2024 Baro 3 Xirfadod Si Aad internetka Dhaqaale Uga Samayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2024
  • Muuqalkan waxa aynu ku wadaagi doona 3 xirfadood oo hadii aad barato aad awoodayso inad internetka dhaqaale ka samayso. waxa aynu eegi doona 3 xirfadood waxa ay yihiin iyo xirfad kasta sida aad internetka dhaqaale ugaga samayn kartid.
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Sida Loo Helo Domain iyo Hosting Free ah oo Website Wordpress ah Lagu Samaysan Karo • Sida Loo Helo Domain i...
    Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) • Sida Website Loo Samay...
    Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad • Sida Loo Sameeyo Websi...
    Shuruudaha Google Adsense ee Bloggaga Laga Rabo inu Buuxiyo Si Aad Websitekaga Lacag Uga Samayso • Shuruudaha Google Adse...
    Sida Loo Samaysto Studio Fake Ah Balse umuuqda Xaqiiq Adigo isticmaalaya AI • Sida Loo Samaysto Stud...
    Sida Muuqalo UA-cam Ah Sameeyo Telefoonkaga. Looguna Qurxiyo. (Muuqal Dhamaystiran) • Sida Muuqalo UA-cam A...
    Hadii Aan UA-cam Channel Cusub Samaysan lahaa 2023 Sidan ayaan Samayn Lahaa • Hadii Aan UA-cam Chan...
    Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee UA-cam • Ka Faaidayso isbadalka...
    ChatGPT Aalad Wax ka Badali Doonta Adeegsigaga Internetka (Muuqal Dhamaystiran) • ChatGPT Aalad Wax ka B...
    NewBing | Aalad Wax ka badashay Marki uhoraysay Sida internetka Wax Looga Raadiyo • NewBing | Aalad Wax ka...
    Google Bard AI Update | Ka Bogo dhamaan Farsamooyinka Lagu Soo Kordhiyay Aaladan • Google Bard AI Update ...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
    ☑ www.hostg.xyz/SHDzn
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
  • Наука та технологія

КОМЕНТАРІ • 47

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  4 місяці тому

    Telegram channelkeena linkigiisa wakan saxibayal: t.me/somalitech0
    Website-kena linkigiisa: somalitech0.com

  • @user-zp4jb8fr9t
    @user-zp4jb8fr9t 5 місяців тому +11

    Muuqaalka oo kooban:
    1. Content creation.
    2. Digital marketing.
    3. Advertising crypto &forex 7:00
    Lake saara sxpyaal😅😅😅😅😅

  • @AdnanOlol
    @AdnanOlol 5 місяців тому +7

    Ustad guulayso ❤

  • @abdallazuldankey5944
    @abdallazuldankey5944 5 місяців тому +2

    Used social media marketing and graphic designer ayaan ahaa halkee ugu fiican ugu shaqeeyaa

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 5 місяців тому +1

    Masha Allah shukran 🎉

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 5 місяців тому

    Shukran ustaad❤🎉😮

  • @user-lb7pm3ij1b
    @user-lb7pm3ij1b 5 місяців тому

    Masha allah

  • @silver14007
    @silver14007 5 місяців тому

    Thnks ustaad

  • @user-lb7pm3ij1b
    @user-lb7pm3ij1b 5 місяців тому

    Masha allah saaxiib

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 місяців тому +1

    Aad iyo aad

  • @nurmohamoud7008
    @nurmohamoud7008 5 місяців тому +1

    Sidee ayaan dhaqaale ugasamankaraa magaalada imikaba maqaalo ayaan qoraa dadku aad u akhriyo wax dhaqaale ahna igama soo galo waxaan ogaaday inaan hibo uleeyahay wax qorista

  • @diyeshe-yare
    @diyeshe-yare 5 місяців тому

    Ustad waxan insan rba hp elitebook x360 1040 g7, marka tlo iga sii

  • @AliGuled-pt2ot
    @AliGuled-pt2ot 2 місяці тому

    Sxp graphic desiner full course no sosamee

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 5 місяців тому +1

    Barnaamijka Tradebo ee lacagta laga sameyo maxuu yahay sxb

  • @user-eh1sy3fv7u
    @user-eh1sy3fv7u 5 місяців тому +3

    Ma dislike baad naga istaahisha ustaad
    Allah haku sharfo wll

  • @ahmedupdirahman
    @ahmedupdirahman 5 місяців тому

    Zxp Aad baad u manadsantahay sida quruxda badan ee aad xogtaa noola wadaagtay
    Zxp waxan rabaa su,aal inaan kaa weydiiyo xogta ku saabsan Cryptocurrency iyo Forex, kolay waxan rajaynaya inaad baadhay xalaal ahaanshahooda iyo xaraan ahaanshahooda.
    Ee bal zxp si aan uga faaidaysano Fursadaas ka ay yihiin Xalaal ama Xaaraan ahaan nala wadaag?

  • @DjamaMed-ts6vd
    @DjamaMed-ts6vd 5 місяців тому

    Asc

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. 5 місяців тому +1

    Mahad sanid walal

  • @hanad124
    @hanad124 5 місяців тому +4

    Sida Facebook page lacag looga sameeyo 2024 Muqaal Nooga Samee

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  5 місяців тому +1

      Hayeh wll i.a

    • @cabdiqaadirmaxamed3849
      @cabdiqaadirmaxamed3849 5 місяців тому

      ​@@SomaliTech0facebook profile sida lacag loka sameyo ka so hadal zxp

    • @user-ww2ii5zp1i
      @user-ww2ii5zp1i 5 місяців тому

      ​@@SomaliTech0wll xalkee kalaso xiidho

  • @Craxmaangabarofficial
    @Craxmaangabarofficial 4 місяці тому

    Maxa ka aaminsan tahy marketing

  • @cabdiwaliaxmedquule1668
    @cabdiwaliaxmedquule1668 5 місяців тому

    ANAADIYAAR AH INAA BARTO WALAA L ICAAWI😊

  • @Teacherbest10
    @Teacherbest10 5 місяців тому

    Xilfaaada 3 coins lagu shaaqenya ii sharax

  • @Buubshe
    @Buubshe 5 місяців тому +1

    Website ayaan sameeye ads kana waan u furay oo Kinshasa qof joogo ayaan ku furtay number kiisa marka maxaa xiga aan sameeyaa ustad

    • @AhmedAk-uy5jj
      @AhmedAk-uy5jj 5 місяців тому

      Xayaysiinta maa laguu soo saaray o maa lagu aqbaly

  • @Ahmet----2126
    @Ahmet----2126 5 місяців тому +1

    Sxb gurup no samey aan kuwada shaqayno please WaxAn hayaa wax yabo faaido leh Lkn dad baa ıga maqan pro no samey i.n wan kala faaidi donna ❤

    • @daawoshow3541
      @daawoshow3541 5 місяців тому

      Anuga ila soo xiriir sxb
      Dad aa caawino ma weyneeno i.A

    • @safasalleban
      @safasalleban 5 місяців тому

      Igusoodara

  • @user-lb7pm3ij1b
    @user-lb7pm3ij1b 5 місяців тому

    Asc walal 2 suaalood ku waydiinaya
    1: blog ayaan samaystay youtube kaaga ayaan ka daawaday sida loo sameeyo. Theme fiican ayaan lasoo degay. Domain Name iyo host waan iibsan kara sawmaha.
    2: page ka mid ah pageska bloggerka ka si gaar ah isername iyo password ma ugu samayn karaa sida midka Courses oo kale. Keliya qofkii course iibsada ayaa geli kara. Kuwa kalena dadka oo dhan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  5 місяців тому

      whatsappka yaala muuqalka qaybtisa hoose iguso waydii su'aalaha wll, si aan kaaga jawaabo, maadama aanan halkan kaga jawaabi karin su'aalaha

  • @axmettmoxed232
    @axmettmoxed232 5 місяців тому

    War Wlal Waxad Iga Caawisa Si loogu Xidho Google Adsense’s UA-cam

  • @Baqdaadi1
    @Baqdaadi1 5 місяців тому

    Sxp loobtobkyga short cut kudamiyey Alt+f4 see udaaraa muhiim u ahy

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  5 місяців тому

      sida loo daaro ee saxda ah uun udaar wll, buttonka laga daawo ka daar waayo shortcut ku dami ama si saxda ah udami, muhiimadu waa inu damay. hadana aad daari karto wll

  • @Yush898
    @Yush898 5 місяців тому

    Firi si loo tora lacag ku shuwe mastar card

  • @zakiboy-3592
    @zakiboy-3592 5 днів тому

    @somaliTecho hada graphics design iyo social media marketing isku barto kwrma

  • @hassanosman8493
    @hassanosman8493 5 місяців тому

    Kawaran macalin hadaa noo sameYso barasho ethical hackin

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  5 місяців тому

      Hada ayaynu bixina course lagu baranaayo ethical hackingka wll, waxa uu ku jira Website-kena somalitech0.com

  • @LiiL_osiL
    @LiiL_osiL 3 місяці тому

    Betcoyn kaso hadal

    • @omaarali7490
      @omaarali7490 3 місяці тому

      Betcoyn❌️
      Bitcoin✅️

  • @keykey.co.
    @keykey.co. 5 місяців тому +5

    Walaahay sxb digital marketing waan bartay waliba suuqa ugu fiican ayaan alaabihiisa xayaysiiyaa oo ah suuqaa (amason associetes)❤❤waxaan kaa codsan lahaa inaad cashar noogasoodiyaaroso youtube shorts usin AI vidoe viral motivation

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  5 місяців тому

      Hayeh wll i.a

    • @daawoshow3541
      @daawoshow3541 5 місяців тому

      Sxb isku shaqo aa nahay ee iso qabo waa is caawineenaa

  • @keykey.co.
    @keykey.co. 5 місяців тому +5

    I am old 16 years