deg deg Boqor Buur-Madow Oo Fariin Culus oo Han-Jabad digniin & dagaal ah shaaciyay Garxajisow Gala

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 10 годин тому +1

    Buur xaar madow goormaa la bashbashleeyaa

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 8 годин тому

    Oo niyohow kii xildhibaan cagayare ma cuquubaaa ku dhacday

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 14 годин тому

    Maansha allah
    Runtu waataa, 7 sanadood enough is enough Muuse
    Bye byeeee

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 14 годин тому

    Munaafiq weeyi odaygan madaw

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 14 годин тому

    Soomaliland waa cudud codeed

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 12 годин тому

    Ninkani waa libaax
    Geesigu isma qariyo.
    Muuse maaha nin madaxwayne qaadi kara, waayo waa qayrul masuul

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 години тому

    Waa goaan afduba od adigu afdub tay sorry 😢

  • @cabdijama7767
    @cabdijama7767 13 годин тому

    Burmadow munaafaq baad tahay

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 14 годин тому

    Ninkan iyo kooxdiisa ictisaam ma mulkiilayaashii somaliland ayay garxajis modeen war ha la iska hubsado

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 15 годин тому

    La hubsayoo gorayo haad noqotey

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 2 години тому

    Warya masiibo madow
    Adiga habar jeclo iyo suldaan cabdilaah suldaanka guud ee habar jeclo meel kaga dhacay cadow kal kaal yahow
    magacii habar jeclo dhulka Ayaad jiiday o waxad go Aan ku gadhay
    inad Adiga iyo 4 tuug oo Aad lacago kuso qadateen
    Af duub habar jeclo masoibo madowow Adiga waxan ku sheegaya Habar jecloy maha Reer 4 sacadod o Habeen nimo Ah meel ku shira suldaanka guudna Adiga Af lagadeyay o Laha marku Abihii dhintay Anaga u dhiibnay xilka tuug yahow tuugta uso urursaday Habar jeclo
    Muuse biixina ila maalinti la doortay ciro iyo reer kisa maalin kaliya buuq iyo dhibato Ayee ku wadeen maray buur galan o Ay ciidakii inte layan madaxa medkii kaga istagan iyo maray ciidankii qaranka Ay qabyalad ku kala fur furan o Aya Huwanta dalka so werartay u basasan ciidanka qaranka Bur madowow Adiga iyo 4 tuug ee Ad wadato ciro waxad kuso tashaten sidii dalkan iyo qarankan Somaliland Aad u baa bin leheden tuug yahay tuugtu dhashay war umadan idinka ugu liita xayawan yahoy xayawanku dhalay
    Buur madowow xus biga wadani iyo cirahad nala hos ordaysid dalka iyo qaranka somaliland somaliya iyo jabuti Ayaa dagaal toosa kuso qadaye
    Bal umada reer Somaliland usheeg wadani iyo ciro Af iyo Adin miyuu maalin kaliyana ku difacay dalka markii Ay Huwantu so werartay Habar jeclo
    Wadani iyo ciro Af hayenkiisi wakuwi meel kasta latagna Hiilka Habar jeclo wanu kaso shirayna
    Buur madowow ilowshiyo dhawida ma umul baad tahay caada qaatayahow caada qatuhu dhalay illaahay Adiga iyo 4 caade qaate ee magacayaga ku dawar sanaya illaahay haa naga kiin qabto o umada Habar jeclo illaahay haa idinka dhex qabto Naari idin cuntaye Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland illaahay mar kasta haa siiyo guusha
    Amiin Amiin Amiin insha Allaah ilove you Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 15 годин тому

    Kan rooxaanta iyo jinku is tusee huruufayaa ee ag fadhiyaa muxuu ahaa. Buurmadaw maantuu ciin daaqay

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 13 годин тому

    I don't know why this guy was allowed to come to Somaliland without answering for the crime he committed against Somaliland, while he was away from the country. And when he was allowed to come back now he divided the Somaliland community especially, the habar jelo. He should be thrown in jail.

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 9 годин тому

      Hey man Somalilanders don't understand English kkkkkk

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 14 годин тому

    Muuse ilaahaw dalka iyo dadka dhaafi

    • @CabsheCabshe
      @CabsheCabshe 6 годин тому

      Shiiiiish 😂
      Muuse muuse muuse muuse
      Muuse
      Adaa dalka xaq ku leh
      Inaad ifahantaan rajaynayaa

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 14 годин тому

    MUUSE GUUULAYSAY