Alle ha idinka aval mariYo wax daruuri u ah bulshada ayaad usoo gudbisaan wali gay gaadhi ma kaxayn laakin wax yaabo aad utiro badan ayaad iga barten runtii igu Ma Adka sida loo kaxeeyo allé ha idin sharfo horumar wacan zakhaan driving school from 🇫🇷
Macalin ilaahay hakuguasturo❤
Mashalaah ilahey haku xafido waxa i muuqato ina tahay macalin xirfad u leh shaqada u qabanayo
بارك الله فيك
Masha allah
Mahadsanid macalin xageen kala soo xariiraa
Thanks macalin
Lkn qof aan gaariga aqoon in aad magalada bartankeeda ugu dhiibto soo qayr masuul mahan😢
Walaal jidad u diyaarsan in ardayga kaligiis lagu baro lama helikaro marka qofka ayada oo laga taxadarayo baa labarayaa
Thanks brothers
Mahadsanid macalim🙋🏾
Mahadsanid macaliin
Aaad ayaaad u mahadsantahy wll
Allaaha idinka abaaal mariyo
Sidaad dadka ugu faa.idaynaysaaan
asc xafesku xagukuyalaa
Alle ha idinka aval mariYo wax daruuri u ah bulshada ayaad usoo gudbisaan wali gay gaadhi ma kaxayn laakin wax yaabo aad utiro badan ayaad iga barten runtii igu Ma Adka sida loo kaxeeyo allé ha idin sharfo horumar wacan zakhaan driving school from 🇫🇷
Thanks wl
You time maxaad kawadaan
Ustaad indicator ma mrkaa la leexanayaa
Saliid sii maxa laga wadaa macalin
Leebarka wye
Accelerate dhaqaaji
Markad wadada kabaxeyso iyo aad sogaleyso ayaa lashitaa
Best teacher🙏🫡
Thank bro
Suuqa dhexdiisuu ku barayaa