Mowlid ku asagoo bidca ah ayay hadana waxay ka buuxiyen sheekoyin shirkiyat ah. Sheekhow ugu yaraan group kaga ha joojiyan shirkiyat, dance, qaylada, ikhtilad ka ka dib waa laga hali karaa bidcadan
صح عنه عليه الصلاة والسلام أنه قال: في الحديث الصحيح في خطبة الجمعة: خير الحديث كتاب الله، وخير الهدي هدي محمد ﷺ، وشر الأمور محدثاتها، وكل بدعة ضلالة، أخرجه مسلم في صحيحه. زاد النسائي بإسناد حسن: وكل ضلالة في النار، وقال أيضا عليه الصلاة والسلام في الحديث الصحيح: إياكم ومحدثات الأمور، فإن كل محدثة بدعة وكل بدعة ضلالة، وقال أيضاً عليه الصلاة والسلام: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد، أي: فهو مردود متفق على صحته، وقال عليه الصلاة والسلام: من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رداخرجه مسلم في صحيح
sheikhow sali iyo jeceelka suubaha layskuma haysto mawliidku cibaado miyaa? dhanka aad u faxantay saxaabada ee sadexda qarni maxay u diiday in cabiraan, afarta imaam maxaa u diiday in kutubadooda ku qoraan wasiiladda aad sheegayso ee ku magacaabaan fasalka ama baabu ixtifaalka mawliidka
Sh usuli waxaa tiri suufiyada ma kala yaqanin axadista ma waxaad Aminsan tahay albaniyaa saxixiyay ama lacifiyay iyado la ogtahay suyuudhi nawawi heymi ibnu xajar gasaali
Qofkaan marshalbruxell labaxay ee dhahaaya I love Israel warkaada waad cadeysan la'dahay laakin aniga waxa ii muuqata inaad yahuudi tahay munaafuq ilaahey kafurti
Hankoolka dadka cunaha ad kaga qabanyssan joojiya jeelba jiilka uu uga dhowyahay saxaabadii iyo kuwii ka dambeeyey waa uga dhowyahy qariyadii hore ayaa la mamnuuci lahaa.
Cilmi hadii aad leedahay mas’alo keen ha caytamine Shiekh usuli culumada ugu cilmiga badan Somalia 🇸🇴 ayow ka mid yahay marka adiga odaygaan marka aad ledahay darajadiisa iyo mansabkiisa miyaa adigu ka qaadi kartaa
qurafadka carbeeed bay somalidu diin moodayaan war saudigu 200 oo somali ah bu dilaaya wax muslim ah ama wax diin ah ma jirto waxan wa qurafaad oo waliba somaliya waxa ay la burburtay wa qurafaad carbeed oo wa sida waxay somalia nabad u noqon ladaahay shit.( i love israel❤❤❤waayo wa dad fiican oo nabada iyo nolosha iyo bini-adam tinimada ixtirama) lakin arabtu wa dad xun oo dadka kufsada ama dulaa orood waydi somalida ku nolol dal carbeed nin iyo naag ba wa la kufsada bila dambina wa lagu diilaa shit carabta uraysa nadhaafiya
@@lilcuzzwhitemoe yaa jaaahil horta diinta islamka ma taqaana mise qurafaadka caabeed baad diin u haysataa? anigu I am islam marka islamku wa dadka oo dhan jeclow oo caawi oo wanag u samee oo nolosha ku raaxayso wataas diintaaydo. lakin diiinta uramal uraaye ama usuli kalaab maha waayo woxoogu wa qurafad carbeed wa wax somalia nabad iyo nolol u heeli laadahay yaabka adunka . ma is waydiisa waxay america ama europe nabad iyo nolol u gu haysato? waayo diinta islamka bay haystan lakin ma sheegtan oo dadka oo dhan bay caawiyan noloshana way ku raxaystan wa taas diinta islamku yaa jaaahil. ( i love israel and america an europe and all peace people❤❤❤)
@@K9alidafay jaaahil quranku wa qurafaad carbeed yaaa jaahil waxad ku fahmaysa waxa quranka ku qoran in ninkan adontisa u kalmon karin sual marka. hadalka in u ilaahay yiri may kula tahay? haday haa tahay marka ilahay mixi ogolyahay in qof la adonsaado? ado quranka waxba ka fahmin baad rabta in aad iska hadaashiid orod suasha so waydi sheikh oo jawab i keen? yaa jaaahil
MachaAllah sheikh Usuli, I agree with you emphasising the love of Prophet of Mohammed scaw.
Sheekha ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo sharaxaad dheraada owkabixiyay in dad waxsiyaasadeynayaan sharkooda allaha nagaqabto
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
❤❤❤❤ masha allah sheekh si wacan ayaad u caddaysay dhamaan inta clmi leh way ogtahay lakin inta xorta ah ayaa yar
Shiikha Allah ha xifdiyo mnsh waxbadan ayuu inoo kala saaray
Masha allah sheikh usuuli allah haku xafido
Allaah ka baq Usuuli,ummadda ha luminin.
Jasaakalaah sheekh waxbadan ayaad noo faa idaysay
Sheikh Usuli allaha kusharfo Aqliga Salimka markaan ku eegay hadalkaga waa biyo kama dhibcaan Xubiga Nabigeenu SCW WAA waajib INLAXUSAANA AJAR IYO XASANAAD AYAAN KA HELAYNAA Allahumasali Calaasayidiina muxamadin scw
الإحتفالات بالمولد النبي صلى الله عليه وسلم ما أنزل الله بها من سلطان وإنما هو مدسوس مِن قِبَل الفاطميين
Wallaahi fikir saliim ah ayaa sobaxay masha,allah
OO MUXUU YAHAY FIKIRKA SALIIMKA AH EE SOOBAXAY , BAL IFAMSII !!!!!
Mawliidka Xabiibka SCW Waxaa la akhriyaa Siirada Nabigeena subaan Scw
قال رسول الله صلى الله عليه وآله وسلم: " لا تصلوا علي صلاة الابتر " .
Jizaaka Allah shekhuna Usuli
Masha allah waa mowduuc muhiim ah oo la rabo in xal loo helo maxabada nabiga s.c.w yaanan muran la gelin
MAXABBADA NEBIGA SCW MUSIC IYO DHAANTO UMA BAAHNA EE WAXAY UBAAHAN TAHAY IN DIINTA UU UMMADDA SOO GAARSIIYEY LAGU DHAQMO
ان الذين يشترون بأايات الله ثمنا قليلا
Scw
SHEEKH USLI KHAYR ALLAHA KU SIIYO AFKIISA CAAY IYO KIBIR IYO XAQIRAAD LAGAMA MAQLIN WAA NOOCA CULUMADA AAN ADUUNKA U JECLAHAY,ADUUNKA WAXAAN LAY TUSIN NIN WADAAD AH OO MISNA MARKUU HADLAYO KIBIRKA JEES JEESKA ISLA WEYNIDA XAQIRAADA AFKIISA KA SOO BAXAYSA MARKAAD ARAGTO CIIL KU QABANAYO
Walal waa run wey jiraan marka qof arka muxuu is leeyhy sheikh haduu saan udhaqmaayo maxaa laga sugaa marka
Sheikh usuli inuu towbad keenay ayeey u ektahay! Mashaallah
Haddii aan mowloodka ( taariikhda iyo xubbiga nabiga) ilmaheenna la barin gaaladuna barto jesus iyo charles darwin xaggeen aadi doonaan
ما شاء الله
Wadaad ka bidco ayuu u qiil bixinayaa nabiga in la jeclaado waa in la raaco oo lagu daydo la adeeco lkn dabaal dag iyo maalin la weyneeyo diin maaha
Sheekhu sifican ugama jawabin.mawlidku wabidco.
masha allah
Asalamu calcium waraxmatula wabarkatu wasala caleyna
Maashaa,Allah sheekha waxuuyiri bunka maxaa loodiidaa hadii baabuur aad bixieysaan
sheekhow ilaah uga baq daliilka faasidka ah ee caamada aakhiradooda mugdi hagelunin
Adiga na Allah UGA baq kuwa dhiiga daadinaayi ha u xakaaleenina😊
Mowlid ku asagoo bidca ah ayay hadana waxay ka buuxiyen sheekoyin shirkiyat ah.
Sheekhow ugu yaraan group kaga ha joojiyan shirkiyat, dance, qaylada, ikhtilad ka ka dib waa laga hali karaa bidcadan
صح عنه عليه الصلاة والسلام أنه قال: في الحديث الصحيح في خطبة الجمعة: خير الحديث كتاب الله، وخير الهدي هدي محمد ﷺ، وشر الأمور محدثاتها، وكل بدعة ضلالة، أخرجه مسلم في صحيحه. زاد النسائي بإسناد حسن: وكل ضلالة في النار، وقال أيضا عليه الصلاة والسلام في الحديث الصحيح: إياكم ومحدثات الأمور، فإن كل محدثة بدعة وكل بدعة ضلالة، وقال أيضاً عليه الصلاة والسلام: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد، أي: فهو مردود متفق على صحته، وقال عليه الصلاة والسلام: من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رداخرجه مسلم في صحيح
❤viva sheq usili waa jeclahay sida shaxda ah uu wax uu shego❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤
Sh. Usuuli sheekadaada dhan waxay ku soo dhammaatay eedayn aad dusha uga tuurtay saxwada iyo inaad taageerto suufiyada. Cadaalad badanaa sheekhu.
haka ben shegin nabiga scw
Mawlidka isku haystaan wali!!!
Gaza baba'sa
Shikh umal maxa usoo saaratay meesha ilahey ka baqa
Sh Umal asigaa diidan mowliidka a maanta nabiga wahaabiya =shabaab
Ayaantan waxay ka shidantahay mawliid ka
sheikhow sali iyo jeceelka suubaha layskuma haysto mawliidku cibaado miyaa? dhanka aad u faxantay saxaabada ee sadexda qarni maxay u diiday in cabiraan, afarta imaam maxaa u diiday in kutubadooda ku qoraan wasiiladda aad sheegayso ee ku magacaabaan fasalka ama baabu ixtifaalka mawliidka
Wll 4ta imaam maxaa ku baray adu waxaad taqaanaa cabdulwahaab kutubtiisa. 4ta imaam ba weey isku raaceen xuska nabigeena suuban scw. Ibnu teymiya ood ku dharataan ayaa ogol 4ta imaam iska dhaf.
Nebi amaan ceb malaaha sadaqnq waa ku jirtaa
Dhib maleh wa saligii nebiga
Warya shekha runbadana warya runbadana warya si sax ayu uasibay Mowlidka wubananyahay wax xun. na lagumashega balsi ragga boodbodaya halajojiya anigu waxan arki jiray iyaddo oo lamowlidinaya olawadafadiya halmar ah ayalaistaga manalaboodbodaya balsi biriyahan hac hac hac war waxas maxaytah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Csw csw csw❤❤❤
Awaye sh Ahmed yare nagaqawo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mas aladan sh umal ugeeya please
MOWLIIDKA HADDU SUUBANAHEENA KA SUGNAADAY AMA INAGALA DARDAARMAY WAANU XUSEYNAA. HADDI ABUBAKR . CUMAR . ALI IYO ASXAABTI DHAMAN XUSEEEN WAANU XUSEYNAA LKN SHEIKH QARNIGI HORE ISKA KEENSADAY XUSI MEYNO.
WAA ADIGA IYO WAXAAD GO AAN SATAY.ANIGA XUSKA MOWLIIDKA WAAN JECLAHAY LAAKIIN WAXA LA AKHRINAYO WAA INAAN FAHMAA WAAYO HADII SHIRKU KU JIRO KUMA JIRO ANIGU HADII AMAAN NABIGA SCW AY TAHAYNA MAANTA OO DHAN AAN DHAGEYSANAYAA
Xuska nabigu hadiu sas kugubaayo jaceylka suubanuhu sikadaran ayuu ino gubaa, nabi diid hadaad tahay anagaa jecel nabigeena suuban!
Sheikhan usuuli lacag bu qaatey
ninkan waxanlenahay dadka hadhumin ilahay kaxishood hakuciyarin ilahay nasuustiisa
Waa xaaraan mowliidka
Allaah ayaa wax xaaraantinimeeyo xaqa allah ha ina fahansiiyo walal
May Allah give you hidaaya
Maxabada nabiga dartiis aya loo sameynaayaa hadu qalad ku aragto waa ka sixi kartaa caadifada jooji wariye iyo dhinac u janjeerka
من هم الخلفاء الراشدون؟؟ ا
Sh usuli waxaa tiri suufiyada ma kala yaqanin axadista ma waxaad Aminsan tahay albaniyaa saxixiyay ama lacifiyay iyado la ogtahay suyuudhi nawawi heymi ibnu xajar gasaali
Qofkaan marshalbruxell labaxay ee dhahaaya I love Israel warkaada waad cadeysan la'dahay laakin aniga waxa ii muuqata inaad yahuudi tahay munaafuq ilaahey kafurti
Maxabbadu Cibaado maaha ku yidhi ;
Kani waa kuwii nasku sheegay فافتوا بغير علم فضلوا واضلو!
عجيب !!!
Shekh no tafsir kitabka mowlidka wixi qalad kujiro an aragne.
Mowliid kama mid aha diinta islaamka dhalasho waxaa looga daysanayaa nasaaro labo waxaa bilaabay shiici faadiyimiin ah waana wax saxaabi sameynin 400 sano Ka dib shiici bilaabay Ku dayasho nasaaraa looma dadliishan karo daliilka uu shiiqu soo qaatay maxaayeelay malaha cid looga daysanayo!!!
Markii la fahmay inuu qaldanyahay ayaa laga hor yimid!
tartan.quraanka Nabi Mohamed ma sameynin.marka bidco.miya?
Hankoolka dadka cunaha ad kaga qabanyssan joojiya jeelba jiilka uu uga dhowyahay saxaabadii iyo kuwii ka dambeeyey waa uga dhowyahy qariyadii hore ayaa la mamnuuci lahaa.
Idinka arintiina aduunyo ayey ubadntahy culimadii hore ayaa idinka dhow xaga zaahidnimada dollar baa guranaysaan kursina waa raadinaysaan
Maxaa wahaabi iskacabaadaya warkeena daliil mawlidka diidaya hadiikale iska aamusa
1000 sano wax lagu soo dhaqmaayo oo inan yar 70kii dhashay wax ka sheegayo isagaa khaldan.
Arintu dhaqan ma aha iyo waan soo gaadhay ee waa bidco xilidanbe timid
TAASI DALIIL MAAHA EE MEESHA DALIISHU JIRTO AAD
@mohamedgeelqaad4741 adigaa bidcaa dhalashadiisa nabigu isagas xusay sxb badca, bidca bidca uun hadhihin kalabaro horta masajidyada sabankeena ladhiso, saacada lagu edaamo, tarawixda aan tukanno kutubta an diinta kabarano waa wada bidco bidca oodhan ma xumo bidcada nabigoo joga ayeey saxabadu sameeyn jirtat taxunna wuu didi jiray ta fiicanna wuu sodhaweeyn ama wu ka amusi jira.
Odaygaan asululfiqihi in uu yaqaano sheeganayo wixiisa waa Bidco iyo waligeena sameen jirnay . Hadii xumanta lasameeyo joogteen noqoto taasi micnahedu ma ahn in waang ee isku badaleso .
Hadii oo diyaar u yahay munaaqasho ha dalbado culumida diinta taqaano . Caamada uun ayuu jwbo qaldan siiyaa .
Cilmi hadii aad leedahay mas’alo keen ha caytamine Shiekh usuli culumada ugu cilmiga badan Somalia 🇸🇴 ayow ka mid yahay marka adiga odaygaan marka aad ledahay darajadiisa iyo mansabkiisa miyaa adigu ka qaadi kartaa
Usuuli tuug
Beenlow
Wariye isku sheegan ayaaba beentii wahaabiyada haysta bal dhagyso waad da yartahay kulahaa war diin cusub oo da yari majirto allaku qabaye
qurafadka carbeeed bay somalidu diin moodayaan war saudigu 200 oo somali ah bu dilaaya wax muslim ah ama wax diin ah ma jirto waxan wa qurafaad oo waliba somaliya waxa ay la burburtay wa qurafaad carbeed oo wa sida waxay somalia nabad u noqon ladaahay shit.( i love israel❤❤❤waayo wa dad fiican oo nabada iyo nolosha iyo bini-adam tinimada ixtirama) lakin arabtu wa dad xun oo dadka kufsada ama dulaa orood waydi somalida ku nolol dal carbeed nin iyo naag ba wa la kufsada bila dambina wa lagu diilaa shit carabta uraysa nadhaafiya
ADIGU HORTA DIINTEE HAYSATAA ?
@@lilcuzzwhitemoe yaa jaaahil horta diinta islamka ma taqaana mise qurafaadka caabeed baad diin u haysataa? anigu I am islam marka islamku wa dadka oo dhan jeclow oo caawi oo wanag u samee oo nolosha ku raaxayso wataas diintaaydo. lakin diiinta uramal uraaye ama usuli kalaab maha waayo woxoogu wa qurafad carbeed wa wax somalia nabad iyo nolol u heeli laadahay yaabka adunka . ma is waydiisa waxay america ama europe nabad iyo nolol u gu haysato? waayo diinta islamka bay haystan lakin ma sheegtan oo dadka oo dhan bay caawiyan noloshana way ku raxaystan wa taas diinta islamku yaa jaaahil. ( i love israel and america an europe and all peace people❤❤❤)
Quraafaadka
diinta islaamka unbaad ujeeda ee ilaahey hakaa jaaseeyo
Waxba soomaali nimada hakugabanin munaafuq