DEG DEG Seddexda X & Iran miyey kala furan doonaan | Ma Hubka NUCLEAR-ka ayaa Jawiga Badalaya |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @MohamedAbdullahi-me9ge
    @MohamedAbdullahi-me9ge 3 години тому +5

    العزه والشرف لاهل غزه❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Годину тому +2

    Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @ZakariyeOsman-h8p
      @ZakariyeOsman-h8p Годину тому

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤️ ♥️

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 2 години тому

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lionalmessi1422
    @lionalmessi1422 Годину тому +1

    Mar walba hadalkii allah jiri doono yahuuda marwalba aad ismoodan inaledihiin awood oo adunka fasahadisiin idinkana adoomadeyda kuwo kamida nifasahadinayo taas baa na dhaceso

  • @maxamadaxmedxasan8634
    @maxamadaxmedxasan8634 3 години тому +2

    Muslimķa alaha u gargaaro
    Galadana aha jabiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @CishqiNuuriye
    @CishqiNuuriye 2 години тому

    AllaHu akbar AllaaHu akbar AllaHu akbar AllaHu akbar ( RABIGA ) waynoow ugar gaar muslimiinta gar ahan gar ahan reer FALASTIIN incHa allaH

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 2 години тому

    Allaha guuleso falasatina

  • @AbdiadamAbdiadam-l6p
    @AbdiadamAbdiadam-l6p 2 години тому

    Salig nabigan scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alu akbar

  • @husseinmohamad6546
    @husseinmohamad6546 2 години тому +1

    Sahyuunida aabaheeda heshiis ama balan kama dhabeeyaan .waa sheydaan iyo ibliis . Muqaawamada waa xal xisbi

  • @RammadTV
    @RammadTV 3 години тому

    ❤❤❤Guula islaamka Falastiin noosoo gudbi iyo Jabka Yuhuuda Alle ha jabiyee Insha allaah❤❤❤….

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 Годину тому

    ❤maxamed warunta haday kaharto
    Way udhamatay iran

  • @NOURYOUSSOUF-p3o
    @NOURYOUSSOUF-p3o 2 години тому

    ❤❤ Iran

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 години тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @muhudinafareh3768
    @muhudinafareh3768 3 години тому +1

    Guul

  • @AbdirahmanAhmad-d2k
    @AbdirahmanAhmad-d2k 3 години тому

    First person❤ guul muslimintaa

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 години тому

    Adiga mudan Mohamed ❤

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 2 години тому +1

    Taasi madhaceyso in esraan x3 iney meesha kasarto oo jarto sxb gaalada alle nacdeylna siyaasad xub ayey la maagan yihiin waana shirqool lagu wado eeraan oo marka laburburiyo saxubadeeda iska caabinta in iyadana loo soo jeesto iyadoo bilaa itaala waayo nimanka x3 hiil bey uyihiin eeraan waana kuwa xasuqey cadawga marka in nimanka meesha laga saaro oo xidhiidka ijasrto madhaceyso

  • @ahmedhabiib7199
    @ahmedhabiib7199 3 години тому +1

    ❤❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 години тому

    Falastiin alley leeyihiin wax walba Allah ayaa kaga filen cadow walba

  • @AbiibIbraahin
    @AbiibIbraahin 2 години тому

    wa hadi ay sida carabta sidy ugudawanayan ay ugudawato ayuba lala saxibi siday aniga ilatahy

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 3 години тому +1

    Dagaalka wax joojinaya kara waa ukreyn iyo rushka ninka qabsanaya america thrum

  • @MohamedAbdullahi-me9ge
    @MohamedAbdullahi-me9ge 3 години тому +1

    Free Palestine ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 години тому

    Alxdulillah ❤❤

  • @RammadTV
    @RammadTV 3 години тому

    Waanu dhawnahay Maracade Show

  • @FaraxBashiirXuseen
    @FaraxBashiirXuseen 2 години тому

    Iraan awoodeda WA XAMAAS XUTI IYO XISBULAAH SAXDAXDAS HADII LAWAYO IIRAANA WA LAWAY

  • @AbdiIbrahim-b1j
    @AbdiIbrahim-b1j 2 години тому

    Walakalacuna

  • @Gosaradan
    @Gosaradan 2 години тому

    Tii alla Ayaa kaweyn wuxu alla doona unbaa dhici

  • @Achwakaskar
    @Achwakaskar 2 години тому +1

    Sheikh Google seddex xxx waa 😂😂😂😂

  • @KhadarxasanXasankhadar-f4p
    @KhadarxasanXasankhadar-f4p 3 години тому

    Acs Maracade sh w
    ww xaqada

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 години тому

    Asc maracade ilama aha in eeraan mayeelayso wax kasta oo loobalan qaado mw taraam riyadiisu been weeye israa.iilna waa layaqaanaa oo kitaabka quraakeenaa inooshegay yuhuud aysan heshiis lala galin kari ilaa iyo in ay mulimaan mooye oo iyagu allaa ku beeeray shiki aysan wax muslin ah aysan aaminayn markaa eeraan way ogtahay yuhuudi inaysan aminaad lahayn ee eeraan x x x masidaynayso marna waa msdhado

  • @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
    @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi 2 години тому

    Mar walibo tii alle ayaa shaqeynwyso

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 52 хвилини тому

    Ku.scw.scw.scwscw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahimmahmudadan6279
    @abdirahimmahmudadan6279 2 години тому

    ASC sxb sare MARACADE SHOW trump wuxuu dooniyaa
    Sir uuku dhexgalo oo uu ku
    Kala furfuro ku ogaado xaruumaheeda nuclear, waad mahadsantahay guul iyo
    gobinimo ❤❤❤

  • @MaxamedShankar-ot6bc
    @MaxamedShankar-ot6bc 2 години тому

    Khayaliga yuhada ciyar bey kujirta wale weyjabidonaa

  • @abdilahiwacaysdr8628
    @abdilahiwacaysdr8628 2 години тому

    Sxb sushi too aalah ba

  • @AsadCali-o3v
    @AsadCali-o3v 2 години тому

    Anaguna waxaanu aamin sanahay oo di8ntayadu nagutidhi guusha idinkaa leh waana laga xorayndoonaa ardu shaam yuhuud iyo nasaaro waanay jabayaan dhawaan sx maracadaw

  • @Saki-Shammiiri
    @Saki-Shammiiri 3 години тому

    Eeraan uma dhowaan karaan Yuhuudda iyo Maraykanku. 1979 ayay waddankoda ka saareen intaa heshiis, lacag, hanjabaad iyo wax walba ayay u jeediyeen Eeraanna waa ku sii adkaatay.
    Way ku lugo'ayaan haday weeraraan. 100 heshiis bay ka diiday, ilama aha inay hadda ka qaadanayso.

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 2 години тому

    qorshohu waakan rabi kutaliyo

  • @yussufnoor3840
    @yussufnoor3840 2 години тому

    Ogow wax wlba uu galka Qorshenayo Qorshaha Alle aya ka weyn ☝

  • @AxmadCiire-h7r
    @AxmadCiire-h7r Годину тому

    Shidaalka Iran hadaba waa lasuuq geeyaa.

  • @OmarMalken
    @OmarMalken 2 години тому

    Iiraan waligeed ciyaalkeeda kahadhi mayo ballance iyo aaminaad male

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 години тому

    Filimaayo in iraan ay raamineyso reer galbeedka

  • @MaxamedXayi-jq7lk
    @MaxamedXayi-jq7lk 2 години тому

    Iran mar na macidlayni donto sxb badeda wax iska cabinta

  • @cabdinuurxassan8606
    @cabdinuurxassan8606 2 години тому

    Bootin sidoo rabo ha loo yelo meshaas naato ln timdo diidnyhy😊

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 2 години тому

    Trump
    Ma yaqaano X mana u isticmaalo sida X

  • @AbiibIbraahin
    @AbiibIbraahin 2 години тому

    wayab

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 2 години тому

    israa.iil ma awooda in ay jeeb isugu keento eeraan iyo sacuudiga iyo kooxda ay horjoogaha u tahay mise suuga galaysaa in eeraan laga fushado waxa carabta laga fushado mise suuragal ma tahay in eeraan ay cidlo uga tagto kooxo ay 40 sano soo dhisayeen iyada oo joogta iridii guusha jawaabtu waa maya

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 години тому

    Xalka waxan uarkaa inuussiisocdo dagaalka Russia iyo Ukraine.

  • @omardahiromardahir4452
    @omardahiromardahir4452 2 години тому

    Waku Mahad santay sida aad nogu so gudbiso wararka saxda waxna cod sanaya in titaarka oo afka carabuga logu sii daayo carabto dhan si ay u ogadan in yahuuda ay wax muslima ay dhaafi donin

  • @laanjo
    @laanjo 2 години тому

    Qiyaano ayeey kudhacee hadeey qadato hishiiskaas 3 h. Waxa eey kujogto waa iran

  • @yusufhassanshekh7125
    @yusufhassanshekh7125 2 години тому

    Free palestine insha Allah

  • @ShacaybCabdi-vv4no
    @ShacaybCabdi-vv4no 2 години тому

    Suurta gal maha sababta waxay tahay inte in leeg sarnayd cuno qabataytu hadaba ma wax ayay u wayeen mise hurmar ayay ka sameyen marka saxipadeda waxay uga tagtaba ma jirto ama ay ku dorsataaba

  • @MaxamedXayi-jq7lk
    @MaxamedXayi-jq7lk 2 години тому

    Wa in lo ogalado ruushka wuxu rabo

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 44 хвилини тому

    sck maracade show walaalkayow qorshaha iyo nidaamka iyo xalkiisa waxaa iska leh alaaha boqorka ah subxaanahu watacaala aduunkan ale ayaa leh isagaa samaystay cid laleh iyo cid la maamusha midna ma jirto markaa ale iyo awoodiisa in cid lala wadaajiyo waa arin khalad ah waxwaliba ale ayay tiisa tahay mana jirta cid kale. mida kale iiraan way hadashay wayna sheegtay waxay tiri muqaamada xxxx ee aad sheegi waligay waan wataa kamana harayo igamana harayaan oo iiraan warka iskuma darin ee way cadaysay iiran way taqaan cadawgeeda mana aaminayso mida xisbiga iyo heshiiska la wadwado ee maraykan hormuud ka yahay warqadi way celiyeen xisbulaah mana yeelayno ayay dhaheen taasna waa war cad mida kale iyo gasa hadii kufarka maraykan ee taram iyo kufarka kale yuhuudeed yiraahdeen qudus iyo alaqsa ayay yuhuud leedahay oo la siin ale subxanahu watacaala muxuu yiri adoo diinta dib ugu noqonaaya. ale waxa uu yiri ma gali doonaan ama qabsan doonaan gasa iyo alaqsa waxaana u xoojindoonaa oo aan ku saladi doonaa kuwo adoomahayga ka mida oo baabiiya oo jabiya kufaarta oo ka adkaada anigana kuwa baadiliinta ah kufaarta ah murtadiinta. iyo kuwa munaafaqiinta ah ee jihadka ka jeestay masiibada halaagooda ayaan iyagoon ogay albaabada uga galin waa ciqaabi mid daran waana balan aan qaaday ayuu ale yiri subxaanahu wa tacaala balanta ale iyo dhaartisu way fuli mana baaqanayso markaas jihaad iyo dhib waa la mari hadana wuu socdaa waliba reer gasa laskiin waxa uu ale shegay ayuun baa socone wax kale ma jirto midna ogow reer falastiin lama baabiin karo gasa iyo alaqsana yuhuud iyo gaalo toona ma qabsan karaan lamana qabsanayee waana hadalkii iyo balantii ale subxanahu watacaala ee ogow waxna lama badali karo ilaa ale mooyee taasna aamin

  • @iqroqaranQaran-dv2bo
    @iqroqaranQaran-dv2bo 2 години тому

    Horta iiran iney aqbasho maaha hishiiskaas maxa yeelay gaalada magaca Muslim ☪️ waa u siman yahay oo waxay rabaan inay mid mid u laayaan

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 2 години тому

    Guul.falastiin iyo xulufadeeda kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @FaysalDarod
    @FaysalDarod 33 хвилини тому

    khorshaha iraan iney isdhiibto wxy kaxiigdaaa wadanku inuu islagubdooo lkn indaana lagaadhiiin iran laga yaaba inuu afgabido israil kadibna wxa walbaba saaa aykudhamadaaaan

  • @MaxamedXayi-jq7lk
    @MaxamedXayi-jq7lk 2 години тому

    Waxay waran khayamo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 години тому

    Iran hada mudadii halkasano kabadnayd dagalka qaza xamas maxayuqabatay madama godonkujiran oxitalacagtakashku waxtarayn iskabadaye hogamiyohodii iiran lagudilay ilahada anayshegin gacanta cidilahayd iraniyin ama israiliyin iyo sida ama hubkanocisa lagudilay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 години тому

    Haduuba iiran uogolaado yelashada hubka nuklerka intanbalagarin israil sucudiga iyo xulufadisan ogolanay inay israiil aqonsadan waayo waxayraben iniiran laburburiyo aynakajaraan dawlad ayyeshan suniyinta reriiran barigadhexena iyaga iyo israilkaliya kuheshiyan xitaturki wahandaden carabtu

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 години тому

    Maxaheshiisa isagaaba wadadagaal cusub okadhaca bariga dhexee damaciisa ah indhulcusub falastiin israil usiyo? Mise nabadabariga dhexe wuxukawadaa in israil lodayo dhulka falastiin?

  • @AbdiIsman-m1h
    @AbdiIsman-m1h 2 години тому

    Anagamaha wouhoutaoulamiyo Trump wan sojedna apooo ma ogol nahoo

  • @SiyaadGedi
    @SiyaadGedi Годину тому

    Hasisocd dagalku