@@adnankafi4035 adigu ka cabso lkn isaga waxba kaama galin haduu ka cabsan waayay, adiga miya jano iyo naar u haya . Adi miyaa diinta leh adi miyaa ilaahay ah , anaga subscribe usaarne haku mashqulin
Qayserow say kaa noqotay habo Maxay tahay dumarkan qaawan Miyeysan cawradodu denbi kugu Ahayn see iskugu masawirtay naago Qaaqaawan daawadayashadana ugu So gudbisay ka qaad sawirka o Alle Ka cabso waxani o kale ma fiicno Hana u so gudbin asaxabtada Subxanallaah ilaahow irsaaqad xalaal Ah inagu irsaaq o aduunkan hanagu Fasahaadin Amiin
Aloow yaanan khyrkaga ku kibrin ma lacagta sidan wax u gasha . Ma saasa qurux la mooday .walhy aakhirrusaman ba lagu jira . Wlo diintada aduunyo haku iibsan . Video ga ka saar youtube ka bisinkee😮
@@Somalilander_Girl xaq dadka Alle walaaleyay ka dhaxaysa weeyi tani .in waxlaysku sheego waa mid layna amray oo in khaladka layska qabto .miyanad ogayn in sababta umada nabi Muxamed NNKH ay kaga fadilantahy umadaha kale ay tahy wanaag isku shegida ???
Astaghfurullaah .. waligay Wan ku taageeri jiray laakin maanta waxaad soo dhigtay wax laga xishoodo oo diintaada ka hor timid so, (unfollow) inaa lagu saaro baa ku adbin
Muuqaalkaaga transalation u samee. Hadii english lagu hadlayo somali translation u samee. Hadii somali lagu hadlayana english trnaslation u samee. Si cid walbaaba kuula socoto
Well done Qays. Dadkan jaahilinta ah sawirka ku mushquulay maxay ahaayeen. Wax la qoonsado ma jiraan wixiinan reer baadiyaha ahi dee is dhaafiya hadii muuqalka only one second ah aad dhibsateen!
Dadka tiktok kaimadhee one love😂😂❤
Like me
Beenban uhaystee wuba ka dhabeyey😅
Anoo kle😂😂
Sidoo kale 😂😂
Love mAAHA EE like dheh 😂🤚🏽
Inta warjecli darteed utimi one love from titok❤😂
Qeysarow waligey inta aan kudaawanaayey commend kuma aan qorin😂😂😂
Ani cml
kkkkhhhhhh
Wad ka bxisy
@@Cannuub-zw8iq Hada Wa Bixisyba😂
Hada maxaad sookordhise marka
Waaw Qays Qaysar come back 😊😊
سبحان الله waaree badal sawirka qofmuslima maanad ahayn
Yeah bro
Maxaad u amraysaa Maxaana kaa galay muslim-nimadiisa?
@@Somalilander_Girl haddaanay diintu kugu waynayn orod iska bax
Wuxuu soogelinaa waa masuuliyadiisa faraha kaqaad sxb. Muuqaala top ah usodayaa ninkan.
Sax bisinka
Acudibillah sawirkan badal, haddii Rabika ka xishoon, dadka ka xishoo
استغفرالله
Naa wll sawirku waaxay
Waxba kaama galin niicda meelaha la aad
@@Somalilander_Girl iska aamus 🤏
@@Somalilander_Girladigu dadka aad ka dhalatey ku faan oromo fawqal oromo intaas somali iska dhiga intiina bakhtiga ah maxaa kaa galay waxaan adiga kumaba khuseeyaan danahaaga raaco masaakiin yahay ish waaba wada dhadhamo intoda somalida iska dhig dhigtaa ayadoo intaas le eg bay qof sideeda oo kale la dhalay oo saxarada laga tirey oo dharka dhaqan jirey oo naaska hooyadiis nuugey oo cunto cuni jirey oo meyran jiray oo binu,aadam ah bay caabudeysaa wuuba dhintey baad aaminsan tahaye yaa ku abuurey ileyn markuu dhintey ka dib baad dhalataye qof oo ilahay caqli siiyey oo hadana noocaas ah xoolo fayqal xoolo
Iska badal sawirka wll waa ceebee xishood qof musilama baa tahay taageerahaaga qadari annagua wan ka qadarinnaa😮😮😮
Waa sawirkee wll❤
Yaa qadari kudhahay?
Really
@@mfb8796 what happen bro😒
Mxa dhib ku jirra
This was wonderfully done on my City. The tour guide James is very knowledgeable and passionate about Namibia.
ilaahey ka cabso
Adiga miyu kaa cabsan laha
@@adnankafi4035 haduu ka cabsado iyp hadu ka cabsan waayo waxba kaama galin jano iyo naar uma haysid. Qiirada meelaha la'aad
@@adnankafi4035 adigu ka cabso lkn isaga waxba kaama galin haduu ka cabsan waayay, adiga miya jano iyo naar u haya . Adi miyaa diinta leh adi miyaa ilaahay ah , anaga subscribe usaarne haku mashqulin
@@Somalilander_Girl Ilahey kacabso haddii lagu yirahdo hadal kuma furna ee iska amus 😐
@@SitiSiti-zc6lw ilaahay ka cabsashadiisu waa shay ka dhaxeeya shakhsiga iyo ilaahiisa, shaqadada maaha , haduu naago qaawan soo sawiray waxba kaama galin , danahaaga ka raaco
Qaysow eedo waa dalmar iyo tourism fiican ee ku wad inane ilaali. Make sure in aad Allah na aad ugu soo dhawaatid eedo ❤
Ilaahay iyo umadaba ka xishood bal waxaad thumbnail ka soo dhigayso eeg.
hhhhhh
Waxba kaama galin 😅
@@Somalilander_Girl iska aamus
@@Somalilander_Girlwax bdn baa iga galay
Dawade ka ahow waan ku raxaysananye anagu ye
1 mar igula sali Xabibkena Mohamed SCW SCW ❤❤❤❤❤
Lacagta vediogan kaa soo gashaa waa xaaraan zxb iskaga guurso ❤
😂😂
Maxa kaa galay xaaraan teeda miyad ka xuntahay dee
@@Somalilander_Girl Haa qofku waa isaaq
Best video and beuatiful place keep up the effort bro.
Subxanallaha!!!!!, xumaanta waa laqarsadaayee madadka lalawadaagee, hadii xishoodka kugu yaryahay plz cala aqal dadka kudawanaya indhahooda ixtiraam.
Ilaahow utooobad keen wllo.
Qiiro jabaan haku mashquulin dadka
Wuu ka saareyba wll❤
SOMALILAND
MEMORIAL BE LIKE THIS WITHS SNM PICTURE.
Inaad waalanthay wxn ogaaday marhore waxaana cadeyn kuugu filan waxad qurux u arkeyso lkn aan qurux aheyn aabahaa ilahey ha unaxariisto adne diintaada kudhaqan siduu aabahaa udhintey baad udhimanE!!
Oo sxb aabihii suu u dhintay
@@KhaalitGaaz caadi buu u dhintay ee ninkaan buu fahansiinayaa dhimashadu ineesanba meel jirin
@@KhaalitGaaz dee si caadiya ayuu u dhintay
@@onelove7853 wuxuu ka wadaa abahaaba wuu dhintay adna sidiisaad u dhimanay saa
Odaygu caadi umuu dhiman miyaa bal iga daba geeya 😂😂
Allh ka baqo o ka qad sawirka wllo wa hoyod o kale wa dumr wawyene
Qayserow say kaa noqotay habo
Maxay tahay dumarkan qaawan
Miyeysan cawradodu denbi kugu
Ahayn see iskugu masawirtay naago
Qaaqaawan daawadayashadana ugu
So gudbisay ka qaad sawirka o Alle
Ka cabso waxani o kale ma fiicno
Hana u so gudbin asaxabtada
Subxanallaah ilaahow irsaaqad xalaal
Ah inagu irsaaq o aduunkan hanagu
Fasahaadin Amiin
Na naga amus mxd la cala calaysa 😢
Wasaxaty si wngsn ba wax ugu shegtay
@@abdarizackmamada ka weyn ka har oo raligeli
@@abdarizackmaxaa ka Qaldan xayawaaNow🙄
From tiktok awey wxi qawana😂
استغفر الله لا اله الا الله
Mash Allah like it how it's beautiful country
Waa top wll video ga dumarka cawradooda ka qaad thumbnail ka
You deserve 100 million subscribers 🎉❤
Inta xaga sare kasoo aragtay qays oo naago n**so qaawan lasawiran kadib kusoo dhuftay one like 😂😂👍
nambia waa wadan aad qani u ah, wuxu caan kuyahay soo saarista daimonka , inta ugubadanna dhaqaalaha wadanka waxa gacanta kuhaya caddaan tiro yar sida south africa.
subhanallah dadkan qawaan maxad uso galisay
Joe hattab ba layska dhigayaa 😂😂 usheeg iney ninkaasi macal gaaaladu daawato
Qiiro idinka badatay isagoo kuwasayo ayuu ku duubaya xitaa haku amshqulin
600k is coming up my brother qeys qeysar 😊🎉❤
Wll sawirkaa iskaa qaad aado mahdsaan وتعاون على البر والتقوى ولا تعاونوا على الإثم والعدوان وتقو الله انالله شديد العقاب ❤❤
Best UA-camr In AfriCa❤
That's right
Really
South Africa 🇿🇦 usoo soco qays qaysarow🎉
Ala war jecliyaa tiktok ka soo arkay😅😅
Wlhi isku midnahy😂
Kula mida ahay lkn waxay sawirka la leeyay Iska qaad
@@azmaahmed2103 waa kan video yawga ugu horeeya saran intanad dawan
Sidoo kale tiktok aa ka soo arki
Haa ii! ma luqadey kamid tahay 😂
Keeeep going ❤❤❤❤❤❤❤ qays qaysar
lanbar one somali UA-camr Qays Qayser❤🔥
You are one of the best vloger I saw keep going bro
The best UA-camr in somalia
IN SOMALILAND WEEYE SIS
Keep going walalo from USA 🇺🇸
First like an first comment form awdal borama
Ilaahey kaxishoo nio iska daji wxn wx xishonya matihide😢
Alle kaxishoo subxanallah😮
Haduu ka xishoodo iyo hadii kalena shaqadada maaha qiirada meelaha la aad
@@Somalilander_GirlKKK Qeyser isn't easy ileen ilaaliyihiisa khaazka ah baaba THy😂😂😂
@@abdirahmanfarahabdirahman164 waxan la yaabahanay somalidan danbi kasta sameeya lkn markay qof wax yar ku arkaan isaga dhiga nabiyo oo diinta ku qasba
Namibia is one of the most beautifull cantreis in africa❤
Subxaanallaah 💔 Sawirada maad sidan ka baddashid,
Waad qarin karaysay
Legend runta u sheegty ciyaLki gore bad thy coment bixin jirey
TeaM sheikh musttafa one LoVe 🖤
Jecliya inan sidada uuu dalxiso 😢
Ilhay haa ii rumeyo aniga iyo inti rabtaba
Qays Qaysar waan kuwaa pro
Hore usocco wll jabuuti kaalay ❤❤😂😂
Namibia ayey sheekadu mareysaa jabuuti maa ku soo celin 😂😂😂😂
@@mumtaasxasan3232 haa jabuuti nabad baa taala iyo barwaaqo
Subxannallah wall Adoo Muslim ah waxaay Islaamaha canadhada qawan ku dhex jirtid
Yaaa ku baneyy inad ajanibta qawan indhahgu egan😅😢😂
Shaqadada maaha haduu doono iyaga iyo adigaba wuu idin wasaya 😅
Omy qooq😂
its absolutely Beautiful video and Good job Well done my brother and keep going your effort to emphasize your dream❤
kkkk meel kle kakulushahy
Awy dadkii qaaaqawanaa baan soo radiyeew😂😂
Cabdiraxmaan abdi wali hore usoco legend batan de kuyidhi
Namibia iyo batuswana waa wadamada ugu horumarsan qaaradena africa
Hell no way ad sawir nocas ad so qadhatey alle kabaq
Weligay inta yuotab dawenay commend ma qorin😂😂😂😂
Aloow yaanan khyrkaga ku kibrin ma lacagta sidan wax u gasha .
Ma saasa qurux la mooday .walhy aakhirrusaman ba lagu jira . Wlo diintada aduunyo haku iibsan . Video ga ka saar youtube ka bisinkee😮
Diintaada aduun haku iibsan waxba kaama galin diintiisa cidii abuuratay ayay kala dhaxaysa danahaaga raaco
@@Somalilander_Girl xaq dadka Alle walaaleyay ka dhaxaysa weeyi tani .in waxlaysku sheego waa mid layna amray oo in khaladka layska qabto .miyanad ogayn in sababta umada nabi Muxamed NNKH ay kaga fadilantahy umadaha kale ay tahy wanaag isku shegida ???
Gaal gaal dhaley@@Somalilander_Girl
@@Somalilander_Girl waar.maisku reerbad tihiin 😂
@@AwaleXasan may, isku qabil ma nihin.. lkn qofna laguma mashquulo diintiisa , hadu diinta ku dhaqmi waayo adi miyaa naar iyo jano u haya
Masha allaah
Best you tuber qays😊❤
Jecliyaa africa ❤❤❤❤🎉🎉 waligey waligeyba waa jeclaa inaad kasoo waranto thank you qeybo kale soo gali sawaaxiligana naga brodeee 😂😂😂😂
Next rwanda 🇷🇼 sxb
Waa valogii ugu horeyay aan daawado mid qeys ah😂😂😂
Allh maxay in dhahaagu ku nuursatay qaysow nimcadaa waan janis waaan Gol😂😂
South Africa imaw bro
War waa noocma😏 subxanalah
Amazing
Subxanalah Allah ☝️☝️☝️☝️
Naagahan qaaqawn maxay ahaayen 😂😂😂😂
He is rigaal or rijaal ❤❤❤❤❤❤❤ ilove you qays your tourist😂😂
Legend hattab somalia
From tiktok 😂
Naagihii qaawanaaa meeye dee
Qeys qeyser wuu waashey😂😂 wallhi wax walbo wuu noo keenaya😂
😂😂😂😂
Waa yara ceeb adoo youtuber wayn ah waxa in aad sawirka soo saartid walaalkay oo 6 jir ah ayaan arkayay isagoo oo dawanaya naagaha qaawan waan naxay ee ka qaad sxp
Inta marky nagaha argty soo cararty farta taag😂😂☝️
😂😂😂
Mashallah aad ba umahadsan tahy qays sxb. Rwanda aan ka sugayna next time inshallah. List ga noogu dar.
From tiktok😂😂
Thumbnail kabal waa very dangerous ee😂😂😂
Qeys qasiiiis😂😂😂
kk
Qaniis maaha ninku naagaha wuu wasaa 😅
@@Somalilander_GirlQasis bey tiri
Subxanallah qaysoow nio waaxay waxaasi lkn soo badi 😂😂😂
Thumbnailka yaa ila arka asxabey qaysa wa garac neo 😂😂❤
😂
Adi weli ma nooshahayna😢😅
@@zuhyrmohmed1968 ha alx wan so laabtay 😂❤
Haaa 😂❤ alx@@zuhyrmohmed1968
First day comment kaaso bixiyo waxa mesha ka qaad views haku raadsan ubad yar yar ku dawanaye
Astaghfurullaah .. waligay Wan ku taageeri jiray laakin maanta waxaad soo dhigtay wax laga xishoodo oo diintaada ka hor timid so, (unfollow) inaa lagu saaro baa ku adbin
Xaqiiq wll
Kula qaba
Haa wall Haka Saaro sawirkan Qaawan
Cabdiraxman cabdiwali keep going prather ❤
Lgend❤
Naagihii dhaadheeraa ee hererida ahaa manad soo arag😂
Muuqaalkaaga transalation u samee.
Hadii english lagu hadlayo somali translation u samee.
Hadii somali lagu hadlayana english trnaslation u samee.
Si cid walbaaba kuula socoto
Talo fiican bad siisey
Qays qaysaar salan sareee🖐🖐
Subxaan allah wllo waan ku daawanaye way fiican lahydi in aad na ixtiramato ood diintada ixtiraamto waa maxay dadkan qaaqawan eed noo keenyey
Waaar edeb yeeelo waad kaso dartaye saqajaanyohow wah oo maxanad dadka leedahay daawada iminka subxanalah ilahay ka xishood una ka xishoonwaydaye
Hooyoyinkaan hadey gaalo yihiin xitaa zxp ixtiraam muslim ka ku daawanaya bigfan from hargeisa😊
Qaysoow sharafta ha iska ridin waxaan ALLE raali ka ahayn risiq haka dhiganin❤
Well done Qays. Dadkan jaahilinta ah sawirka ku mushquulay maxay ahaayeen. Wax la qoonsado ma jiraan wixiinan reer baadiyaha ahi dee is dhaafiya hadii muuqalka only one second ah aad dhibsateen!
Kkk ma aha Magaalo Namibia waa dalka Namibia
Qays wa nin somali o dhami tagerto from 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Taasi ma queen qaawanta nambia😂
War qeyso waad raaxesatee lajanow waan ku ogahay sobiximeysid ee sifiican inogu soduub
subxaanallah wallhy nagamaad xishoon dadka ku daawanaya waa la ixtiraamaa
Acuudu bilaah from somalia 🇸🇴
😂😂😂😂
Subhanallah waar qaysaw waaxay sidani cawro uma haysatid miyaa hablahaa cawaanka ah
Fadlan cawrada dadkaa qaawan iska masax ,waan kuu nasteexaynayaa