UGBAAD ARAGSAN | NAF QANDHEYSAN | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @mohamedbarre9061
    @mohamedbarre9061 5 років тому +353

    Ilahay haku soo hadeeyo wnku duceynyna un 😭😭🤲🤲
    Fadlan inta quranka jecel like ha ila dhafina

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 5 років тому +1

      mohamed barre Adiga na ilaahay haku sa hadeeye

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 5 років тому +3

      mohamed barre Waxaad idhihi leheet ilaahay hana wada so hadeeya dhamaanteena ba la kaa rabey.Ok

    • @mohamedbarre9061
      @mohamedbarre9061 5 років тому

      Ramlo wll ilahy ha ina soo wada hadeeyo cidi fal dambi hana gacanta ku haysa ha soo hadeeyo sida inantan is luxeysa

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 5 років тому

      mohamed barre Amiin Kuligeena abowe mcn

    • @mohamedbarre9061
      @mohamedbarre9061 5 років тому

      Ramlo muhudin Haye abaayo mahad sanid 😘🙏

  • @BoqoradaSoomaaliya
    @BoqoradaSoomaaliya 4 роки тому +424

    2million markay gaarto like iisaara 🇸🇴

  • @mahamedqadarabdulahi5241
    @mahamedqadarabdulahi5241 4 роки тому +440

    Heesuhu waxay xal yihiin hadba qisadada ku haysata #balse
    Quraanku waxa uu xal utahay
    Noloshaada aakhiro iyo mida aduunyo

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 5 років тому +561

    Gabadhaan waxaan siin lahaa bilada hormuudka quruxda hablaha soomaaliyeed.🔥❤

    • @mirqanbaxag7351
      @mirqanbaxag7351 5 років тому +1

      Mohamed Warsame

    • @haweyahasan9070
      @haweyahasan9070 5 років тому +1

      Ani ayaa kugu racay

    • @tellthetruth2809
      @tellthetruth2809 5 років тому +23

      Naag la'aan ku heeyso walaal iska guurso qofka marka uu guurka ka Daaho waxaa lagu yaqaanaa markaas naagta uu arkaa ayaa dadka ugu qurux badan

    • @mohamedkhadar9410
      @mohamedkhadar9410 5 років тому +2

      @@tellthetruth2809 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @tellthetruth2809
      @tellthetruth2809 5 років тому +5

      @@mohamedkhadar9410 sxb soo run maan sheegin naagta mar kaas aa arkeeyso is dhahee qoftaan xuurul ceyn miyaa marka eey kaa tagto mida kale ood aragtid aa dhaheen waaw tan ayaaba ka sii daran lol markaa guursatid ayaa kala sooci kartaa sida dumarka u kala qurux badan yihiin

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi5584 4 роки тому +101

    Heestan markaa maqlo
    Xaaskayga waaba sii jeclada
    Siday ii tahy ana sidaa
    Noqdo marmarka qaar
    Mcnto waa ku jeclahay
    Qofkii haysta marwo raali ah ayaa darremi kRo❤️

  • @updyzhakour8739
    @updyzhakour8739 5 років тому +914

    Qof kazta oo qoralkayga arka waxan u rajaynaya guul iyo farxad

  • @abdixakiinadendaahir7860
    @abdixakiinadendaahir7860 5 років тому +541

    QOfkii nabiga jecel like saar

    • @sahraqaali8316
      @sahraqaali8316 5 років тому

      😁😉❤💋

    • @fadumocali6053
      @fadumocali6053 5 років тому

      Illhy ku nac adiga heesa iyo waxa xun ka daa rasuulka illhy

    • @samirasalad218
      @samirasalad218 5 років тому

      wllhi hes daren leh wan la dhacey runtii allow sahal umuurah

    • @asiyamahamed9340
      @asiyamahamed9340 4 роки тому

      Abdixakiin Aden Daahir scw scw

    • @khaliifmaxamed9768
      @khaliifmaxamed9768 4 роки тому

      Wn kuu sarnay wx haku tarto intad nabiga like kuradinayso

  • @sagalmahamed5995
    @sagalmahamed5995 5 років тому +120

    Hargeisa cadeey meeshii qurux badanba ka sii qurux badan Viva caasimada jamhuuriyada barakayzan zomaliland 💚🗯❤

  • @jawadkech5751
    @jawadkech5751 4 роки тому +56

    انا لم افهم كلمات هذه الاغنية الجميلة لكن اعجبتني الموسيقى و الالحان ويا لها من الحان تجعلك تغرم بالصومال و اهلها بل و بدول الجوار :اتوبيا اريتيريا السودان،،،لان لهم نفس الموسيقى و كانهم شعب واحد،،تحية لشعب الصومال الشقيق من المغرب❤❤❤❤🌼🌼🌼🌼

    • @prettyg8826
      @prettyg8826 3 роки тому +2

      شكراً أخي وسلمنا علي الشعب المغربي الشقيق

    • @AhmedMohamed-mp3ju
      @AhmedMohamed-mp3ju 3 роки тому +1

      شكرا خوي
      احلى شعب 🇲🇦🇸🇴🇲🇦🇸🇴

    • @Ikki-d4g
      @Ikki-d4g 2 роки тому +1

      شكرن يا اخي ❤️❤️

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 роки тому

      Thanks but this is somaliland not somalia. Djibouti somaliland and somalia we all somalis one people just different different governments

  • @bintuali632
    @bintuali632 5 років тому +364

    Inta taagerta ugbaad aragsan like iigu qabta
    Fananad an anjecalahy 💓💓💓

  • @abdiaziizmahmed960
    @abdiaziizmahmed960 5 років тому +86

    Ugbaad aragsan wllhi codmcan iyo qurux ayaad isku darsay wllshy hore u soco

    • @samirasalad218
      @samirasalad218 5 років тому +4

      😍😍😍😍😍😍

    • @ayaanleshaqale1457
      @ayaanleshaqale1457 4 роки тому +1

      Ugbaad aragzan Heestani waa hees aan aad uga helay runtii horay u soco ugbaad💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @fatmamohamud9163
    @fatmamohamud9163 5 років тому +718

    Anigey iga hadleysa rabow qalbiga ii qaboji aniga iyo inti ila mida😭😭

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 5 років тому +202

    Naf ay qaaday jacaylku soow💞
    Soo ma quusato goorna💞💞💞
    Nafuu caashaqu qoomayso💞
    Soo ma qeexo warkiisa💞💞
    Soo ma qeexo warkiisa💞💞
    Kal qudhaada awoontay💞
    Qadafkaad ku samayso💞
    Jawi aad ka qaldeyso💞💞
    Farxadaad ka qaseyso💞💞
    Soo qallooca dhankaaga💞
    Qasab soo kuma yeesho💞
    Naf qandhaysan jacaylka💞💞
    Qorshihiisa dhantaalay💞💞💞
    Qabyo soo kuma noola💞💞💞
    Kuma noola ahaaahaa💞💞💞
    Qabyo so so so kuma noola💞
    💞💞Page-2💞💞
    Naf uu qaayibay caashaq sow💞
    Quudka soo kama soonto💞💞
    Qalbigii wax jeclaaday soow💞
    Soo qaraar maba gaaro💞💞💞
    Soo qaraar maba gaaro💞💞💞
    Niyad meel u qushuucday💞
    Qorshaheedu ahaaday💞💞
    Qanci ruux is iraahda💞💞
    Naxli soow uma qaado💞💞
    Soow waxaan u qalmaynin💞
    Dani ku qasbimayso💞💞💞
    Naf qandhaysan jacaylka💞💞
    Qorshihiisa dhantaalay💞💞💞
    Qabyo soo kuma noola💞💞💞
    Kuma noola ahaaahaa💞💞💞
    Qabyo so so so kuma noola💞

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 років тому +49

    Aragsan so rogal celisay 😍
    Hamada queen stel ka dhaxashy❤🥰

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 4 роки тому +32

    Quruxdii reer Sheekh isaxaaq Viva reer Sheekh isaxaaq 💝💓❤️

  • @maamemadrid5288
    @maamemadrid5288 5 років тому +179

    Gabadh somaliyeed oon jeclahy marna inaadertay anoo ogaden ah 🤣🤣habaryoonis dad jira ❤️😍😍

    • @khalidanwar3680
      @khalidanwar3680 5 років тому +7

      Maame Madrid but kkkk adigo Ogaden ah hdad ogtahay inad habaryoonis tahay wd ba kala taqana qabilada kkkk

    • @hindibraahim1237
      @hindibraahim1237 5 років тому +5

      Alle haysu keen daayo makala fogine

    • @idminaxmed8680
      @idminaxmed8680 5 років тому +18

      Hablah harabyonis Gabdha waxa bay dheer yahiin

    • @munaiskufiln5279
      @munaiskufiln5279 5 років тому

      😅😅

    • @tuseawtoosiye3292
      @tuseawtoosiye3292 5 років тому +6

      Habar yoonis Hadanu Nahay waxa Nayaqaana Ninki Nala dagalamay dhamac inanu Nahay😂😂lkn xaga dumarkana wanu kanoolnahy😂😂

  • @faraxahmed7774
    @faraxahmed7774 5 років тому +26

    Hore usoco indr qali Lan dheere Laba maha ugbaad Boqoroyto habar yoniz 👏❤️💯❤️❤️❤️🌍

  • @ayaanmaxamed2099
    @ayaanmaxamed2099 5 років тому +9

    Horaan😍 usheegey a💚ni fanku❤ haduu👌 qof yahay💛 waaa ugbaad aragsan ❤❤❤❤💃💃💃💃💃❤❤💚💚👌👌👌😍😍😍💃💃💃

  • @nafisayousuf4392
    @nafisayousuf4392 4 роки тому +119

    walaahi bilaahi comentigan markaan akhriyo like ayaan saaraya waabad dhaarataye like hayla dhaafin

  • @shakirjr7269
    @shakirjr7269 5 років тому +37

    Wow! Qalbigii wax jeclaaday sow qaraar maba gaadho 🤙🏾🔥

    • @maryanadan4112
      @maryanadan4112 4 роки тому +1

      Sow waxan uqalmeynin
      Dhaan kuu qaasbi mayso lol

  • @dhaladkahargeisa5786
    @dhaladkahargeisa5786 5 років тому +27

    Ugbaad bagaad nagasoo gaadhay balbalaadhkaa nasidatee 🤓
    Dhagahana xaal siinwaydee
    Camera man
    Abdi qani adison shodhe joornaal
    Keep goin my lil bro

    • @basra.93mohamed86
      @basra.93mohamed86 5 років тому +1

      😂😂😂😂 aad iyo aad weynaga so gaartay

    • @cabdiqaniAddison
      @cabdiqaniAddison 5 років тому +2

      Dhaladka Hargeisa 🤣🤣🤣 waar waa kuma kaa shodhahayga garanayaa

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 4 роки тому +34

    hees Qiiro ah intii igu racasan like igu qabo wllyaall
    mahadzanida❤💪 2020?????????

  • @ayaandegen9383
    @ayaandegen9383 5 років тому +306

    Inta la dhacdey bilicda hargeysa like ha ila dhafin Plz 🙌🙏

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 років тому +49

    Ugbad argsan👸 Beautiful Somali girl ❤tusmo films📸🔥❤ keep going

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +2

      Not Somalia

    • @marizaxaajigaduud3060
      @marizaxaajigaduud3060 5 років тому +1

      Bbe NAC NAC hhhhh

    • @sakirepere8256
      @sakirepere8256 5 років тому

      Somalia girl girl 😳 waa gabar somaliland 🥰❤

    • @queenmuslimah9303
      @queenmuslimah9303 5 років тому

      WE LOVE BOQORADA CODKA KHADRA CABDI SILIMO she’s somali also am somali adné somali baatahy dhalashada laga hadlayaa somaliland waa wa wadankee djabuuti waa somali dhalashadoodu hdanne wadankooda waa djabuuti wax ha isku qaldin wll

    • @salaadbaale9298
      @salaadbaale9298 5 років тому +1

      Hhhh waa umaleynaayay in saas dhacee

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +17

    Inta gadal ka wadawanysa heestan like ta 11/30/2019 sanadkii cusbaa waxba kama hadhin alle ha ina gaadhsiyo farxad 😍😎😘

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +36

    Ninwalba oo soomali ah Oo Daruufeysan markii Laqurxiyo muxu DaneysTe uNoqdaa?🤔

    • @xamdacabdi7104
      @xamdacabdi7104 4 роки тому

      Waa runa walhi

    • @fadxijano9364
      @fadxijano9364 25 днів тому

      Ibnu aadanka caynkaas axsaanka waabay kaga sii daraan xabaal uunba deeqda ibnu aadanka

  • @saidburaleburale7538
    @saidburaleburale7538 4 роки тому +4

    Waa said puntland oo jooga canada abaayo waaba kugu haysta waa shidan tahay sister horay u soco waligay waa ku taageerijiray macnaha

  • @amiiraamran8892
    @amiiraamran8892 4 роки тому +24

    Fananiinta gabdhaha ugu quruxda badan beey kamid tahay ugbaad aragsan Yurub geenyo Nimco dareen Hani uk Salma nuura shanta gabdhod oogu quruxda badan mnshllh ilove gabdhaheena
    ❤❤❤😍

  • @cabdicasiisindho2287
    @cabdicasiisindho2287 2 роки тому +5

    Khaladka iga dhaca mar marka qaar iyo sida ay boqordaydu igu dul qaadato heestan markan dhagaystaba wan si jeclada waxa alle ka barya in aanay marna dhib iga sheegan ha waaro jacaylku❤❤❤

  • @qorraayeofficial1959
    @qorraayeofficial1959 5 років тому +19

    heesaha sooomaalida oodhan waan qiroodaa markii aan maqlaba
    intii soomaali ah like iisaara kanaaalkayga

  • @mariaabdinormakeup7637
    @mariaabdinormakeup7637 5 років тому +113

    Inta jaceyl lajifto sideyda ogale like igu qabta ❤️💯🥰

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 5 років тому +42

    Nio inantan Heeseheegu Si gaara ii taaptan Talaw Ma xaalad aan Ku jiraaa Mise waa Dhan kale hhh Keep Going Aptio Ugbaad Aragzan

    • @hamzehugur5830
      @hamzehugur5830 5 років тому

      @MADIYAAN A.AZIIZ oo xageya inader hhu

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 5 років тому +96

    Cabdiraxman odey + maxamed Axmed bakaal Ciro + ugbaad argsan intii tgrsan like plz

  • @luckyfagase394
    @luckyfagase394 5 років тому +1

    Quruxda iyo labiska dhanka xamda noo badashey codna kuu dheryahay ku tageersanahay xppti bacwaynasha qurux da bdan xamda queen bayba isoo xasuuusiyan keep going dear sister ❤️💋

  • @hanadyare8255
    @hanadyare8255 5 років тому +6

    Ugbaad iyo tusmo films taageero u hayaa anuu 😚😎😍

  • @shaarubsulleiman9229
    @shaarubsulleiman9229 5 років тому +7

    Walaladayda qaliga ah wax kasto oo aad ku haminayso alle ha ku siiye like ta iisara plz 😭😭😭😭

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 5 років тому +6

    Ugbaadey abaayo waan jeclaa inaad kuso baxdo female upcoming artist of the year but saan ayaa igu tahay female artist of the year ♥️♥️

  • @dauuslyrics172
    @dauuslyrics172 5 років тому +14

    Anaa uhoreeye like dhac igu sii ugbaadyarna xidigadii reer burco ❤️

  • @abdalamohammadadoool4338
    @abdalamohammadadoool4338 2 роки тому +11

    🇸🇴🇸🇩Greetings, for the most beautiful people of the brother. Greetings Abdullah from Sudan, being fine

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 4 роки тому +2

    Halyeeyad Ugbaad Aragsan Gabadhaa ugu jeclahay inta Fanka soomaaliyeed kujirta
    Aad baaana kuu jeclahay Taageero buuxana waan kuu ahay Noolow inta Nololi jirto Halgamaaaa Ugbaad aragsan❤️

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +5

    Tukankiiy asmo love intii oog shakiday meeshah kabah yaaln sidad oo kle waa nii salmay waa shidanyahy carwad samo love allh u barkeeyeeh amiiiin 👌💯

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. 5 років тому

      sulekho love asma love maaha warsan boutique ba layidhaah tukaankan

    • @sulekholove1646
      @sulekholove1646 5 років тому

      @@Girlboss1. abyo waan u maleeyay aqoon kle um lhihiy mhdsnid qaali

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 2 роки тому +1

    Qanci ruux is yidhaahda
    Naxli saw uma qaado
    Saw waxaan uqalmaynin
    Dani kuu qasbi mayso
    Waxaan nebcaa qofkastoo idhaha iskadaa kuma rabto iyo wixii la mid ah qofkaan dunida uugu jeclaa boqoradii calafku nakala fogeeyay
    Nololta usaraysa ayaan kuu rajaynayaa noloshaydiiyeey qalbigayga ayaad ku dhex noolaan doontaa inta noloshayda ka hadhay rooda👸❤️🥰😢😢
    Waa xaqiiqa heestani

  • @Kabylski
    @Kabylski 2 роки тому +18

    I love Somalian music
    Greeting from Algeria
    Land of Amazigh
    to Somalian brothers
    and sisters 💓
    🇩🇿💓🇸🇴

  • @xafzaahmet7691
    @xafzaahmet7691 2 роки тому +3

    Heestan 2019ki markay soo baxday waxaan ahaa qof faraxsan degan xasiloon waxaan marka bartay qof aan jacayl dhaba u qaaday balse hadda dhafhanka heestu way iiga duwantahay sidii hore anoo qalbi jabsan ayaan dhageesanaya imika 💔😔farxad+murugo=💔

    • @gulletzimpa
      @gulletzimpa 2 роки тому +1

      Sorry be strong my sister 💔🥺

  • @iammohadofficials6706
    @iammohadofficials6706 5 років тому +21

    Jinidayadaha ugbaad baan ka yaabay abti hadaad ila aragtay like isaar 👉👉👉

  • @nimcoalidolal6096
    @nimcoalidolal6096 5 років тому +2

    Naf qandhe san jcl qorshihisa dhantalay qabyo so kuma nola 🔥🔥 🔥 ugbaad aragsan fanaanad dar alleh uu tagero

  • @AbdirahmaanAhmedAhmed
    @AbdirahmaanAhmedAhmed 5 років тому +25

    Niyaw anaga miyeydan aragba coment gayga hoyidin la wasye malin lix coment ban bixiyi shimbiri like ma sarto

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 5 років тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 liketa ma lgu naaxaa

    • @ducaysan5262
      @ducaysan5262 4 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amiiraamran867
      @amiiraamran867 4 роки тому +1

      Wllo an kusare lacg mad kuheleysa 🤣🤣

  • @raaniraani72
    @raaniraani72 Рік тому +7

    Jeceyl dhanto waanka cagay Oo waa nacay nin walpo aan jecelado misena xarir aan la sameyo diip buu iga qayana Oo I qalbi jabiya wlh😢ilhy qalbiga Ha I qabojiyo🎉😢

  • @xuuraceenxasanxuuraceenxas4908
    @xuuraceenxasanxuuraceenxas4908 4 роки тому +13

    Gugbaad wan ku tgerana hadn nhy rer muqdisho 🇸🇴🇸🇴❤💋 guleyso

  • @Venim1ceblade
    @Venim1ceblade 2 роки тому +13

    I can't understand a damn word, but I love the rythm and the singer's voice ! Greetings to Sumali brothers. Mohamed from Algeria 🇩🇿💪

  • @aragsanyusufofficial5563
    @aragsanyusufofficial5563 5 років тому +5

    Tusmo films muuladada Kama daalo wlhi keep going my bro ❤❤❤❤🔥💋💋💋

  • @yordanosmehari3470
    @yordanosmehari3470 5 років тому +12

    East Africa brothers nice music we love u too. God bless to Africa. I am from Eritrea.

  • @hodanadam8929
    @hodanadam8929 4 роки тому +4

    Anigaa waxaan U qaalmin daantuu igu Qaasabtaa lkn alhamdulilah waan kabaxa I’m living my life to the fullest

  • @AbdiRisaq-e5e
    @AbdiRisaq-e5e Рік тому +1

    Waxaa idilllay erayada macan

  • @mohammedibrahimothman5759
    @mohammedibrahimothman5759 4 роки тому +8

    I'm from Eritrea. Because I love you music Somalia

  • @hamzemahamed2054
    @hamzemahamed2054 5 років тому +2

    #Tusmo .......UA-camrka sanadka iyo Editorka yaa igu raacsan
    ugbaad aragsan fanaanad jirta 😍

  • @fadumoiprahim8616
    @fadumoiprahim8616 4 роки тому +6

    Wax ladhagesto qur anka ugu fcn hadey hestu jacelka ya kuxasusato quranka allh ba kuxasusiya

  • @mohamethjojo5890
    @mohamethjojo5890 5 років тому +23

    Ilahay janada ha ku geye like isar

  • @medhandwelday127
    @medhandwelday127 4 роки тому +13

    Wawwwe Amazing, i am not understand what she sing , but i Love Somalia People. Somalia +eritrea =1
    I am from eritrea.

  • @rooble395
    @rooble395 5 років тому +7

    Tuzmo 🌹🌹🌹🌹
    Manta Ana u horeeya👍👍👍👍

  • @ZAKIMOHAMEDfficial.8707
    @ZAKIMOHAMEDfficial.8707 Рік тому +3

    Qalbigii wax jeclaaday sow Qaraar maba Gandhi.❤

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 5 років тому +29

    Ugbaaad heestu waa hees dareen gooniya wadata ciyaalku fahmi mayan 😢 keliya inanta ayay dawanayan 😂 heesta bal dareema

    • @rayanrasmi1796
      @rayanrasmi1796 4 роки тому

      kkkk ciyaalku ma fahman miya

    • @Ilyas_gamerp
      @Ilyas_gamerp 4 роки тому

      Wll bal ii fashfahi wey igu socotaye ma ninkedi ayey u cacalasa

  • @anisaali3543
    @anisaali3543 5 років тому +18

    Heestan qofta fahanty mrky soo argty arooskeeda csb ilyas ayda like😅

  • @bilqiis9099
    @bilqiis9099 5 років тому +14

    Somalis are the most beautiful people on earth. FACT!!!

  • @eliasmaska7969
    @eliasmaska7969 5 років тому +26

    Ugbaad Boqorodan Ha Tageero Buxdo
    UtahaY WalaL Like I ZaaR BaL 💛🤚🏻

  • @colonelzacharia8936
    @colonelzacharia8936 5 років тому +6

    Inta jecel Somalia nbd ah iny aragto like ha ii zarto bl🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 років тому +7

    Denbigaga iyo kii waalidkaba illahay haa dhaafe like isiya walaalaayaal

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 5 років тому +7

    UGBAAD ARAGSAN.
    Dar Alle Ku Jeclahy Quen❤♥💚

  • @nimoosman3081
    @nimoosman3081 4 роки тому +21

    Miskiinah 2:41 codkeeda oohin laga daremaya 😭

  • @amrirutsobe1593
    @amrirutsobe1593 4 роки тому +2

    ahalan wa sahalaa !!!!! love your yaa habiib !!! mashaallah !!!! iam from rwanda !!!

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 5 років тому +6

    Tolow hadaan reer yeesho Ma sidan baan u hilaaci lahaa inshalaah coming soon

  • @airzonk
    @airzonk 3 роки тому +6

    greetings from germany.... music like a dream.... ;)

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 4 роки тому +10

    what a beautiful song and beautiful artist. just love it.

  • @khadarkayse3610
    @khadarkayse3610 5 років тому +42

    cod ıyo quruxba Fanka way ku joogtaa Ugbaad lknse waxaan ka jeclan lahaa ınay ıskaga baxdo Fanka sıdıı Xamda Queen o kale

    • @AbdirahmaanAhmedAhmed
      @AbdirahmaanAhmedAhmed 5 років тому +1

      War xagad noga saraysa fananada ilaahaw noo daaa

    • @khadarkayse3610
      @khadarkayse3610 5 років тому +1

      Qaylo Wayne hhhh

    • @shaarubsulleiman9229
      @shaarubsulleiman9229 5 років тому

      @@AbdirahmaanAhmedAhmed 🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂

    • @aliseydou7432
      @aliseydou7432 4 роки тому

      Vraiment j’aime bien cette chanson que allah veille sur nous amène

  • @ruunitabae7740
    @ruunitabae7740 5 років тому +17

    Hestan anga ayey igusocotaa 😭😭😭love is pain

  • @salmasaciidmaxamud2867
    @salmasaciidmaxamud2867 2 роки тому +4

    Yaa rabbi qalbiga I qabooji🥺🥺

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 5 років тому +8

    18k views talaw halkee jiray
    Nice song ugbaad aragsan

  • @nimomahad7210
    @nimomahad7210 5 років тому +43

    Illhyow heesaha noga gargaar 😢bal kile ku dhaaf

  • @Eva_gamingRp
    @Eva_gamingRp 5 років тому +12

    Walaley bacweynahaga ka helay i dabli arooos ku adaaa hal habeen😭

    • @hadiarachid2635
      @hadiarachid2635 5 років тому

      🤣🤣🤣

    • @Sundus.barre0
      @Sundus.barre0 4 роки тому +1

      Tuugsigii ma heerkaan buu ku gaarsiiyy 😂😂
      Ugbaadey wll qali bal udhiib

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому

      @@Sundus.barre0 😂😂😂😂😂😂 adaba ka darey

  • @HanadArab-jc3hw
    @HanadArab-jc3hw 9 місяців тому +1

    2024 majira wali qof xasuus ta ani kama daba haro sanadkan kasto waan xusa ugbaad aragsan , 😢t

  • @medhaniehayele5295
    @medhaniehayele5295 4 роки тому +15

    The most beatutiful woman in the world 🇸🇴 love u from 🇪🇷

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 5 років тому +2

    Waan sugi kari la aa heestan woow hargaisa cadey oo siradanbaa kaa dambaysa 😍 waxnol ugbaad quruxley diracagaan ayaan ka helay Masha Allah hore u soco😍👌🏽🙌🏼👍🏼👏

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 4 роки тому +4

    gabadha ugu quruxda badan fanaaniinta soomaalida what’a beautful shape masha allah

  • @nabilsalim4729
    @nabilsalim4729 5 років тому +2

    Mar haday oday iyo ciro ay laxanka iyo miraha leeyihiin codkuna ayleedahay qoftaan shidan oo dhukulatada ah waa u codeeyay oo waan ansax heestaa 💋💋💋❤❤💘

  • @سعدالقباطي-م3ج
    @سعدالقباطي-م3ج 3 роки тому +9

    ماافتهم لي ايش تقول الاغنيه بس الموسيقى روووعه ربنا يحفظ اخوتنا الصومال 😍 يمني مر من هنا

    • @Ikki-d4g
      @Ikki-d4g 2 роки тому +1

      🥀

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 роки тому +1

      We somalis yes but this from the Republic of somaliland somalia are brother but 2 different countries for the last 31 years brother Google somaliland and you will understand

  • @saidburale8208
    @saidburale8208 2 роки тому

    Waa said puntland oo jooga toronto abaayo waan Ku tageraa cadowga u noloow

  • @boqrandarwiish8831
    @boqrandarwiish8831 5 років тому +6

    Ado Cagacad hada Dawanayso Like Isar😂

  • @hilaactube5406
    @hilaactube5406 5 років тому

    Ugbaaad masha alh qurux ley iyo tusmo filims horey usocda

  • @cabdilahidalmar
    @cabdilahidalmar 5 років тому +5

    First View & Like..
    Ugbaad Aragsan..👑

  • @hibobaane9271
    @hibobaane9271 5 років тому +1

    Walalshay calaf ku waa dhamada ilahay guur kaga danbe ku xejiyo cadowgaga ilahay ka ilaliyo amin waxan ku leyahay geesiyit ayaad tahay cidna how jojin waxan ku le yahay hambalyo kuun jeer 💏💏💏💏💏❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍 heestana waa aad aad qurx badan mashalah ilove you sis

  • @miskiabdi5362
    @miskiabdi5362 5 років тому +18

    niyad meel u qushuucday
    qorshaheedu ahaaday
    qanci ruux isyiraahda
    naxli so uma qaado
    so waxan u qalmeynin
    dani Ku qasbi meyso😭

  • @nazhaatmoha7880
    @nazhaatmoha7880 5 років тому +1

    first person ahy
    coze heztn zugyay
    in padan
    inta zidyda zugezy
    like ta🥰❤️😂

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 5 років тому +7

    ugbaad wax yaroo shidan mncha Allah ❤️🌹❤️Meeshan Waa Meesha ((SAHRA KIIN BEAUTI SALLON))kooferka SAHRA KIIN Faanaanad

    • @salmaabdi3510
      @salmaabdi3510 5 років тому +2

      dhowrsan__ 143 MashAllah Horumar Wacan Yaan U Rajaynaya Fanaanada Qaaliga Ah Sahra Ahmed Caalin *Sahra Kiin*

    • @salmahussein2198
      @salmahussein2198 5 років тому +2

      @@salmaabdi3510 ku salamay sami❤💋

    • @salmaabdi3510
      @salmaabdi3510 5 років тому

      Salma hussein Sami Qaali Waan ka Qaaday Alle Haku Sharafo ❤️👑

    • @nedjaaadam1579
      @nedjaaadam1579 5 років тому

      salma abdi sookaleh walal anba Wan ka helay meesheeda Allah ha ubarakeeyo🎖️

  • @apdirahmanofficial__
    @apdirahmanofficial__ 2 роки тому

    Ugbaad maxamed aragsan wllzhy mcn tageero buuxa
    Hore usoco waligaa😘👑💯

  • @nrnr2987
    @nrnr2987 5 років тому +5

    Tusmo films💪💪 hore usocda

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +2

    Heestaan waa Arin famil waxb kam qabn karoh dhan kayga waxn leeyahy maslaxad allh nii dhex dhigo adig iyo xaajigaag amiin

    • @cadeeycadeey4096
      @cadeeycadeey4096 5 років тому

      Heesta qoyskeeda kuma saabsano sxb

    • @sulekholove1646
      @sulekholove1646 5 років тому

      @@cadeeycadeey4096 yaaya ku saab santahy bl ifahmsiiy sxp

    • @shaarubsulleiman9229
      @shaarubsulleiman9229 5 років тому +1

      @@sulekholove1646 waa runta xbbti qamar sugani baa furay ugbaad waana la isku diray ugbaadana way jeceshaya qamar isna waa furay waan ka xumahay wllhi jacaylku ma sahlana ugbaad kii jacayl ahaa baa ku dhacay iga wale 😥😥

    • @sulekholove1646
      @sulekholove1646 5 років тому

      @@shaarubsulleiman9229 abyo maslxada allh dhex dhigo allh u soo celiyo xaajigeeda Amiin aamiin

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 5 років тому +1

      😭😭😭 fatna waa runta nacas ayu ku noqdey iyo nin Somali 🤦🏼‍♀️🤦🏼‍♀️

  • @filsanshire9760
    @filsanshire9760 2 роки тому +5

    2019_2022 bn dhegaYzaNaYaaH
    Zaw waxaad uqaLmaYN daNi kuu qazbimaYz0H😭🥵
    Ilhau qaLBiYada HaYN00 qab00j0H😭🤲

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 5 років тому +2

    Tuzmo films laysku raac👏👏✋

  • @faatidiiriye9969
    @faatidiiriye9969 5 років тому +8

    Kaliya heestaan waxaa dareemi kara qofka kaliya oo jacayl dhaba hayo 😭💔😭

  • @ahmedismial9236
    @ahmedismial9236 5 років тому

    udbad aragaan tarero buuxda ayan ku haya hore u soco