Dadka dhahaayo ninkaan been ayuu shegayaa ma ayaga og waxey shabaab suubiyaan Mida kale warkaan horay ayaan umaqlay in nin yahuudi ah oo sixiroole ah shabaab ay wataan. Caqliga ha shaqeeyo umad madaxa ku socoto ayaa tihiin soomaaliye
Xarif qayaali la so shirtagay le iga dheh iyo been ila inte dhageysaheyna waa suaale bulsho. Dimbile kasta intow qarbudo waxow qarbudi karo hadhowne waley qalday iyo wax yaable aya kuso arka hakuso saan tirto. Illaahow damiir cafimad taam ah leh bulshada iyo dadkena kuso hadey.
Inta ay ramadaanka ka dhamaaneyso meel ayaad noo dhigi leheed bacda ramadaan ayaad nagu ciideysiin lehdeed tu sheeko ka qatarsan ayaan kaa sugeynaa sxb
Nin yahow, waxan oo kale hano tusin, sababto ah caqli maha waxan, wan kufiirsana anago wax xaqiiq ah karajanayna sida camera yasha waa very useful don’t waste our time
Waxan waa been waayo nin ka haduu dili rabay lamama sii daayeen wiilkan ee waa la xidhi lahaa balse isagoo dili rabay yahuudiga aw sheegaayo hadana wuu ka soo tagay waa illogical waxani
jow kow now sheego doqmeed somalidu qof walan bay wax kaso dubayan markasay kaga dhigayan wax cajiib ama mucjiiso ah ninkan in uu walan yahay waba lo jeeda ee maxad ka faafinaysa adigu munasar mise munasar jaahil waxwalba faafiya ba tahay jow kow now hadana bow
dadka dhahayA madaxa looga jiraa beenda dhaafa nin kaan hadal kiisa waxba kama qaldana ee shabaab wax kasda ka filo waa masiibo soomali ya lagusoo fasaxay
Wax caqli qadan karo ma aha maskinkan si isku bad baadiyo ayu malaha wax iska sheeg waaye yahuud ah ku laha yahuud wa cunsuri adunka oo dhan dadka ma dhex galn hhhhhhhhhhhh yahuud hadan african nahy danyer ayay naga aminsanyihin ma kuwas dad wax u taraayo
“Hallucinations of schizophrenia” mise micno kale ayuu ka wada, sac irmaan oo nin ajnabi ah ayey haystan al sheydan. Yaab ayaa la arkey malin walba sheeko cusub ayaad ka maqleysa somali kkkkkkk
Allahuma najayna fii Kuli fidnah.xabiyallah wa nimcal wakiil
Wax aqli galaayo ma ahan ,caafimaad Allah siiyo maskiinka
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Yuhuuda waa aixir arsanalna iyagaa maalgasha
Dad laqalqalayuu malaha arkey waa ku dhuftey ilaahay ha caafiyo
Kkkkkkkkkkk
Been waxas Alle hacafiyo InshaAllah
Waa qof xanuunsan Allaha caafiyo
Ilahey hacaafiyo
Subxaanallah ,ninkan waxbaa kaqaldan allow nacafi oonacaafi.
Illahey ha caafiyo koley wuu xanuunsanyehee
Nin waalanee waree sanaayaan arkuwaanaa🤑🤑🤑
Subxanallah xubxanallah waxasu suragal ma.ahe ama waxanuunsan yahay 🥱🥱 ama sirba uqarsoon😱😱
Ma Nin ayaa Caano cad laga lisay oo weliba Shaah lagu cadaystay waa yaab Aduunkii meel xun ayuu marayaa ,mise ninkani waa qof buka Alaah kariim ..... Mooji.
Asc. Waa dhici kartaa taasi waa indha sarcaad.
Wlhi waxaas kol horaan maqli aniga ilaahey shartooda hanaga badbaadiyo alshawaab waa sheydhan
Waa macquul warkisa
Ninkan uu daroogaysan yahay ama uu sirxan yahay waayo qolada dalkeena dhibaatada ku haysa dadka labada ayay ku sameeyaan si u ugu adeego xili walba iyo wax walba
Kan waa xariif gacanaan utaagay
horay waa u maqli warka ninkaa lee yahay
Maxamedcali9886.
Maxaad maqashay
Subxanallah maogiii
Xasbunalaah wanicimal wakiil
Subxan ALLAH
Waxaas anagoo ciyaal eh kusheekeesa jirnay toloow wuxu runmiyaa😂😊
Dadka dhahaayo ninkaan been ayuu shegayaa ma ayaga og waxey shabaab suubiyaan Mida kale warkaan horay ayaan umaqlay in nin yahuudi ah oo sixiroole ah shabaab ay wataan. Caqliga ha shaqeeyo umad madaxa ku socoto ayaa tihiin soomaaliye
Ninkan wareysiigisa xagen kahelaa warkisa madhmynine
Subxaana laah waayaab
Ninkaan maskaxiyan ayuu u xanuunsanyahay
Waa ku riyooday ninkaan arinkaas
Waayo hadii uu xabad ku riday
Nin cadaan ah sidee isagu ku badbaaday kkkkk
Subxan allh Subxan allh Subxan allh Subxan allh Subxan allh ninkan wo shogsan yahay wlhi
Dadkaan camal ayey miino ku soo xeraayaan subxaanalaah
Codowgaagana ha ahaadee been Allah waa diidey
Nin naaso caano laga maalayo
Like iyo subscribe wax kastaa loo sameyn
Subxaanallaah
Alsheydaanka dadbadan oo badan ayey waaleen, dadbadan-na waydileen, xissab daran ayaa sugaya maalinta qiyaamah.
Xarif qayaali la so shirtagay le iga dheh iyo been ila inte dhageysaheyna waa suaale bulsho.
Dimbile kasta intow qarbudo waxow qarbudi karo hadhowne waley qalday iyo wax yaable aya kuso arka hakuso saan tirto.
Illaahow damiir cafimad taam ah leh bulshada iyo dadkena kuso hadey.
Subxaaaana Allah
Arkanley been badanaaa lablaba cooooo
ninkas nasaha leh xiliga maxalaladaha wow jogay walibo xerada Lego ayow jogay hada ma layabe 2006 Ayan arkay
Waa wax dalka kajira oo kashifmaayo waxaas hadhayal sanin waa runtiis waa dhaqan xumadii hay adaha jooga wadanka ayaa l dadka maskaxda kabadalaya baadiyaha ayay na kabuuxaan cadaanbadanbayaa adadka baadiyaha ka ugaarsanay
sxb naga baandhee ba hasha waa saaid taniye
Anshaxa wariya nimada laguma spbarin mana lagugu tilmami karo istubid ayadna thy wsriyuhu wainu ahada dhex dhexad
Yuhuud inu yahay see ku ogaatay, cidaas weyba is qariyaane . Shekh carab ah iney iska dhigaan bay dadka qaldaan
Inta ay ramadaanka ka dhamaaneyso meel ayaad noo dhigi leheed bacda ramadaan ayaad nagu ciideysiin lehdeed tu sheeko ka qatarsan ayaan kaa sugeynaa sxb
Hhh nin waalan waaye wax aqligal xitaa maaha .
cabsi cabsi😢
waaa runtiiii🙃
Hoosinkoo intee ku taalaa? Ninkaan 🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫
Adiga xagee kunoshahay Somali matihid miyaa Hoosingow waxay kutaala Kismaayo iyo Xagardheer bay udhaxaysaa
Jubbaland bey ku taallaa hoosingow
Soomali dhalad ah baan ahay laakiin maahan in aan xafidsanahay gabolada oo dhan iyo tuulooyinka kuyaala xamarjajab keliyaan sifiican u aqoon su'aal lee idin weydiiyey maxaa keenaaya bilaayadaan .
Mahadsanid sanid halgan
@@dhubofarah6286 eedo qof yar baa tahay baan umalaynayaa ee raali ahaw
Hhhhh wax macqul inoo sheeg ma waxuu shegu wayey nin naso leh cano laga lisayo ku lahaa hhhhhh
Waa beentiis in uu dadka isku dhex daruu rabaa oo hadhoowna xaraxyo iyo madax jebis sameeyo ee soomaaliyeey ha laga digtoonaado nimankaan
Subxanallah
qof xanuunsan xataa noosoo bandhiga cajiib
Wiilka Caafimaad ahaan uma Fiyooba é halla Caawino illaahey Cafimaad haku Siiyo 🙏🙏🙏
Waa sixroolayaal aan la ogeyn sabab nin baa ku dhahaya is dil adna waad ogolaan macquul maaha, kan ku dhahaya is dil asiga maxaa u diidey inuu is dilo
😂😂😂😂 sixir miyay samaysanayeen
Cafimaad majiran
Nikaan mental health ayaa haya ama maskax deena ayuu ku ciyaaraayo
Xasbunalahi 😢
Nin yahow, waxan oo kale hano tusin, sababto ah caqli maha waxan, wan kufiirsana anago wax xaqiiq ah karajanayna sida camera yasha waa very useful don’t waste our time
Caafimad majira mise dadka walan aya la wsresta
Ninku ma,adiga mise waa walalkàa waa ku egyàhay.
War ninkaan wuxuu sheegaa waa beentiis!! Caqli ahaan xitaa uma dhameystirna!!!!😂
Warkiisa Laguma duuli karo!!!
Munasaroow hadalka beenta ah aan dhageysanee aamus marwaliba haa haa haa aa leedahay aamus warkaa aan kaa dhageysanee😮😂😂😅
Ninka waabeenalowa
Ninka mxaa kudace alakucafiyo walalo. Waydicikarta wahan wayo adunkan waxalagu arkenin malaxa
Shabab waa gaalo dhiiga islamka cadeystay
Kkkkkkk hada ka hor ba nin waalan iga hor imaadey kulahaa nin yahow 8 qof ayaad ila noqotey😂😂😂😂
War kani waa dhimir qabe .
Nin yahud ah ba tuuladiisa yunid miya 😅😅😅
Uuf maxu shegaya waxu
Waxba kaama jiiran waxaan beenaale argaagaxiiso ah weeye haala diilo
😂😂😂
Adiga ayaa jooga goob raga lagu waso iska ilaali
Waa beentiis nin caano ma yeesho naasihiisa waa beentii wax walba waad iska rumaysanaysaan hadii aad Somali tihiin
Naag cadaan ah oo jeego ujarantahay oo sarwaal iyo shaar xiran ayu arkay nin ayuu Mooday lagayaaabaa😢
Man fahmiin 🤔
😂😂😂 waxow kuhaflayo been ah fiiri nin naasaha uu sameestay sidey caano ku dhalayan ma naag wax dhashaa
Ninkan sida u shekaynaya nin waalan ilama aha lkin wuxu wado ilahay ba og
Xaqiqo alshabaab waa sirilaloshina oo yahuda ahaa wilasha weya inadhasaracadiyaayan
Waxan waa been waayo nin ka haduu dili rabay lamama sii daayeen wiilkan ee waa la xidhi lahaa balse isagoo dili rabay yahuudiga aw sheegaayo hadana wuu ka soo tagay waa illogical waxani
😂😂😂 been weyn
Been in uu dad diluu rabaa ha kayeelinina warkaas
jow kow now sheego doqmeed somalidu qof walan bay wax kaso dubayan markasay kaga dhigayan wax cajiib ama mucjiiso ah ninkan in uu walan yahay waba lo jeeda ee maxad ka faafinaysa adigu munasar mise munasar jaahil waxwalba faafiya ba tahay jow kow now hadana bow
Views waxa ku heshid marka radinaysid wa sidan. Wa rafanaysa warya dabaal wax cadi dadka uso gudbi wtf
Uwongo mtupu😅
dadka dhahayA madaxa looga jiraa beenda dhaafa nin kaan hadal kiisa waxba kama qaldana ee shabaab wax kasda ka filo waa masiibo soomali ya lagusoo fasaxay
Waryaa hooy. Beenta tirada badan. Jooji. Waxaan. Been abuur ka. Wax. Aad sheegto ayaa weysay.Foqonow. .5. Ayas tahy. Kuwii ku yiri waa. Kugu sugrrn bini. Aadan dhaneystiran. Saas uma hadlo. Layngaab. 4.5. Ka ayaa s haqankaan leh
Wax waalan adigana maka rumeysatay maba nilafadhiyo
Wax caqli qadan karo ma aha maskinkan si isku bad baadiyo ayu malaha wax iska sheeg waaye yahuud ah ku laha yahuud wa cunsuri adunka oo dhan dadka ma dhex galn hhhhhhhhhhhh yahuud hadan african nahy danyer ayay naga aminsanyihin ma kuwas dad wax u taraayo
“Hallucinations of schizophrenia” mise micno kale ayuu ka wada, sac irmaan oo nin ajnabi ah ayey haystan al sheydan. Yaab ayaa la arkey malin walba sheeko cusub ayaad ka maqleysa somali kkkkkkk
Been maha waxba ka jiira
Hhhhhhhhhhhhhh
Hoyadaa siilkeeda ayaa sii laacaysa waxba mataqaanida soo baro cilmiga biology. Naaso naag uun baa lagu yaqaan. Ignorant journalists. Beenaale.alshabaab qortay kaa jaryaan.propoganda cheap ah.4.5.
😂😂😂