CABDIKARIIN CALI SHAAH DUMAR WAA ILAYS (HAWEENKA) NEW OFFICIAL VIDEO 2020 hawraar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 4 роки тому +86

    Wiilasha somaliyeed halyeeyadeena tihiin inkastoo kuwo xun idinku jiran lkn inta ficana ka badan we love you wiilasheena illahayow wiil Somali ha iiwaayin👏🏼👏🏼❤🤴🤴🤴

  • @abdimajiidxaruuri4242
    @abdimajiidxaruuri4242 4 роки тому +56

    Hadaan nahay raga soomaliyeed waxan ku noolnahay waa hablaheena walhi hees kaliya looguma abaal gudi karee we love you hablahayagii 😍😍🙌🏻🙌🏻

  • @basbas6004
    @basbas6004 4 роки тому +232

    Imisay hooyo usoo jeeday habeenkii si ay xaarka inooga maydho waa naxariis illahay,
    Imisa inaan inala dhalatay intaan ciyaar ku maqanay guriga iyo waxaan cuni lahayn inoo diyaarisay wallahi la,aantood noolosha midh kamaynaan noqoneen
    Dumar waa ilays
    Dumar waa naxariis
    😍😍😍😍😍

    • @HamdiMSN
      @HamdiMSN 4 роки тому +4

      Wa run wlloh qLi 🥰

    • @farhiaabdilahi911
      @farhiaabdilahi911 4 роки тому +3

      Nin rag ah waa kii og xaqa dumar leyahay Abdikarin if ka farxad ku nolow ❤❤❤❤

    • @sihamabdirahman7044
      @sihamabdirahman7044 4 роки тому

      Hhhhhhj waa runta shekh

  • @queenbacayro4553
    @queenbacayro4553 4 роки тому +34

    Abdikarim Ali shaah sharaf korkaga a ahato wad na amante waligey hees comments kama bixin lkn tani wey u qalanta ❤️❤️❤️❤️

  • @cabdiraxiincali9370
    @cabdiraxiincali9370 4 роки тому +44

    Qamar suugani hees uu laxanka saaray oon qarxin ma jirto.
    Qamarki fanka

  • @fantazticapdi5010
    @fantazticapdi5010 4 роки тому +321

    Hadii aad nabiGa jeceshaHy♥️ KU Sali like Na isaar 👍

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 роки тому +152

    hees macaan haweenka ka hadlaysa is muujiya haweenkow
    Codka Abdikarim Ali shaah. 100%
    ereyada talasame 100/%
    laxanka qamar sugaani 100%
    music leegend cadceed 100%
    muqaalka hawraar 100%

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 роки тому +92

    Hestan in ey 1M gadheyso hadad ogthy 😁❤
    Dumar wa ileyska nolosha allow nodaa 🤲❤💋

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +36

    Ninka qamar suugaani hadii aad heesta ku aragto ka filo hees macaan laxankiisa waa laysku raacay🙏🙏🙏

  • @abdikadirdiidii
    @abdikadirdiidii 4 роки тому +337

    Lyrics Ereyada Heesta
    PAGE I
    Dumar Waa Ilays
    Dumar Waa Iftiin
    Dumar Waa Astaan
    Naxariis Alloooo
    Dumar Waa Indhaha
    Adhaxdiyo Kasmada
    Umad Leedahooo
    Waa Nolosha Idil
    Udubkeeda Dhexe
    X2
    .......
    ........
    Waa Ababsha Iyo
    Hooyo Erey Na Bara
    Marna Waa Afada
    Aqal Nala Dhistoo
    Marna Waaba Inan
    Walaal Nala Ahoo
    Aynu Eeganee Miyay
    Eed Gayaaan
    X2
    Bal Eega Ragoon Ninkay
    Iin Tiraan Waa Aar Libaax Kasa
    Ehelsan Dumar Qiimaysan Yahay
    Bal Eega Ragoow
    Aqalkay Dumar
    Iin Uga Ba'aan
    Uu Urursan Yahay
    Uu Udgoon Yahoo
    Uu Amaanan Yahee
    Miyay Eed Gayaan
    PAGE II
    Dumar Waa Asxaan
    Dumar Waa Ayaan
    Waa Nasiib Aliyo
    Deeq Ilaahayooo
    Dumar Waa Udbaha
    Dhigihiyo Ebyaha
    Noole Eersadoo
    Waa Aduunka Idil
    Nuurkuu Ifsado
    X2
    ......
    ......
    Waa Urursha Iyo
    Umad Wada Sidoo
    Marna Waa Ogaal
    Aqoon Badan Lahoo
    Marna Waaba Umo
    Agoon Koriya'oo
    Aabo Noqota'ee
    Miyay Eed Gayaan
    X2
    Bal Eega Ragoon Ninkay
    Iin Tiraan Waa Aar Libaax Kasa
    Ehelsan Dumar Qiimaysan Yahay
    Bal Eega Ragoow
    Aqalkay Dumar
    Iin Uga Ba'aan
    Uu Urursan Yahay
    Uu Udgoon Yahoo
    Uu Amaanan Yahee
    Miyay Eed Gayaan
    THANKS HAWRAAR

  • @Amiiny
    @Amiiny 4 роки тому +389

    Hadiii aad hooyada jeceshahy nacalaaye like ta dhac igusi 🖐

  • @soojirainacabdirisaaq9633
    @soojirainacabdirisaaq9633 4 роки тому +92

    💃Haday walaasha qureeca iyo qadada ku diyaarin jirtay ama ay hada ku diyaariso alxm dhe 👍 hadaa hooyadaa jeceshahay 👍

  • @abdisalammohamed4493
    @abdisalammohamed4493 4 роки тому +8

    Laxanka qamar suugaani wuxuu noqdey international 👍🙏

  • @mohakassim6927
    @mohakassim6927 4 роки тому +79

    Hadaad commentigeega aragtid waa duceesantahay hye dheh like iisaar hee😅😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 роки тому +173

    In 1m gaareyso
    Hadaa aaminsan tahay
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 4 роки тому +32

    Dumar Waa Aduunka idil❤💯
    Allow noo Daa Hablaheena somaliyeed❤🙏
    Heestn inteysan 500k Gaarin Like dhac ku sii☝

  • @dgram6313
    @dgram6313 4 роки тому +23

    My fav singer ❤️🙏 Cabdikariin ali shaah keep going brother 🙏🙏

  • @khaalidcabdi3183
    @khaalidcabdi3183 4 роки тому +37

    Wxn si gara u salamyaa hablaha sharafta iyo karamada badan ee re somaliland ❤

  • @caydrussahmed5028
    @caydrussahmed5028 4 роки тому +1046

    𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗫𝗨𝗦𝗛𝗠𝗘𝗘𝗬𝗔 𝗛𝗔𝗕𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗡 𝗟𝗘𝗘𝗬𝗛𝗔𝗬 𝗦𝗔𝗟𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔𝗟 & 𝗟𝗔𝗔𝗕𝗔 𝗜𝗗𝗜𝗜𝗡 𝗦𝗢𝗢 𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗔𝗬𝗔𝗔 𝗠𝗘𝗘𝗟𝗞𝗔𝗦𝗧𝗢 𝗔𝗗 𝗝𝗢𝗢𝗚𝗧𝗢❤❤❤

    • @decodhuule998
      @decodhuule998 4 роки тому +5

      Abdikariin Ali Shah keeeep going Bro

    • @farhiafunny5589
      @farhiafunny5589 4 роки тому +4

      Sido kle wllky

    • @zuzumahamed5525
      @zuzumahamed5525 4 роки тому +3

      Waan kaa qaadnay wl abdikariin ali shaah thank you so much 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤

    • @abdighanijr518
      @abdighanijr518 4 роки тому +4

      Zxp Haduu Kiisii Saxda Ah Yahay Fadlan Hawraar Ha Pin-gareyso Hadii Kale Ninka magaca u dhig.

    • @farhiamumtaz
      @farhiamumtaz 4 роки тому +2

      Boqortooyo c/kariin cali shaah my brother big respect 👑👍✌💯❤

  • @barkhatabdilahi154
    @barkhatabdilahi154 4 роки тому +156

    LaxanKa heestU inUh CajiiB yahay inTah iLaH aragTay LikE ii reeB🥰

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 роки тому +71

    🎉♥️KaMa maaraNo dumar mar wa walaasha marna wa hooyadaa mcaan marna wa inantaad dhazhaY❤oNe loVe hablahaYga

    • @khaalidasan5576
      @khaalidasan5576 4 роки тому +1

      Marna ooridaada

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 роки тому +2

      Xaqiiq 🤩

    • @boqoradihhawenka8359
      @boqoradihhawenka8359 4 роки тому +1

      @@Bb-zm4pj boqorkih🎉❤

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому

      @@Bb-zm4pj hhhh xaga maad joogta meel kasta kamuuqadee Brother 😂😂😂

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 роки тому

      @@nimcoayaan6197 😂 Luuqyada xita wan maraa

  • @umaymaahmedchanal9930
    @umaymaahmedchanal9930 4 роки тому +6

    Mar waa umo agoon korisoo aabo noqotee miyaay eeed gayaan 😭😭😭😭may walahi hooyo waa shay qaliya haweeku waa nolol walahi all hanoo daayo inamadayadan dhamaantood 🙏❤haweenka dhawra ragoow 🙏🙏👍

  • @nimcoxuseen5733
    @nimcoxuseen5733 4 роки тому +7

    Waw gacan kaa tagay cabdi kariinaw wlhay 👌best song wll

  • @kinggaaldile9984
    @kinggaaldile9984 4 роки тому +1

    War qamar suugaani naga qabta waayo waan walan rabaa aniga👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏

  • @najmamohamoud6898
    @najmamohamoud6898 4 роки тому +18

    Duuriyada isaaq waa heesti laab ee ay dumarkoda ku amaanay iyo ku kale la xasuusan wayayba cabdikariin inankayaga hore uu soco adiga iyo duriyadad codka ka hidaysatay

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 4 роки тому +38

    Taageerada c kariin cali shaah like

  • @ahmedcolaad5284
    @ahmedcolaad5284 4 роки тому +5

    Laxanka 100% qamar suugani guul baaad gaadhayi zxp ninka heesa noo quruxiya

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +7

    Dumar wa ilays😍 ninay inani la dhalata garanaya qimaheda 🧕🏻 eqal ay inani jogin farxadipa ka dhiman wlhie 😘ilahow ilali inan kastoo muslmima ❤haplaha somaliyeed 🌏😍 100 jeer kabadan intan dawday video gan😭❤

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 4 роки тому +7

    Maftuux Cadceeed wuu xoraystay Fanka somalida 🙏❤👑

  • @ifrahfaysalyusuf8300
    @ifrahfaysalyusuf8300 4 роки тому

    Mansha allh wllky cabdikariin cali mahadsanid waxan halkan ugqabyaa reerxamirkii hablad soo qawin jiray wax kabarta inamada reer somalilan🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🌹

  • @mattanahaoffline4827
    @mattanahaoffline4827 4 роки тому +8

    Heestan Hablaha Somaliyeed Hady Dhiig Leyihiin 1m Ha Gadhsiiyan Ana liketa 1k Ane Love Hablaha Somaliyeed❤

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 роки тому +63

    Heestan comming soon keeda goorman arkay mar ay MAFTUUX CADCEED IYO DEEQSAN iska duubayen xitaa waan arkay lkn maanta ooda laga soo qaaday

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 4 роки тому +27

    BoqorKa Cusub ee Codka 🇭🇺🇭🇺

  • @abdihakim5
    @abdihakim5 4 роки тому +3

    Dumar way I dhaleen wayna ila dhashen Alx waana Dhalay ♥️♥️🌸 Allow madaxoda kor ha ahado mar wlpa 🙏🏼♥️

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 4 роки тому +5

    Kan yar waan teegara wlhi
    Heezihiiza midan dhagyzan mpa laha
    Legend clkrin Ali shaah
    FROM Buuhodle💙

  • @zahrajama5530
    @zahrajama5530 4 роки тому +2

    M.sh dumar wa ileys wale benti maha inta aamin San dumarka inay yehin bulshda dhbr kodi dhac kusi like 👑🌎

  • @Naji_moha
    @Naji_moha 4 роки тому +3

    Wiilkini hore u soco Abdikarin cali shah
    Hawraar waxba laga ma qaban karo walee🤗😍😘

  • @ibrahimlixlecikrama6139
    @ibrahimlixlecikrama6139 4 роки тому +10

    Dumar waa ahaha ahaan uu ku yahay
    Hooyadeen❤ababsha iyo hooyo eray na bara
    Wllsheen❤ hablaheena
    Afadeena❤aqal la la dhiso
    Abdikarin ali shaah 🔥🔥
    Qamar suugaani🔥
    Talla-zame 🔥
    Maftuux cadceed🔥
    Hawraar team💥

  • @eidofficiall5091
    @eidofficiall5091 4 роки тому +8

    Inta jecel quraanka like izar zcpripe inta heesaha jecelna hazaarin❤

  • @yayalili7165
    @yayalili7165 4 роки тому +22

    Axsan hees 🥰🎧 marna waaba inan waalala ahoo🌹🌍 keep going heestan aadban u raadiyay💪🏻🔑🎤

  • @mohamedalpha6571
    @mohamedalpha6571 4 роки тому +9

    Legend ina shaah
    Laxanka qamar
    Abwan talasame
    Music cadceed

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 4 роки тому +31

    Koley heeskan 1M waad gaadhsinaysan anoo wllkiina 1K subscribe ah ima siin kartan miya alle haydin sharfo

    • @user-gi3cy7yb7r
      @user-gi3cy7yb7r 4 роки тому +1

      Anaa lake kaa dhargine mxad ibalan qaadi

  • @Yebaash
    @Yebaash 4 роки тому +14

    Dumar waa iftiiin liketa dumarow ninow izka soco😂😂😂

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel Місяць тому

    Gabadhaha somaliyed sharaf iyo karamo ayay leyihiin walahi inta xun iyo inta wanagsanba waxan leyahay raabi abaalki janada haka dhigo❤

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 роки тому +231

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @zuldanofficial704
    @zuldanofficial704 4 роки тому +1

    Laxanka qamar markii ugu horeeye c.kariin sartey

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 роки тому +11

    Dumar waa Ilayz💥
    Dumar waa Iftiin☀️
    ♥️🥀👸🏼

  • @Maanjamaall
    @Maanjamaall 4 роки тому +2

    abdikarem ali shaah Ninka kaliye fanku u baahan yahay❤️

  • @zuzumahamed5525
    @zuzumahamed5525 4 роки тому +12

    Yaa saalaam yaa salaam
    Ilaahoow hanoo waayin inan soomaaliyeeed oo saa noo amaana thank you so much wlky Abdikariin Ali shaah ❤❤❤🙏
    Ery:abwaan talasme❤
    Lxn: messi ga fanka qamar suugaani ❤🙏
    Mus:faradahbkii cadceed 🙏🙏🙏🙏❤
    Iyo waliba isku dubaridkii hawraar❤❤🙏
    ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏👌

  • @cqaniyare6359
    @cqaniyare6359 4 роки тому +1

    Ku sali wll nabigeena xabiib scw scw in aduun iyo akhiriba liibaantiid ♥️

  • @hindahappy8554
    @hindahappy8554 4 роки тому +3

    Allow hooyooyinka naa daa intii dhimatyna janatul fardawsa ka waraaabi ❤❤😭💯🌏

  • @clahitomka8578
    @clahitomka8578 4 роки тому +1

    Cadceedku hystaa wiilka sanadka ugu hystaa musicgah ostaad oray usoco

  • @shakurahmett6126
    @shakurahmett6126 4 роки тому +41

    Best sonG ALLOW daa hapLahena♥️

  • @cismaanmaxamed7952
    @cismaanmaxamed7952 4 роки тому +1

    A.kariin ALi zHaaH.....codkiisa ayu fanka ku jooga..✊🏽🎸🎤😍

  • @faizaalifaizaqueen6833
    @faizaalifaizaqueen6833 4 роки тому +3

    Ala faanan abdikariin Ali shaah wan jecelahay inolow waliga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ wlkey qali cod macan MnshaAllah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @suhaybaxmed5637
    @suhaybaxmed5637 2 роки тому

    Halkan. Waxan. Ka salamayaaa. Inan kasto. Soomaaliyeed. Love. So much alle. Ha idin daayo🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 роки тому +11

    Dumar wa ilays ❤Dumar wa iftiin
    Ereyad 💯🔥❤
    Laxan💯❤🔥
    Cod❤❤💯🔥
    Music ❤❤💯🔥

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +2

    Apdikariem ali shaaH fanan buuxa weyi ax dumar wa ileYs ala raga qar dumarka qimHoda ma garanYAN WLHI😥📍

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 роки тому +16

    Haweenka Soomaaliyeed Meelwabay Joogaan Waan Salaamay.✋

  • @mokhadar6396
    @mokhadar6396 4 роки тому

    Cabdikariin cali shaah legend si aan malyano heesihiisa u gaadhsiiyo maalin walinba 10 jeer ayaan daawada heesihiisa badana waa fan nooleeye

  • @NagmaMaxamed-xb7gi
    @NagmaMaxamed-xb7gi 5 місяців тому +2

    Goatku Heesan Laxanka saarin oo aan socon maba jirto maxamed ward (qamar sugani)

  • @muxayadinkulmiye2815
    @muxayadinkulmiye2815 4 роки тому +1

    🤩🤩😘 inta hawenka jecel like Sara c/Karin cali Shah hore usoco sxb woow from berbera

  • @iguwaalobbe3028
    @iguwaalobbe3028 4 роки тому +4

    Mom💋💋💋hestan gorma coming soonteda arky😂😍😍teeda kale wan kuraxeysty wlhi hooyo alle nagama qaado♥♥♥aamiin dheh wllo♥♥

  • @dorga1432
    @dorga1432 4 роки тому

    Firs ban ahay cid iga so horeysay ma jirto woooow cabdikariim 👏hees in badan lawada sugayay

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +10

    #Apdikarem ALi mohamout sHaaH 🔥🌠🥰
    Best SonG 0F the year 🌍
    yaa EnaderiH 💚💬❤

  • @apdi-vandhe
    @apdi-vandhe 2 роки тому

    ma jirtaa qof wali daawanaya heestan ❤️

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall6014 4 роки тому +4

    Laxanka heestan la saary baa ugu socda cajiib

  • @nataashainadaahir4587
    @nataashainadaahir4587 4 роки тому +1

    dumarka qiimohooda ninka yaqaan ba garan hees iyo badh Abdikariim Ali shaah dartii Somaliland u imaan ❤❤❤ cod ba ku dhamaaday inanka yar ❤

  • @deeqasaeed5820
    @deeqasaeed5820 4 роки тому +7

    SOMALILAND Maash Allah guuule Somaliland Somaliland guuule guuule lyo gobanimo

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 4 роки тому

    Cabdikarim cali shaah wll qalbi ficn alle hakudaayo alow hoyooyinken mcn no dhowr 😍😍😍

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 4 роки тому +9

    Cabdi kariim cali shaah fanaan reer burco ah like wixii reer burco ah🥰😍

  • @mahdilove7736
    @mahdilove7736 4 роки тому

    dumarka somalida wlhi waxN ka jeclahy ma jirto inan kasta oo somaali ah si gara u jeclahy waan idin salamay❤️❤️❤️❤️💪🏻💪🏻

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +6

    Wllhi waa runtii dumar waa iftiinka nolosha😭🏵🍁

    • @GALOOL.
      @GALOOL. 3 роки тому +1

      Maxaa kutiri. Baayo

  • @hamdamahamed1069
    @hamdamahamed1069 4 роки тому

    Wowowowoowow nice song wlhi congratulations dhmn hawlaha soomaaliyeed oo dhan markasta oon maqlo hees dumarka loo qaadayo aad ugu farhaa hablaha soomaliyeed

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 4 роки тому +6

    Heestan inta sidaydoo kale sugaysay liketa hayla dhaafin👏👏

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 4 роки тому +1

    Ilahay dumarka somaliyeed ha xafido meel kastay joganba ❤
    La.antood abaar wlhi 😭❤👈

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +5

    Cabdikarim Cali Shaah keep going bro 👑

  • @khadaribraahim3512
    @khadaribraahim3512 3 роки тому +1

    Updikarin cali zhaaH gacan paan ku taagaYy👏🏻❤🏆

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall6014 4 роки тому +3

    Cali zaki Abdijibar gacaliye Abdikarim Cali Shaah Khaalid Kaamil Ayman hanad fanaanin aan isku meel ka soo wada jeedno salaan sare wllayaal. From Germany 🇩🇪

  • @IfraaxAxmed-y3i
    @IfraaxAxmed-y3i Місяць тому

    dumar la antood nolol may jirteen rabbi haydin barakeeyo meel walbood joogtan❤😢

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 роки тому +6

    Apdikarin ali zhaah Fannanki GopoLka raga keep going prO❤

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 4 роки тому

    Dumar la antood noloshu wx dhadhana ma aysan lahateen allow nokin daa♥️🍁😍

  • @nourcarloz9999
    @nourcarloz9999 4 роки тому +13

    Intii Reer cergbo ah ee ina cali shaah tageerta like dhac igu siiya zhpayaal🙏🙏

  • @ahmedabdi2194
    @ahmedabdi2194 4 роки тому +1

    Isha borama
    Xafadayahaga heesta lagu duubey

  • @najaabdallah6468
    @najaabdallah6468 4 роки тому +3

    Song Of The Year 2020😢❤🍂
    INA ALI SHAAH FANAANKEENA😚❤

  • @raaqiyamohamed5035
    @raaqiyamohamed5035 4 роки тому +2

    Clkariin cali shaah waa fanaanka kaliya aan hesihiisa sida niyadaa u dhagaysto tageero buxana wan u Ahay wllkey qlli

  • @abthirizakyoowjii8041
    @abthirizakyoowjii8041 4 роки тому +24

    Inta zugayzay zidayda like ta ♥️✊

  • @BuruujMuuse
    @BuruujMuuse 2 місяці тому

    Shaaha legends waaye ninka keliyee fankiisa an gacan u tagay why waa nin an caadi Ahay big man

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial5540 4 роки тому +3

    FANAAN BUUXA ABDIKARIIN ALI SHAAX HAWEENOW IS MUUJIYA SHARAF IYI KARAAMO BAA LEDIHINE
    Abdikariin ali shah Codkga 100%
    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Editor Vidoes Hawraar 100%

  • @ahmedtayib2633
    @ahmedtayib2633 4 роки тому

    Waaaaw allow dumarka noo daaa
    Codka ninkan ina ali shaah waa amazing 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @apwanzame8490
    @apwanzame8490 4 роки тому +31

    HaplaHa IyoH HooYinkaH HaDaaH JeCezhay LikeTaH ZaaR WaaD ZaaRiyeH ❤✋

  • @husseinhash
    @husseinhash 4 роки тому +1

    Fananka ugy codka macan hargeisa hore usoco zhp cabdkikarin cali shaah

  • @khalitmukhtar02
    @khalitmukhtar02 4 роки тому +6

    Keep going hawraar music production🥰😘

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +1

    My fav fanan abdikariin ali shaah wad mahadsanthy Alle hana dhowro dumarkeena

  • @fanaxnuur9383
    @fanaxnuur9383 4 роки тому +3

    Amazing Pro Ana Waxaa Ku Daraa
    Dumar Waa Ogsajiinta
    Arwaaxdeena Ku Nooshahay
    Arxankee Sameeyaan
    Eed Yaa Loogu Badali

  • @fartunabdiwahid2040
    @fartunabdiwahid2040 4 роки тому +1

    Waaaw inan qiiimaha dumarka wax kayaqaan keeb going pro

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 4 роки тому +9

    Legend abdikiriin Ali shaash best song🌹🌹🌹🌹❤❤❤

  • @mohamethkhadar2761
    @mohamethkhadar2761 4 роки тому +2

    M.allaH Cabdi Kariin CaLi ShaaH My FavoriTe ZonGeR Alle Haku SharVo Bro

  • @hodanmustafe387
    @hodanmustafe387 4 роки тому +5

    C/kariin ali shaah
    WllkYow ku jecli yaaaa
    Jir oo Jo og bro❤️💯♥️

  • @ridwaanoscarofficial8970
    @ridwaanoscarofficial8970 4 роки тому +1

    Heez laga zhaqeeyey a,kariin aLi shaaH kuwataaa pro