Allah ha u naxariisto mama sahra ahmed danbigeedana ha shaafo mida kale fanaaninta marka qof ka mid ah dhinto bay soo xijaabtaan allah na baryaan war allah ka baqa oo joojiya xumaanta aad faafinaysaan
Alla wad hadu kudaayo gabow baan kudeeyneen gabdhahan iyago qurux badan bay heesi jireen maantana wad aragtan allah ha unaxariisto wixii Islam ah oo dhintay inta nool na cimrigooda iyo keygaba allah ba barakeeeyo
Waxaan kusoo booqdey maalmihii u danbeeyey cusbitaalka gargaar qolka 11aad, ma arag labadii cishee u danbeysay cid soo bookhatey, imika markey dhimatey ayey tacsi qaran u dirayaan... Alle xumaa dadku😢😢😢
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun ilaahay naxariistii jano allah ka waraabiyo samir iyo imaan allah naga siiyo qabrigeeda allah u wasiciyo aamin aamin aamin
😭😭😭😭😭😭😭 😭😭😭😭 Ya Allah Adiga Danbi Dhaaf Ku Weydiisanay Bini Aadam Daciifa Ba Nahay Gafgiisana Badanyhy Ilaahow Gafgeena Iyo Geerideena Ha Kulmin Ya Allah Inta Dhimatay U Naxariiso 😭😭😭😭😭😭😭😭
Khadiijo Ceerigaabo Mansha-Allaah si wanagsan aan u bogay bay u hadashay "Gobanimo iga dheh Viva
Hooyo dhamaan waan idin jacelahay ee fanka iska daaya dhamaantiin.Alle danbegeena ha dhaafo dhamaanteen
Allow u naxariiso maamo sahra axmed allah baa naga kaa jecladay rabbi naxariistii jano haka waraabiyo 😭😭😭
Allow u naxariiso maamo sahro ahmed jaamac
ilahay ha u naxariisto qabriigana ha u naxaristo mamo Saharo Axmed Jamac ilahayow u naxaristo
Ilaahay naxariistii Janno ayaan uga baryaynaa Maamo Sahra Axmed Jamac ilaahay jannatal firdowsa ha ugu deeqo.
ilaahay ha u naxariisto sahra axmed
Aamin Ilaahoow unaxariiso janadiina kawarabi yaanooharay Dadkii wanagsana dhamade
Ilaahey ha u naxariisto kitaabkeeda midigta alaha ka siiyo amiin yaa rabi
ilaahay ha unaxariisto mamo sahra axmed jaamac ilaahay qabriga ha unuuriyo ilaahay kitaabkeeda midigta haka galiyo Aamiin yaa Allah
Ayan Muuse امين يارب العالمين
ilaahay haw naxariisto
Ilaahey ha u naxariisto maamo sahro ahmed janatul fardowsana alahaka waraabiyo
fanaaniintii dhimatayoo dhan alle ha u danbidhaafo oo ha u naxariisto,janooyinkiisa ha ugu deeqo aamiin yaa allaah
Waaberi dad wanaagsan weeye,waa hobaladii soomaalida.ilaahay dhamaantood ha u naxariisto.
ilahay ha u naxaristo iyada iyo intii dhimatay
صلي او لاتصلي ألبس حجاب اولا تلبس حجاب ، الجنة والنار بيد ألله، الدعوات للأموات الله يدخلها الجنة،آمين.
alle ha u naxariisto sahra axmed jaamac
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo walahi qof umada soomaaliyeed dhamantoodba kuqaaliyey ahaydee
Ilahay ha u naxariisto oo janata fardowsa haka warabiyo inshallah
Allah ha u naxariisto mama sahra ahmed danbigeedana ha shaafo mida kale fanaaninta marka qof ka mid ah dhinto bay soo xijaabtaan allah na baryaan war allah ka baqa oo joojiya xumaanta aad faafinaysaan
Aduunyo Walee waa la gabooba fanaaniiteni quruxda badnaa ateerishoyinkii ma sidaan bay u gabooben waa iska aduun Allahaa u naxariisto maamo sahra😭😭😭😭
MAsha allah ❤️❤️quraanka
AHMED AARSHE ku jecelahay inder
Allaha u naxariisto mamo sahro Ahmed Jamal
Masha Allh mamoyinka Allha xaafido kuligod Sarhro axmed Allyaa raxmo raxiimn Allhau dambi dhafo mamo sahro iyo inta umada naabimaxamed Allha u waadanaxaristo Amiin yaa raabi yaa raaxman?
Alle ha u nxariisto mamo sahra ahmed jamac
Alle naxarisdisa jano haka warabiyo amin
Alloow kuu naxariisto. Naxariistii jano allaaha u fidiyo, amin💖💖
Alle hanaxarist sahra axmed Jamac alle utobadkena tinaydin melay sojogt maa ogidene
Ilaahayi hakuu naxariisto
Rabi Naxariistii Jano Hasiiyo
Hooyo Sahra ahmed Jama
Qalbigayda kamaad Bixin Runtii
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sagal Mustafe c
*rabi ha u naxariisto Sahra Ahmed jam*
Daallo Entertainment Daallo Daallo
Alle Haw Naxariisto Maamo Sahra Axmed Jamac
Ilahay ha u naxariisto
Ilaahay ha u naxaristo
Sahra axmed adban ujeclaa walahy jilideeda hesaheeda iyo codkedaba 😢😭
Alla yarxam raximin alle godka haku nuuro mamo 😭
amiiin amiiin amiiin yaaaaaa Allah Qabriigeeeda u wasiiciyo amiiin
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Raboow qabriga waasac uga dhig oo u naxariiso Sahra Ahmed Jaamac Amiin ya Allah.
Ax way jacayl muxuu sheegaya hadaan lawada waarayn. Aloow janada iskugu kasyo keen waxkale garan maayee amiin ya rabi amiin
Ilaahay haw naxaristo Edo sahra Ahmed jamac
Allah ha u naxariisto Sahro Ahmed
Alle ha unaxariisto sahro Ahmed jamac 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Illaahy haunaxariisto sahro
Inalillaah wainaa illahay rajucuun Zahra axmed illahay haka haunaxa riisto qabriga Allaah haunuuro jannatul fardowsa illahay haka waraabsho amiin amiin🤲
Hooyo Sahra Ahmed Allah how naxariisto iyada iyo intil islaam ahba.
Alleh ha unaxariisto mom,sahro
Ilaahay haw naxariisto marxuumada
Ax wlhy waan jidhidhocoodey illahy ha u naxaristo mamada hooyayinkani allah hagu daba naxariisto😘😘
😭😭😭😭😭😭 allow u naxariiso
rabbi haunaristo oo sahra ahmed iyo dhaman kuligod muslim oo dhan rabbiyo u naxariso abahay iyo asahabti nabika iyo abiyad iyo naman walidkey.rabbiyo damigayaga ii cafi oo naxarista adunyo iyo naxarista aqiro isi aamin aamin ya rabbi ya rabbi
Abukar mahdi ilaahy ifka mood iyo nool iyo camal saalaxa intaba ilaahy haku siiyo aakhirana janatul fardowsa sahrana aduunyada ka tagte ilaahya aakhiro ha janeeyo ameen dhmn inti dhatay
Sahra Axmad Allaha u naxariisto Ehelkana Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo
Alle ha unaxariisto sahra ahmed
Alla wad hadu kudaayo gabow baan kudeeyneen gabdhahan iyago qurux badan bay heesi jireen maantana wad aragtan allah ha unaxariisto wixii Islam ah oo dhintay inta nool na cimrigooda iyo keygaba allah ba barakeeeyo
naxariistii Jano rabi hawgu deeqo maamo zahra axmed 😢😢😢
Waabari waqooyi ayay u badnaayeen
Allow u naxariso marxumada
Ilahi ha u naxaristo 😭😭😭😭😢😢😢😢 hbo sahra Ahmed jamac
Allaaah haw naxariisto mamo sahra Ahmed jaamac
Aamiin inti dhimatay oo dhan
Alle naxariistii janno haka waraabiyo maamo sahra axmed jaamac
Allah unaxariisto
Allah ha u naxariisto marxuumada Sahra Ahmed Aamiin Aamiin
I didn’t know inay dhimatay !! Alahal ha u naxariisto.. ilahayow tooba nagudil ..
ان لله وانا اليه راجعون
الله يرحمها الفردوس الأعلى ان شاءالله
Amiin Amiin
Allah ha u naxariisto
Rabi naxariistii jano hasiiyo amiin
Allah u naxasirto
Allow u naxriiso qabrigana u wasici su alahana u fudude amiin amiin amiin amiin yaa Allah
Ilaahay yaaa raabii naxariistii kano siii
Waxaan kusoo booqdey maalmihii u danbeeyey cusbitaalka gargaar qolka 11aad, ma arag labadii cishee u danbeysay cid soo bookhatey, imika markey dhimatey ayey tacsi qaran u dirayaan... Alle xumaa dadku😢😢😢
AAAMIIN Aaamiin Aamiin Aaamiin Alle HAW Naxaristo janadisa haka warBiyo Sahara Axamd jaamc 😭😭😭😭
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun ilaahay naxariistii jano allah ka waraabiyo samir iyo imaan allah naga siiyo qabrigeeda allah u wasiciyo aamin aamin aamin
Ilaahay ha unaxariisto
inaalilaahi wa inaa ilaahay raajucuun qof qaali ah ayeey aheed sahra axmed waqtigeeda intaas ku ekaa wlh aad iyo aad ayaan ooga naxay hadana geeridu waa xaq Allaha u naxariisto
😭😭😭😭😭😭😭 😭😭😭😭 Ya Allah Adiga Danbi Dhaaf Ku Weydiisanay Bini Aadam Daciifa Ba Nahay Gafgiisana Badanyhy Ilaahow Gafgeena Iyo Geerideena Ha Kulmin Ya Allah Inta Dhimatay U Naxariiso 😭😭😭😭😭😭😭😭
Alleyarxama raxiim alle hiw naxariisto sahra ahmed jama
Ilahay ha unaxariisto
Rabi Hku Naxriizto Mamo Zahra Axmed JaamaC Wabari InTa Noolna Rabi Ha IlaaliYo
Inaalilahi wa Ina illayhi rajicuun allaha unaxristo jandi rabi haku arsaqo qabriga allha u nuuriyo aaamiin aamin
Alaah ha umaxariisto sahra axmed jaamac iyo intii islaam ah
Aamiin aamiin yarabii ilhay naxaristii jano ilhay haka waraabiyo
Alle ha unaxaristo mamo sahra Ahmed
Alle ha unaxariisto
Amiiiin amiiiiin.amiiiiiin allaha u naxaristo
alle haw naxariisto ha Sligo
waxay ugu dambaysay hobaladdii aan taageeri jirey
Allah swt ha u naxariisto Janno tul fardowsa ha ku Abaaliyo intii dhimatey ba Inagana Allah ha inooga daba naxariisto امين يارب العالمين
Ilahay naxaristi jano haka warabiyo mama sahara axmed
Marxuumadda aqoon gaar ah isumaanu lahayn....lkn muddo dheer ayaan hawada ka aqaanay codkeeda, runtii markaan maqlay geerideeda ilmo ayaa iga soo daadatay , sidii aan uga nixi lahaa qof qoyskaayga ah oo kale. (Ilaahow jannatul fardawsa ka waraabi. iyada iyo intii kale ee Islaamnimo ku geeryootayba.)
Allaha Unaxariisto Mama Sahra
Illahay naxaristi jano haka warabiyo
Amiin amin.
Illahay naxariistii jano alle haka waraabiyo illahay kitaabkeeda midigta alle hawga dhiibo oo alle denbigeeda iyo kii waalideenteeba illaahay dhaafo
Ameen yaa ALLAAH
Alle Haw naxariisto Qabrigana haw waasiciyo
Alle ha u naxariisto marxuumada
Alle naxaristii jaano ha geeyo
الله يرحمها ويقفر لها
Inti Islama Allaha unaxariisto
intii dhimadayba alahaw naxariisto
Allah haunaxariisto
Allaha u naxariisto amiin ya rabi
Allé ha u naxariisto
Allah unaxaristo mamo Sahro