Xog Ciidanka Lawaregay Guriga Ciro iyo Kulanka Muuse biixi? Najiitada Dorashada iyo sida ku adkatay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 59

  • @amransidiiq
    @amransidiiq 17 годин тому +1

    clraxmaan ciro guul guul inshaalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @boqortooyohararimpire
    @boqortooyohararimpire День тому +9

    waar xogogaal way fiicnaan jirtee isna waa la kireystay sumcadiisiina shilimo aYUU SIISTAY

    • @user-horo
      @user-horo 20 годин тому

      Kkkkkkkkkk waxwalba kafilo kkkk

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb День тому +5

    WARIYE YUUSUF ADEER ISKA HUBSO WAXAAD KU HADLAAY SO❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День тому +2

    Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland SSB viiva SSB guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland

  • @csalaanascwllamalbalwaranq2940
    @csalaanascwllamalbalwaranq2940 19 годин тому

    Madaxwayina Dr cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro guul iyo gobonimo 💯 💯💯

  • @csalaanascwllamalbalwaranq2940
    @csalaanascwllamalbalwaranq2940 19 годин тому

    guul iyo gobonimo masha Allah 💯

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c День тому +4

    nin culusbaanku moodi jiray waxaan lahubin sideed usheegta xishoid adigiiba iska hor imanaya

  • @suhaybbukhaari
    @suhaybbukhaari 12 годин тому

    Instead alaaah guulguul❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 16 годин тому

    Guul ciro

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 День тому +1

    Subhanallah war benta joji

  • @maxamedadam6191
    @maxamedadam6191 21 годину тому +1

    Beeenaale

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 19 годин тому

    Ninkani waa habar jecelo waayo maalmahan ayuu kulmiye kasoo horjeestay

  • @Daher-o6g
    @Daher-o6g День тому +2

    Stop propaganda! You need a training course

  • @user-horo
    @user-horo 20 годин тому

    Wali wali fari kama qodna xaaji jooji wararka mafrashyada kasocda waxani war maahee,warkaaga hubi

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 11 годин тому

    Cirowuudhacay

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 День тому

    Bèeeeeeeen
    Cirro iyo adiguba waxa tihiin losers
    Guull ma haysid
    Ciidan ma haysid ...kuwii buurta sure
    Mee sawirkii
    Waa warkii huwanta

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 День тому

    Warkaa uu sheegayo waxan ku arkay wargeysyada somaliya ushaqeeya,Ree Somaliland iska eega warka cadawgiina wajiyo badan ayey leeyihiine.😮😮

  • @alijama3401
    @alijama3401 День тому

    SUJUUD AYAA KAA MUUQATA BALSE KALA QAYBIN AYAAD UMADA IN BADAN LA DHEX JOOGTAY KII LA SIIYABA WAY MIDOOBAYSAA SOOMAALILAND

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 7 годин тому

    Dadkaaga dhinac ka raaac hooy hooy dhinac ka raac. 😂😂

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 23 години тому

    WALEE DAWACAAN MEEL FARIISAN

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 День тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g День тому

    HUBSO WARKA AAD NOO SHEEGAYSO WAXA GUULAYSAN DOONA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 День тому

    Ciidanka xabsi guri bay u suubiyeen cirro ilaa iyo inta muuse bixii laga dhaarinaya

  • @CaliIbraahim-d8n
    @CaliIbraahim-d8n День тому

    Ma moodaa Xogogaal media inuu ku dhaba dhaboobay borobagaadhaha indho la'aanta ah ee reer wadani baraha bulshada ku faafinayo waa dadka tirinka codkoon dhawayn oo codayntu socoto dabaal degayay Xogogaal Soobaydh adeer 😂

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb День тому

    A mad maxamuud siiraanyo ale haaw naxariisto inlilaahi wanlilaah raajcuun

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh День тому

      Inaalilah wainaa ilayhi raajicuun alle ha u naxariisto

  • @HALAANDAli-g5v
    @HALAANDAli-g5v День тому +1

    Beenta jooji waxay tahay view raadis illahay ka baqo😂

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 23 години тому

    IS HOOS MARIN MIYAA JIDHA NAXA RAAJAY

  • @Mukkeg
    @Mukkeg День тому

    Kani waa prank warba ma hayo wuxuu baraha bulshada dad iskaga soo qoraan buu noola yimaadaa😂😂😂

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy День тому +1

    Just stop lie

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 День тому

    Adoo hargeisa jooga oo meeshiiba jooga ayaad hadana wax ku tidhi ku teena nala hor timi

  • @fathiaabdilahi630
    @fathiaabdilahi630 18 годин тому

    Gari laba nin kama wada qosliso

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 День тому

    Hargeysa ayaad joogtaa oo aad ka warkeeni weydey guriga Ciro. Oo wararka faqashtu soo qoreen aad qaadanaysaa!!. Tag guriga ka warkeen, la kulan Ciro oo wax ka weydii in uu jiro kulanku!!.

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 22 години тому

      @@ahmedyaasiin3957 😄😄😁
      Ninyaw ninkani warka uu sheegaayo waa dhab ciidamada guriga ciro lageeyayna waa dhab
      Adigu faqashta aad sheegaysaa xagay joogaan
      Wadanku madaxwayne cusub ayuu yeeshay waana madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ciro muusana waa madaxweynihii hore

  • @CabdisalaanRidwaan
    @CabdisalaanRidwaan 15 годин тому

    War hedhe miyad no qarsoneyd shaw huwanta gudaha ayaad tahay wax aanad hubin bad no she gaysaa

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Waar ilayn yaab badanaa

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Waar waxaad shegayasaa wararka suuuqa

  • @qooranelayeh3096
    @qooranelayeh3096 День тому

    Waar beenta hooyadaa ugee

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 День тому +2

    Beenaale dadka beenta ka daa

    • @Khadar-h8b
      @Khadar-h8b День тому +1

      😂😂😂😂 muuse bye bye

    • @Username11249
      @Username11249 День тому

      Xaaraami baad tahay

    • @Username11249
      @Username11249 День тому

      @ ciro bye bye.nin walba dhulkiisa joogayaa buurahaaga leedahay ana dekedahayga iyo hargeysa gabilay leeyahay airport hadaa soo dhaafto waan eegnaa

    • @Khadar-h8b
      @Khadar-h8b День тому

      @@Username11249 anagi maanta cayda waan ku nasanayaa amaantana waan ka cararyaa , guuul madaxweyne ciro 🥰🥰🥰

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d День тому +1

      ​@@Username11249maxaa kaa oohiyay adeer 😂😂😂

  • @Minnesotalove
    @Minnesotalove День тому

    Kkkkkkkkk 😂😂😂😂 Beenta jooji

  • @asxaabi
    @asxaabi День тому

    Adiguna beenalayashi ayaad kusoo biirtay, beentii ugu weynayd oo qeyru sharci ah

  • @Degankhadar778
    @Degankhadar778 12 годин тому

    Guriga cirro waxa la geeyey ciidan poclice ah sababtuna waa inaan dhaq dhaqaq hubaysan anu samaynin waayo guushii musay raacday

  • @abokorfaarax4241
    @abokorfaarax4241 День тому

    Wariye dhinac ayaad kararantahay

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 20 годин тому

    Fake news

  • @HALAANDAli-g5v
    @HALAANDAli-g5v День тому

    Hhhhhggh😂