Awalba gafadhbuu aha goof ahe ha ujabin adigaa intaas sogaadhsiyay haday fan noqoto iyo haday noqoto jaceyl aad sisidbe,Qofka the more aad sisid jaceyl uu ku quruxbataa ka waxsiiyayna hadi aan jaceyl lasiin isagana uu ku xanuusta,waligay ba UgbaaD wankala weynaa ninkaa sirkhaan ka ahe shalmad iyo dhuuni racaba ah.😐😣 Team ugbad aragsan❤️🥰
Ugbaad aragsan waa ubax usoo baxay fanka. Taageerro wayn baan u ahay una ahaa ee hadaad illa mid tahay 👍 like saar. *tallaw yaa la xifaal tamaya?* Kee waaye kaasi lol kkkk
Ugbaadey ilaa 2017 waanku jecla saan kuu sugayay Marba ninba iska ka guursanaya Tol iyo qaraabo hadaynu nahaay 2 iga horeye midka sadexaad ha idhaafin Intana jacaylkagu iga guuri mayo😂😂😋😋
Hadanu nahay hablaha somaaliyeed dhamanteen adaa kula jirna kuna taagerna ugbaadey❤❤❤🥰💕
Waa ruuntah wllo
🥰🥰🥰🥰🥰🙌✊👍
Runta walalo
Sax😍😍
Sas waa ugbaad ha noolaato😍⚘👸😘💖🙏
Queeen is back Wlshy ugbaaad inta jacel Like ii saar Hal malin wax ka yar iyo 85K views Wow
Sanakaan 2020 waxaa aad u shidan, ugbaad aragsan iyo ikraan ozil gaar ahaan heesteedii xulkii raga. The best Songs in 2020.!!!!!!!!!
Walash ubaad arasan
2
@@cgllgc462 garacow ikraan maad jeceshay
@@shafinhoak4767 Hooyada futadeeda u stege. Kkkkkk
22 Jilly 2020 waxa bilamaysa bish dulhijah 10kii maalmood ee ugu khayrka badna baynu galayanaya alle hayna dhigo kuwa khyrkeda hela insha allah allena danbi dhaf haynoga dhigo❤️❤️❤️
Amiin
Amiin wlll jasakalaah
@@zalmaismaaciil6292 alle ajarkeda hayna siyo
Aamiin
@@bushaarfamous7768 aamen
Wanaagii dhalay xumaan qamar yaa ximaar wad na maqashaaa team ugbaad .💪💪
Walaasheey isooboqo adigoo mahadsan
ua-cam.com/video/sT8-frqjsas/v-deo.html
🤣🤣🤣🤣
💓💓💓💔💔💔
Kkkkk waa reer miyi kaasi geela ayuu eegi jiray idinka ayaa arki foolxumadiisa ee ku qora UA-cam ka qamar suugaani 2014 qosol fiilxumadiisa markaasi ayad arki
❤️💪💪💪💪💪💪
Wax walpa wax
Ka mcn oo ka sii mcn
Hadalka ALLE
LIKE ii saar pls ❤❤
Wlhy waa runta mansha allaah 😍😍
Meelkasta Maad jgtaa aduu
Abokorow
ilaah haku waso
haku waso ilaha shegeyso
Waxkastoo mcn
Waxa ka mcn
Hdlka ALLE
like iisaara wllyaal❤❤
Heestan marhore kaa sugeyne ugbadey
Viva hablahayga 💟👰
Busta iska jaf yaqey
Sjjjerriiii
Quluub xalanbaa jirtoo naxliga ku xanuunsateee xiskii kugu uursanaa xifalaha qadan waa haduu xisuhuu dhib yahay jacaylkuna biyahay xilkii cashaqa tirsada😘🤩 ugbaad aragsan hore usoco guul
🍂Haduu xiisuHu dhip YhY 🍃
🍂JacaYlkuna uu xas YhY 🍃
🍂Wanaagi dhalY xumaan 🍃
🍂Anigu wan soxidheeee 🍃
🍂Xilkii caashaqa Tirsada🍃
🎧🍁HolaC weeYe intaazi wllhi🍁🎧
Wow ugbaad qurux inaderty welcome back boqorada codka io quruxda wn ku wata aniguye Team hawraar shaqo wcn
Welcome back Habo mcney malinti heestan la dubayey wan joogey walhi ♥️👏markey 1m gaadho like hayla dhaafin 👏
Walee Ugbaad Aragsan❤️ Hadalka Waysoo Koobtee Xilkii Caashaqa❤️ Tirsada💔😢😩
Hadaad ka Mid Tahay Team Ugbaad Aragsan❤️ oo Aad Qoraalkayga Aragtaan liketa👍 hayga Bakhaylina Wllo❤️ Thanks😊 All❤️❤️
Rib
Ugbaad aragsan keep going xppy
Wlhi waa inan aan iska jeclhy
Runbadaanaa wanagii dhalay xumaan anigu wn soo xidhay team ugbaad horu mar wcn❤💯
Intii dhiba jecel Soo martay like dhaca kusin here
Ugbaad Argasan and Hawraar Reer somaliLand dadkeygii Dad Nool
Like ✌👊
Ugbad aragsan fanaanada sanadka
Yaa igu raacsan
😍😍😍
Wlhi tan yari waa fariid waxa nashaad iyo faxfax ka muuqata 🥰😊 waa is hubtaa
Xilkii caashaqa tirsada dheh😍
Wanaagii ii dhalay xumaan
Anigu waan xidhee. Xilkii cashaqa tirsada 💔 The Queen of voice Ugbaad 👑👑👑
✊Inta ugbaad aragsan tageerta is muujiya bal manta😟🙏❣
ACUDIBILAAH
Ugbaad Ineey Mac sii noqoneyso Intaa ilaa arkaty like xaa ilaa dafinaa qamar sugani wuu qasaray xantii qaraan kaa tagay
Mash alh
Ha qamar bay ka raysty wlhi 😇
Naag walboo la furoo mac iyo jug bay ku dambaysaa dee😂
@@abdilahiali7947 hhh🤣
Masha Allha wll Uraci 💋💋❤❤
Awalba gafadhbuu aha goof ahe ha ujabin adigaa intaas sogaadhsiyay haday fan noqoto iyo haday noqoto jaceyl aad sisidbe,Qofka the more aad sisid jaceyl uu ku quruxbataa ka waxsiiyayna hadi aan jaceyl lasiin isagana uu ku xanuusta,waligay ba UgbaaD wankala weynaa ninkaa sirkhaan ka ahe shalmad iyo dhuuni racaba ah.😐😣
Team ugbad aragsan❤️🥰
Yaaaaa Ilaahay Caalam ugbaaday isoo qaboo indro wan ku wata wlhi hore usoo de wan ku salamay sharaf axyaa axyaa
Xertuna way maarantaa
Haddaan cidi xeerinay
Axyaa erayo
Nice song👌
Queen aragsan axsan sowt😗
Hees mcn iyo Clip Qurux badan thanks #caydarus iyo Team Hawraar ❤️
She’s leading UGBAAD 👏🏾👏🏾👏🏾 Duriyada barakaysan ♥️♥️♥️♥️
Xertuna way maaran taa hadaan cidi xeerinayn ✌✌✌✌✌✌✌✌
Xanaano qofaan lahayn xataa xooluhu ka didee ✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌
Waaaaw waaaaw waxaasaa hees la dhehaa ❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯
Ugbaad Aragsan queen ❤❤❤
anigo waan soo xidhee
xilkii caazhaqa tirsada🙌
Hestan ugbad aragn mar hore ayay hestan abwanku u dhigay lkn dib ayaya kasoo sartahay 😍🥰
Boqorada Codka ugbaad MAxamed Abdi Boqorada 👑👑👏👏👏👏❤️❤️
Mazhlllh,mazhlllllh walhy hadu wangu qof noqon,lah adigan,ku ziin,lah jeclka xlikzi kaa tiirzad unolw cadowag
nasteex huda
Ugbaad waaa fanaanada kaliya een si dhaba u jecelahay; gar iyo gardaraba waan ku wattaa wll respect.
Qamar sugaani markaad kala teg teeyn walhy waad qurux badnaa tey 💯💯💋💯💯💋
Xasan daahir ismaaciil weedhsame qofkuu Waadhka caashaqa ku booqdo si wacan buuu u dabiibaa.👏🏻❤
Abwaan xasan daahir ismacil Weedhsame nin sugaantiisu xiiiso leeday
Karama kuu haya sigaara ilahay caqliga hawbarkeyo
Ligh
Wwww Alla qurux badana ugbaad wlhi wadba ka raysatay Qamar quruxdaadi baaba sii laba jibaran tay
Talow Goorman Ugbaad Guurzada iLaahow Aan Mar Uun HeLaa Waayo Waan Jeclahay❤🤣
😂😂😂
Hhh
Waa la qabaa huuno
kkkkkkkkk
Hhhhh😂😂😁
Ugbaad aragsan love it Quluub xalan baa jirtee Iam respect full walshey horey soco 😘😘😘
Fankiiyo qofaa ugbaad aragsan qurux dumar iyo sharf ilahay siiyay boqorada codka hablaha somaliyed like sar somalay 😍
Ax yaa sawtu waa naagta kaliyaa I ahaaa fananad buuxadad 💋💋💋💋💋💋💋💎
Ugbaad aragsan waa ubax usoo baxay fanka.
Taageerro wayn baan u ahay una ahaa ee hadaad illa mid tahay 👍 like saar.
*tallaw yaa la xifaal tamaya?* Kee waaye kaasi lol kkkk
Hhhhhh thanks bro
@@hiboahmedofficial6905 fanaanad jirta
Ibraahin mohamud xagana ma joogta😂😂
Malaha account ugbaad ku qorantay waa qof magaceeda kuqadhaabta
isku group bantu nahy ileen abty😂❤️
Qof,aan ku xel baxayn xagan ku Sid bn necbahay best song 😍
Wlshy ugbaad maxamed Cabdi inta ila jeceL like isara in ka yar laba cesho 2.1k
Cidaan xanaano laheyn xta xooluhu kadid cida loojedo hada fhantey like😂😂😂😂😂😂
😀😀😀
Yawaye isheg nh
Ani ma fahmin Iga daba gee
Hhh waa qamarka shekadu hhh
@@caishakhatun5759 waà maskiin kii qamar qaxooti
Gob iyo nasbeey garidumreey
🌏❤#ugbaad #argasan❤🌏
Walaalaasheey isoooboqo
ua-cam.com/video/sT8-frqjsas/v-deo.html
Mashallah wll
Wwww
Gabadh yar oo quruxbadan oo hadana soojidashaleeh mashaallah waana naag afgaab oon dhacdhac badneed qurux badan nolow 🌹🌹🥰🥰🌹🌹
Nimanka horta mexey uxumeyaan gabdaha ficn 😭💔 ilhy idin qaad war gabdaha dhowra wa masakimo wlh😩💔
Hawada habarin gob baa ku jirteeh
Queen of queens👸ugbad argsan xiska ku tby usheeg ximarki qamar aha io heblayo qaawan😕🤞
Zhp wad oga qosliy
Hdaad jeceshay nabiga ku sali ♥️
Scw scw
Scw
scw scw scw
Scw scw scw scw
Scw scw scw
woow ugbaad is back hees macn wan ku haysta tageryasha ugabad ka macaneeya nio💋❤
Inta ku faraxsan inay ugbaad Hrgyza cdy kuso noqotay like sar biliz 👍👈💋❤❤💋❤❤❤💋❤❤❤❤
Maansha allah ugabaad ilahay qurux kuu dhameeyey nin hadaan ahaan lahaa ugbaad ma dhaafeen waxayroo macoo malaba 😘🥰😍
Plz Ku saliya Nabiga Marka hore Marka xigtana Subscribe like hayga ilawinina Allah iniku Dharshay🥰
Keeep going sistr
Scw
Scw
SCW SCW SCW
Scw
*ugbaad aragsan👏👏 alaylahe hadu xiisuhu dhib yahay jaceylkuna u xas yahay wanagi dhalay xumaan anigu wan so xidhe xilki caashaqa tirsada*
Qalbi taajir wll waan ku salaam in badan baan magacaga ka maqlay deeqa cafeer maanta anoo halkan iska wareegay ayaan magaca iyo sawir arkay barasho wanagsan nafisa umal
@@nafisaibrahim8210 walalo adbaan kaga qaaday salnta ana mid.gobed ha sx manshallh mid lamida huno...
Abwaan xassan daahir ismaciil weedhsame inta tageerta hays muujiso
💚🤍❤💚🤍❤
masha allah ugaab aragsan magacaaga oo qudha ayaana amaan udhiganta oo lagu gu amaanila haa aanay jiran ugbaad iyo aragsan way kuu dhantahay
soo wad heesaha macaan .
Dadka soo qoraya nebiga kusali wll please nabegi hakeenina waanu ognahay in aad like uso doonateen meeshee
Ugbaad Mohamed abdi (aragzan) gabadha kaliYe an taagero love u bea mcneY😚😚
@waqal heesaha ay dhuuban high quality waaye design ka mesha lagu dhuubayo, cmaetada, wan idin wataa waqal studio 👏👏👏👏👏👏
Waqal.maaha xagni dee edo
Hhh waqal maaha lkin dhigiisi oon ka dhicin👏✌
Waqal maha waa hawraar wana laba wiil oo reer somaliland labaduba waa khabiiro gacmuhu ma go'an
WAQAL Kulahaa
Noca kena ama naga daya nio waa laa yaby ugbad aragsan keep going laaalo 🥀❤️🥰🥀🥰🌸💎🌸💎
Ugbaaad aragsan is back boqorada quruxda iyo codka🇸🇴❤❤💯💯💯💯
Xilkii Cashaqa tirsada Heesta Haaa baan idiin hayaa Ugbaad iyo bahda sootabinta duubida tumista Heesta iyo abwaankii LA. Aanti aanay suuragasheen heestani abwaan weedhsame hees nin rug cadayi sameeyay kahadal maleh💓❤🙏
Gobtii got dhashay ugbaad💋 heestan qamar halaga qariyo😂😂
Masha allah axsan cod wlhi waana hees dareen jaceyl xambaarsan walashey ugbaad aragsan waan ku wataa
Ugbaadey ilaa 2017 waanku jecla saan kuu sugayay Marba ninba iska ka guursanaya
Tol iyo qaraabo hadaynu nahaay 2 iga horeye midka sadexaad ha idhaafin
Intana jacaylkagu iga guuri mayo😂😂😋😋
ugbaad qof kartih leh nolol ta u sareysah wlleh qamar waa ka badisey❤💔👊
Hablahayagu waa adag runtii🤩, naag aan hy ahayn ima soo marto wallee😂😂!!! Replyda idinka oo qudhaa leh🙏❤.
Nazapki dhabta ahaa🥰
@@najmanalka8284 gobanimadu la sheegaa waa idinka, noolow wll qalih🤩🙏❤
inamadaydu waa nasabka raga nolada walaalhy🙏
Nazap kaamila😍adigan ka kenay adega😆😆😂😂😂
Geed adayga inamada Zomali waa idinka HaqiQdiH 💙💫
Queen is back fanaanta aaan tageero ku dabnay back isha calaa hees io badh from muqdisho
M.a ugbaad aragsan waxan kutagerah sidan hooyadey cml Allah kuxafido sis❤❤👸
Wax yarooo wada frxdaaa alle hakuu siyaadiyo frxd qalbiyeeey ugbaad aragsan naag adag
Xanaano wixi aan la ahayn xida xoolaha ka diide wax kale ugbaad aragsan ❤️❤️❤️❤️💋
Walaasheey isooboqo
ua-cam.com/video/sT8-frqjsas/v-deo.html
Ugbaad xabibti qof culus ayaa tahay adeeg iska dhig sharaey
She is coming back🥳 quruxdeydii welcome back xbbti👸🏻🥀❤
M.a wllshay ugbad argsan wd kabxsaty kep going👌✌
ugbaad maxamed abdi inta taageerta
one love dadkeYGiiH🥰✌
Ugbaad iyo laki xaaji waa labada fanaan oon karbashkoda jeclahay 👏👏👏👏👏😍
Welcome back queen ta fanka xilki cazhaqa tirzada❤
Waaaaaaaw Boqorada Codka Ugbaad Aragsan Wax Kaleh Waxaad Soo Wadaa Ma Yara taagaro Buuxda😍 🤞🏻 Queen❤
Wakhtigeday ku timid ugbaad welcome back sis💖😍
Walaasheey isoooboqo
ua-cam.com/video/sT8-frqjsas/v-deo.html
Wanaagu haduu ahaan laha wax lagu tusaaleyo adaan kugu sifeyn lahaa 👸ARAGSAN❤
It's Hurt to falling in love with someone who can't be yours!!
I agree with you
Couldn’t agree more 😭
@@naciimomagamed9386 3a
W
qaaq
q
@@naciimomagamed9386
..
Hinda Houssein . Jag
Anigu waan soo xidhee xilkii caashaqa tirsada🤛ugbaad Argsn👸🏻❤
Maansha Allah
UgBaad mahamed Abdi Aragsan♥️jiroo joog xbbti♥️♥️
Wwwwww mnsha allah qurxley. Ragow gabdhah kadaya dhibka inkar idiinku dhacde ugbaad intaay qaamar niin kadhigtay bu xuuman ogu amal guday
Gabadhaan waa jeclahay qof faraxsan oo dabeecad fiican inee tahay wee kamuuqataa
Mnsha allah erayadu aad bay mcn yihii wllshy ilaa adigaa shidan ugubaad aragsan 🥰🥰🥰 way i deeqday heestu
Heestan anoon dhagaysan baam soo dejistay ileen Weedhsame ayaa lehe.
Weedhsame fii quluubinaa.
Boqortooyo
Xirtunah way maarantaah hadaan cidi xeerineyn yaa salaam 🙏👏😘❤ waankuh wadanaah ugbaadey
Ugbaad Aragsan dood uma baahna fanka u baahan❤️
Ugbaad sawtu raxma codkaaga Lagu😍😊🥰 raxysanaaa m.anshalh
Ugbad argzan quruxly dumar keep going ziz
❤
Ugbaad aragsan gabadh aan jeclhy alle haku ilaasho mcntaydiii hore u soco ku leeyhy cadowgaa haw jabin
Go forward QU'EEN UGBAAD MAHMET APDI 👸 ARAGSAN ❤
Keep goin queen of queens qamar wdpa ka raysate waaaaw wixi ku neceb yelkoda waliga sida u wcnooooow💋💋💋💋❤
Queen always is Queen 👑 wow wow 😯 keep going walal 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
M.a boqorada fanka allha haku xafido farxad igu nolow abid sharfey uumc mcnto♥️♥️💋💋
Teatrki qaranka in dib lo dhisay inta ila aragty like iskuso ururiya💥💥🖒💖💬💚
One love😭❤ Ugbaad AragsaN sun' 26,jul 2020 11:41 a.m X.geska africa xasuuso🤚
Hees walbay so qaado waxay dadku moodayaan inay qamar suugaani ku socoto waxd ilawdeen inay fanaand tahay oo heesaha nooc walba soqadi karto jahilnmada iska daaya mar uun uf 🙄🙄
💋💔👌
wa run wlhi wlshy
Tasan ben ahayn
Qof wax fahansan ayaad tahay. Fannaanka iyo abwaankuba waa jilayaal, waxa ay ka hadlaan wax dadka ka dhex dhici karaya. Una hadlaan kuwo an hadlan karin.
Woow wxd moodaa Ereyada mucdooda in odaygii weedhsame ka dhex hadlayo
Wanaagii dhly xumaan anigu wn soo xidhee xilkii caashaqa tirsada ax yaa erayo ragoow xilkii cashaqa tirsada nio wd na wareeriseenee😇😅
Aragsan waleeee waan kuwataaa ifka haku cilooon wllo