MA YAHAY DOOKHAAGA MUSTAQBAL KA WIILASHAAN TEAM27 HAA MISE MAYA…???

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 104

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 23 дні тому +10

    Ceyda yes moo kaaga baahan yahay amiiro qacdii aya xasuusta reer comment 😂😂😂😂😂

  • @Hipodiamond75
    @Hipodiamond75 23 дні тому +12

    Nafisa Wa NaaG NoLo Weyi 😊❤

  • @HudamustafeHudamustafe
    @HudamustafeHudamustafe 23 дні тому +4

    Nafiso waaku wataaa

  • @AsmaAbdirashiid-c2v
    @AsmaAbdirashiid-c2v 23 дні тому +1

    Nafiso waaku wataa❤

  • @mssamira-o6f
    @mssamira-o6f 23 дні тому +7

    Amish cuqdada is ka day 😏😏

  • @AMIIRAQurux-r5g
    @AMIIRAQurux-r5g 22 дні тому +2

    Dhocishan ceyda weba ku walate😂

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 23 дні тому +3

    Dhilooyinka gabadha ku dhagen hoosta holac idin ka maray doqeyga mha bey tiri mad ku dirqineysan cago dhigta bala nin nii hor carartey

  • @SundusSaid-p1h
    @SundusSaid-p1h 22 дні тому +2

    The real king is not easy naa wilka hanaga cunin qofka did ama yeel Lkn marka hore cadi iska dhig mxa isla walee hush🙄

  • @zakicade910
    @zakicade910 23 дні тому +17

    Nafiso waan wataa

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 23 дні тому +20

    TEAM Cimraan isn't Easy yaqay ❤ Inshallah coming soon 300k I can't wait 🎉

  • @UmaymaMahamed-kx8gu
    @UmaymaMahamed-kx8gu 23 дні тому +19

    Ceyda is not easy

  • @AMIIRAQurux-r5g
    @AMIIRAQurux-r5g 22 дні тому +2

    War ana war nihayo ceyda waxa e ku didosa xalfada maku casumin😅😅

  • @NimcoHasan-s7r
    @NimcoHasan-s7r 23 дні тому +14

    Amiisha waa cuqdalay weeyi khashin so cota weeyaan

    • @Suuban225
      @Suuban225 23 дні тому

      Haa wlh gabadhan waxaan ka shalaynayaa insa mar aan difaacay doqonqaaye

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 23 дні тому +9

    sida ay madaxa u xoqxoqaty oo ay gadaal u aaday oo jawabta ula soo daahday ka garo in ay ceyda crush ku thy lkn aysan ku dhicin ku hamin tiiisa coz wa nin meeleysan qoftaan ha iska waalin yaa dhaho team27 dhaqankan laguma yaqaane 😅😅😅😅

    • @hodancaday7267
      @hodancaday7267 23 дні тому +1

      Caadi iska dhig yareeyyy ilmahaa yar ee rifrifan maxay ku falaysaa naagtii amiira uqajilaabee😂

  • @israQueen-ez7ht
    @israQueen-ez7ht 23 дні тому +4

    Nafiso Qurux qalpi wanag ayay isku darsatay❤youtupe marka furto qofka ugu horeya noqona

  • @Fartuunmohamuud-s6z
    @Fartuunmohamuud-s6z 23 дні тому +28

    Cimraan samia iyo amiira sundus noo keen plz abowe❤

  • @seeydoowmacalin
    @seeydoowmacalin 23 дні тому +4

    War midaan amiisha ceyda maxey ka rabtaa Alpha laduurtay cumeer la duurtay ceyda ladiiiday

  • @XassanCabdi-jv5hl
    @XassanCabdi-jv5hl 23 дні тому +2

    Ceyda team29 miya marka marke dhaheso team27 waa wadana dhamantod

  • @XuseenosmaanXuseenosmaan
    @XuseenosmaanXuseenosmaan 23 дні тому +2

    Ceyda in uu wax la duubo miyuu ka diiday mar walbo wey ku xanaaqsan tahay ceyda gawadha wax la duub 😂😂

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 23 дні тому +8

    Ceyda isaga waji ku siin waaye sidaasa doqaga noqon waaye Amiish cuqdalay😂

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 23 дні тому +5

      Ceyda kama helo hade dhahdo ma ceeba naya😂😂😂

    • @MaryanQuruxsan
      @MaryanQuruxsan 23 дні тому +4

      Doqayga mhn wax xun miyaa

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 23 дні тому

      @@MaryanQuruxsan ma arag tay naago qooqan baa mesha joogo

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar 23 дні тому +8

    TEAM KOKO AND SAMIYA ONE LIKE❤😊

  • @ShukriMuseYusuf
    @ShukriMuseYusuf 23 дні тому +2

    miss cuqdaday meel ay ku jirto inaan like,subscribe,io views ba iskaga qasaarin go'aan ayan ka qaatay✍️🥶 good by🙋

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 23 дні тому +2

    Cayda waa ilma yar layskuma qarxin karo maxaad ku cunaysaan hablaha reer comment😂😂😂

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 23 дні тому +3

    Cimraan koko iyo samiya amiira nookeen 🎉🎉🎉❤❤❤😊😊😊

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 23 дні тому +5

    Yo Cimm, ebetkeyga maa arkin naago saan uu quruxbadan, nagaha somalida usa joogo uga badan waa bilaash iyo weird and boring , waay ku dacatay foreal man, maka fuqi lahyn nagahan all day inaa guursado aa warsa lahaa been aa uumalaysaa, maa guursatid waxaan foreal man also nagta from videogan ka hore damn man, yo Cimm you got the best woman foreal man no joke

  • @amiiramaxamedaadan1355
    @amiiramaxamedaadan1355 23 дні тому +5

    300k coming soon abowe❤🎉

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 23 дні тому +8

    Coming soon 300k🎉❤

  • @AmranMohamud-i1s
    @AmranMohamud-i1s 23 дні тому +2

    Ceyda is not easy 😂

  • @ismahaanabdul3914
    @ismahaanabdul3914 23 дні тому +5

    Cayda wuku adkeye iska fahma😂😂

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 23 дні тому +9

    Na amiish wiilka inaderka ceyda muxu ka sameyey all team27 wan wata sowta dhahdey xage cuqdada ka heysa hush na bax dhiiglaay yahy😏

    • @Mssabgaleey990
      @Mssabgaleey990 23 дні тому +2

      Maamo jiijo ayee udaasay

    • @NajmoShire-m5n
      @NajmoShire-m5n 23 дні тому +1

      ​@@Mssabgaleey990 afkaga edeb uyeel jiijo gaari maysidee ufff 😏🤫

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 23 дні тому

      @@Mssabgaleey990 marka hore iyada yeey thy markeey amira u deyneyso damac xitaa kama soo gali karo daysmo iska daaye ,dhoocilaha adoo kale ee mama nimadu caay u mooda ,na wa haybad alle baxsho jiijo wad ku daleysa mooye

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 23 дні тому +2

      @@Mssabgaleey990 naagtu wato iyo afarahisa maxa ka galay waa wiil inaderked xushmad ka mudan

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 23 дні тому

      AMiish habro ciisho

  • @MuhiimMaxamud-z5y
    @MuhiimMaxamud-z5y 23 дні тому +7

    From nafisa❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 23 дні тому +1

    Qays qaysar ma cid aan aqoon baa jirta graca😂

  • @RiyaanRiyaancadey
    @RiyaanRiyaancadey 23 дні тому +2

    Amiish

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 22 дні тому +1

    Amiish and Nafisa 🎉🎉👍👍

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 23 дні тому +3

    Nafisa is not easy ❤❤

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 23 дні тому +3

    Ceyda isnoy easy😂

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 23 дні тому +16

    Amish is correct ✅️

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 23 дні тому +4

    Amiish yariisey mel Ay ku jirto ley gama wayo🎉🎉

  • @FaadumoSahayb
    @FaadumoSahayb 23 дні тому +2

    300k we cant wait🎉❤

  • @xamsegoud2759
    @xamsegoud2759 23 дні тому +1

    Masayr xunbaa haya doqonta

  • @nimadabdillahi3414
    @nimadabdillahi3414 23 дні тому +1

    Cayda doorasho kagama baahna yarey

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 23 дні тому +5

    I can wait 300k bro

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 23 дні тому +5

    Coming soon 300🎉

  • @Dubbe44
    @Dubbe44 23 дні тому +1

    Gabdho wayna sireen,sheekodii walaal walaal kadhigeen. Cimraan naga adkee ciyaartu afuuf waaye usheeg😂

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 17 днів тому

    Naa wilku waa walalka doqaga maya hay hadii lagu yiri majeceyl ma laga hadlay tan maskaxdey kajiran tahy uf🙄

  • @miskimankaba4671
    @miskimankaba4671 22 дні тому

    War tan amishta waba jaahilad daqada kaga so booday camerada cuqdadly

  • @NasteexomaxamuudNasteexo-ql7qx
    @NasteexomaxamuudNasteexo-ql7qx 17 днів тому

    Nafiso waankujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasteexomaxamuudNasteexo-ql7qx
    @NasteexomaxamuudNasteexo-ql7qx 17 днів тому

    Nafiso waankujclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalushAbdullahi
    @HalushAbdullahi 23 дні тому +1

    Amish cayda maku yiqana horta 😂😂😂doqayda maahan kulaha

  • @IbrahimmuuseCilmi
    @IbrahimmuuseCilmi 23 дні тому +3

    REER COMMENT GABARAA RABAA😮😅

  • @JawaahirAlwaahid
    @JawaahirAlwaahid 23 дні тому +2

    Coming soon 300k ❤❤

  • @XamdiZiraad
    @XamdiZiraad 21 день тому

    Team cimran isnot easy ❤🎉🎉

  • @aadanmohamed6621
    @aadanmohamed6621 23 дні тому +1

    Amish hadal ayaa katagay kulaha Anaa soshaqeyna 90 hee wax nogu dar hee

    • @SiciidWarsame-du2pe
      @SiciidWarsame-du2pe 23 дні тому

      Marki horey dag dagtay yartn klena runtay si toosa ugu sheegtay iyana waa booday qac💔🙆‍♂️😂

  • @Samriyeabdi-v3o
    @Samriyeabdi-v3o 23 дні тому +1

    He xarkana kadhaq😅😅😅

  • @MazamedWali-t2n
    @MazamedWali-t2n 23 дні тому +2

    anaa uhoraya

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 23 дні тому +6

    Samiya sundus amiira😢 🥹💋🫶

  • @mohaaweys
    @mohaaweys 23 дні тому +2

    First comment

  • @AbdirahmanBuush
    @AbdirahmanBuush 23 дні тому +1

    Nin ma adiida 😢😮

  • @مزونالشمري-ص6غ
    @مزونالشمري-ص6غ 23 дні тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cadnaa190
    @Cadnaa190 23 дні тому

    Asxabta plz maxa loga haya 300k cimraan wil miskina waye plz ku tuur😢🎉

  • @KerowupdynoorGudow
    @KerowupdynoorGudow 23 дні тому

    Amish comment saa u akhrineese hurda laan buu kugu ridhe ee adhaa isnaxdilaayo Gofyahy

  • @AsmaAadan-x8e
    @AsmaAadan-x8e 23 дні тому

    Cayda markasta way dida si bay unecebtay gabadhan amiish

  • @RodriCabdulqaadir-tm6dy
    @RodriCabdulqaadir-tm6dy 23 дні тому

    Amish Goaan qaado sax wye😂

  • @BarwaaqoMaxamed-z4d
    @BarwaaqoMaxamed-z4d 23 дні тому +2

    ❤❤❤

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 23 дні тому

    Zaki somali doqeda tahy gabdhan amish

  • @Hannad4
    @Hannad4 23 дні тому

    amiish iyo naciimo jokar isku cod eka😂

  • @CabdicasiisAadan-f6b
    @CabdicasiisAadan-f6b 23 дні тому

    amish king ceyda maxaa kaaxaley

  • @AsmaAadan-x8e
    @AsmaAadan-x8e 23 дні тому

    Cayda way necebty

  • @IssaCaliDicis
    @IssaCaliDicis 23 дні тому

    Mss cuqdad Amiish

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 22 дні тому

    Scw scw scw❤

  • @Nimco_qurux
    @Nimco_qurux 23 дні тому

    Nadiso is not easy wlhi ❤

  • @KerowupdynoorGudow
    @KerowupdynoorGudow 23 дні тому

    Amiish ceyda cawitaan bey weydiisate wuuna udiidhe ana war idhin haayo lacag buu udiidhe miskinta kadhamaadha gabadhan masakiin waaye jah 😢 Amish adhaa isbaxdilaayo Gof kubaxdileeyso mlxn iskuma kalsoonid Gofyahy marka hore adhi isku kalsoonow

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e 23 дні тому

    From nefisa❤

  • @AadanMuxumad-m8y
    @AadanMuxumad-m8y 23 дні тому

    Nafiso waaw❤

  • @HodanAbdiAli-vw6xp
    @HodanAbdiAli-vw6xp 23 дні тому

    Cimraan is not easy🎉🎉

  • @AbdiAli-n7i
    @AbdiAli-n7i 23 дні тому

    ❤❤❤

  • @LADANCIDI-k3j-j
    @LADANCIDI-k3j-j 23 дні тому

    Hi guys 🎉

  • @bashaashaxmed2287
    @bashaashaxmed2287 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FardawsacabdisalamDirie-gd2sw
    @FardawsacabdisalamDirie-gd2sw 23 дні тому

    Nafiso qofn oghy maxay kawd😂😂

  • @AyaanJamac-l3b
    @AyaanJamac-l3b 23 дні тому

    ❤❤❤

  • @MarwaanAbu-marwaan
    @MarwaanAbu-marwaan 23 дні тому +3

    Cimraan amiish ceyda marealbay dhaliishaa maxa ka khaldan

    • @Hodan__cadeyy
      @Hodan__cadeyy 23 дні тому +5

      Cayda ma necba doqedana ma noqon karo wayo qoftisa jogta😂😂😂

    • @MarwaanAbu-marwaan
      @MarwaanAbu-marwaan 23 дні тому

      @@Hodan__cadeyy saaas miyaa is ilaali cml hye

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nasrocalishiiq
    @Nasrocalishiiq 23 дні тому

    Axad mahan