#Degdeg

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 419

  • @raily6824
    @raily6824 2 роки тому +31

    I been a single mother for nine years because I was so scared to take home this kind of men I don't regret I thank God for helping me protect my child 😭

    • @suadsuad6154
      @suadsuad6154 2 роки тому +1

      The sad news he fathered this girl imagine if he was not the dad. Subxana Allah is all knowing all hearing he exposed him.

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 2 роки тому +46

    cidwalbo waalidnimo uma qalanto ilma walbana wuxuu u qalmaa in uu helo waalid fiican kuwaan yaan loo kala harin hala dacweeyo🙌🏿

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 2 роки тому +4

      Waa runtaa waa qoyan Iyo magafe is helay

  • @se7806
    @se7806 2 роки тому +28

    Thank you for your awareness and hardwork! May Allah save those kids from this evil couple

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 2 роки тому +19

    Waa qolo dhimatay oo meel xun wax ka raadiyay. Waxay rabaan falcelintaas. Dhaqan iyo diin mid ay leeyihiin ma leh..waa shan ciyaal ah ilaahay ha badbaadiyo walid ma haystaan.

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 2 роки тому +34

    This is disturbing. They should be reported. This is child abuse. This has to be reported.

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 2 роки тому +2

      They’re capable of selling that poor kids

    • @bilana289
      @bilana289 2 роки тому

      @@iloveallah3519
      Exactly who is in their right mind talks like that they’re very sick people

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 2 роки тому +39

    Qooys kaa Hala Repotdo
    Oo Caruuta Halaga Qaado
    Waa Qoyskii 1aad aan Ku Farax sanahy in Caruurta Laga Qado 😌

    • @zahramaxmud2350
      @zahramaxmud2350 2 роки тому +4

      Anaa kugu raac san halaga qaado sax

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 роки тому +5

      @@dsf9824 inanta yar ma inuu faraxumeeyaa rabtaa? Maad waalantay.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 роки тому +6

      @Jooqo Bilan Waalid 2 jir wasmo uga sheekeynaaya waalid maahee... Waa laga qaadi crurtaas hdii hadalkaas loo turjumo poliska Canada.

    • @sungul6877
      @sungul6877 2 роки тому

      Maxa dhacay abaayo ilmaha maxa lagu sameyay hada ka war hayso ii sheg pls

    • @saamquen7928
      @saamquen7928 2 роки тому +2

      @@dsf9824 imaanka beele ma inuu kufsada rabtaa waxad tahay kuwa ilmahooda kufsada

  • @starshin-ns4ly
    @starshin-ns4ly 2 роки тому +20

    Ya Allah protect every child in this earth. Ameen

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 2 роки тому +6

    I live in Edmonton but I can’t even see their pictures

  • @fadumamohamed6795
    @fadumamohamed6795 2 роки тому +15

    Cunugtaan yar ma faraxsana something is wrong wlhi Qosolka naagtana waxba Ka qaldan ilmahaan hala badbaadiyo😭😭😭😭

  • @Jannahawkhalif
    @Jannahawkhalif 2 роки тому +5

    It took me a minute to process subhanallah may allah almighty protect that innocent child

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 2 роки тому +28

    That’s the language of grooming. The mother is an accomplice. That child is in danger if not already is in danger. If these people are known they should be reported ASAP!

    • @sey2177
      @sey2177 2 роки тому +1

      They actually have 3 or 4 girls and a boy

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 2 роки тому +20

    Ciyalkan haloo gurmado somalieyyey hurdo laan ba igu dhacdey markan arkey
    Video poor babby 😥😥😥😥😥😥

  • @siyamali5524
    @siyamali5524 2 роки тому +2

    Walal Fatxiya runti qosol ban la dhaca markad tirahdid qoyan iyo dulayste magacyo ku habon ayaad u bixisay i m from jibuti hore u soco walal

  • @shucaybibraahim7369
    @shucaybibraahim7369 2 роки тому +1

    Istagga weeeeye wlhi wa runtd fadxiyya halaga qaado sida ugu dhokh siyahah badan intaa yar inteynaba waxkale ku samen

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 роки тому +5

    Absolutely you are right
    Why does he think his 2 year old daughter could do that.

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 роки тому

    Wa wax lala yaabo....anigu gabdho badan ba dhalay...iskada inan waxas dhahe...xtaa rago hadey gabdhahayga so hadal qadan wa nibsada.. 9 sano ano Jira aya le igeeyey meesha carurta ee Germany...mantana 43 years still a good Muslim...alx...

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 роки тому +5

    I heard her families don't talk to them from him.
    Always xumaha ayaa badan. Dadka u doodaya ayaa badan
    Absolutely you right,
    ALLE caruurta haka badbaadiyo

  • @istaahilmaxamed713
    @istaahilmaxamed713 2 роки тому +3

    Waan ogaa inaad ka soo hadli doonto habo caawi plz caruurtaa yar yar

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 2 роки тому +2

    Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye guulayso samo noogu waar subxaana Allah Allah maxaan maalinba wax arkaynaa ilaahay xaq hayna tuso gabadhaa yarna ilaahay haw gar gaaro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @evaabdiqadir7577
    @evaabdiqadir7577 2 роки тому +5

    Naclatullah calayk kuwan waalid maaha hala gaadho ilmahaa yar SubxanaAllah SubxanaAllah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @umalkhayrjibril3190
    @umalkhayrjibril3190 2 роки тому +10

    Subhanallah dadka noocani umada mooraalka ayay ka dilayaan ..allah haka badbaadiyo ninkaas ilmaha yar ..umadana haka qabto

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 2 роки тому +1

    Waa ina-gumeed dhintay oon akhlaaq iyo edeb toona lahayn.
    Fatxiya inaadeer Ruuxan bilaa-nasabka ah hanagala mid dhigin dee.

  • @simasima9455
    @simasima9455 2 роки тому +2

    This is so sad. Child Services need to be called.

  • @hvzaaismail8810
    @hvzaaismail8810 2 роки тому +1

    Aabuhu waxay ahayd inuu ilmihiisa ilaaliyo oo motivate gareeyo lakiini ninkan waa dayuus hoyadoodna ka daran

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 2 роки тому +1

    Last week kuwi social media ha haaystay kuwaan baaba ka xun subxanallah, waan kanaxay siduu cunugta yar u fiiriyay. Ilahay waxaan uga baryaa nolol qurux badan oo wanaagsan cunugtaa yar amin.

  • @Mustaqiim22
    @Mustaqiim22 2 роки тому +7

    Ilaa hada qalbigayga wuxuu aamini la’yahay inay ilmahooda sidaa u falanqaynayaa. Plz fadxiyaay ilmaha hala badbaadiyo 😢

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +11

    Akhas waa nooca Caruurta ka hela, khaniis, waxan ka baqaya cunugta yar inuu kufsado, halaga gaadho, Dulayste iyo Qoyan jeelka halagu uriyo

    • @zuuzbaari7908
      @zuuzbaari7908 2 роки тому

      @@dsf9824 kuwas walid uma qalman inay gaalo qaadatan ba dhanta noloshay kujirto

    • @zuuzbaari7908
      @zuuzbaari7908 2 роки тому

      @@dsf9824 kaba sii fican taasna lkn gabadha yar inu Kufsada khatara somaha

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 роки тому

      @@dsf9824 noocan waalid maaha waa dayuusin fidno badan

  • @Raas639
    @Raas639 2 роки тому +5

    Somalida Edmonton Canada dagan videogan police ha u turjuman ninka magaciisa saxda waa jaamac Mohamed naagtana waa najmo

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 роки тому +12

    Qoyan iyo magafe waxa somali baabiyey waa iyaga illahey shartoda hanaga Qabto insha Allah 😔

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 2 роки тому +1

      Hala dacweeyo dawlada canada haloo sheego waa dad bilaa dhaqan iyo bilaa xishood ah labaduba qoyan iyo dulayste weeyaan

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 2 роки тому +1

      @@dsf9824 Illahey Soo Bro ,, magafe iyo qoyan kaad tahayba kabax meesha ok nocagas oo kale logama baahna 🤑🤑👹👹😈😈

  • @fatimahaid8705
    @fatimahaid8705 2 роки тому +7

    Wallhi hadu Edmonton joogo, I’ll report him if that is true.
    Wasakha xun.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 роки тому +3

    ASC FATHIYAY WAA MUSIIBO SUBXAANALAH SUBXAANALAH SUBXAANALAH NIMANKAN SHARTOODA ALLAHA NAGA QABTO

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 роки тому +12

    Xaqiiqiyan waa duleyste iyo qoyan dayuusiin ah labadan shaqsi

  • @maw6739
    @maw6739 2 роки тому +1

    Subxanalaah, mucjisadan hooyo iyo Abe ilmahooda qanshin ku dul sheegaya xage weli good ilmahooda kula dardarmayaa wax walid ku hadlah wa dad jirin labaduba calamities alaha ku rido . Hadal an ku irahdaba ama an ku tilmamo wan garan la’ahay waliba social media so dhigay war Somaliyay wadatadaow kaca kaca halaga dhee dhiyo dhaqankan xun subxanalaah.

  • @mygift2152
    @mygift2152 2 роки тому +4

    We need to report them ASAP

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 2 роки тому +2

    Yes kuwan waa in caruurta laga fogeeyaa wasakhda ilmahooda saa ku leh iyo ilma kalaba waa same wll

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 роки тому +2

    Wan ku salamay marka hore fadhiya cabsiiye kusoco warkaaga kama dalo waligaa ha kagaban xaqa rag iyo dumarba kii qaldan sooda wankusalamay

  • @suharasuhara952
    @suharasuhara952 2 роки тому +4

    This is very sad walaahi, they don’t deserve to be parent. I had they live in Canada, they should be reported to the authorities. I couldn’t watch this.

  • @arawelloali5815
    @arawelloali5815 2 роки тому +4

    This was the most disturbing clip I've seen so far it's sickening and beyond mind boggling. I pray for all the children in this fawaxish household..these two so called parents must be held accountable.

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 роки тому +5

    Xasbuna allahu waa nicamal wakiil ilahayow khaatumada noo wanaaji subxana allah

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 роки тому +1

    Akhasu Naas weeyaan kuwaasi fadlan Halkey joogaan waa lasoo xidhi qudhunka xun fadlan qofkasta ha u gundato

  • @yusufabdi8747
    @yusufabdi8747 2 роки тому

    Waa Reer muqdisho nacdali idiin
    Kuu dhacday. Waxba dhaafimaayaan

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 2 роки тому +2

    Dacweeya reer Canada

  • @maryancali6576
    @maryancali6576 2 роки тому

    Allah habo waan maqlay laakiin maan eegin waayo calooshaa iwareegtay

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 роки тому +1

    I grow up with a stepfather who never sexually abused me but call me a sick dog wane every I would get sick as a child

  • @halimamohamed2406
    @halimamohamed2406 2 роки тому +1

    Allahayow carur hasinin kuwan oo kale

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 роки тому +1

    Walee aoomaaali qashinomadoodii way soo baxday oo aduunkii oo dhan baa arka war ileen waxaan waa la qarsan jiray laba dii iska dhalay ayaaba gabadhii yaraydba u quudhi la, in ay waynaaato subxaanalaaah subxaanalaaah walee samaan Aakhir allow ba, nayeeey

  • @maryanmohamud3899
    @maryanmohamud3899 2 роки тому +1

    Ilmahaas Illaaheey ha u gargaaro kuwaas waalid lama dhihi karee. Kaamirada in la horkeeno gabadhaas yar oo Malaa’iktaa ayaaba qalad ahaa😭

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +4

    We need to report them
    This is really so sad😭😭

  • @foziaabdullahi5966
    @foziaabdullahi5966 2 роки тому +2

    Waa nin xanuunsanayaa, mana daynayo walhi

  • @magicspell7940
    @magicspell7940 2 роки тому +3

    To be honest this is the worst thing i've seen in my entire life. I feel sorry for this girl, vdeo-gan record-kuu u galay maxay fali markay aragto aabeheed oo waxan kula hadlaya. Dadkan xanuusan yaa naga qabsada, saan maalin walba u maqleyney war naxdin iyo amakaag leh baa maskaxdii, niyadii iyo qalbigii naga wasokhoobeen. Aaway kuwa culimo isku sheegga ah ee markii tu yar ay timaheeda qaawiso ama nin cad ay guursato social media-ha roga ee dumarka ku foogan💔💔💔💔

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 2 роки тому +1

    Waa akhiro saman Aabo ilmihiisi yaraa sida ku leh ha la baadho inanta yar ee siqiirka ah

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 2 роки тому +1

    Hala dacweeyo waa dad dhintay uma qalman hooyo iyo aabo.

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 роки тому +1

    Qoyan ayaan darana ilmheda xita ma taqaan si loo dhawrto physical iyo emotional 🥲 balaayo kula tagtay

  • @zainabjimaale6266
    @zainabjimaale6266 2 роки тому +5

    Asc dulaysto aan illaah ka cabso iyo hooyo ku sheeg hala facweeyo

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 2 роки тому +1

    Subhanallha Subhanallha What is wrong with people these days

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 2 роки тому +1

    Ku wanay ku banaan tahy duli dhaaf waa wax qalbigii madobaday.. subxanalaah.

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 2 роки тому

    Waxaa jirta sheeko ka caan ah wadankaan Norwey waxaa layiraah daa
    Et duke hjem
    Boombali hii guriga
    Wey guur satey nin kii wuxuu ku
    Waxaad tahay et duke hjem 😭😭

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому +1

    Masiibo Alle Hala ifiyo ilmaquute Iyo Sacwas

  • @nasimoabubakar5269
    @nasimoabubakar5269 2 роки тому +2

    Is heartbroken 💔 my Allah protect her

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 2 роки тому +2

    Akhasss

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 2 роки тому +1

    Habo ilmahaad waa in laga badbaadiyaa

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 2 роки тому +2

    Can You send me that video so I report it to Canadians authority please Habo Fathia 🙏🏻😥🙏🏻 I have connections with🍁 authority .I'm in Canada

  • @nafisaomar3049
    @nafisaomar3049 2 роки тому

    Caruurtan dadkan Alle hA ka qabto waalidnimo xaal qaado subxaan is alleh

  • @Huda-m2j
    @Huda-m2j Рік тому +1

    I’m a single mother and I’m afraid 😧 my child of abuse sexual harassment

  • @nazmahamed2915
    @nazmahamed2915 2 роки тому

    Nacalatulaahi calayk xata wan wada dawankari wayay ilahay calamo haku salido

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 2 роки тому +2

    Nacalad alle haku dhacdee Kan gabdhiisa madhafayo sidey ilatahy alaha icafiyo waxiidanbiya lkn madhafayo baqtiga

  • @mohamedadensaid1822
    @mohamedadensaid1822 2 роки тому

    Kani mid xalaal ku dhashay maaha,,, illaahow badbaadi caruurtan dulman

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 2 роки тому +1

    Ninkaan markaan arka waxaan dareemay in eeysan aheeyn seeef babyadu

  • @fatimaomar3067
    @fatimaomar3067 2 роки тому +15

    This is so heartbreaking. It's child grooming at its best. He is talking about a child in sexualised way and the mother is talking about her body. They are grooming the child. Disgusting.

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 2 роки тому

      Abaya what happened? I don’t get it. What did the guy in the picture do?

    • @zulekhajama2894
      @zulekhajama2894 2 роки тому

      Yep, that’s sexualising a toddler. He speaks paedophilic language. Very concerning and alarming. May Allah save those children and others children from monsters like him and his accomplices Qoyan.

    • @SH-py7qj
      @SH-py7qj 2 роки тому

      This! All the children are being groomed. They talk about their sexual life in front of the kids. But his comments towards the baby are a clue to possible physical abuse. You should NEVER see your child like that!

    • @SH-py7qj
      @SH-py7qj 2 роки тому

      @@blueblue5427 wallahi if you hear you will want to throw up. The ‘hooyo’ said she had a good figure and the ‘aabo’ said she will be a pleasing sexual partner in a more disgusting way. This is a child of maybe 2 years old.

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 2 роки тому

      @@SH-py7qj 😭😭😭Ya Allah

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 2 роки тому +6

    Ilmaha yar respect ayu kugu leeyahay🥲 Dacweeya abihi wasee nacala ku yaal

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 2 роки тому +1

    Sac waa yar yahaye kuwo geel fuulay baa la ii sheegay yaabka aduunka

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 роки тому +2

    Ilaahayow rabiyow dulayste naga qabo

  • @dekaosman9193
    @dekaosman9193 2 роки тому +4

    That’s heartbreaking walhi my friend sent to I was so sick seeing it is so sad walhi

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 роки тому +1

    Most of our people are sick truly

  • @faizamohammed6493
    @faizamohammed6493 2 роки тому +1

    Kani isagaaba halis ku ah gabadha yar subxaanalaah naagtana waa duliyad allah ha u gargaaro halaga gaaro

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 роки тому +2

    Aniga xasan dahir aweys baan kashakiyay wuxu kaarabo wa maxay? It's weird . I saw another video about you ..

  • @dekahaji
    @dekahaji 2 роки тому +3

    RCMP has to know this

  • @shucaybibraahim7369
    @shucaybibraahim7369 2 роки тому +1

    Ustagga is qaba weeeye

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 роки тому

    Gabadhani waxay sheegaysaa muxuu yahay? Waa sidaa?

  • @dekaosman9193
    @dekaosman9193 2 роки тому +1

    No no government in Somalia that’s sooo sad

  • @desydedukeva2393
    @desydedukeva2393 2 роки тому +2

    Hadhoowna cawaad iyo calaacal bey la soo istagayaan social media beey ku barooranayaan gaal baa caruurtii iga qaadatay, waad arki dontaan.

  • @yurubereg8928
    @yurubereg8928 2 роки тому

    Fathiya waxaan kahella marka screen ka kasiidamayaba sida ay gacanta ugu dhufato war soo jog adaa dabka sarane. Well said fathiya

  • @-halogenic-7263
    @-halogenic-7263 2 роки тому +2

    Ala walalal ha laga gaadho calaameystaha subxaanalah 😭😭😭

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 роки тому +3

    Subaxanalah wale adunayadi waa gabagabo qof kasatow af kaaga hayaso

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 2 роки тому +1

    Kaasi aabo maaha isagaaba wasidoona inanta yar saskatoon ah caadibuu u arkaa

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 2 роки тому +2

    Hada talow police ma u tagaa inkastoo aan maraykan aan joogo qaylo gar dhawaysay ilmahan waa hore buu fara xumeeyay hadal badan wax mataree aan kacno waxan wax hadal uun lagu dhaafi karo maaha

  • @zainabtranslationinterpret5188
    @zainabtranslationinterpret5188 2 роки тому +2

    Don’t waste your time Farhiya they know their wrong doing but they don’t want to stop. This is the worst case scenario ever that baby need protection from these dogs, It hurts so deeply unfortunately 😔

  • @saidamoumin7006
    @saidamoumin7006 2 роки тому

    ilmahaa jirkeegaa ayuu ibinayaa waxaan waaa dhaqaankii xuun ee galadaa. qurbajoogtaa waa oogyihiin galadaa xuun waxaay sameyaan. ilmahaa haa lagaa qaadoow maa noolaa

    • @nurabaroot5161
      @nurabaroot5161 2 роки тому

      Gaalada wey kalliitaan kuwani😒
      Gaalada caadi ga ah waxan wey ka xaragoodaan

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 2 роки тому +1

    Ala indha xumo badana kuwas hadaan laqaban waa bis 🥲🥲🙄

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому

    Waa dulayste iyo qoyan labaduba si deg deg ah wax halooga Qabto oo canada halagu dacweeyo

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 роки тому

    Walahay Waa run somalidu waxay dhahaan wiilasha nin baad tahay ceeb malahid markaasay qaarkood u qabaan in aanay ceeb lahayn xataa in Ilahay aanu xisaabayo ayay ilaaween marka Waa dhaqan xumo aan la loo yaqaan wax fiican lkn ah wax aad u xun subxaan Allah
    Reer kani waan dhegaystay aad ayaan ula yaabay war uma hayno sababta ay sidan ugu dhaqmaayan mida kale waxaa dhici kara uu wax ka xunna SAMEEYAY markaa hore ayaa loo yidhi sagaaro saalo muuqata ayay as astaa somalida badidoodu waxa xun ayay dedaan waar ilahay ka baqa

  • @cafiifadhowrsan5894
    @cafiifadhowrsan5894 2 роки тому

    Ku waa waxan markan arkaba waxan odhanjiray allow umada ka qabo rabi ducadii waa iga aqbalay oo wata alle kashifay

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 2 роки тому +2

    👌 waa inaan sacaas ka hadalnaa maalin walba, free xolaha la kufsanayo, dumarka, iyo wiilasha iyo gabdhaha yaryar!!!!

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 роки тому +1

    Alla go’nay dhulku kula go xayawaan weeye kan fathhiyaay aduunka xumaantii baa badatay akhas

  • @gobbobatun6207
    @gobbobatun6207 2 роки тому +1

    Waxn canada ayey joogan baa Ala leyey dadba kolay yaqano e hala dacweeyo wuuba kufsan walhi ninka wxn ku hdlayo 😢

  • @nashaatciise3172
    @nashaatciise3172 2 роки тому +3

    Ilaahay Musiibo idinku rid war waxa ilamaha lagalala wareego intaysan faro xumayn

  • @maryamibrahim4878
    @maryamibrahim4878 2 роки тому +6

    SubxanAllah

  • @ayanjanac6797
    @ayanjanac6797 2 роки тому

    Walhi ragii somaliyd waa badn baka khalda 😰😰😰😰😰😰

  • @ismahanali8827
    @ismahanali8827 2 роки тому +1

    Sick people aniga waxaan aamisanahay Somalia 70% way walan yahiin waa walida dharka qato

  • @zainabtranslationinterpret5188
    @zainabtranslationinterpret5188 2 роки тому +2

    Cadho ale idinku dhacday dayuus iyo dayuusad look at the baby’s face it tells the much she is severing 😔