MAXAAN DIBADDA UGU AADNAA CAAFIMAAD | ADNAN & SIRKA PODCAST | S3E3
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2025 ADNAN/SIRKA/SULTANFILMS. All rights reserved.
#sultanfilms
#adnan_sirka_Podcast
Mahadsanidiin Dr's insha'allah wan rajaynaynaa in cafimadka bulshadeena ay wax badan iska badali donaan sanadada naguso aadan insha'allah
DR sirka idiinku xilima ayad dalka kuso noqonaysan Ood bulshadiina Uu adegaysan wad mahasantihiin❤😊
MashaAllah anu tagerayshini ugu horeyey bn kamid ahy😂,gormad kuso noqoneysan dalkii drs?,teeda kle RAMADAN ti wayso dhowdey ee mxad noo qorsheysen asbuuci halmar naguma filne shukran ❤.
Dr’s waxaad kasoo hadashaan asturnaanta dumarka waayadan danbe qawanaanta inagu soo badanayso ayadoo dumarkeena qaarkood qurux u arkaaan
Allaahuma baarik Drs❤️
Idinka dalka ka maqan drs noo soo laabta inshllh ❤
Aad baan idiin salaamaya Dr adnan Iyo Dr maxamed sirka
Salaan ka dib Anatomy course ki goormaad bilaabaysaan?
Dhibaatooh waxaa jirtooh waxaa jeclaan lahaay meel cafimadka deeq cml medicine firii lagu bartooh in dalkaa lagah helo ardaygah raabo medicine aan awoodiin sow dhibtooh jirtoh mahaan cabashadaas idiin lah wadaagi lahaay Dr jazakalaah qeyr
Labadeyda dhaqtar❤ hadalkiina haduu badanyahy unukaa ku qanacsan😂
Mawduuc kor u qaadaya wacyiga dadkeena dawladahana ku boorinaya inay indhaha kala furaan.
Love you From Melbourne 🇦🇺
Mahadsanid ❤
Alx vediogan Wa ku jimcestay adingana ilaahy ha idin xifdiyo ❤❤
Dad iyo ad umahasntihin wllo 🎉❤❤
Dr sirka Dr adnana aaad ba ni tageera waxna barta kuliyda CLINICAL OFFICER❤️ soo maado fcn maha
Walala masar iyo waxbarashada noga so hatla iyo carurta school ugu fican
Guuleysta anagna nala soo taliya team cafimaad baa nahee ❤
Jimco walba way nagu dheerthy ee week 2 ba jeer cml Maa ka dheegtan Dr's ❤
Reer comment hal mid ayan isweydiyy ramanka wuu so dhow yhy talow doctor's podcast mano si wadi doonan😂❤😢
Allhu acalm Iyaga weydii wllo😅
@@muna-Cabdi dee wan is weydiyy uun dee wllo 😂
@@deeqoAhmed-x9p waxan rajeynyaa iney noso dubi donan muqlo qurux badan oo diiniya sida nabiyadaya iyo suaalo diiniya oo is weydiin💖🥰
@@muna-Cabdi in.a mcn bdn
Wlhi waa iswaydiiinayay lkn bal haisasoocananteen oo wax uun hasoodhigan😂
Masha a Allah doctors
mawduuc ubaahan in bulshada laga baraarujiyo
Ayaad ka hadlaysaan
Mansh allah waar maanta maan fileyn barnaamij se alle hayfin barakeeyo ❤
Oooh woow my 2 role model allah yaxafadkum dr sirka and dr cadnan 🌺
Mashallah Jasaakallhu khayr yaa axbaabi❤
Masha Allah thanks our doctors mowduuc muhiim ah waye ❤❤
Mowduuc muhiim ah Runtii io lapa drs Aqoon yahano ah Allah idinla garab galo shaqadaa bulshad uheysan 🤝😍😊
Jazakllaah our Dr’s
Inta sugaysay xalqada jimcaha ee manta ❤
Waa mowduuc loobahna dawladana aad u khuseeya
Allah nii xafido dr adnan iyo dr sirka 🤲🥹🥹🥹😍
Masha Allah doctors mawduuc ubaahan in bulshada Soomaaliyeed lagu baraarujiyo ayaad ka hadasheen aad ayaad u mahadsantihiin ❤
Mahdsanidiin saas kaliya ku dilaaciya hh wani salaamy
shukran our doctors
Labadeyda doctors ee aan wxa badan kafaaiday aad iyo aad ayaad umahasantihiin wxaan idin leeyahay nolo sha idin maxumeyso 👨⚕️👨⚕️🥰
Masha allah alle cilmigiina midkii aad u aydaan umadaiinana ku anfacdaan haydinka yeelo 🎉
M.a the vid quality aad bay khatr uu tahy and again mawduc ficn ka hdlaysin keep going wllyal 💗💗✨
Labadan shirqeyr leh ayan bartay ilaahey ha idin xiftiyo
My two Doctors Alla Hydin xiftiyO🥰
My best favourite doctors guleysa ❤
My fav doctors guleysta 😊
mnsha allah allaha idiin xifdiyo dr adnan iyo dr sirka🙏❤
Waad mahadsantihiin doctors ee idinku goormaad noo adeegi doontaan
Labadaydiii doctor❤🎉😢
Doctors podcast habbit cuntoooyinka naso geliyaa ❤❤⚕️
Our doctors sharaf iyo karaamo❤
Dr sirkow kumee xalqadii baakaa sugaynaa
thanks our doctor's 🎉
Thnkz two dr's fariinta meel dheer hala gaarsiiyo waa muhiim aan horay cidi ugu hadlin another topic insha alaah
Mnsha alah wakufarxa mrka arko qof soomali ah oo wxbartay oo waliba dadkiisana usogydbinaya wixi uubarty hore usocda
gulysta labadydii Dr❤️👏
Alah inin barakeeyo ❤
جزاكم الله خير دكتور عدنان و دكتور سرك
جزاكم الله خير الجزاء ❤
Thank you very much doctors ❤
Mash Allah wllyaal mawoduc cusub❤❤😊😊
Mahadsanid
Illahy ha idin barakeeyo mowduuc muhiima ayaad nala wadaagteen
Thanks our doctors ❤
Thnkz drs❤
Ale hidin xifdiyo ❤❤
Mahadsanidiin Dr
Laba shakhsi oo cajiiba❤
dalkii wuu kacay waa shiide ama waa busaarad 😂 my doctors Allah idin dhowro much respect and love ❤️
This video is Very important specially a new generation thank you so much dr 👏👏👏👏👏🫷
Masha AllaH❤❤❤
Macha allh great Drs
You are the only Drs whom has or exactly understood the events of the Health of our countery even if you are not in the countery ,you are more susceptible to feel the events hapens in ooye somali pple especial vunerible groups so ,please mention us the way we deal ministeries of health.
Best regards ....
Wadankena dhaqtaradaa ajaanibka inay ku bataan 2 mid baa usabayn
Eeda koowad shacabka leh oo qofkuba haduu cadyahy aqoonyahanbay uyaqanan
Eeda 2aadna dhaqtaradena somalida ah baa leh ani waa lashaqeeyay ajaanib iyo soomaliba waxan arkay dhaqtar ajaanib ah oo uga naxariis badan uga dabacsan kii somaliga ahaa
Aad ayaa umahdsayihiin ❤
Hambalyo labadiinnuba waxaad tihiin hormuudka dhallinyarta soomaaliyeed ee bulshadu sugayso wax qabadkooda.❤
Shukran
Thankz my doctors
Jasakallah ❤
Thanks you this topic very important in our community
Dr waxa kasoo hadashaan caafimaadka insha allah
jazakallaahu kheyr ❤🎉
Alle haydin barakeeYo dar alle ayaan idiin jecelhy
Thanks 😊
Waana mid kamida magaalooyinka qaarada madow😢😢
Wxn xasustaa hoyo mar aan geyy hospital drturki ama dr Somali midkee rabtaa la weydiyy wxy tiri anigo somali heli karo mxaa nin maqar cad oon af aqonin i geyy ku jwbty 😂😂😂
much appreciate 👏
Allahum mubarik doctors 😘
Mᴀɴsʜᴀ'ᴀʟʟᴀᴀʜ ʟᴀᴡᴀᴅᴇʏᴅɪɪ ᴅʀ🧑🤝🧑❤
Dr plz kasoo hadaly madx xanuunka Maureen
Thanks
Amassing 😮
mahadsanidin tikh toorayaasha
بارك الله فيكم
Jasakalaah❤
Waa mowduuc fican
Mnshallah ❤
Cilmigiina allaha idinku anfaco ❤
Mahadsanidiin aad baan usugayeee❤
Thanks ❤
Ayyyy maxa chanelka ku dlay sn u sugyyy ina laso galiyo video
Jasakallah khayr wlalayaal❤
Wlhi Been maahan Dhaqaatiirta way Dayacantahay , Wxaan Ka hadlaayaa Dhaqaatiirta Cusub Ee Sanad Walbaa Qalin Jabiya
aniga india ayaan joogaa runtii caafimaadka lacagta nooga baxdo halkii sano ayaan ku dhisan karnaa hospital ku filan una adeegi karo 1 milllion oo qof sanadkii
Aad ayad umahad santihin dk adnan an sirka magraine wll kaso hadla wll dhalinyarada wadan qarbadan ayaa ladhiban an kamid ahay insha alah wan idin sugayna
Asc doctors waa nii salamaay jimco wmgs waxaa niiga codsan laheen cousooyin bilaaw ah oo medicine Ina inoo bilaawdiin mahadsanidiin
Piontigaa arday Wali jamacada wada la talintooda wax bdn loo iftiimayo in halqadlaga sameya doctors thanks
Runtii qodobbo badan oo loo baahna ayaad ka hadasheen aad ban idinkaga mahadcelinayaa wakhtigiina aad noo hurteen iyo sida aad waxyaabo badan oo inaga dhex guuxaya aad marwalba uga hadashaan
Mahadsanidiin
Thank you so much ❤
Waxaan markhaati ka ahay jaamacada Hargeisa iyo Camuud iney yihiin kuwa ugu fcn jaamacadaha dhulka somalidoo dhan waa xaqiiq saasooy tahay waa jamacado dawladeed lkn weli lama gaadhin halkii aynu rabney