Dabar iyo seeto iskumid maahan Dabar xoogaa lugaha ayaa laysku dhaweeyaa seetadana luguhu waa kala fog yihiin waxaa kaloo jirta wax layiraahdo qabbir oo ah marka labada lugood ee hore laysku dhajiyo Heeg ayadana waa marka xarig dheer inta lugta loogu xiro geed laguusii xiro
Maalintii waa seeto habeenkii waa dabar
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💙
dadow inanta likesta usaar marwalba ha xaasidin
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤🎉🎉
M.a anaa ka,imid meshan 21 beri ayan soojoogay wlhi nolosha saxda waa taaas
Dabar iyo seeto iskumid maahan
Dabar xoogaa lugaha ayaa laysku dhaweeyaa seetadana luguhu waa kala fog yihiin waxaa kaloo jirta wax layiraahdo qabbir oo ah marka labada lugood ee hore laysku dhajiyo
Heeg ayadana waa marka xarig dheer inta lugta loogu xiro geed laguusii xiro
Wlhi abayoy Masha Allah intaa taageero heleyso soo gudbi hormar wacan insha Allah♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🌹🇸🇴♥️
Walaashey hana dhihin soomaali itobiya ereygaas waa ladiidey waxaa naladhahaa dowlad deegaanka soomaliya
Ma Sha àklah waxaa IGA yaabiyey ilmaha yaryarka àhi sida ay u shaqaynaysaa iyo kartidooda
Seeto ayaa ladhahaa badawadyhy
Dabar ama seeto waa sax
ASC sharafey wakusalaamay adbana kudageraa masha alaah hadaan ku agjogilahaa gabarkaleba mahamiyeen alaah hakuxifdiyo mcnto
Maan sha allah caadi ma caruurtan ale ha soo bar bariyo
Masha allaah walaal waad mahadsantahay sida quruxda badan EE aad barmaamijka aad usoo gudbisay
masha Allah wll qli cafimaad kunoloow ❤❤❤❤
Somalij
Somalijgelhron👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊
Scw xadhigas waa gelayayee mid buuran baa.lagu dabra seeto dabar 2 waa dhahnaa ortayadu wey burburantahay kurus weynaa waa leheyd marki igu danbeysey marad bay dadka ladane iska ilaali hoyaday mid ay dabreysey baa ladey wey u dogan jirtey ilahay haa uu naxariyste aamin yarabi welikeno dhaan islamko dhaan inagana alle haa inoga daba naxariysto kii lagugu sababayaa wuu cuna nin buba cuunayee
Abayo suaal iiga jawaab reerkaan mareerkaa sanadkii hore lajoogi jirtaybaa?
Mashaa alah abayo maxan ilahy hakula.garab galo.oo hormar ka gaar youtupka
Kheyr Allah ha ku siiyo dhulki iyo dhaqankeena baad noo soo bandhigtey, mahadsanid
Asc dhaqan kaaba waxaan ku weydiiyayay meelkasta cid miyaa kuu degan? Taas iga sooo jawaab hadaan tol nahay
Asc Abaayo maansha Allah illaahey ha ku ciseeyo. Jzk Qayran
Mashaa Allah ilaahy hakuxifdiyo wllshy qaali dadweynaha waxaan waydiina dhaanka qabaalo malahaanjorin miyaa waxaan xasuustaa badiyan kudhashe iyadoo dhanka labo kabaal luguraro malaiskadaye mase meshanan laga aqoon?
Dhaqan kaaba awrta yeesha laysuguma xidho waa qatar hadii awrtu buubto
ubaxeeey maaadaaaaama aaaad dhaqankiiii miyiga waaaaad barataye nin reeeer miyi ah guuurso.oooo halkaaa iska deg
m.a aad ayaan kuu taageeraaa abyo🧡💯💯💯
🎉
😂😊😊😊😊
Masha alh boqorada reer dhaqan kaba kheerka u saray abyo
Masha allah Masha allah xusuus qaaliya
dhulku waaaa wada jilabe meesha ma jilabkaaaa kubadan
Doollo waa degaan weyne waa ka xagee magaceeda degaanku
Dhaqan kabaay maxaad galbeeedka somaali laan uiman wayday
Masha allqh yeraantayda markaa geela kuguuri jirnay ayaq isoo xasuusisay
Iyaaaaaa gabadha khatraaaayqaran yartan yar tanbaa layiraaah.nunseseses
M.a keep going wllo
M.a keep going wll mcn ❤️❤️❤️
Maashaa allaah barbaara hooyo idamka alle wllo adiguna mahadsanid dhaqan kaaba
Masha allah moqaalquruxbadan waa tuladee
Mashaa Allah dhaqan bila allow ku dhawr quruxeey
Waa seeto dabarku waa markay aad luguhu isu gu dhoyihiin
Habeekii baa la dabraa
Maasha Allah baraka laah. Mahadsanid walal. Hawshani waa hawshaydii sifiican ayaan urarijiray awrta dhaankana waan ka xaynjiray sidan okale uun baan ushaqayn jiray. Lkn umaxiisin runtii waa dhib aan dhamaanay
Hada geela caruurta yer yer lama saaro miyaa marki laguurayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
DHAQAN KAABA JALALAQSI AYAA KUGU SOO DHAWEYNAAYAA SOO DHAWOW I'M SOMALI TRAINING IN SOMALIA
Mashallah abayo keep going 👍🥰
Masha allaah mcnto horey usoco 🥰🥰🥰🥰🥰💞👸👸
Seeta waa marki la cariiriya dabarna waa kan dheer
Asc shaqan kana
Tan waxa ladhaha Seto
Xasus wlxi allow mxa dul gala ikenay
Muuqalka liketa yaa laga ilaabin mashalah
Ixtiraam baad mudantahay alaha kubarakeeyo wll
Abyo pls isheeg meeshan waa xageh magaceed abyo NOO sheeg pls 😨😘
Mahadsanid wll dabar waxaan u aqaan Marka cagaha laysugu dhaweeyo Awrka lkn Tani waa seeto
Inder jarmallo muuqaal ka soo samee
Walal dhaqan-kaaba .fariid wan ku jeclay. Adiga ma rer somali-galbeed baadtay???? Iso jawaab Plz
Reer galgaduud wll
sadly Somalida caruurta sixun bayi ugu shaqayiistan subhanallah
Maansha Allah. Maansha allaah
✌❤
Masha allha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maa shaa allaah baarka allaah fiika
Meeshan miiro xange miyaa
Haamihii birta ahaa baaba yaalee
Seeto waa markii dabar ka xogaa la dheereeyo ama awr ka lugihiisa lakala fogeeyo .
Dhuuxyeyn waa marka lugaha ratiga lays dhaafiyo
Waa seeto wll qali
Jarmallo muuqal ka soo samee
Mansha allah tabarakallah
Waa aroortii dhanku
Awrka dambe kanhore saan qaadkiise uuleeyahay
Heeryo weeye
Milx maxaad u siinweyday awrta
Heeryada iyo Agabka Awrka saaran
Hugaan,Kirbaash, Abjad, Koore,Yeel, Labo Haanmood oo ku jira saabkoodii iyo Jirkaamo.
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
La maxaa soo dhooma rareeyey.
Yaa garanaya dhooma rare waxan ka wado?
Nin shaqadan soo qabtay uun baa fahamayaa.
SCIOO🎉 3:39 3:41 3:41 3:42
Maasha allh wllo
Oo kaalay waaba meel dhaqankii ku danbeeyee
Qaabka aad labada rati waa saxlkn xariga sida u xirtay si Ka fiican kana fudud ayaa jirta
Sidaan ognahay shey shey la eg ayaa loo raraa lkn sideed tobonle ogu dartay haanta hadana u ogu dhelin wayay hanta kalaa
❤❤❤❤❤
👍👍👍👍👍❤❤❤💯💯💯💯💯
Sax masha allh
Masha allah walal mahadsanid waa nolol aad u qurxoon jawi deggan ❤
Keep going my sister
Abayo Masha Allah lkn barkada xagibey u egtahay sanag soma ahayn mesha video gii hore ee dhanka mise sool bu aha
Maansha alaah
Masha allah 🥰
Mashaalah 💗
M a💜🖤🖤💛💛🖤💜💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Seeto iyo dabar waa askumid
Waaseeto dabar ma ah
Maasha allah I am nomad boy and i really love this life
Thanks sister
M.a keep going wll mcn ❤️❤️❤️
Mansha Allah
xili barwaqa lagu jiro
Mash Allah
مشا الله
Mahad-sanid wallal, waxaad ku wacyi galisaa iney halka ay dagan yihiin ay wax ku beertaan.
😍😍😍😍😍
Like😊
masha allah
Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax
Abyo bookh inte u jirta Meel u dhow miya ani Meel bokh u dhow ayan ka i mii
Heeri mise Heeryo
Ari mise Adhi?
Marwo Kaaba Seetada bidix Awrka lagama maro ee midigta ayaa laga fadhiistaa🤣
M.a
dhaqan kaaba