Waa qiso qiiro badan si na u farxad leh Rayan inuu isbadalo dhib walba dheef baa ka dambeysa Family kisa Alle ha u Naxriisto qofka si uu isu bedelo waa inuu imtixaan maraa axlaa qisa abaayo Mahadsanid Sowda
ﷺ qisadan wxan ka faiday ani ahaan 1: saxibada xun xun in laiska ilaliyo siayna kuu halaagin 2: waalidka Hadalkiisa in la qaato wanadiisa wyo walidku hormarkaaga unbay ka fikirayan 3: in QAdarta laGu samRo alle na (swt) loogu mahad naqo xalad kasta wxa kale oon ka faaiiday dhiiri galin Sawda qaalib alle hakaa raalinoqdo xppti marmar qisooyinka dhiiri galinta Noosoo gudbi
Gabadhey Sawda, kheer Allah ku siiyo. Aniga hadda waxaa jooga wiil an dhalay magaciisana la yiraado Mohamed oo shig shigaayo hadalkane ku dheg dhegaayo. Wuxuu hadda dhigtaa Jaamadda Adan Cadde. Gabadhey Sawda ii soo duceeya in wiilkaas Illaahay haddalka u furo. Waad mahadsan tihiin.
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤ Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤ Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤ Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤ Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Maasha allah waa qisa ku tusineeeso awooda ilaahee io siduuu u imtixaamaayo adoomadiisa kuwa sabrana uu u abaal marinaaayo❤ waana qiso murugo io farxadba wadata😢 kuwii sabra allah naga dhigo inshaa allah 👏
Allaha unaxariiato rayaan waalidkiis waalid wanaagsan bay ahaayeen sida ka muuqata wiilkooda😢 rayaan imtaxaan aduun bu maray lkn si wanaagsan bu ugu guulaystay imtaxaanki ku dhacay cashar wanaagsan bu ka bartay illahay baana ku guuleyay alxm😊 allaha naga haayo imtixaanka aduun iyo midka akhiro yaarabi masiiboyinka aduunka naga kori😓
Masha Allah qisadaan wllhi aad bat ii tabaty anigoo ilmada cilinla ayaa is arkay m.a intaa dhibatesan ee kurbada iyo walwalka hesta alle haka dulqado yaa rab 😢🤲❤️🤲
Masha Allah. Qidan wa cajiib wa chashar aduunka inan isa siin oo nala kala noqon karo every any moment. inaa wax sadaqeysano jecelka aduunkana ku dheeran thank you sawda abaayo.❤
Alla sowdayy hppti ku jecliyaa san Hbn kasto Ku dhagysanayey Rerki idhaheen Gabadhan aad dhagysto keen Aan dhagysane Ayeyo Iyo Aabe 2Eedo Hada way ku bartenen ❤🫶🏼😭
Alla sawdaay hbo Walaashay oo dhegaysan jirtay sheekooyinkaaga ayaa dhimatay laba week ka hor markaa dhamaan teen aynu uducayno wllo ilahay hakuu naxariisto
صلى الله عليه وسلم m.a sowdo mar walba UA-cam soo galo adigayaan ku daawada maalinka Ku dawaan walhi malin ima ahan ileehy haku xifdiyo oo janada haku geeyo adiga iyo caruurtada hooyo aabo ❤❤❤❤😊😊😊❤❤
Ilamaha jacaylka lagama badiyo hooyadey idhihi jirtay waxan said u jecla wiilka ay walashey dhashay O Maxmed la dhaho sida u Jecla Ilahey unba og marki dambe waxa dhacday inu xanunsado oo araga beelo xita usan istagi karin igusoduceya inu allaha icafiyo markasto hadalkas so xasusta 😭😭
Allahu akbar scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anaa uu hoerya cawa manshallh nabiga ku saliya sowda allhe haku daayo qali sidan ku jecelahy waad ogathy baan filyaaa wanigaa ugu horyba❤
Allow noo deyso sawdo
Wlh waqtigeeda see noogu hurto aan wax loo dhigo leheen
Aamiin ee gabadha like ta iyo share ta ha loo badiyo.
Aaamiin
Waa qiso qiiro badan si na u farxad leh Rayan inuu isbadalo dhib walba dheef baa ka dambeysa Family kisa Alle ha u Naxriisto qofka si uu isu bedelo waa inuu imtixaan maraa axlaa qisa abaayo Mahadsanid Sowda
Kiiska Nawaal iyo qisadii rayaan 2baduba waa labo sheeko oo aad umacaan 2bdan qiso waxaan siilahaa sidaad uga soo guurtay ja alkii yaree inta sheeko aad sootabineysay waa kuwii ugu macaanaa ama ugu mucjisada badnaa ani ahaay labadaan waan uriyaaqay allah haku xafido wllshy
Alla shil baabuur necbiya Aabahey ba ku dhintey Allaha ha u naxariisto qisada rayaan wa ka naxay
Allaah u naxariisto
Allah ha u naxariisto adigana qalbiga ha ku adkeeyo
SCW❤
Mashalah walalo ilahay haku karaameeyo waxa tahay gabadh soo gudbinteedu hananayso quluubta dadka ku xidhan taaso sii kordhinaysa inay sii bataan dadka kugu soo xidhmaya gulayso wlo labada daarood ba🤲
عليه أفضل الصلاة والسلام
Ax waa qiiso xanuun badan runtii Lk waaa imataxaan laa imataxaamy rayaan qofka bila aadmiga ah in marka la imtaxaamo uu samroo halkaana anad fadhiyiin aad hore uu socoto hadii wax kugu dhacan qisadan waa dhirigalin
Aniga qisadayduu waa mid tan oo kale ah oo qofkan jeclaa wayyy ila hadan ilaawi laa ahay 😢 wali halganka nolosha ku jiraa markaa qisadydu meel qurux badan ku dhamato sowda laa wadagayaa iansh allh isoo duceeya inuu ilahy meel khyr qabta igu dhamaato iansh alh 😢 wllhi hadad qisadan haayo maqashaan dhamntiin waad ooyi doontan hadii geeeriduu ina dayso oon wad nolaano😢😢 iansh allh
Abyo ilahay nolosha hakuu qurxiyo
Aaamin aaamin wllo sido kale adan
Scw scw scw❤❤❤❤ waan ku salamay sawda quraxey illahey haku xifdiyo ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
@@ugaasocismaan733
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
ﷺ
qisadan wxan ka faiday ani ahaan
1: saxibada xun xun in laiska ilaliyo siayna kuu halaagin
2: waalidka Hadalkiisa in la qaato wanadiisa wyo walidku hormarkaaga unbay ka fikirayan
3: in QAdarta laGu samRo alle na (swt) loogu mahad naqo xalad kasta
wxa kale oon ka faaiiday dhiiri galin
Sawda qaalib alle hakaa raalinoqdo xppti marmar qisooyinka dhiiri galinta Noosoo gudbi
❤
Gabadhey Sawda, kheer Allah ku siiyo. Aniga hadda waxaa jooga wiil an dhalay magaciisana la yiraado Mohamed oo shig shigaayo hadalkane ku dheg dhegaayo. Wuxuu hadda dhigtaa Jaamadda Adan Cadde. Gabadhey Sawda ii soo duceeya in wiilkaas Illaahay haddalka u furo. Waad mahadsan tihiin.
Allah haufaro insha Allah wu ufurmaya
amiin abaayo
Allah ha u furo codka abaayo insha Allah
Alle ha u furo fasaaxada
Ilaahey Codka Fasiix ha uga dhigo
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤masha allaah abaayo illaahey haku xifdiyo sowda qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
الهم صلي وسلم وبارك علئ نبينا محمد
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
@@ugaasocismaan733
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
@@ugaasocismaan733
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🥹
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
maxaa adi koko iskaga dhigtaa abaayo
Sawda walaah qisadaan waa iga oohisay
😢😢😮😊😊😮😮😮😮😢😢😢😢😢😮
Scw scw scw😢❤
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Asc اختي ماشاء اللة القصة مرا تاثرة فية واللة يا سبحان مغير الاحوال
Subxaanallaah qisadan cibro badan aya ku jirta ilaaahey swt nama tuso dhibato qalbiga aan ku weyno ilaahey ha u naxariisto dhaman musliminta
صلى الله عليه وسلم و على آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤😊
Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid qalpi ❤ ano hada islaha maxad cawa dawata bad so dhigtay 🥰😍 xppti Alle hano ka daaYo ❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤❤شكرا قلبي
❤❤Salallaahu ❤❤caleyhi ❤❤wasalam
@@ugaasocismaan733
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Masha allh sawdadeena ayaantan qisooyin dhadher nosoo galisaa jasaakumullaah qayrn wllshy marka uhoraysaba inta soconaysan egaa
Kula mid ayn ahay hhh markiba sacada ayn eega
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
@@ugaasocismaan733
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Wcs habo mcn Allah kuxafido ❤❤❤❤❤❤wan kujecelhy
Maasha allah waa qisa ku tusineeeso awooda ilaahee io siduuu u imtixaamaayo adoomadiisa kuwa sabrana uu u abaal marinaaayo❤ waana qiso murugo io farxadba wadata😢 kuwii sabra allah naga dhigo inshaa allah 👏
Aameen Tnx sowda wlhi wa qiso qariib ah 🎉
Wcs waraxma hpptiyy صلي الله عليه وسلم jazakallahu khyran sawda ❤❤❤❤
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Allaha unaxariiato rayaan waalidkiis waalid wanaagsan bay ahaayeen sida ka muuqata wiilkooda😢 rayaan imtaxaan aduun bu maray lkn si wanaagsan bu ugu guulaystay imtaxaanki ku dhacay cashar wanaagsan bu ka bartay illahay baana ku guuleyay alxm😊 allaha naga haayo imtixaanka aduun iyo midka akhiro yaarabi masiiboyinka aduunka naga kori😓
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
sowda ball ka da wxa swirada ma na so fadhisati illhy ha ku barakeye 🤲👱☹️
Sawdy ilhy hku barakeyo wll wlhi shekoyinkda laguma caajisyo❤
Ilhy ha u wda qoyska rayaan dhmntod😢
الحمد الله على كل حال
SCW SCW SCW ❤️❤️ Guuleeyso Insha'allah Drs Sawda Billan Mahmud Qaalib ❤️💗❤️💗💗
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
❤️ @ugaasocismaan733 ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ Guuleeyso ❤️ Insha'allah ❤️
@@ugaasocismaan733Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Masha Allah qisadaan wllhi aad bat ii tabaty anigoo ilmada cilinla ayaa is arkay m.a intaa dhibatesan ee kurbada iyo walwalka hesta alle haka dulqado yaa rab 😢🤲❤️🤲
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
@@ugaasocismaan733
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo i.a amiiiiiiiiiiiiin
Allahu Akbar, waa qiso cajiib ah.
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah. Qidan wa cajiib wa chashar aduunka inan isa siin oo nala kala noqon karo every any moment. inaa wax sadaqeysano jecelka aduunkana ku dheeran thank you sawda abaayo.❤
Mahadsanid habo mcn sidaad wakhtigaaga nooguso hurtay ❤❤
🦋🦋🦋🦋🦋MASHALLAH SOWDO I LOVE YOU WALASHEY THANK YOU FOR 2 videos in 1 day QAALI 🦋🦋🦋🦋🦋🦋
Alla sowdayy hppti ku jecliyaa san Hbn kasto Ku dhagysanayey Rerki idhaheen Gabadhan aad dhagysto keen Aan dhagysane Ayeyo Iyo Aabe 2Eedo Hada way ku bartenen ❤🫶🏼😭
Wllahi qiso Ad uqirobadn waye😢😢ilaahay ha u naxariisto dhamaan tood😢
alla sawdoy saan kuu sugayay anaa u horeeya
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Alla kubarakeeyo sowda walshey qaali❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Sowday dadka kugu jeclahy ilhy haku jeclaado ❤❤❤
😢😢😢wlh waqiso ada iyo ada umurug badan o cimro qadasho mudan
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
Habeen wanagsan sawda ❤❤caawa first baan noqday
Xasbunalaah wanicmal wakiil allow naga hay masiboyinka aduun iyo aqiraba yaa rabi 🤲🤲🤲
Qisan walaahi Weey iga ohiiseey wiilka reerkooda Allah u naxariisto dhamatooda
Alla sawdaay hbo Walaashay oo dhegaysan jirtay sheekooyinkaaga ayaa dhimatay laba week ka hor markaa dhamaan teen aynu uducayno wllo ilahay hakuu naxariisto
Allaha uu naxariisto 😢
Alaha u naxaristo janada firdowsa alaha geeyo🤲
Allaha unaxariisto amiin amiin
Alle haunaxaristo
Ilaahay haw naxariisto
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
Waa aleykum salaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sawda madsanid saad waqtikaga nogu hurtoo thanks hapipity❤
aad ban kuu salaamay sawda quruxeyy
شكرا غالية حقا أعجبا القصة
Sowdo ma dhimatay all hakuunaxariisto❤❤
Wcs ❤❤Scw scw scw❤❤❤❤sowda guleyso wllshey qaliya dar alle kuu jeclahay❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Sallalahu calyhi wasalam Sallalahu calyhi wasalam Sallalahu calyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abyo sawda asxb duca I warsao muraad leyahay❤😢40 qof ducadood wala aqbala
Waa ka naxay wiilka reerkiisa waxa ku dhacay ax alle ha unaxariisto 😭😭😭
scw scw scw❤
Scw scw scw
Walhi illhy daar tii baan ku jeclhy sudaay❤❤❤
Salallahu caleyhu wa salam
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Scw scw scw scw
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
@@ugaasocismaan733
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Allaahu Akbar.walaa xola wala quwadda illaah bilaahilcadim . Subxanalaah❤❤❤
Sallallahu calyhi wasalam
Mnsha allah waa qiso cajiib ah❤❤❤
Salaam yaa axbaabii
Ku raxaysta Qisaska meel aad joogtaanba
Anaga uu horeyaa cawa sawda wan ku salmya ❤❤❤
Scw Scw Scw. Dawda alle Haku barakeeyo la.aanta wa abaar❤❤😊
Habeen wanagsan sawda quruxey❤❤
صلى الله عليه وسلم m.a sowdo mar walba UA-cam soo galo adigayaan ku daawada maalinka Ku dawaan walhi malin ima ahan ileehy haku xifdiyo oo janada haku geeyo adiga iyo caruurtada hooyo aabo ❤❤❤❤😊😊😊❤❤
Sowda qurux guuleso habo ❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉❤
Sowdo alle abaalkaaga jano haka dhigo wllhi codkaaga waan jeclhy waana dhegaysta sheekoyinkaga
scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Sallalahu caleyhi wasalam qofki ugu horeyay ahay manta❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Ilamaha jacaylka lagama badiyo hooyadey idhihi jirtay waxan said u jecla wiilka ay walashey dhashay O Maxmed la dhaho sida u Jecla Ilahey unba og marki dambe waxa dhacday inu xanunsado oo araga beelo xita usan istagi karin igusoduceya inu allaha icafiyo markasto hadalkas so xasusta 😭😭
Alle haku caafiyo
@@Hafsanor22 amen ya allah
Ilhy ha cafio❤
Ilhow caafi
Qisa xanuun badan weeye allh qalbiga haw qaboojo wiilka
Masha Allah ❤❤❤
Alcamdu lillah ❤❤❤❤❤
وعليكم السلام ❤أللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Waxaan sheekadaan ka baran karnaa waa in marka qoysku safraayo ama dalxiis aaday ayna hal gaadiid wada raacin. Waa halis qadar ah very risk waaye.
Sifiican sas waye
Maalin dhawayd bay nagu dhacday anaga xata😢😢
@@InaAli-n8j bismilaah abaayo
Alle ma idinka badbaadiyey
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
♥️♥️
Masha Allah walaahi wan ilmeyeey
Guuleeyso sawda qaalib wllo😇🖤
Salalaahu caleeyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Scw scw scw❤❤❤
Qisadan wey iga ilmeysiisay wlhi😢❤ Allah ku daayo sowdaay
walaashey Allah caafimaad iyo cimri dheer Haku siiyo
Amazing story thank u
Asc waa Qiso cajiib ah mansha allaah wan keley❤❤❤❤