Pakistan oo amar culus dul dhigtay Itoobiya, Somalia &Turkiga oo garab helay iyo weji gabaxa France

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @hassanabdi4317
    @hassanabdi4317 2 дні тому

    thank you barrow

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 2 дні тому +2

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 День тому

    Dhulki khaniga ma qabuuraa🇸🇴😭😭😭😭

  • @MuhtadiMohamed-s9q
    @MuhtadiMohamed-s9q 2 дні тому

    ❤😊

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 дні тому +7

    Somali alle ha badbaadiyo qataro waaweyn iyo hogaan xumo ayaa haysa rabi tallo ku filin turki yaan la aaminin

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 дні тому +1

    😂Farance ha la eryo, shaqadii isticmaarka ayuu layimid , Macroon😮, caajiskii buu ula yimid ciyaala suuqii abiye😊.

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 2 дні тому

    Khilaaf ma’aha ee waa dac’iyo xoog sheegad baaad lkn mafahansanid inta aad leedahiin khilaafka udhexaaya Somali iyo itoobiya ee dalkii madifaacan kartaan doqoneey’somaliyeey from Somalida herar

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 дні тому

    Soomaalidu Yamuna Cisma aaminin badeedana Yamuna cidna heshiis la galin

  • @mustafeahmed5555
    @mustafeahmed5555 2 дні тому +1

    Wararka somalida warkaagu dhexdhexaad kama ah ee waa adigan dadalayee dhexdhexaad noqo warkan immika ee begestaan inay garsb istaagto turkiyo waa mideenta islamaka

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 2 дні тому

    Ethiopia anagee noogu soo dad Aruursanee inay badeena hesho all waddamaadaan oo dhan Ethiopia ayeey garab u yahiin

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 дні тому

    Bakistan waa dowlad weyn laakiin dhibaatada jirta waa siyaasiyoontooda sida soomaalida oo kale.

  • @Zainab-e5y4d
    @Zainab-e5y4d 2 дні тому

    dhulkooda iyo badooda ha siiyaan

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 2 дні тому

    Somaaliyeey waana iska diidnas oo aan iska baxinaa Ciidamad Ethiopia iyo inaan u diidno badeena

  • @muhammadelmi2730
    @muhammadelmi2730 2 дні тому

    Barrow Adigaa raba in bada la qaato

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 дні тому

    Turkigu abii axmad ayuu sitoos ah u taageeray muxuu noo hayaa anag tallo waa tii illahay allo cawantan caqliga ku sooceli soomali isu xoog badan shisheeyah urixisooy xiska waali maajirta

  • @AHGaney
    @AHGaney 2 дні тому

    WAA SHEKADI DALIBAN LUGU DHIIBAY AFQANISTAN WAR TURKI HANALAKA GAARO SOMALI WAX MAGARATO MIYAA

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 2 дні тому

    Somaalia illaahay ayaa u maqan truky waxuu u olaleeynaa Ethiopia somaliana inuu u dhibo ayuu u Rabaa Ethiopia

  • @ahmedadan8356
    @ahmedadan8356 2 дні тому

    Viva Pakistan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 дні тому

    BADDA MIYAA LOO KORDHINAYAA ITOOBIYA???

  • @Zainab-e5y4d
    @Zainab-e5y4d 2 дні тому +2

    Ma khilaaf baa ka jira itoobiya somaliya dhulkeeda iyo badeeda ku haysata anagoo soo taagan ayay doonaysaa inay baxayda qaadato

  • @BatulaAbdisalam-o4r
    @BatulaAbdisalam-o4r 2 дні тому +1

    Farnsiiska hasiiyo badiisa ethiopia sheydaanka weyn oo gumeysi ah.

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 дні тому +1

    Itoobiya bad ganacsi xitaa yaan laga yeelin lama aamini karo

  • @seryu8204
    @seryu8204 2 дні тому

    Dawlad kastaa waxay wax walba ka horeysiisay danaha dalkeeda iyo dadkeeda ilaa somaliaya mooyaane walee somaliyi wey xanuunsanaysaa

  • @cabdisamiicaxmed4280
    @cabdisamiicaxmed4280 2 дні тому

    Ethopia nin aan kalsooni siyaasadeed iyo aragti degan midna aan aan lahayn oo fududbaa haysta kuna hamiyaya in in uu sameeyo boqortooyo oromo oo mar uun gumeysata amxaarada.

  • @Shafici-td8sg
    @Shafici-td8sg 2 дні тому +2

    Pistan iyo turka mid noma roona

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 дні тому

    Dawo siday ugubanayso

  • @kaahiyekulmiye181
    @kaahiyekulmiye181 2 дні тому +2

    Baro show waan ka helay sida wararka u soo gudbinayso waa ku mahadsan tahay walaal

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 2 дні тому

    Waxba maaha turkiga waaa danayste xabashi buu na dhaafsaday lamood noqonse weydey

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 дні тому +1

    Waxaan nahay Somali mana rabo in lagu sameeyo faragalin joogta ah.
    Waxaan nahay dal xor ah mana rabo xasiilooni darro ku timado dalkaya, laakin waxaan leenahay Fransiiska ''hold your horses''

  • @AxmedIbraahim-v1x
    @AxmedIbraahim-v1x 2 дні тому

    war bakistan Turki Itobiya waa wada Yahuud isxan manogu mana war dhalinyaroy Dhulkiina difaacda bakistan waxay kamid tahay dowladihii garab taagna Itobiya 1977 ogaada

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 2 дні тому

    Yidiiladaa dhacdaye’pakistan ma waxay kutaageertay shilqoolka loodhigay Somalida ee badeeda’lagu dhacayo igala nacnacda

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 дні тому

    Waxaasoo sheeko ah Waa a ago itoobiya nagu haysato dhulkayagii

  • @mustafeahmed5555
    @mustafeahmed5555 2 дні тому

    Waar xusbullaahi ayuuna kati c.baraw

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 дні тому

    Turki ma aaminayno dhulkeeda waa in saman cidna ka kirayn

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 дні тому +1

    Turkiga waa qayaano

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 2 дні тому +5

    .dawlad.xoog.leh.oo.cadawgena.ka.adag.alle.hanasiiyo.turki.iyo.itoobiya waa.isku.mid.alle.shartooda.hanaga.qabto.

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 2 дні тому

    Somaliya hal qalan oo kawaanka saaran bay u egtahay,nin walba in uu hilib kacunuu rabaa.illaahaw somali dadkeeda iyo dalkeeda badbaadi.

  • @shaykhmaxamedsayid2386
    @shaykhmaxamedsayid2386 2 дні тому +1

    Barraw, Turkiga waa tollawi,ee allah hasiiyo tol garab u noqda.

  • @mustafeahmed5555
    @mustafeahmed5555 2 дні тому

    Good espeaker Mr barow

    • @OsmanGanja
      @OsmanGanja 2 дні тому

      11:19 wa arin wab badan😮

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 дні тому +1

    BAKISTAN WALAA TURK WAX NAGA GALAY MALEH ITOBIYANA WAA CADWGAYAGA KOWAAD KULIGOODBA WAXBA NAGAMA GELIN

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 дні тому

    Waxaan ognahay in Turkigu yiri itoobiya waxay ubaahantahay marin biyood, yacni bad not dekad keliya
    weliba wuxuu yiri itoobiya oo le'eg labajibaar somalia, dadkeeduna aad ubadanyahay waa muhiim inay hesho marin biyood. taasi waa khalad, turkigu ma wuxuu dalkayaga ku casuumaya itoobiya, hadii pakistan taas ku taageerto ma faa'iidaa inoogu jirta. saw waxa turkigu bixinayo maaha badeenii.

  • @CawilCllahi
    @CawilCllahi 2 дні тому

    Cabdi caziisow wadku mahadsan thy wararka tayada leh oo noo soo gudbiso wariye qiimabadan nagu weyn

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 дні тому

    Ethiopia waxaa nooga Maqan dhulkii Soomaali galbeed turkey iyo Pakistan Kama yeeleyno dhulkeenii xorta ah bad beri cag ma soo dhigi karta ethiopia waa ku jihaadeynaa soomaaliya Soomaali baa leh rag iyo dumarna waa difaaceynaa ka yeelimeyno Xasan sheekh vilada aan ugu galeynaa

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 2 дні тому

    Itoobiyan ki dalka lagu arko dhiigisa waa inoo xalal waqtiga waka dhamaday 😂

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 дні тому

    Adeer waxa la doonayaa in badda Somaliya loo gacan geliyo Ethiopia iyo Frace, mana dhici karto in ciidan badda oo Ethiopian ah ay badda Somalia soo galaan, waxa kale oo muhiim u ah Somalida in dib u eegis lagu sameeyo Xiriirka Turkiga iyo Somalia 🇸🇴, haddii Turkigu la yimaado wax aan soomalida u cuntami karin waa in Xiriirka loo jaraa, Xaq maaha in uu Somaalida gacmaha u qabto Cadowgeeda oo Ethiopia ah.

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 2 дні тому

    Ethiopia Codowtinimo Badan ayaa naga dhexeeyo mana ku aaminayno badeena iyo dhulkeena

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 дні тому

    Mr barow waad mahadsan tahay

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 2 дні тому

    Pakistan iyo Turkey midna ma rabno wax ka xun labadaba majiraan dadka wadankii jooga ayaa moodaya in ku wan naf leeyihiin. War kuwan haday waxtarayaan Falastiin bay wax tari lahayeen. Pakistan waxay iskaashi la leedahay Ethiopia.

  • @AyaanleCabdulaahi-t7s
    @AyaanleCabdulaahi-t7s 2 дні тому +3

    Dowlada somaliya si hoose ha iskaga eegto dowlada turkey wayo dacad kama ahan in ay taagero buuxa oo difaac ay siiso dowlada somaliya waxbey xeerineysa turkey anakana dan noma ahan xeerinta ay wado

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 дні тому

    Ethiopia.wax.lagulaheshiiyo.meesha.mabayaalaan..iyo.waxlagawadahadlaba.ethiopia.dul.iyo.dadbaa.noogamaqan.taa.aankawahadalno.walkali.oo.lagawadahadlMalaya.bad.warkeeda.yaanlagawadahadlin

  • @abdulfatahfarah9088
    @abdulfatahfarah9088 2 дні тому

    Turkiga waamidka khayaanay soomaalid

  • @XuseenwaliSuudi
    @XuseenwaliSuudi 2 дні тому

    ASC.barow.suxufi.la.jeclyahay.yad.ahayd.walale.marka.hore.warka.dhamee.kadib.wixii.faalo.ah.insha.alaah

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 дні тому

    WAR BEENTA ERDOGAAN IYO TIINABA DADKA KA JOOJIYA...!!!

  • @CabdifataaxAwga
    @CabdifataaxAwga 2 дні тому +1

    Somaliya.waxaa.la.jira.xuutiyiinta.ayaa.badaha.soomaalida.ka.masuula.turkigu.bakistaan.itoobiya.waa.sxb.

  • @samir7657
    @samir7657 2 дні тому +1

    Sxb analysiskaagu ( falaqayntaadu) iyada is burinaysa

  • @alihersi2419
    @alihersi2419 2 дні тому

    Ethiopia waxa kaliya oo Soomaaliya ugaga guuleysan kartaa waa iney sharciga caalamiga ah ku tiirsato, dunidana ka dhaadhiciso ineysan Soomaaliya iminka heshiisyo badeed la gali karin dal ay cadaawad dheer muddo fog kala soo dhaxaysay shucuubtiisuna aysa heshiis ahayn ilaa ay Soomaaliya la wareegto gacan ku haynta xaduudaha dhulkeeda, badeeda, iyo hawadeeda sare intaba. Waxay kaloo ay dunida u sheegaysaa in haddii ay Addisababa doonayso xariir wanaagsan iyo wadanoolaansho macna leh, waa iney ciidamadeeda sharci darada ciideena xorta ah ku jooga kala baxdaa arimaha gudaha ee Soomaaliyana ay faraha ka laalaabato, kana shaqayso xasiloonida gobolka.

  • @CawilCllahi
    @CawilCllahi 2 дні тому

    Somaliya waydan danbe maxaa soo galay

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 2 дні тому

    bakistaan haday macno sameyneyso iyadaa safiir gaar ah loo magacaabi lahaa

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 дні тому

    Ordogan itobiyu raabaa inu bad somaliyed siiyo bakistan gaajo bada cas maraakiibtòdaa jiriifta iygiyo iranba waxba nagama gelin kullogoodba

  • @CawilCllahi
    @CawilCllahi 2 дні тому

    Somaliya hadan nahay itobiya mahan in loga turjumo dowladu magac nagu raad sadan danahena aan garano anagu dowlad wan lenahay

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 2 дні тому

    markii heshiiska ankara lagalay turkey 🇹🇷 gacanta midig ayuu Ethiopia 🇪🇹 kuqabtay SOMALIA 🇸🇴 bidix ayuu kuqabtay wey iska cadahay turkey 🇹🇷 Ethiopia 🇪🇹 ay umuhiim tahay

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 дні тому

    Madaxwayne Xasan Sheekh waa in uu iska ilaaliyaa dhabar jabinta uu wado madaxwaynaha dalka Jabuuti uu ka rog ee laba saar uu is ticmaalaayo uuna u rogo warka dhex maray Faranc iyo Jabuuti oo lagu dhabar jebinaayo heshiiskii Madaxwaynaha dalka Turkey 🇹🇷 uu rabo in uu meesha ka saaro oo tan Farnce uu hirgalo waxaad na wada og tihiin France wuxuu ka maseersan yahay ama uuba ka maseera dowlada Turkey 🇹🇷 oo horumar balaaran ka suubiyey hubkiisa casriga ah. Marka waxaan uga digeynaa Madaxwayne Xasan Sheekh in uu aqligiisa laba rogo madaxwaynaha Jabuuti oo wato maslaxadiisa gaarka ah wato weligiisna iska dhigo in uu maslaxada dalka Soomaaliyeed uu ka shaqeeyo laakiin waa beentiis aanu wada fahanay hadaan nahay shicibka Soomaaliyeed.

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 2 дні тому

    Waar Horta taa malagu baray waar soo socda uqsumu bilaahi maydkiina ayaa laga soo gursyaa

  • @SadioHusein
    @SadioHusein 2 дні тому

    Bakistaan iyo turkiba waa tuugo bada soomaaliya ayey rabaan iney Ethiopia u gacan galiyaan Soomaali waligeed waxba ma fahmeyso

  • @mouktarali5405
    @mouktarali5405 2 дні тому

    BAKISTAN WAA DOWLAD
    WEYN OO LA DHEGEYSTO

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h 2 дні тому

    Pakistan waa dal miskiin wa faqiir ah

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 2 дні тому

    Barrow shoow itobiya marna somali faaido uma haayso khasaaro mooyaane ku darso Maamul goboleedyada & Dowlada Fedaraalka waxa isku diraayo Waa Itobiya dowladnimada somalia Marna ma,ogola itobiya ee Dalka Haka baxdo badna yaan la,siin ???

  • @abdiibrahimsabriye4912
    @abdiibrahimsabriye4912 2 дні тому

    Mesha maxa kenay Pakistan waa wareey de adkaty Somalia cidna uma maqno celna uma qudno adkaty 🤔🤔🤔

  • @GgGff-mc6wq
    @GgGff-mc6wq 2 дні тому

    Asc waxay ila tahay r wasare abey wa u fashilmay si kastaba madaxweynaha faransiska africa galbed gacantisa ka baxday o dowladihi afrikaanka afka faransiska ku hadlay ayaba gacanta ka baxay geeska africa wax u ka qaban karo ma lahan balse asagaa danihisa u socda waxa uuna rabaa in qarasyada shidal qodida e soomaliya qayb ka ahaado wa fiicantahay in wanajino xarirka nagala dhaxeya madama u yahay xubin qaramada midoobay e codka fiitaha leh il gooni in lagu eego dhadhaqaqisa faransisa iyo turkiga xarirkoda hada wa caadi balse Mar walba waxa jiro digtoni madama xusbiga macaron u necebtahay dunida islaamka si kastaba dowlad walba waxay leedahay ajanda siyasaded o danaheda ka fiirsato balse maanta wa LA soo dhaafay waqtigi ithopia geeska africa wax laga weydiin jirey o waxa qabsaday r wasare abey o an leysku haley karin an haysan taageero gudaha ah kuna qasban in xilka warejiyo maalmaha so socda isku soo duub bakistan w dowlad weyn ganacsigeda Suu koraayo waxana ku taal dekad weyn o ay dhiseen china o LA rabo in lagu soo xiro dekada muqdisho ka fibna loogu sii gudbiyo africa siiba bulshada bariga africa o ay soomaliya ka mid tahay waxa kaloon ognahay in bakistan iyo turkiga ka dhaxeya isbahaysiyo meleteri o xagga tiknojiyada casriga ah alxamdulillah soomaliya wa dowlad hasto istarajiyad ganacsi sidaa darted soomalida wa dad an u jeedin waxa alla sii o nimca ah welina an helin siyyasiyin karti leh o goano adag qaadan kara mararka qaar o an lahayn fadgadoon badan meelna higsanaayo dalkan wa in nabad loo helaa hal magalaba allaha ka dhigee si tartartiib ah loo guraa dalkana laga saraa gebi ahaanba ciidanada ithopia wax ay hayaan ma laha wa lugooyo hadii loo awoodi wayo wa in mar walba LA shegaa in raali ka ahyn taasi waxay dhaawacey siyasadoda arimaha dibada laguna jabhadeya meelaha ay xoga ku haystaan cidama burundi wa in LA siiyaa xisabtoda wa cidamada kaliya e si daacad ah u shaqeyey wana in lo diraa ergey kala xaajooda waxa ay tabayaan waa daacad dalkana askar badan ayaa ugu dhimatey waxan kuwada jirnaa isbaheysiga bulshada bariga africa wixi qaldan wa in LA,saxaa wasarada fashandhiga saxdaa mudnanta kowadna LA siyaa wa walaal daacad ah dowladana mowqifkeda cad yahay cidamada ithopia dalka ha ka baxaano tasi gorgortan marnaba kama geli karno guul soomaliya asc

  • @XasaanMaxameed
    @XasaanMaxameed 2 дні тому

    Maxadsani barrowsow.sanadka usub

  • @UmerAhmed-xy7dt
    @UmerAhmed-xy7dt 2 дні тому

    Asc way saxan tahay in dalka musliminta ahi u hiliyan somaliya lkn maxan loo hiiliya xasan majnuun Aya dhibaatoyinka soomaliy ugu wacn

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 2 дні тому

    We dont csre trjuky and Pakistan anakaa waddankeena go asnkiisa iska leh mana siineyno bad Ethiopia

  • @samir7657
    @samir7657 2 дні тому

    Wariye maxa kugu dhacay turkiga iyo faransiiskuba isku dhinac ayay kayihiin sidi somalia loogu dulayn laha axmaarada. Waxay dagaalugu jiraan siday bada somalia Oromada u siin lahayeen. That is the reality my friend.

  • @MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
    @MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k 2 дні тому

    pakistaan iyo turkiba ma rabno e ha inaga dhex baxaan innaga iyo itobiya . Laba wejile nimo iyo munafuq nimo aya wadatane e innaga dhex baxa innaga iyo itoobiyo waxan kala helnaa arka .lkn munafuq nimo iyo laba wejile nimo ma rabno .nin ALLAH leh looma dar daar weriyee.

  • @samir7657
    @samir7657 2 дні тому

    Am sorry, qofkan warku falanqaynayo totally ma’anan fahmin. Saxiibayaal ma ila aragteen.

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 дні тому

    Ma Turkey iyo Pakistan ayaa ina difaacaya? Adeeroow beenta aad dadka ugu sheekeeneysid jooji.

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 2 дні тому

    Turki aminadiisu way naguyartahy wayo turkigu waxa u kugorgirtamaya badena inu g/ madaw ee itobiya siyo dano u garana ku fushado ???? Lakiin bakistan wadawlad sharaf iyo abaal an u hayno intii garanaysa ama jirtay xiligas 1977 dagalki somakigalbed bakistan qayb muhima ayay kaqadaty tagerada milatariga somaliya wan sidhawaynayna bakistan

  • @gabarsomali647
    @gabarsomali647 2 дні тому

    wadamada muslimka aa leesku dirooyaa

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 2 дні тому

    Mahadsenid Weriye. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 2 дні тому

    Erdogan waa mukhallis weyn Allaha naga qsbto aad buu ujecel yahay wadamada Cadowga diyaaradaha uu siiyay Kenya & Ethiopia waa mid dhib ku ah Soomaaliya, Suudaan & Masar.
    Erdogan waa ganacsade Gedisleyna Gargaar maleh

  • @ahmedyusuf6143
    @ahmedyusuf6143 2 дні тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Maalin walba waxad lasoo taagantahay dawlad heblaayo ayaa somalia taagertay ama garab istaagtay niyow ma qajishaan miyaa Somalia ma timir xabaal taalbaa malin walba ma dawlad hebel baa noo hiilisay iyo dawlad hebel baa waxaa na siisay bad lasoo hor taagnaan umada waar xishooda oo dalkiina idinku dhista oo taladiina idinku ka adkaada malinba hbelbaa noo hadlay ha lasoo hor fadhiisan umadee

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 дні тому

    War adiga turkiga oo khaain ah ayaad noo buun buunineeysaa.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 дні тому

    Failed soomalia italiya turkiga masar cadawga geeska

  • @Buurta1
    @Buurta1 2 дні тому

    Somalaay turkiga iska jira waa tuug Ethiopia somaliya maxaa kadhaxeeya anaga bada leh

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 дні тому +1

    Waxa mesha kama caad somalia inay dawlad lahayn.
    Shacabka somalieed hatashadan

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 2 дні тому

    Waxba maaha turkiga waaa danayste xabashi buu na dhaafsaday lamood noqonse weydey