SALMA NUURA 2019 | SHAR IYO BAAS | JIGJIGA BEST DANCERS | NEW SOMALI MUSIC | OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 299

  • @BULQAASSTUDIO2009
    @BULQAASSTUDIO2009 5 років тому +119

    SALMA NUURA WAAD KA BAXSATAY. THANKS SAAXIIB CABDI ASKARI.
    MIRAHA HEESTA.
    Caashaqan kugu sheegtay toos
    Hadimiyo dhib aduun ka moos
    Wadnahaan kaa siiyay boos
    Guntiyo haka gooynin hoos
    Markaan kuu noqdo xaas
    Shar iyo iska dhowrno baas
    Qudheeyda kuu siiyo khaas
    Qayliyo ka ilaali yuus
    Go'aankeygu waaba saas
    Ha noqon dhohaniyo basaas
    Dhuuxoo ereyadan ku hees
    Dhagaha mar labaad u biis
    Jaceylkan haku oogin kiis
    Haybadin niyad jab iyo quus
    Jarmiyo ha u quurin faas
    Nacab iyo haku noqonin suus
    Kalgaceyl ha u riixin gees
    Naf cudoon sideed ugu xiis
    Qanciyoo la fariiso miis
    Waxaan sugin waa midaas
    Go'aankeygu waaba saas
    Ha noqon dhohaniyo basaas
    Dhuuxoo ereyadan ku hees
    Dhagaha mar labaad u biis
    By: Bulqaas

    • @cablasalah7975
      @cablasalah7975 5 років тому

      Abwaan jiraa👏👏👏

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 5 років тому

      Lkn abwaan xaraf raaca maxaad uga guurtay??

    • @BULQAASSTUDIO2009
      @BULQAASSTUDIO2009 5 років тому +2

      @@suleimanabdirahman6929 waa su'aal wanaagsan. Mobile ladu madoobe dheere iyo 3310 bay kasoo bilaabmeen hadana touch screen bay marayaan. Marka waa in hodantinimada Afkeena la muujiyaa oo suugaanteena hodanka ah aan dadka barnaa inaan sidaan doono u isticmaali karno.

    • @yaasiinabdirahman7771
      @yaasiinabdirahman7771 5 років тому +1

      Wan ku Aminzan Ahay Abwaan Bulqaas Hore Uzoco Wll Qaali

    • @djaamiin5603
      @djaamiin5603 5 років тому +1

      @@BULQAASSTUDIO2009 madax

  • @idirisabdisalam3553
    @idirisabdisalam3553 5 років тому +119

    Salma nuura inta taagerta liketa ii saara

  • @mohamedmohamuud343
    @mohamedmohamuud343 5 років тому +202

    Heesta adigo daawanaYo
    Hadii aad commentska aqrineysid
    LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂

  • @karamaak3166
    @karamaak3166 5 років тому +21

    Intan heesta lagadhin hagoogteda kaliya ideqday wlhi mnsha allah ❣❣❣❣❣

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 5 років тому +5

    Salma nuuraay wale wan ku taagera keep going alpo nuurki fanka Anaa ku qiray inaa tahy from xamar 🇸🇴

  • @mahadfarah236
    @mahadfarah236 5 років тому +32

    Dhuuxa Ereyadaan Ku Hees
    Dhagaha Mar Labaad Ubiis😇
    I Liked wlhi Salma Keep Going SharveY🙇🙇

  • @keyfqueen2056
    @keyfqueen2056 5 років тому +10

    wxn ku faraxznhy inan ahado qofki zadexad inta iga danbeyzo suulka hayla dhafin wllshy and wllky ❤❤zalma nura io hees aan cadi aheyn 👂👀 sida falenbo cml igu socotaa

  • @asmaqaali7739
    @asmaqaali7739 5 років тому +16

    (S)
    1=(x1)
    Toos
    Moos
    Boos
    Hoos
    2=(X2)
    Xaas
    Baas
    Khaas
    Yuus
    3=(X3)
    Saas
    Basaas
    Hees
    Biis
    4=(X4)
    Kiis
    Quus
    Faas
    Suus
    5=(x5)
    Gees
    Xiis
    Miis
    Midaaas
    salma nuura
    100%waad dadaashay
    Hees macan😘❤

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +25

    Salma nuura wan tagera ta yar❤

  • @jacayldiirshe1206
    @jacayldiirshe1206 5 років тому +6

    salama Nuura Heestaada wey Idhaxmer tay 💖💖

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 роки тому +5

    Heestan inbadan daydaye manta helay ❤💯🙏💕

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 5 років тому +12

    Qoftan wan wataa salma ❤️🔥🔥😍😘

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 5 років тому +13

    Kalgacal ha u riixin kiis
    Naf cudoon sideed ugu xiis
    Qanciyoo la fadhiiso miis
    Waxaan sugi waa midaas
    😢😢😢😢😢😢😢salma nuura super star ⭐️ in aad thy shaki kuma jiro 👏🏼

  • @ednamouze6935
    @ednamouze6935 5 років тому +2

    Reer jigjiga dad ilbaxa 👋🏻👋🏻 dress io styl makeup intz midna lagu gaadhinyo *salma* *Nuura*

  • @melaninqueen6891
    @melaninqueen6891 5 років тому +58

    Laxanka qamar sugaani something else 🤗😘🔥🔥🔥

  • @ajboy9738
    @ajboy9738 5 років тому +25

    gawartan cml xaas hade inoqon lehed wlhi😍👌 nasib lahan laha

  • @axmedyuusuf9034
    @axmedyuusuf9034 5 років тому +4

    SaLMa NouRa VaNaaNaD QaraN 😍😍
    KeeP GoiN ZhaRaVeY ❤😘

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 5 років тому +11

    Hesta xajigeyga cadnan kusoo xasustaa Allah ii xafide marna ina aderkey marna xajigeyga allw anan ku weyn ❤💋⚘💍

    • @Sihaaam22
      @Sihaaam22 6 місяців тому

      Cadnaan Ila hada ma isla jogtan abayo hada isla jogtan waxa rajena nolasha inta ka dhiman isla qadatan qoral kaga 4 sano ka dib arkay ❤😂

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 6 місяців тому

      @@Sihaaam22 maya mar hore Kala tagne Hal sano le wada jogne

  • @nadifsahanehussein5679
    @nadifsahanehussein5679 5 років тому +7

    Gabarta noogu shidan hada nahay besha---❤️👌

  • @zamiiryare3088
    @zamiiryare3088 5 років тому +4

    Wow somalia hormar ayan gaarnaY xaga tecnology hore uzo soco salma nuura io abdi askari tube ✊✊✊😍❣❣❣🍎♥🌎🌎🌎🌎💦🎂

  • @unitedkingdomnazrinunitedk2178
    @unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 років тому +10

    Fananad iska jecllhy zalma nura keep going sister❤👈

  • @sultanashraf2695
    @sultanashraf2695 5 років тому +41

    Heesta xagay ka qurux badan tahay wa laxanka wle qamar suugani nolow

  • @iqrayasinmuxudiin9631
    @iqrayasinmuxudiin9631 5 років тому +1

    ❤❤❤markan ku noqodo xaas shar iyo iska dhowrno bas qudheyda ku siyau qaas qeylo iyo kadhoqr yuus❤❤ereyo Kal iyo lab ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Hadan dhahay rer muqdisho ku tageranhy salma quen singer alh ku xfodoh

  • @zakkywadani2467
    @zakkywadani2467 5 років тому +5

    Fanaanada uguquruxsan Fanaaninta somaliyeed ❤️

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 5 років тому +8

    Zalma nuura ❤️❤️❤️salam from diridhaba

    • @guuleedcali9768
      @guuleedcali9768 5 років тому

      Toos wadanahan kasiyey wale zalma nuura wa tagera run ahantii

  • @dhirigaliyeofficial1290
    @dhirigaliyeofficial1290 4 роки тому +2

    Eeshcaaa inan eeshcala hees salmanuura❤❤❤❤❤

  • @zalmanomar18856
    @zalmanomar18856 5 років тому +4

    Salma nuura waa fanaanad macquul ah oo cuf iyo culays leh❤️🤗

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +33

    First keep Going abdi askari from bariga somaliland 👏
    Laxanka 💯
    Music 40
    Codka 💯
    Video 65
    Isteel💯

  • @suheybdaahir8364
    @suheybdaahir8364 5 років тому +2

    Salma nuura waad kala kicisay keep going

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 років тому +7

    Salma nuura fananda ugu jeclhy dds

  • @anwarozman7743
    @anwarozman7743 5 років тому +8

    Codka 100
    Laxan 100
    Music 200 ariido
    Video 100
    ✌✌✌❤❤

  • @cayniquruxahmedmaxamed8899
    @cayniquruxahmedmaxamed8899 4 роки тому

    Heesta waa mcn 💜 horay uu soco saarinta codga dhagdhag waaye wll sstr waa jacelahy 💯♥️💚💯💯💛

  • @ibtizanhaldhaa6602
    @ibtizanhaldhaa6602 5 років тому +5

    Salma nora horay USOCo
    Abdi askari tube horay usoco
    Dhigaygii nuwaari media production go forward hno

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 5 років тому +5

    Waaw hambaly0 Salman nuura good abdi askari toube

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 років тому +24

    1:46 gurigayagii baa ii muuqda😍🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @falisabdimaxamud1868
    @falisabdimaxamud1868 5 років тому +6

    salma Nuura waa fanand ugu shidan DDs Allow ku dhowra my payo nlw kep going 👌❤

  • @yurubaxmed1222
    @yurubaxmed1222 5 років тому +4

    Salma nuura keep going queen👸👸👸👸

  • @ilkacadeqays4323
    @ilkacadeqays4323 5 років тому +5

    Our queen we love you Hno Salma ❤💯

  • @bilanahmet7746
    @bilanahmet7746 5 років тому +3

    Salma nuura keep going Queen

  • @Royalshorts76
    @Royalshorts76 5 років тому +22

    Gabdhaha Jigjiga One Love❤❤❤❤❤

  • @mubarikshafi6044
    @mubarikshafi6044 4 роки тому +1

    Salam nuura fanan aan tageero✔✔

  • @Marwafaysal55
    @Marwafaysal55 5 років тому +1

    Salma nuura heesteedan waa hees idhex qaaday adiga oo ah salma maxamed

  • @mahamethazzan5650
    @mahamethazzan5650 5 років тому +3

    Waaw hees shidan dhe 😁

  • @mohalovely527
    @mohalovely527 5 років тому +1

    Hes iga dheh ukhtii hore usoco

  • @awaleadan3933
    @awaleadan3933 5 років тому +1

    Wadnahan ka siiiyay boos💓❤

  • @muntahabinthasan3398
    @muntahabinthasan3398 4 роки тому +1

    Salma nuura waa farxaaaniyad Masha allah

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 5 років тому +3

    Sapma fananadan jeclahy❤👈

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 5 років тому +4

    Hanaqon dhoohan iyo basaas💓💓👑👑👑👑👌👏👏

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall6014 5 років тому

    Dance waxtigaan samyn jiry maanta mahaa wlhi 2017 igu danbaysa maantana Bangaladhes baan jaamacad u jooga. From burco

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 5 років тому +3

    Fanaanad shidan horey usoco😍😍😍

  • @asadhalal202
    @asadhalal202 5 років тому +7

    Keep going my walashey salma nuura

  • @dayax1411
    @dayax1411 5 років тому +1

    Heestii heesaha new song Ramadan soo dhaw Abdi azkari waxaan kaga fadhina qasaa iiid

  • @Absameabdi
    @Absameabdi 5 років тому

    Erayo dhamayistiraan
    Rhymes waa heesta kowaad somali qaadan ku arkayi waa heestan rhymes uu fiirso sidu uu dhacayo wax kale wooow

  • @hifaabby7689
    @hifaabby7689 5 років тому +3

    God!!i luv y'r voice.

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 5 років тому +1

    jaceelkaan ha ku oogin kiis
    wow best song

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 21 день тому

    Laxanka qamar cirkaas🔥🔥

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 років тому +13

    Salma nuura
    Iyo mss xiis
    Labadiinasupa anaad iidoonan tihin😆

  • @saaraomar3805
    @saaraomar3805 5 років тому +4

    wow zalma nuura asxbta liketa👏✋

  • @aishaqays1636
    @aishaqays1636 5 років тому +2

    Salma nuura fanaanad aan jeclahy😘 horay usoco😍

  • @xildhibaanabdirahmaanabdil2021
    @xildhibaanabdirahmaanabdil2021 5 років тому +6

    Hees iyo badh salma nuura waad shidantahay gabadh qiimo leh

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 років тому +1

    Marka laga Reebo. Ciyalkan ka hoos Jaasaya. Iyo musica.. HeestU wey ShidanThey 👍🔥

  • @engandirahmaan1279
    @engandirahmaan1279 Рік тому +2

    Golden voice🥰

  • @cayuushgbadhena1423
    @cayuushgbadhena1423 5 років тому +1

    salma nuura qof qalia hees iyo badh dawaha kaso qaday keep going

  • @isrobaby423
    @isrobaby423 5 років тому +10

    Salma you are my favourite 💓😍😍💕💞💖

  • @Mss.hungry
    @Mss.hungry 5 років тому +1

    Wow Hees jirta wlhi
    markan ku noqdo xaas shar io iska dhowrno bas🔥👏

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 років тому +16

    Best song💯
    Salam Nura 💯
    Video 💯
    Dance 💯
    Laxan💯
    Abdi Askari waaw

  • @cantarsaanaa6477
    @cantarsaanaa6477 5 років тому +3

    keep you going go

  • @abdifataholow
    @abdifataholow 3 роки тому

    shar iyo baas ,hees layaableh.

  • @jasmeinqurux7894
    @jasmeinqurux7894 5 років тому +3

    waa lagu jiraah heeztan wx nool iga dheh bas go aankaygu waa bas

  • @faraxadam70
    @faraxadam70 5 років тому +1

    Kaalay iska rag😍

  • @emadnasr3777
    @emadnasr3777 3 роки тому +1

    Nice song who else watching 👀 🤔 Apr 2021

  • @abokorkuuriyafilmshd4390
    @abokorkuuriyafilmshd4390 5 років тому

    Ka baxsaty salma nuura Good

  • @marioabdi9612
    @marioabdi9612 5 років тому +6

    Codka iyo laxanka the best 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😘

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 5 років тому +1

    Marwo❤️❤️

  • @sabrincdey3872
    @sabrincdey3872 5 років тому

    Go aankeygh basaas ha noqonin dhihon basaass rdayada uhees dhagah Mar labad ubiis😍

  • @nasrocabdinaasir69
    @nasrocabdinaasir69 4 роки тому

    Jigjiga lov you🖤🖤🖤🖤

  • @xaawoluul3837
    @xaawoluul3837 4 роки тому +1

    keep going sister

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 5 років тому +4

    nice salma noora laxanka qamar sugani miyaa

  • @batullazeylac8324
    @batullazeylac8324 5 років тому

    Salma nuura waa fanaanad cod mcn oona quruxbada masha allaah

  • @asiaamir1221
    @asiaamir1221 5 років тому +7

    Fanaanadi ila magaca ahyd horay u zoco hppti

  • @kowsarhajihassan5555
    @kowsarhajihassan5555 4 роки тому

    Bestia song siste keep going 😍😍😍😍🤩🤩

  • @apduhakimdayax8995
    @apduhakimdayax8995 4 роки тому

    Salmanuura keep going

  • @hamdamahamed7577
    @hamdamahamed7577 5 років тому +3

    salma nice songs wowowo

  • @NasriinredfywzdOsmaan
    @NasriinredfywzdOsmaan 5 років тому +1

    Woooow 😍

  • @farah09ismail55
    @farah09ismail55 5 років тому +4

    Woooow cod mcne salma nuura

  • @amiiraaragsan8431
    @amiiraaragsan8431 5 років тому +1

    masha allah salma nuura

  • @amishasharma2334
    @amishasharma2334 5 років тому +1

    Salma nuura😨😨💙💙

  • @ayaanlecade3643
    @ayaanlecade3643 5 років тому +1

    fanaanad jirta keep going

  • @daauudmukhtaar4759
    @daauudmukhtaar4759 5 років тому

    Basas hees iga yaabis it is best zong

  • @hidaayacabdulle5532
    @hidaayacabdulle5532 5 років тому

    fananaf aqlaq iyo degenan ku dhehanthy hore usoco niyad lays kama jibiye

  • @abshirmohamed5948
    @abshirmohamed5948 4 роки тому

    salma inta tagerto 1 ka ahy wllhi

  • @hellolive3921
    @hellolive3921 5 років тому +3

    Ziz keep going😍

  • @abdikanikaynan7650
    @abdikanikaynan7650 5 років тому +1

    Top salma nuura 😍

  • @wardaali9518
    @wardaali9518 5 років тому +3

    Wooow masha allah ❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘❤❤❤

  • @hamdaqali5557
    @hamdaqali5557 5 років тому +1

    Home swt home jigjiga cadey iyo salma qurux 💋🥰😍😍😍

  • @shaybeshow7672
    @shaybeshow7672 5 років тому

    Ha Noqon Dhoohane Iyo Basaas Axyaa Hees Way Iga Gadan Tahay Walee

  • @barwaaqo.officialofficial1540
    @barwaaqo.officialofficial1540 5 років тому

    Top top sallma nuura

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 роки тому

    Music another level salma salan sare 2022

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 років тому

    jigjiga jaas udaa caruurta jinka

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 5 років тому

    Qudhayda ku ziiyo khaaz❤️