C/Qani Isku filan oo qof xanuunsanaya cod ka doonaya.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 101

  • @mohammedaliabdulrahman106
    @mohammedaliabdulrahman106 2 місяці тому +25

    Waaaa siyaaasiga somalida oo sax ah siduuu ugu shaqeesto dadka 🙏
    Waaa wacyi gelin fiican

  • @naciimaaadan2700
    @naciimaaadan2700 2 місяці тому +11

    ILAHoow kii dadkayaga IYO dalkayagaba anfacaya noo xul ada qulluubtoda dalacanaye aamiin 🤲

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 2 місяці тому +1

      Amiiiin yaa rabul calamiin
      Waa duco fiican wlhi🤲🤲

    • @naciimaaadan2700
      @naciimaaadan2700 2 місяці тому

      @@ibnubacays8063wll Ilaahay haynaga aqbalo Oo kii nabadeena IYO horumarkeena ka shaqeeynaya Alle inoo xulaa

    • @mohammedmukhtaar2895
      @mohammedmukhtaar2895 2 місяці тому +1

      Aaamiin ya Allah

  • @yusufawil7689
    @yusufawil7689 2 місяці тому +6

    Waa siyaasiga saxda ah ee somaliyeed baa laga matelay risayadan shukran jilayaal

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 місяці тому

      Adu talow su'aal aan ku weydiiye,facil kaa foosha xun ee siyaasiga maka leexan doonta mise sidii caadada ahayd baad dhag ka maqli dhagna kasii dayn warkaas?

  • @dagannouh3541
    @dagannouh3541 2 місяці тому +9

    xaqiiqo jirta hadan codeeyo sida kuwa allah ha iga dhigo😂😂😂

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 2 місяці тому +9

    Waa somalida meel ay joogtoba

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 2 місяці тому +1

    waa siyaasigaa soomaalida ee xuun

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 місяці тому +1

    Waa xaqiiqa. Shacabku wacyi galintaa usoo badiya 👍🏿

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому +2

    Yuusuf Ceegaag, iskadaa waan kahaystaa🙏

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 2 місяці тому +2

    Bal car wataase eega idinku somali haku cibra qaadato xaqiiqadas oo bal ha iska daayan indho la'aanta ay ku taagerayaan xumaan falayaasha soo indho cad,waxa ayaan darro ah in dadka comment bixinaya oo dhan masiibada ay arkaan 33sano halkaa dhigtay hadana ay ku dhagsan yihiin weli,waar wllhi baanay shaqaynayn qiiro jabaan ilaahay wuxu yidhi:(ummadna anigu ma badalo ilaa iyagu dib gacmahooda isugu badalaan)ilaa inta aynu is hagaajinayno dhexdeena ha filan inay cid kale ku hagaajiso.
    Ilaahaw inaad na soo hadayso ayun baa ka baryeynaa,kadibna si aan isku hagaajino oo wax u qabsano🤲🤲❤

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 2 місяці тому +4

    Waji ma laha Siyaasigu

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka 2 місяці тому +4

    Iskufilan waa ballo. Qolka codbixinta kaalay kudhal kuyeh. 😂😂😅😅

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 2 місяці тому +3

    Waa run siyaasinta somalida sidaasa bulshDana inkarba kudhacday

  • @iNADALXO
    @iNADALXO 2 місяці тому +1

    Waa xiqiiqada jirta walaahi😢

  • @ibraahimdhegmahamoud4373
    @ibraahimdhegmahamoud4373 2 місяці тому +3

    Waa matalaad hada lkn waa xaqiiqada siyaasiga soomaalida . Waxaan nahay umad aan ka ilbaxaynin in kolba siyaasi danaysta ahi ku guuro .

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw 2 місяці тому +3

    DOORKAN codkayga waan hysanyaa Cardkana waan tuurayaa dib danbe la iigu guuri maayo tan iyo 2010 rayaale aan un codeeyay ilaa 2021 tii baarlamnka codyn unbaan wadaa dalkii aan jeclaa ee somallind cidi wax uma qabato Subaxa doorashada markay Borama codaynayso gabdhyda yar bn ciyaarsiinyaa waa cidii lagu guuro

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 місяці тому

      Bisinka ayaan daranidaa,iga walee adu warkaagu waa afkaa juuqda gabay🤔🤐

    • @LMI-cs5qw
      @LMI-cs5qw 2 місяці тому

      @@abdirahman6263 mxd Ku tiri sxb

  • @munamustafe3830
    @munamustafe3830 2 місяці тому

    Walaahi waan qoslay halkeeday dhigeen

  • @PresidentIssa
    @PresidentIssa 2 місяці тому +2

    Ce la pur vérité

  • @YasincabdiQawle
    @YasincabdiQawle 2 місяці тому +1

    Like Ii Saara inta aan u codynyn madaxdan Ina boobay

  • @QueenHappy-e4j
    @QueenHappy-e4j 2 місяці тому

    Wlhi wa Run malintey codka ka doonayan wa Lagu baryayaa malintay codka helana laguma yaqaano wa xaqiiqo jirta😢

  • @SubaydaSiciid
    @SubaydaSiciid 2 місяці тому

    Alla kuwan run badanaa

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 місяці тому +5

    Dadka ayaa ka xoolaysan mar walba la qiyaameeyo oo aan waxba ka baran beenti hore

    • @iNADALXO
      @iNADALXO 2 місяці тому

      walaahi waa runtaa

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 2 місяці тому +1

    Labadan nin way la kaadi tageen madax isku sheegi shacabka codkooga ku gumaadayay banaanka ayay uso saareen sirti qarsoonayd

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 2 місяці тому

    Waa run siyaasinta somalida sidaas bulshada inkiran

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 місяці тому

    Shaaako musse siyaasada arumasina baa leedha no no siyasadha waa ruumasna iita ku ritano

  • @NasraAbdirashiid-kk2ze
    @NasraAbdirashiid-kk2ze 2 місяці тому

    Wallhi hadaan codeeyo doorashadii hore ayaan wadani udhiban gaaray walee waalee waan bartay khaayimeenta😂

  • @KhadanKhadanxayd
    @KhadanKhadanxayd 2 місяці тому

    Dadkooda aasanaya
    Reality

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 2 місяці тому

    Wlhi wa xaqiiq

  • @moulidmed-o9j
    @moulidmed-o9j 2 місяці тому

    I like it

  • @asmaomar7113
    @asmaomar7113 2 місяці тому +1

    Waa xaqiiqada siyaasida somaliga ah ee hanoqon salaankii lafuulayey

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 2 місяці тому

    Haa wllhu waa xaqiiq

  • @cashacutiya2814
    @cashacutiya2814 2 місяці тому

    Ax ax walahy Waa ruun malinka say dadka uu baryan iyo malinkad waxa ugaa bahato sadaan uu helayn een laguu aqoon 😢😢😢

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 2 місяці тому

    Waa xaqiiq

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 2 місяці тому

    MadaxWeyne Muuse Biixi Ma Dadaal Yareyn , Lakin Wax La Yaableh Aya Ka Horyimi , Runni Wa Kama Rays ! Inta Aynu Isla Fahanno.

  • @AbuKhaalid-e5b
    @AbuKhaalid-e5b 2 місяці тому

    gabadhan ku dhashay qolka cod bixinta io ka ku dhacay labaduba sanadka danbe mid kale siyaasi ah baa gaadaya waa umad aan maskax ahaan korin habeen majiraan umada somaliyeed TII bay ku jiraan

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 місяці тому +1

    Waa sheekadi qudhamiye

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 2 місяці тому +1

      Wax ay is dhaamaan ma jirto ma wadani ayaad noo amaanaysaa.

  • @amiinismail-n2j
    @amiinismail-n2j 2 місяці тому +1

    😢😢😢 realyy😢😢😢😢

  • @IsxaaqHassan-z9c
    @IsxaaqHassan-z9c 2 місяці тому

    Waa xaqiiq lakiin shacabkuu mafahaamayaaan

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 2 місяці тому +2

    Runbadanaa marka laga reebo barqad batuun

  • @MohaBille-yd9iy
    @MohaBille-yd9iy 2 місяці тому

    Waar siyaasi sirtii waa qabateen 😮

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 місяці тому

    Wlahay waa dhab dadkaygow iska ilaaliya tan oo kale iyo siyaasiga awrkiisa kugu kacsaanaya illahay ha loo nqodo codkaa waa laynala waydiinaa hadaynu ka maarmi wayno qof muwaadin ah oo Alle ka cabsi badan aynu lasoo baxno
    Qabyaalada iyo nin jeclaysigana meel iska dhigno

  • @YasincabdiQawle
    @YasincabdiQawle 2 місяці тому

    Waaa arin xaqiiqa balse madaxdeenu maba laha damiirka ay ku daremyan muqalka cibra qadashada leh

  • @imsoomali938
    @imsoomali938 2 місяці тому

    Siyaasi somaliyed qofkii aamina aya ka daran😂😂

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 2 місяці тому

    Mrkey ka helan codkana kuma yaqanin wlhei 😢

  • @khadarbaaz4852
    @khadarbaaz4852 2 місяці тому

    Injirtu ma fahamayaan farta ay qorayaan ragganni that's fact😳

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 2 місяці тому +1

    Umaddi soomaali aheyd meel aay dagantahay inkaar baa ku dhacday wlahi
    Waa dhaqankooda oo biya la marin
    Waxaan ka yaabay sideey isku dabeecad u yihin iyaga oo kala jeeda
    Bal eeg Xamar
    Hargeisa
    Jigjiga iyo Djibouti waa isku dhaqan daneysiga xoola xayuubsiga balan furka
    Iyo tan ugu daran beenta
    Cid aay ka baqayaan oo xisaabinaya ma jirta lkn wlahi in aaysan ka dhuuman Karin tan alle ogaada

    • @abdiazizbashir8723
      @abdiazizbashir8723 2 місяці тому

      War doqon ayd tahe dadku wakala qabail oo isku dan maha mida kala jigjiga iyo jabouti waa dalal kale war somali wax iskuma ahee reerkaga aamin oo dadka hagu dhex dhuman adoo midhan ayd waxad tahay la garanayn ayd doonaysa deegano dad aadan aqoon wax ka cunto waxas waa la fahmay

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 місяці тому +1

    Markay baahinyiiin waa badhaadho sheeeg
    kolkay baaq rabaan waa barwaaqo sheeeg
    malintay baxan ee banan tagan waa gabo cabdow

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 2 місяці тому +8

    That's really

  • @falisa576
    @falisa576 2 місяці тому

    Siyaasiga qab qab laha somalida
    Qaribay beentoda so saarteen.wellee wa xaqiiq jirta isha ba ka tuurteen

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 місяці тому

    Very true 😂😂😂

  • @MustafeKhadar-r6i
    @MustafeKhadar-r6i 2 місяці тому

    Walahi xaqiiq arinkasi

  • @AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo
    @AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo 2 місяці тому

    Allow adiga ayaa umaqan umadaada

  • @shamsafarah-xv9vm
    @shamsafarah-xv9vm 2 місяці тому

    Weligay ma codayn codayna mayo🙄

  • @faraxcali1236
    @faraxcali1236 2 місяці тому

    Waar filinkan oo kale reerka habar jecla lagu ogaa from hj

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 місяці тому

    Waa kulmiye dhagaxyo ayu meelksta dhigaa kanaan samayeen kaanan cadayeen hadhowana cabudhiin iyo diktaytarnimo iyo qabyaalad iyo isku dir reera awal iyo garxajis isku dir garxajis iyo habr jeclo isku dir samaron iyo ciise

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 місяці тому

    Kuwanaba la arkaa kuwena nama yaqanaan

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 2 місяці тому +1

    Media _ha😂

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 2 місяці тому

    Rag rag dhalay sheekadu waa sida

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢 c'est vraiment triste et ça parle de réalité

  • @allaacaddeeyayofficial4621
    @allaacaddeeyayofficial4621 2 місяці тому

    Kuwii muuse doortay 7sano ayay ooynayeen

  • @NuurAbdalle-ik1cf
    @NuurAbdalle-ik1cf 2 місяці тому

    War maxaa kajira warkaan❓😂😂

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 2 місяці тому

    Alla maxay wax barten waa siyasiga saxda ah ee somalida

  • @Maxamedcali1
    @Maxamedcali1 2 місяці тому

    Waalaahi waanoocaa😅

  • @amienamira9116
    @amienamira9116 2 місяці тому

    Wll isku xeji kulaHa😂

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 2 місяці тому

    😳

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 2 місяці тому

    Kkkkkk Lakiin ilawshiiyo dhawa hadhaw fartiinadu eedi

  • @alijama3401
    @alijama3401 2 місяці тому

    YAA CODEEYA. HHH. SOMALILAND UUN BAA LAGA CODEEYAA KUWAIT XAMAR AFRIKAANBAA TEENDHO. DHAR BOQOL OO TUUGA ISUGU KEENA.

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l 2 місяці тому

    Waryaa siyasigii warkiisii dadwaynaha wadsiiseen wax halaguqaato

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 2 місяці тому

    SIFIICAN AYAAD NOOGUJISHEEN CIROY COD HAIGASUGIN

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 2 місяці тому

    Hhhh waa muuse codkuu bari ka doontay oo dhaba

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 2 місяці тому

      Mid walba oo cod rabaa waa sidaasuun, haddaanad ahayn ka tuunbada kula jira

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 2 місяці тому

    😢😱😱😱😱😱

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Dee Shaqayso

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 2 місяці тому

    ❤❤❤😂😂😂

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 2 місяці тому

    Kkkk hhhh wa markuu baahanyay siyaasigu berina ma arkaysid wax uu ku qabto daayoo

    • @khadrasiciid4044
      @khadrasiciid4044 2 місяці тому

      waligay fartayda qofna ma siin
      umana baahni cid allah ayaa igu filan❤

  • @khadirabdilahi2433
    @khadirabdilahi2433 2 місяці тому

    😂😂😂😂 kulmiye sanadkan waa sida

  • @mohamedmohamud5439
    @mohamedmohamud5439 2 місяці тому

    Bulshadu kama waantowdo beenta iyo sasabashada siyaasiga.

  • @InaAli-n8j
    @InaAli-n8j 2 місяці тому

    Hmmm😂

  • @abdisalanali2321
    @abdisalanali2321 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yussufali1770
    @yussufali1770 2 місяці тому

    Somalidu waa arigoo kale ariga markuu daaqayo dawaca inta isku soo dhex furto ayay neefka ka qabsata markaasu didaa inyar kadib bartii neefka lagu qabsady ayu kusoolabtaa oo waliba si aan lahen cabsi ayu ku daaqa Somalidu bal in ay ariga lamid tahy waxd ku ogaan siyaasiga Somaliga ah waa tabtaa wiilashanu riwayada kasameeyen runbadana

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 місяці тому

    😂😂😂

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka 2 місяці тому

    iskuqabo kulaha

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    Kkkkkkk

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 2 місяці тому

    Dhibka wey wada arkaane cudur aan dawo lahayn bey qabaan waana qabiil ilaa ay kaa ka xoroobaana naftooda iyo maalkoodaba tuug dan le ayey wadanayaan tolaayeey bay dhalinyaradi iil uwadad jiifaan dir iyo daaroodba sida adhiga ayaa midba in u xareeysantey?????????!!!!

  • @faraxcabdiraxmaan7575
    @faraxcabdiraxmaan7575 2 місяці тому

    Kkkkkkkjk

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 2 місяці тому

    Wa yaab. Siyaasada wa useless wlhi

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @Lanaaxmad
    @Lanaaxmad 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂