Sooraan & Jawaan, jilayaal waaqica jira ku saleeya Riwaayadahooda, runtii farriimo loo baahnaa ayey ummadda gaadhsiiyeen, waxaan kula talin lahaa inay soo celiyaan Riwaayadihii Waaqica la xidhiidhay. C.majiid from Burco.
Dhirta caadibaa loogubayaa dadkana waxa la tusayaa in ay qalad tahay in dhirta la shido.. alla badawsanaa umadaydu.. waanay shidayaan dadkana wax kasoo horjeeda ayey rabaan in ay tusaan.,.
*Ilaahay sw naxariistii janno haka waraabiyo abwaan ibraahin ismail sugule sooraan😭🤲❤️*
Raxmaanku haw naxariisto
Ilaahay ha u naxaaristo sooraan
Alle haw naxariisto sahra rooble
Funny soran iyo jawan
Waad isku soo baxdan
Ha kala hadhina
♥️♥️♥️
Sooraan & Jawaan, jilayaal waaqica jira ku saleeya Riwaayadahooda, runtii farriimo loo baahnaa ayey ummadda gaadhsiiyeen, waxaan kula talin lahaa inay soo celiyaan Riwaayadihii Waaqica la xidhiidhay.
C.majiid from Burco.
sooraan iyo.jawaan hadad taagero.u tahay
like iyo subscribs
Waankuusaare Wll adna subscribe isar
@@xamseahmed5889 iga hysaaye adna iga hubso
Tani anaga ayayba wax naga deyi kulahaa sooraan waa funny😁😁😁
Sahra rooble wey dhimatey alle hawnaxariiisto amiin amiiin
Ameen 😪🤤
Riwaayada saan fialaya way kusoo celiyeen videoga waayo
Marxuumadii ayaa kujirta videoga alle haw naxariistee
waa runtaa Alle ha u naxariisto Marxuumada faataxada aynu u marno
Hargeysa 2020 summer! Who is in?!
First one me like
Subscribe iisar wllo
Wow sooran fulrespect I like sooraan and jawaan keep going Allah keep you all of them
Xagan miyaad soo gashaa salmaan Kuria😅
Sooraan
i realize I'm kinda off topic but do anyone know a good site to watch new movies online?
Hooyadaa mcn janada allaha geeyo
Walaal subscribe iisaar plzz 😢😢
Waayee adna iisaar
@@xamseahmed5889 ku saaray sxb
Jikoko isticmala😂😂
Team Sooraan & Jawaan ❣
War ileen sooran waa fanaan culus oo asal ah
Allah u naxariisto aaaaamiiin sooraan
Mashaallah sooran iyo jawan l'a antiin abaar Allah ha idin xafido
ALLAH HA INAGA WADA BADBAADIYO CUDURKAN ADUUNKA KA QAYLISIIYAY
AAAAAAMIIIIIN AAAAAMIIIIIIN AAAAMIIN
Waraa filmkan 2016 baa la daawaday
Balbalaadhshe channal
Adna film cusub baad ummada uga dhigaysaa
Dhirta caadibaa loogubayaa dadkana waxa la tusayaa in ay qalad tahay in dhirta la shido.. alla badawsanaa umadaydu.. waanay shidayaan dadkana wax kasoo horjeeda ayey rabaan in ay tusaan.,.
Armuu ololku footo shoob yahay walaal
@@cabdiqafaarxasan1254 waa run sxb laakin olol dhab ah ayuu u egyahay mise waa indhahayga tolow
16 :07 madax kaliya kaso hadhay 😅😅😅 that line kills me.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sooraan kulaha taa qudha maa ii daysan maanta aan ku qaras baxe 🤣🤣🤣
Best weeyaan
Sooran iyo jawaan legends
Riwaayada hore ayaa loo jilay laakiin iminka waa laysu geeyey oo markii hore way googonayd
Ruwaayadii sooraan iyo jawaan soorta lagu martiqaaday isku dagaalyey soo galiyah plz hadii ay macquul tahay
War HanoGu yerin Inan KaGa😂
Weeeeey Abwaan sooraan big taageere
Soraniyojawaan majaajilaysto caana
Islanta dhimatay nagadaaya xusuusta
Lkn filimku waa mid horeeee
Ayda ku celi😂
Maxaad downloaded ka u diiday aabooy
Kii ku cuni lahaa baad soo doonataye 😅😅😅😅
Mancha Allah
Iska qosol adoon daawan kkkkk
Inta hablaha jecel subscribe iisaara
First one me
Saaxiib subscribe isar
waad naga hab san ten ayantan maxaa idin helay
Naac mad wadaan ..waxad rabtaan in gaaz ta la isticmalo kadibna lagu dhamaado oo lagu gupto sida ay dadbadani ku guryo belen
Awrka Gudinta lala dhacay wlhi wan qoslay😂
❤❤❤👑💯🎓🇸🇴💙💯🌸
16:02 madax kaliyaa kaaso hadhay. Hhhhhhhhhhh
Kowan sidan isku salamaya corona ka baqa dhe
Waa Muslim
Illahay dartii walaalayaal subscribe iigu saara
Hhhhh 😂😂😂 isk sii qoslamrkn arko
Maatadu miyaanay dad caqli alle siiyey oo qaarkood ka caqli badan yahay ahayn nio ragan waxay nagu kalifayaan inaani nacayb u qaadno
Hhhhh sonkarina wax kuu tarimaysoo, madax uun baa kaa soo hadhay
🤣🤣🤣🤣🤣
Wax aqaar gaadha kuma
Yaalaan
islaantani Mayna aHyn islaanti DhimataY🤔
Xxx
Inaadeer filimka mar horaa la duubay alle ha u naxariizto😥
Gormey dhimatay alle ha unaxaristo
Adna waad siu lib dhaysaaye orod sooraan 🤣🤣🤣🤣
3😂😂
kkkkkkkkkk