ANIGA IYO SUNDUS YAA GADAAYO DRESS KA XAFLADA / WAXBA MA IIREEBANIN…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 262

  • @Ciiltireboy-c8e
    @Ciiltireboy-c8e 5 місяців тому +127

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢

    • @Samsam-s5r2y
      @Samsam-s5r2y 5 місяців тому +1

      Adig ilahy kacabso magac nabiga subscrab xun hakuraadasan Isaaqa ilahy waydiso

    • @ifraaxileys
      @ifraaxileys 5 місяців тому

      Scw

    • @SahroKhadarcumar
      @SahroKhadarcumar 5 місяців тому

      😂😂😂

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 5 місяців тому +97

    Amiradeyda Iga raaali noqo Sundus u codeeyay Manta ❤😂

    • @Xamdimuhamed
      @Xamdimuhamed 5 місяців тому +11

      Kulamid amiiradeyda iga raali noqo😂❤

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 5 місяців тому +5

      sorry amiira😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 5 місяців тому +7

      Nayada maxa samey sen lakin amira dena iyo sundus isku mid waye😂😂😂😂

  • @ameyra1
    @ameyra1 5 місяців тому +82

    Yaa uxiisay markee amiiro ceyda koko asad isla sameyn jireen gameyda sida pouse game, chooser iyo xukumada😭❤️waa uxiisay wlhi afartooda

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 5 місяців тому +32

    Maanta amiira ayaan ucodeynayey si aan sundus uga farxino maalmahn way xanaqsaneyde amiira aduuna raali ahow hppti😂❤

  • @isackbakool7969
    @isackbakool7969 5 місяців тому +36

    King ceyda yaa soo xasuustey runta sheega 😂😂😂❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 5 місяців тому +23

    Ala sundus iyo amiiro markey isla.jogan amiira 1mk coming soon queen teydii😫👸🫶🥰

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 5 місяців тому +30

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 5 місяців тому +31

    Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @ifraaxileys
      @ifraaxileys 5 місяців тому

      Scw

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman 5 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AmiinXasan-pz3jx
    @AmiinXasan-pz3jx 5 місяців тому +28

    Waa ku baryaa pls like isara asaxabta amiira

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 5 місяців тому +28

    Ano team amiira ah amiira yaan u codeyay😢😂sababto ah waxan diidana inan jaanis siiyo dadkii amiira ku dhagana marmarsiiyo ayay ka dhiganayan lacag ayay ka qaadan sundua😂❤🎉sorry amiira❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 місяців тому +12

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫵

    • @ZuheerJiNi
      @ZuheerJiNi 5 місяців тому

      Koko abaayo waaku taageeraa 😢😢❤

  • @KhalidIbrahim-yi1re
    @KhalidIbrahim-yi1re 5 місяців тому +20

    Team Amira qurux one like

  • @KhalidIbrahim-yi1re
    @KhalidIbrahim-yi1re 5 місяців тому +27

    If you're Muslim pray and say scw one like

  • @HindaIsmacil-bw2rl
    @HindaIsmacil-bw2rl 5 місяців тому +13

    Amira adiga madama ku jeclnahy sundus manta udeenaynaa😂❤

  • @Salmaan_Kuseysi
    @Salmaan_Kuseysi 5 місяців тому +24

    inta ila jecel nebiga SCW Like ii saara ❤❤❤

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir 5 місяців тому +10

    Amiira qurux aad ujecelhy yailajecel gabadhan❤ illaahay hanooxafido amiiradeena 🤲♥️♥️

  • @Halaazi7
    @Halaazi7 5 місяців тому +21

    Sunmirko fans like isku mujiya 😻❤️😫

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 5 місяців тому +7

    Gabdhah ugu naxarista badan team 27 ❤lkn waa la gadeyyy cawa 😅

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 5 місяців тому +16

    Sundus waxa ay kujirto youtub 6 bilood ma dhamo aqayareey mar walbo ucodeeyo in ay gado amiiro ama koko

  • @AyaanClaahifaarax2020
    @AyaanClaahifaarax2020 5 місяців тому +12

    Team amiiri iso duceyo inu alle cfimd dag dag iisio 40 ducado waa la aqbala😢🤲🥺

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 місяців тому +8

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 5 місяців тому +73

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @LadanAliIsmail-ju8ne
    @LadanAliIsmail-ju8ne 5 місяців тому +10

    Amira is not easy ❤❤❤waan Ku jeclaye ❤❤ from Djibouti 🇩🇯 pas

  • @SaraAhmedmahamed
    @SaraAhmedmahamed 5 місяців тому +15

    Team amiira one like ❤😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 5 місяців тому +6

    Amiira u codeyay😂 xasid nimo iga ahayne Sundus kafirxi islaha

  • @HafsamohamedHafsamohamed44
    @HafsamohamedHafsamohamed44 5 місяців тому +10

    1M +500K+200+AND SECOND million mother in somalis all the best amira oooh a forgot asad 2m our big youtuber😘

  • @ibtisamsalah2805
    @ibtisamsalah2805 5 місяців тому +10

    Amiira sundus iyo koko isku dhar soexirta

  • @RamlaAbubakar-fr3pk
    @RamlaAbubakar-fr3pk 5 місяців тому +4

    Amiiro koko aawey mh maskinta koko Malaga tegey nh wlh koko maskin kaligeda lo dhafey xaq ma,ahn 😢😢😢

  • @SucdiQurux-fi7oc
    @SucdiQurux-fi7oc 5 місяців тому +5

    Amiira abaayo dar alle aakuu jeclahay repley ii soo gal

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 5 місяців тому +2

    Sundus io amiira inta ila jecel inakeena
    1milian insha allah ❤🎉

  • @BirimoBeelo-ql1wl
    @BirimoBeelo-ql1wl 5 місяців тому +2

    Koko idinka dhiman maxaaa usoo wadi weeseen 3daxdiina markaa tihiin idin jeclahay ❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 5 місяців тому +7

    Team sundus one like 😊❤

  • @AbdikadiraliOmar
    @AbdikadiraliOmar 5 місяців тому +4

    Aamira qurux abaayo waan ku tageraa ee reply isoo gal ❤

  • @MaryamCukaash
    @MaryamCukaash 5 місяців тому +1

    ❤mid makudhahaa Amiira ❤si aad ugaarto 1M taleefana badan ayaan kaasaarey 🎉🎉waan kaa hormarinaa hambaliyo 🎉🎉🎉🎉kunyi kowjeer 🎉🎉🎉aad baan kuu jaclahay 🎉🎉🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 5 місяців тому +2

    اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲🤲🤲

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 5 місяців тому

    Sundus waa miskiin hadana lacaga maheysato runti😢amira dadka Instagram kugu jiro waa wax garad adiga lee kuu codeeyen thank you so much 🎉❤team amira iyo sundus

  • @SahroIsaaqxasan-cr2ez
    @SahroIsaaqxasan-cr2ez 5 місяців тому +1

    Amiira first comment Ani waaye kujeclahay

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 5 місяців тому +2

    Amiiradena WE Love You ❤❤1 Mio coming soon Insha Allah 🥰❤

  • @LuulBarrow
    @LuulBarrow 5 місяців тому +2

    Keep going my sisters❤❤❤🎉🎉🎉waani waataa gar iyo gardaro

  • @Zara-fx4qr
    @Zara-fx4qr 5 місяців тому +3

    Team amira is mujiya🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @FaadumoAadan-x6f
    @FaadumoAadan-x6f 5 місяців тому +1

    Ha lacagta anaga ku dhibany hay UA-cam Ka lacagta kasoo gasho so maaan ku dhiban sheeko

  • @HashimIsmailkassim
    @HashimIsmailkassim 5 місяців тому +2

    asc inta salada jecel 💓🖐️

  • @AniisahappyHappy
    @AniisahappyHappy 5 місяців тому +2

    First one like plz team amiira 🎉🎉❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 5 місяців тому +1

    Lacak tiii asad wali geed gem saas uadak ma badinin guuuuul sundus waan ku wataaa lafa hore

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 5 місяців тому

    Amiro iyo asxabteda team 27 waa salamantiin🙌 xbbti wad ku mahadsantahay wakhtigada qaligaa❤🙏

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 5 місяців тому +4

    Amiro koko maxa kudacey maxey video uso dugi weyse😢😢😢

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 5 місяців тому +1

      Hargab baa ku dhacay

  • @Zakari2
    @Zakari2 5 місяців тому +10

    Team malika and kamiil 1like ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iskuwara❤

  • @Rahakapoor-z3q
    @Rahakapoor-z3q 5 місяців тому +1

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

  • @mahamedkaabe6010
    @mahamedkaabe6010 4 місяці тому +1

    Sundus❤❤

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm 5 місяців тому

    Amiiradeyna quruxda badan 1M Comong son❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 5 місяців тому +1

    Wcs 🙏 ciyaal ka xafada 1mlyn ❤❤❤❤❤adika dhan hampalyo hampalyo kuwa hore iyo kuwa danbe hampalyo hampalyo ❤❤❤❤❤❤😂😂😂sundus fanny buuxa guuuuul dhaman tiiiin

  • @NiciimaCabdirisaaq
    @NiciimaCabdirisaaq 5 місяців тому +2

    Sundus Wa miskin yar waxmahayste amira miskinta wax sii noh 😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 5 місяців тому

    Ayyy kuwayagii SUNDUS & ♥️AMIIRADEENA 🔥🖤🖤🖤🥳sidaa u faraxsanaada guy's ❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 5 місяців тому +2

    dharka iyo makeup 💄 adiga ku coodeeyey ina bixiso amiira😁😂😂😂🙌😀😉

  • @AbdikaniFarhan467
    @AbdikaniFarhan467 5 місяців тому +2

    ku saLi xabiibkeena muxamed Marka koowaad re commentiga soo gashif❤🎉

  • @MulkiHossin
    @MulkiHossin 5 місяців тому

    Keep going sister insha'Allah 1m bishan

  • @SalmoSalmoxaashi
    @SalmoSalmoxaashi 5 місяців тому +2

    Amiiro maanta make upka sundus u coderye dresskana adaa kuu codeeyay masaxy😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 5 місяців тому +2

    Sundus waa daacad wllhi nasiibkii oo qof eh waaye❤

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 5 місяців тому +1

    Amiro abyo isoo jawab😢😢

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 5 місяців тому

    Sundus is amira dadka kaliga iga qoslisa horay usocoda❤❤❤

  • @mahamedkaabe6010
    @mahamedkaabe6010 4 місяці тому +1

    Amiira❤❤

  • @deeqmaxamuud8898
    @deeqmaxamuud8898 5 місяців тому

    WCS amiirada hampalyo hambalyo hampalyo dhaman tiiiin ❤❤❤❤❤adno amiiira koko sundus amina ugbad dhamaan tiiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmaymaAhmed-k5w
    @UmaymaAhmed-k5w 5 місяців тому +3

    One like team sundus🎉❤

  • @Fadumoaadan-u9u
    @Fadumoaadan-u9u 5 місяців тому +4

    Abayo mcnto Amaro ❤ qurux labarkaga isheg abayo

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 5 місяців тому +2

    Amiiradena sorry markano kle sundus ayn wadana😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 5 місяців тому +1

    Allah is one 😢❤☝️

  • @AxmadCabdiqorane
    @AxmadCabdiqorane 5 місяців тому +1

    Amiira qurux wixii kaxun hormar kaga haubixin

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 5 місяців тому

    سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ عَدَدَ خَلْقِهِ، وَرِضَا نَفْسِهِ، وَزِنَةَ عَرْشِهِ وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @UmuAhmed-g9f
    @UmuAhmed-g9f 5 місяців тому

    Amiiro qurux waxaa kaacoksanaa waxaarawaa inaakudhigto koko barangi lagayaawo kusamee baliis abaayo

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 5 місяців тому +3

    Bahasha Amiira gacanteda ugu jirto yaa u keeney 😂😂😂

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 5 місяців тому +2

    Amiira qof kle hadaad wadan lahayd wan ku codayn lahaa blse sundus kama kaftamo

  • @ikraanMaxamed-pk6ir
    @ikraanMaxamed-pk6ir 5 місяців тому +2

    Team amiiro like🎉🎉🎉❤❤

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 5 місяців тому +1

    Amiira qootoqooto maa oga qadeysaa sundus lacagtey ku guuleysatey kkkkkk amiira adaa ka lacag badan sundus masakiinimadeed maa ka faaiideysaneysa kkkkk amiira maanta yuotubkaan sundus ma idiln maadama dharbaaxin gabdha dollar ka jooji bahdilak ...amiira sundus respekti tus kkk like wa ku saraya hada

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 5 місяців тому +1

    Sundusyyy amiross so funny 😂😂😂❤

  • @Hafsamubarik98
    @Hafsamubarik98 5 місяців тому +1

    Mansha Alah ❤

  • @Khadrajaamac312
    @Khadrajaamac312 5 місяців тому +1

    Qofkii ugu horeeyay 😂❤

  • @MaxamadcabdullaahiBile
    @MaxamadcabdullaahiBile 5 місяців тому

    Fans amiira qurux is muujiya our queen 👸 ❤️

  • @Maaida-c4q
    @Maaida-c4q 5 місяців тому +1

    Yes anaa ugu horeeyo❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 5 місяців тому +1

    Dharka amiiro ucodeye make upkana sundus ucodeye❤😂😂😂

  • @HindoAbdulqadirXasan
    @HindoAbdulqadirXasan 5 місяців тому

    team amiira only 1m🎉🎉🎉🎉i.a plz❤❤

  • @IIHANNOOR
    @IIHANNOOR 5 місяців тому +1

    Amira abayo love you so much reply my message❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SeynabQurux
    @SeynabQurux 5 місяців тому

    Wallahi ani hadii ahaan lahaa kobka quruxda aa
    Adaa ku siin lahaa❤😊m a

  • @ConfusedMansion-pv7vd
    @ConfusedMansion-pv7vd 5 місяців тому

    Ana ugu horeya pls reply ❤❤

  • @ZumyomuhudiinGaabo
    @ZumyomuhudiinGaabo 5 місяців тому +1

    Sunduseyyyyy❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 5 місяців тому

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲🤲🤲

  • @AmiinXasan-pz3jx
    @AmiinXasan-pz3jx 5 місяців тому +1

    Pls replay amiira qurux

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 5 місяців тому +1

    Amira bakhaylnimada nagada youtube5 sana ka shaqenesay😂😂😊

  • @Koko-su3qf
    @Koko-su3qf 5 місяців тому

    Amiira qurux io sundus❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 5 місяців тому

    Coming soon 1m amiross I.a sundusyyy adna coming soon 200k I.a💋🫶🏻💕✨😽💅🏻💐

  • @Sikandarsikandarsaku
    @Sikandarsikandarsaku 5 місяців тому

    amiiro wll marwalibo ka farxi suundus❤

  • @Yasmiinabdiyusufad
    @Yasmiinabdiyusufad 5 місяців тому

    Sunmirko noolada ❤❤

  • @HawaApdi
    @HawaApdi 5 місяців тому

    Mashllah wligiin sa usku garab tagnaad sundus io amiiro ❤❤

  • @AsmaCRashiid-jf4mw
    @AsmaCRashiid-jf4mw 2 місяці тому

    Amiira waa quf faniya😂

  • @Naema143
    @Naema143 5 місяців тому +1

    Mntta ani sundus u codeyay amiiro ine san ku dheceso ma u malenenin😢😢sorry amii❤

  • @YasmiinAxmed-r3y
    @YasmiinAxmed-r3y 5 місяців тому +3

    Amiiro walahay waku jeclahay from Somaliland

  • @ikraanfaaraxCali
    @ikraanfaaraxCali 5 місяців тому +1

    Sorry amiira😂cawada wey kugu dhacday😢

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 5 місяців тому

    Horee usocoo amiradeena❤😊

  • @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls
    @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls 5 місяців тому

    Amiira qurux the Queen 👸❤

  • @asmaahmed6975
    @asmaahmed6975 5 місяців тому

    Amiiro abooyo waa kujeclahay from reer khaatumo

  • @MuscabMustafa
    @MuscabMustafa 5 місяців тому

    Amiira qurux mashallah ❤