Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Heestan in badan ayan ku cel celshtay wa erayo iyo laxan fadhiya Suuganti hore cajiib wllhi Cambayahay bisladay Cunistun ubahane ❤❤❤❤
Hees wey dhaaftay 🥰🥰 walow aan ku caashaqay oon calanka kuusaray camal xumo adigey kuqaaday 🥹🥹 ❤
Midhaha Heesta:00:28 Walow aan ku caashaqay Oon calanka kuu sudhay Camal xumada qaarkeed00:51 Layguma celceliyoo Anigaa ka caaganee Caga dhigo bilaash baaad Laydha u cabbaysaa02:26 Cambayahow bislaadee Cunista uun u baahane Walow aad cad nool tahay02:37 Cid laguuma waayinee Waxaa jira carrada wali Gabdha kaa cuddoonoo Ku caddiban adduunkee Caga dhigo bilaash baad Laydha u cabbaysaa04:34 Cakuyee kalgacalkii Igu helay carraabada Kama caafimaadine04:58 Walow aan codkaygiyo Heesaha Ku ciil baxay Caga-dhigo bilaash baad Laydha u cabbaysaa
😊
😊😊
Oof ooof Oof oof ❤❤ eesh calaa hees
Walaw aan codkaygiyo heesaha ku ciil baxay💔
AF somaaligu haasawaha Ku macana.
Layrics iska sax .Camal xumada qaarkeed Layguma celceliyoo Anigaa ka caaagane .Sidaas weeye macnaha dhaqamada qaarkood ma ogoli si kastaan ku jecel ahau .
Cumar dhuule. Wawaa waayo waywcn😂😂😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaaa salama❤
Axmadya siin
Caga dhigp bilaashbaad laydha ucabaysaa
Hees iyo badh wakhti aanan warkisa soo koni karin 13/7 laaskii janada
😢
5
Heestan in badan ayan ku cel celshtay wa erayo iyo laxan fadhiya Suuganti hore cajiib wllhi
Cambayahay bisladay
Cunistun ubahane ❤❤❤❤
Hees wey dhaaftay 🥰🥰 walow aan ku caashaqay oon calanka kuusaray camal xumo adigey kuqaaday 🥹🥹 ❤
Midhaha Heesta:
00:28 Walow aan ku caashaqay Oon calanka kuu sudhay Camal xumada qaarkeed
00:51 Layguma celceliyoo Anigaa ka caaganee Caga dhigo bilaash baaad Laydha u cabbaysaa
02:26 Cambayahow bislaadee Cunista uun u baahane Walow aad cad nool tahay
02:37 Cid laguuma waayinee Waxaa jira carrada wali Gabdha kaa cuddoonoo Ku caddiban adduunkee Caga dhigo bilaash baad Laydha u cabbaysaa
04:34 Cakuyee kalgacalkii Igu helay carraabada Kama caafimaadine
04:58 Walow aan codkaygiyo Heesaha Ku ciil baxay Caga-dhigo bilaash baad Laydha u cabbaysaa
😊
😊😊
😊😊
Oof ooof
Oof oof ❤❤ eesh calaa hees
Walaw aan codkaygiyo heesaha ku ciil baxay💔
AF somaaligu haasawaha Ku macana.
Layrics iska sax .
Camal xumada qaarkeed
Layguma celceliyoo
Anigaa ka caaagane .
Sidaas weeye macnaha dhaqamada qaarkood ma ogoli si kastaan ku jecel ahau .
Cumar dhuule. Wawaa waayo waywcn😂😂😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaaa salama❤
Axmadya siin
Caga dhigp bilaashbaad laydha ucabaysaa
Hees iyo badh wakhti aanan warkisa soo koni karin 13/7 laaskii janada
😢
5