Walahay waa geesi booba, somali wan jecelahay inay heshiiso, oo la isku daro sland iyo somalia, laakiin xinka sland baa la daba dhigay somalia. War hawiye inoo soo dhaweeya wa dad aad u wanaagsan. Daarood waa dadka somali burburiyay inaga qabta.
Reer SL Allah baa u maqan. Odayaashan bay jeel ugu jiraan. Wax walba oo soomaali isku soo dhaweynaya sariirta dusheeda bay ku gowracayaan. Shacabkii SL oo caatifi iska ahna way rumaysanayaan. Waa cajiib. Halkay ku dhamaataynu sugi!!
Dadkan waxay Isku mid yahiin Reer ibnu Israel maaha umad isma dhamaan Kan u wayn iyo kan u yar hda bal fiiriya Noocan Sida Uu hadlaayo wale Ictiraaf ma heshaan, Allah ha U Naxaristo Awooyaashay Sayid Mohamed Abdalla hassan iyo Sayid bare Aragti dheera bay la hayeen markay kuwan arkeen oo Ay xasuuqaayeen ilaa Ibnu adam wngsn maahe
abdi aziz kkkkkqolyahan jeeganta meel loo raaco maleh miyaa shaley bey lahaayeen ethiopia waa walaaladen maantana somalia ayaa na liqeysa ma jabkooday ka fikiraan talow?
@@franklinrosevelt758 Garxajis waa Isaaq waxba hakala sasaban Muqdishana shaqo ayey u joogaan guryahana Soomaliland ayey ka dhistaan waa laidiin soo shaqo tagey ee ka warhaya
Waxaad dhahdaan u badheedha anagoo isaaqbes ah baan rabnaa inaan go no may be inay idiin shaqayso because samaroon dhulbahante iyo warsangeri waxay ku dhaheen isaaq dirqi ma aha jacaylku waa dookhoo ku raaciyo dadkoo ku heshiiya
Waa maxay saboobta uu u magacabay xuseen warsame iayada oo xata raysalwasare ku xigenkii joogo, reer awdal afmishaarinta reer hargeisa aqoontooda ayay Ku wiiqan..
gees geesi dhacay reeer. qadadwayntu si kasta hadi loo necebyhy way so taganyihin xataa dagaal diyar cid noga badisa ma jirto. jabhadnimo duurgalnimo. ee. walal ma kala hadhna inta aynan isku khaatumo seegin
Waa geese so fiican u yaqaan kuwa buka ee isugu yimi meesha, laakiin Maxaa uga gidhiisha Xamar iyo Jabuuti,Jan kilika iyo NFD aniga ilaa haysto dhulkay w aan jooga kiti car jiro ciid igu iman karta ma jirto alaxadulihii Waxaan kasta ciidan bir ah oo aan la loowin Kari Muxuu ii sheeg dabdhilf durbaan madhan garaacaya wax.mid kale Xamar iyo motherfkers kale dooni Naaya inaan wax ku darso balaayo iyo xirsi colow wax ku Farsi somali waa worst human being wax la la qaybsado ma darooda o.o kursi isku dilay wax la qabsada No 👎 way pathatic sick people I don't like them kuma rabno ee ha nagu waalan dhulkaag ha ku qaado o.o imaanso o.o wax aad dominate gareyso lama hayo I learned in hard way so be it.
Odey wuxuu ka hadlo waayay A deer Ismaaciil Cumar geele Xamar. Asaga ma laha Wadanka waa Soomaaliya Farmaajo iyo Qayre ayaana u taliya. Ee qaylada iyo Calaa calka Ada
Ahmed qani muqdishawi inaderow sadexdaa qof ayaa ba dir laidinku siiye maad iska iimansataan ma aqoonyahono ayaad leedihiin dabaajiir marfishyada qaadka ka buuxa ayaad leedihiin aqoonyahanadii garxajis xamar ayey cilmigooda umada somaliyeed uga faaideyeen
xasuuqa aad sheegtaan in la idiin gaystayna soomaali idiinmay gaysan dawladii military ga ahayd ood idina kujirteen ayaa idinlaysay idinkuun maahee waxii kumucaarad ahaaba laysay sida majeerteen hawiye etc takale idinku maxaad reer awdal ku xasuuqdeen 91 kii reer kalshaale ama sool maxaad ku xasuuqdeen idinkoo qabiil ah siyaad qabiil kii lama socone ciidan qola walba leh ayay ahaayeen gabagabadii laba gobal oo laidinala dago ayaad soomaaliya kuleedihiin ama cirka qabta ama dadkiina dhinac karaaca
Wexeey ila tahay kama aqli badnid 200 ee qof ee meeahaas joogtay marka nin iska hadlay ayaan kuu arkaa 3 ayaa ka joogtay ayaad dhahday somaliland sidaad u dhaliishay adiga oo kaligaaga ah taas ayaa tusaale ah tetkale 5 aan aqaan oo kale aniga ayaabo arkaayey oow kamid yahay wariiskii hore tetkale dadka matala somaliland ee muqdiahiw jooga waaiir maareeya ayaa kamaid ah oo caay kala dul dhaca markii oow arko in aan meesha lagu heynin somaliland wax an faca waana looga garabaa lkn mudane adiga haniqon meel mariwaa
Sadexdan somaliland waxa la yidhaa u hadlayay waxay waxay ku hadlayaan afka isaaq Sadex duba somaliland ayay ku hadlayaan Markaa ayay ku odhanayaan Somaliland waa la wada leeyahay Fuck
Ninkani waa Boobe yuusuf ducaale wuxuu ka mid ahaa halyeeyadii naftoodada uhuray somalilinad intii kanool qoraa Boobe w NIN wax badan og mash allah
Mashallah Boobe Yusuf Duale walee waa Nin door Muwaadin ah had iyo jeerna u heelan wanaaga Gooni isku taaga iyo Kobcinta Qaranimada Somaliland! Waxan ILAAHAY ( S W ) Adiga iyo Waalidiintaaba in uu idiin danbi daafo Cimrigaagana dheereeyo kuuna barakeeyo! Amin. Halganka xagaa ka hay!
illaaahay uunba ku caaafin kara walaahi
Mansha alah boobe wanu ku wadanaa
Maan sha allah geesi geesi Dhalay fecking faqashta doonimayo faqashta iyo wax ku abtirsada
Masha alla boobe yusuf ducaale guul Somaliland
Maansha'Allah boobe yusuf caqliga ha waayin Mujaahid.
Oday Soomaaliyeed Boobe Soomaalida in la isu keeno wax dhaama la waa
Marka taariikh wanaagsan ka tag
Mahadsanid.
Dawankaynu sidanaa sida danab u baabi'iin💯💯❤💚
Maanshaa Allah
Maanshaa Allah
Maanshaa Allah Dr said Mohamed Sh Abubakar Ismaaciil Faarax Thanks.... Maanshaa Allah.
Halyay qaran boobe mansha allah
Boobe yuusuf allah yacisak
Yahuu in wax la mucaardo&yooyotan ayaa dhaqan inoo noqotay ilaahoow umadan imaanka. Ku soo Celi. Aamiin.
sawirkan waxa ka liiita kuwa waraysiga ka qaaadey
Bobee yusuf geesi Geesi dale jamuuriyada somaliland so nogon meso
Gadadawen waa Cadoqa Somaliland guul Inshallah
Walaahi waa runtiisa marti galinta ma yaqaanaan
ha nolato somaliland ilahay swt ha barakeyo somaliland iyo dadkeda wanagsan ee gesiyada ah amiin
GEESI GEESI DHALAY NOOLOW WALI GAA NOOLOW. BOOBE ALAHA KU XAFIDO ADIGA IYO INTA SOMALILAND JECEL.. AAMIIN
allan Gaafow talow maanu arag quudhsigey qoyskoodu umada waqooyi ku hayaan viva somalia
Msha alaaah wlhi deee waa runtiii booobe noolooow guul somaliland
Waad xanuunsanaysaaye Allaha ku caafiyo somaliland iidoor ma lehee.
Alle qabyaaladu xumaa ilaahayow somali u gargaar
booba yusuf wuxu ılahay haybad usıyey hogan suganeed uu dadkısa ku dıfaacdo ılahay haku sharfo boobe yusuf
Rag siyaasi Wada Noqoy!!!
cuqdad baynu u dhimanaynaa haddii aynu golayaal walba aynu la tagno (waa nala gumaaday waa nala dilay )
Illahay nogumo soo celiyo
Walahay waa geesi booba, somali wan jecelahay inay heshiiso, oo la isku daro sland iyo somalia, laakiin xinka sland baa la daba dhigay somalia. War hawiye inoo soo dhaweeya wa dad aad u wanaagsan. Daarood waa dadka somali burburiyay inaga qabta.
Waa nabad did ion ogoleyn new generation of Somali youth iney nabad Ku caanna maalaan ,cafis guud iyo wax wada qabsi in loo dhaqaaqo.
wa runti wa uskagi ugu xuma inta timid
Mashalla warun
Mashaala gees Bobe insha'Allah gusha walagari
H Deman boowe quudhsigey huunadu ku heyso beelaha la dega arkimaaayo malaa wadadku adeero gacaliye sug mareexan ba marlabadd hargeisa kugu xukumiye
waxaan maqli jiray ilmaha aan arkay aabahood waa tahay,
Jabuuti ha waarto waligeed
Haddaanan aktiisa ka qorneyn coda wax ugeysatey ciida ayaa rabi ka hoos mariyey we boqorka hortiisa hakula xisaabtamo, ayaan duksi ka dhigan baabiciinta mustaqbalka generation keena ugu badan dhalinyarada, Abti fidno iskama timaado waxaad noo sheegeysaa kuwii saameyn togon kulahaa inaad ka mid tahay
Geesi aqoon yahan Aqli badan
SAAB idinkaa shirkii hore soo tabinayay maantana wuu khaldanabaad naleesihiin goormad saxantihiin
Cunsuriga ugu weyn somaliland. Bahal cuqdad ah baa dhex huruda boobe, Kan cida wax waydiinaysaa ka sii daran walaahi. Ilaahay ka baq oo somali waa walaalaheene khayr u rajee
Waligaaba ismaaweeli maalin unbaa runtu imaan
Reer SL Allah baa u maqan. Odayaashan bay jeel ugu jiraan. Wax walba oo soomaali isku soo dhaweynaya sariirta dusheeda bay ku gowracayaan. Shacabkii SL oo caatifi iska ahna way rumaysanayaan.
Waa cajiib. Halkay ku dhamaataynu sugi!!
Dadkan waxay Isku mid yahiin Reer ibnu Israel maaha umad isma dhamaan Kan u wayn iyo kan u yar hda bal fiiriya Noocan Sida Uu hadlaayo wale Ictiraaf ma heshaan, Allah ha U Naxaristo Awooyaashay Sayid Mohamed Abdalla hassan iyo Sayid bare Aragti dheera bay la hayeen markay kuwan arkeen oo Ay xasuuqaayeen ilaa Ibnu adam wngsn maahe
Hambalyo booobe
Abdi Abdillahi adeero gacaliye ismaaweeliya maalin taad fashilmayseen way soo dhawdee
Odaygaan waa caadifi Aragti yar oo Soomaliya neceb
Kkk waa ninkii isagoo wasiira agasime waxeed ka xoog batay oo shaqadii lagaga qaaday ma waxasaa dowlad ah naga aamu dheh
Oo somalilad qaranimo ma waxay ku helaysaa waan go nay mise wada hadal iyo wax cad?
Siyaasiyiinta somaliland waxa lagu yaqaan qaran ayaan nahay oo af madhan ah wax dhaq dhaqaaqa masameyan
Aadbaan ugu faraxsanahay shirkaa
Ka dhacay Djibouti waxanaan halkan uga mahad celinayaa xubnihii metalayey somaliland sucaad iyo inta kaleba
Hanolato somaliland iyo umada somaliyeedba
Gosland is shebab down SOMALIA IS ONE NATION
reer somaliland ma ihi lkn xaqiiqdii BooBe yuusuf ducaale wuxuu kamidyahay haldoorka iyo inta caqliga wanaagsani kuhadhay ee maanta soomali unool waa xaqiiq rag ergo qaybin wayay Qaran siday uqaybinayaan hallaysweydiiyo soomali halkay kahagaagi LA, dahay waa qabxumida nimankaas koonfureed caqlina umasiyaado horayna uma socdaan midnimo ay iyagu burburiyeenbayna intaas afka kasheegtaan dhulalka soomalieed eemaanta jira ee nabaddaa bay somaliland kamidtahay iyada iyo puntland balse koonfur waxay noqotay uurkutaallo iyo uurxumo shalay dalkii quruxda badnaa ee jamhuuriyadii soomalieed la oranjiray iyagaa burburiyay taasina burburkii dowladnimadii soomaliyeedna waxay kadhalatay dulmi iyo qabxumo marka koonfuri inay waxburburiso maahee waxdhisma lagasugimayo inta hadeer halkaan kaqaylisana waa xaqiiq inaanay midnimo sidaa ujeclayne shaqsibay difacayaan iyo dulmi soomali wada tashan waydaye hakalatashato
Kkkk wlhi. Rer somaliland raga iyo dumarkooda sida u caaytamaan, waa isku mid.
Well.done boobe
abdi aziz kkkkkqolyahan jeeganta meel loo raaco maleh miyaa shaley bey lahaayeen ethiopia waa walaaladen maantana somalia ayaa na liqeysa ma jabkooday ka fikiraan talow?
#Boobe xaqiiqdu ka hadlay, shakhsiyd ma malyn Karaan iyago aragtidooda ka tixraacaya Waxy somaliland rabto.
Boobe si fiican buu u ga hadlay arintaas
umaleyn maayo qof damiir lihi hadalkaaga qaadanayo.
Fataal Awal xagee qaban isaaqa dhegid tahay.
Masha Allah
Bobee yuusuf ducalee
Gesii gesi dhay halyey qaran
Ismail MOHAMED boowe labeentii garxajis iyo ubaxii daarood iyo halyeeyadii hawiye ayaa matalayey dawlada fedralka somalia ee idinkaa keene afar huuno ahe maxaan idinku sameenaa
@@franklinrosevelt758 Garxajis ha ceebayn...khadar haabaan iyo Fozia aren't the parents Garxajis
Ahmed inaderow anagu hadaanu nagy reer koonfur waanu tixgalinaa garaxajis waayo waa rag somalinimadu kuwayn tahy oo habaryoonis iyo ciidagle ayaa ka buuxa muqdisho iyo gobolkasta oo somalia ah maalin dhaweyd nin al igu yidhi waa ciidagle ayaa wasiir jubaland looga magacaabey wataa walaalnimadu se qolyahn jeeganta qaar aan aqaano oo muqdisho nala jooga walaahey garxajis ayey sheegtaan oo huteelada garxajis iyo tukaanka cuidagle shop ayey ka hor buuxan
@@franklinrosevelt758 Afartaa huuno ayaa dhaamay kuwaad halyayhada ku sheegayso kuwaasi sowkuwii baryootamayey anaku Proud ayaanu iskunahay ama waanu isku kalsoo ahaye maad isku kalsoonaataan waa idinka midiyaha isla gaadaye.
maxaad nooga hadhi ladahiin hadaad halyeyo leedihiin.
Hawiye iyo Isaaq waa walalo qolyaha dheeraadka ahna waxaanu ku qaadi eryaay eryaay.
@@franklinrosevelt758 Garxajis waa Isaaq waxba hakala sasaban Muqdishana shaqo ayey u joogaan guryahana Soomaliland ayey ka dhistaan waa laidiin soo shaqo tagey ee ka warhaya
Geesi jecel sland
Eng Abdi Shire boowe somalia rag aan qoslin ayaa heysta maaanta markaa waxan aad uga cadheysanynna dadkaa jeeganta ee lagusoo casuumay shirka
Waa runtii boobe alow caduw hanoo jibin maxad bananida somaliland ciyaar ku ma iman
Waxaad dhahdaan u badheedha anagoo isaaqbes ah baan rabnaa inaan go no may be inay idiin shaqayso because samaroon dhulbahante iyo warsangeri waxay ku dhaheen isaaq dirqi ma aha jacaylku waa dookhoo ku raaciyo dadkoo ku heshiiya
heego fataal ugu wayn quustay.
Waryaheee dad cafimaad qabo wareeyso odaggan tataca iskadaa wuu dalanyahay hala nasiiyo
Aqoonyahan, geesi Jacburkaa meesha la isugu keenay kalmidiisaa ku filan
Maxaa laga necbaanayaah somaliland?
Geesi
Waa maxay saboobta uu u magacabay xuseen warsame iayada oo xata raysalwasare ku xigenkii joogo, reer awdal afmishaarinta reer hargeisa aqoontooda ayay Ku wiiqan..
Geesi Geesi dhalay Boobe yuusuf ducaale alaw cimiriga u siyaadi
Ninkanu waa ka dhacsan yahay sheekada meesha Somalia iyo Somalind gogol looma dhigin ee arrimaha dhaqan dhaqaale dhamaan dadka soomaalida isirkoodu yahay iyo saamaynta idbedelka siyaasadha geeska ka socda ay ku yeelan karaan ayaa lagaga hadlayey
gees geesi dhacay reeer. qadadwayntu si kasta hadi loo necebyhy way so taganyihin xataa dagaal diyar cid noga badisa ma jirto. jabhadnimo duurgalnimo. ee. walal ma kala hadhna inta aynan isku khaatumo seegin
kan antivirus ha lagu xdho torojan baa ka buuxa
Alloow Caafimaadka iyo Garashada u siyaadi. Inta Boobe Jecel Like ii saara.
Waa geese so fiican u yaqaan kuwa buka ee isugu yimi meesha, laakiin Maxaa uga gidhiisha Xamar iyo Jabuuti,Jan kilika iyo NFD aniga ilaa haysto dhulkay w aan jooga kiti car jiro ciid igu iman karta ma jirto alaxadulihii Waxaan kasta ciidan bir ah oo aan la loowin Kari Muxuu ii sheeg dabdhilf durbaan madhan garaacaya wax.mid kale Xamar iyo motherfkers kale dooni Naaya inaan wax ku darso balaayo iyo xirsi colow wax ku Farsi somali waa worst human being wax la la qaybsado ma darooda o.o kursi isku dilay wax la qabsada No 👎 way pathatic sick people I don't like them kuma rabno ee ha nagu waalan dhulkaag ha ku qaado o.o imaanso o.o wax aad dominate gareyso lama hayo I learned in hard way so be it.
Odey wuxuu ka hadlo waayay A deer Ismaaciil Cumar geele Xamar. Asaga ma laha
Wadanka waa Soomaaliya
Farmaajo iyo Qayre ayaana u taliya. Ee qaylada iyo Calaa calka Ada
Jegaan land is terrorism down musse local musse shani muuse jahli Somalia is one nation viva
Hooyada nationka ka was ilma qarax ujoog ilhaw muqdisho qaraxa ubadi
Uqdaada udhimo bal dada aw yahay ee cuqdada biuxisay eeg isagaaba hadalkiiso iska hor imanayaaa asaasaq
Somalia qeyikeedu hajabo
Waxaan u soo jeedinayaa hayada qabanaysa in LA isku miisaamoo dhinicyada ergada labada dal Mahadsanid
Ahmed qani muqdishawi inaderow sadexdaa qof ayaa ba dir laidinku siiye maad iska iimansataan ma aqoonyahono ayaad leedihiin dabaajiir marfishyada qaadka ka buuxa ayaad leedihiin aqoonyahanadii garxajis xamar ayey cilmigooda umada somaliyeed uga faaideyeen
xasuuqa aad sheegtaan in la idiin gaystayna soomaali idiinmay gaysan dawladii military ga ahayd ood idina kujirteen ayaa idinlaysay idinkuun maahee waxii kumucaarad ahaaba laysay sida majeerteen hawiye etc takale idinku maxaad reer awdal ku xasuuqdeen 91 kii reer kalshaale ama sool maxaad ku xasuuqdeen idinkoo qabiil ah siyaad qabiil kii lama socone ciidan qola walba leh ayay ahaayeen gabagabadii laba gobal oo laidinala dago ayaad soomaaliya kuleedihiin ama cirka qabta ama dadkiina dhinac karaaca
hadii munaafaq jiro waa ninkan boobe oo ah seef dhulka taal oo aan inta badan umadu dareemin waxa idiin cadeyna >>>warkiisan dhuux
Xaywaan qabiil dilay da'daan ayuu jiraa
Caruurtii ayuu waraawo ka dhigayaa
Djabuuti haday soomaliya ka hadhiwaydo waxay ugu yeedhi maamul goboleed .hadi ilahay jidka fican ku tusay oo aanad xoriyadadi sidayad iskaga ciyaarn i adrew maad soomaliya iskaga hadhid anaga manta wax nahaystane
Waa ina lagaga adkaaday siyaasadii arimaha dibada runtii ma jecli inaan is dhiibno balse waxaan talo usoo jeedinayaa madaxwayne muse biixi inuu siyaasada arimaha dibada haday tahay mida dalalka dariska iyo haday tahay mida dalalka kalaba waa inuu isbadal laga fiirsaday uu ku sameeyaa una xilsaaraa cidkastoo aqoon iyo waayo aragnimaba u leh thanks
Boobe lph baa tahye walahy geesi jiro joog
Ms bobe.yusuf.nolawgese.gul.gul.Somalilan
ISAAQ EMPIRE inaderow jeegantu may soo waalneysaa mlaa adero dadkina dhinac ka raaca
Nacaybku idinka ayuue idinku kooban yahay kuwii idiin hadlayay si cilmiyaysan oo turxaanla' uma hadlayn cuqdad baa idinka muuqata meelwalba iyo marwalba . Ilaah idin daweeya waad leedahiin laaakiin Soomaaliya kala goi mayso 4/3 aaayaaa aaminsan Soomaaliwayn ilaa awdal ilaaa sanaag iyo sool iyo togdheer .
geesi bobe yusuf ducale alle ha ku dhawro
Samira Abdilahi waa wareey jeegantu ma xishooto markasta macabaneysaan ileen maruun baa umada laga khajilaa viva somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@franklinrosevelt758 😂😂😂😂 habar ayaa idinku dhacaye ducaysta intad dadka nimcada alle siyay afkoda eegaysaan
Samira Abdilahi abaayo macn faysal cali dhurwaa ayaa hore u sheegay oo yidhi hablaha huunade ee guduudan jaaryado yaaney somalia u noqon waana taan idinla dooneyno anigu nin mareexana oo reer kooshina ayaan ahey markaa dawladan daarood ismaacill baaleh ee hamoodina hawiyihii idin xaq dhawri jirey inuu leeyahy walaahey baan ku dhaarte inaan xishood danbe laidinkula dhaqmeyn ee jilbaha ayaa dhulka lagugu dhufanayaa
@@franklinrosevelt758 qof bilaa caqliya oo afka kaliya ka nool inaan la hado wan ka xumahaye waxanad tirinayso wax yaqana la sheekayso
Ilaahay ha ku dhowro yuusuf boobe
Kan oo kalle waa kuwa dadka kalla kaxaynaya waar inaa wax umadu isku raacdo
Faqashtu indha adakaa imaanka alle idinka qaad cashuurti hargeysay wali kasamri laayin iyo hanti boobki umada wr wlaydaan dib hargeysa uga talinayn iyo soomaliland intaynaan isku cadaab mudan inakala daaya
A Karim Shire adeero anoo mareexana ayaa kuleh mar labaad ayaanu ku fikirnaa sidaanu hargeisa u xukumi laheyn walaaladaa garxajisna anaa wata maanta yaa ku difaacin hadaan mar labaad gabiley kugu kufsan waayo aniga ayaan igaar aheyn
franklin rosevelt khaniis bad tahay oo noloosha ka dacay... Mareexan waxbanaa ma xukumi kareyaan wa daad liita oo bakhti ah... Gerxajiis geesi ah oo idin eryay oo Somaliland xoreyay ayad ka hadlaysa... Isaaq mantaa meel ficaan ayay joogan oo wadankooda way dhiseen oo horumar ayay gadheen, daad wadankooda uu taliya ayay yihiin, idinkuna daad uskaga, oo gaajo iyo qarax dhamaysay ayad tihiin... Baal wax isku faala oo baryaadan iyo oohintaan iska dhaafa...
Waynu ku daalay arrintan 28 sanno ayanu ku dhowahay waa inaynu la nimaddano waxa ka duwan wixii horre ilahay ba og sida khayrku ku jirro
War iidoor ma xishoodaan naagaha naagaha dhalay?
Franklin,,,bowe maxaadtiri,,, Somaliland marexaan xukumi aah,,😂😂😂😂😂😂😂, xukunka marexaan hakusijogte,, cashurta Somaliland Horta gacaanta kusodiig,, hadiiy aad awodiid bowe
Ufff Tuug tuug dalay tag!
👏👏👏😍
Uuuf waxaad umacradeeysa waa maxa liigu darwaayay waa lagu fahamaay
Hadii uu caqli qabo soomali halakala jaro muu dheheen
Wexeey ila tahay kama aqli badnid 200 ee qof ee meeahaas joogtay marka nin iska hadlay ayaan kuu arkaa 3 ayaa ka joogtay ayaad dhahday somaliland sidaad u dhaliishay adiga oo kaligaaga ah taas ayaa tusaale ah tetkale 5 aan aqaan oo kale aniga ayaabo arkaayey oow kamid yahay wariiskii hore tetkale dadka matala somaliland ee muqdiahiw jooga waaiir maareeya ayaa kamaid ah oo caay kala dul dhaca markii oow arko in aan meesha lagu heynin somaliland wax an faca waana looga garabaa lkn mudane adiga haniqon meel mariwaa
Walaalo baa nahay mana kala maarano walalyaal ilaahey dartii aan u midowna wixii horay u dhacayna aan iska ilowna
Masha Allah somalilanders Guul Iyo gobonimo Lojojinmayo cid kasto kasohorjesata qadiyada somalilanders Niwalibaa dhankaga xajii qarankaa somalilanders cidankaa qarankaa somalilandets Habalyo Habalyo Habalyo Miyey miyir bel asqoben marora dilac maqusten Horalosoconayaa Xadudaha somalilanders waa muqadis Waa lamatabtan
Aywalibaa askaciyoo
hoos isku fiiri dalku iyo dadku makala go,I karaan mirqaanka iska dhaaf
cuqdad ayuu la dhimanayaa kani!!!!
Kan wa cunsuri wana nooca la hadhey somaliland dulli ninkan haadaanu nahey reer somaliland name matalo
Oday cuqdad low ah balo ku necbatay
ALLE caqliga kama qaado😍
Sadexdan somaliland waxa la yidhaa u hadlayay waxay waxay ku hadlayaan afka isaaq
Sadex duba somaliland ayay ku hadlayaan
Markaa ayay ku odhanayaan
Somaliland waa la wada leeyahay
Fuck
boobow adeer 3 deenaa ka adkaadayba
Caqliga saliimka ah ee somliland waa sidaa boobe sheegay walhi agree
War ilma'irirsamaalow ebtelada dhaafa