeer. Waxan. Ahayi. Mareexan. Iyo. Samaroon waxan ahayi. Dadk. Itoopiyo. Necebkkķk❤❤😂😂

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 Місяць тому +1

    Waa in xabsiga loodiro odaygan iska hadlaya !!

  • @FadxiyeOsman
    @FadxiyeOsman Місяць тому +1

    Waryaa adigu faqashtaad lashaqay naysay markay SNM wadanka xoraynaysay,waxba hanoo xayaysiine lasoobax calankaad ku celcelinayso!!

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i Місяць тому

    Nafatiina been hasheegina sida raga cadayasta warkiina

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas Місяць тому

    ASC.geesi ma gaagaxo

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 Місяць тому

    Muuse Ethiopia iyo Israali bu ka ibiyeye dhulkina Allahu akbar subxanallah Yahuud bu dhulka siiyey 😡😡 war Odaygu dooqonsana ahbaal

  • @ahmedgurayport9736
    @ahmedgurayport9736 Місяць тому +1

    Idoor waa laangaab, here is the Proof, Waqooyi galbeed from Wajale to Berbera 35% waa Gadabursi iyo 15% oo somali kale ah, 15% kale Ethiopian iyo ajaanib kale, togdheer 30% waa Dhulmahante (buhodle). Laangaab hadal badni bay nagu qabsadeen. way dhamaatay

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Місяць тому +1

      Ciiil qaaabe waaaalahi isaaaaaq reer kabadani somali kuma jiro qowadoodan la tusin xiitaaa hawiyaha iyagaa ka badan magaaalooyinka ugu dadka badan ee uguwawayn iyaaa leh somli isaaaq wayku daba lumeeen😂😂😂😂😂😂 masha alllllah

    • @ahmedgurayport9736
      @ahmedgurayport9736 Місяць тому

      @@JamiilaJiimi-xq3pv wakeup, bro. they are real laangaab.

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 Місяць тому +1

      Sheeko dhurwahante 1915kii 😄

  • @naasirali1396
    @naasirali1396 Місяць тому

    Warku wuu cad yahy siyasi abgaal hawshadii wad kasoo baxday

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f Місяць тому

    Orod soo qaado hanoo ooyine omoromo ilaa qoti Calan iyo qoriba

  • @siciiddauud
    @siciiddauud Місяць тому +1

    sacad muse wa in samaron iska celiyan

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 Місяць тому

      Waa runta wlhi Yaa loo hanjaba marka adeer geedka gaarto miro ka gooso sheegashadan deeganada sacad muusana waa laga dabatagi oo laga aamusi maayo hada ka dib lughaya gacanta sacad muuse waa in ay kusoo noqota gaar ahaan gacanta makaahil isaaq.

    • @user-hx5gt2ts8v
      @user-hx5gt2ts8v Місяць тому

      Makaahiilka woobliyo fadhiya waraqyadii Hayle gidigiiba wicilkii xumaa haduu wada waraaboobay
      Shaqalow makaahiil isaaq sooma sheegsade eh
      Inaad gabayga hore u maqashay iyaan filayaa , adeer riyo iyaad kujirtaa soomalidu waxay tidhadaa afxumo dagaal waxba kama tarto nabadna way fogaysaa waxan kuu sheegaa walal waqtiginii wuu dhamaaday dhulka aayar u jooga hadii kale wixii idinku dhaca idinkaa kamasuula been nafta ha u sheegin wax aanad samayn Karin haka sheekayn , waxaa kula hadlaya waa bahabar muuse reer cali ka fiirso hadalada aad iska qorayso

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 Місяць тому

    Waa runtii