Wax iska hubiya marwalba! Hussein Jama vs Somali Cowboy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • Wax iska hubiya marwalba! Hussein Jama vs Somali Cowboy
    Maxaa kula haboon si aad uga fogaatid inaad qalad ku dhacdid.
    #somali
    #somalia
    Instagram: bit.ly/Artisma...
    Channel: bit.ly/Artisma...
    Email: artismagraphics@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 59

  • @inaxasanwiilxasan6635
    @inaxasanwiilxasan6635 57 хвилин тому

    Mahadsanid waa kalacadeysay wlhi

  • @ahmedmumin2403
    @ahmedmumin2403 Годину тому

    Basically, waxaad xaqiijisay wax inay ka run yahiin waxuu sheegaayay xusein. He might spiced up a little. Lkn wax baa ka jira... and thank you cashiirkaaga

  • @anasmohamed8648
    @anasmohamed8648 15 годин тому +4

    Mahadsanid ustaad🎉

  • @mohammedmohamudabdi1708
    @mohammedmohamudabdi1708 40 хвилин тому

    Ustaad last Vedio iyo waraysiga u bixiyey 3 yrs ago fiiri

  • @Maxamed_adan
    @Maxamed_adan 11 годин тому

    Ku mahadsanid ustaad
    Casharradeenniina dib innoogu celi, waxan weliba kaa codsan lahaa photoshop thumbnail design qaabab kala duwan ah inaad dhowr muuqaal inooga soo samayso.

  • @Mohamed-uv4tq
    @Mohamed-uv4tq 17 годин тому +1

    Runtaad ku adimtay Alle ha u barakeeyo ustaad

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 14 годин тому +1

    Ustaad mahadsanid aniga war ba kamahayin dakan balse xaqiqda ayad indaha no sartay adigon
    Xadgudub sameyn

  • @OmarSadiiq
    @OmarSadiiq 8 годин тому

    Ustaad waad mahadsan thy lkn waxaaa rabay inaa iga Caawiso sida Google Adsense loogu xirto UA-cam-ka mahadsanid kun jeer❤
    Xageesa lagaala soo xiriiraaa Adoo mahadsan Ustaad

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  8 годин тому

      Adsense shaqeynaayo miyaa heysataa mise mid cusub ayaa furanee? Instagram igala soo hadal artisma_graphics

    • @NoblePath-1
      @NoblePath-1 7 годин тому

      Haye isoqabo

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 6 годин тому

    Af-joogo looma adeego sxb miskiinbaa tahaye,isagaa isberiyeeleen,ma adaa beriyeelaya??

  • @axmedakchannel8179
    @axmedakchannel8179 7 годин тому +1

    Labo su'aal ba qaba
    1. kaniisad in laga shaqeeyo yaa baneeyay laga tago laga qaatana ya xalaaleyay
    2. Isagu goorma luqada togagga bartay mase Eritereyanbaa ma Eritereya iyo cadan bu isku turjumayey

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 6 годин тому

      Koley cabdi cow boy waa saxsanhahey waa wadani Somalia 🇸🇴 jecel

    • @abdulahiconsulting
      @abdulahiconsulting 5 годин тому

      Inay banaan tahay iyo in Kale Culimada ha la waydiiyo Insha Allah, laakiin Somalia waxaa joogaa Hayado badan oo CWS la mid ah laga yaabo inaad taqaanin qaar ka mid ah sida World Vision, ADRA, jDiakonia, Catholic Relief Services(CRS), Norwegian Church Aid(NCA) iyo kuwo kale oo aan aqoon, kuligood waa hayado Christian faith based ah hadana kumanaan shaqaale Somali ah ayaa u shaqaysa websitekooda gal oo soo baar.

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 години тому

    Good 👍

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 6 годин тому

    Bro faaladan waxaa ku jira marin habaabin , this guy cowboy inu gaalyhy iyo inu muslim yahy waxad ka ogaan kartaa buugii uu ka qoray imashihiisi america iyo noloshisii somalia

  • @abdiladifosman
    @abdiladifosman 7 годин тому

    ani intaan arkay cabdi iftin waxaan ku ogaa inuu yahay sida dadka aad hada sheegoosid ooah turjumaan shaqadiisu iyo waa mutarjam somaalida iyo ameerikaanka anaa kamid ahaanjiray dadka uu waxa uqabtay uu u tarjumay marka walaalkaas yaanan lagu dambaawin mar aan sheekeesanay buu wuxuu iga dhahay xamar waxaan ka ahaanjiray macalin dhiga lukhada englishka

  • @macalinsaalax
    @macalinsaalax 48 хвилин тому

    Wax in la hubsado waa waajib lkn qofka kaniisad la shaqaysto qofkaas haduunan gaal ahayn waa ka ag dhawyahay ninkaas soomaali kaaboy oogu qoron tahay horaan ayaaan ka shakisanaa inta uusan murankaas soo dhaafin ka hor

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 години тому

    Ninka dhahaya maxaa Ilalahey nin ka dhigey ama nebiyada maxaa ka dhigan? Waa yaabe ninkaan ma difaaci kartid haduu Alle inkirey…

  • @One378
    @One378 5 годин тому

    Haydaha qoxotiga keena ama dib u dakinta sameya waa church’s

  • @kulanahmed
    @kulanahmed 5 годин тому

    Anagu ka somali nimada ku weyn tahay ayaan la jirna ka jaajuska ah ee somaliga iska dhigayo jajus jaxima gal uf uf uf

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 11 годин тому +1

    Thanks sxp

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 2 години тому

    Wax hubsada oromada yaan la aaminin Xaqiiqada jirta hubsada

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 48 хвилин тому

      Mxaa oroma seefla bood bathymetry, xusen waa nin Mareexana oolayaqaano , wuxuuna dagaal kula jiraa hay adaha cristanka ah ee muqdisho ka hawl gala iyo dhalinyarada lashaqaysa ,wadaniyad aan meel jirin ayuu kumeeraystaa ninkaan si,aana loo ogaan wuxuu kudexjiro

  • @AbdiAsyar
    @AbdiAsyar 5 годин тому

    Adiga waxaad cadaysay in uu kaniisad ka shaqeeyo qiilna waad u raadinee miyaa Allah kabaq walaalow

  • @frank77w
    @frank77w 10 годин тому +1

    Cabdi iftin diintiisa far baa ku godan. Xuseen waa runtiis dalka diintaa kahoreeso. Somali cowboyna afkiisa wuxuu ku jawaabay somalinimada wax walba iga la weyn

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  9 годин тому

      Shaki waa jiri karaa lkn yaqiinta allaa og. Lkn qoladaas waa u shaqeeyaa waa hubaal

    • @frank77w
      @frank77w 6 годин тому

      Wax walba xaqiiqdooda alla og lkn anaga bin ademka alle wuxuu caqli noo siiyay inaan wax ku qiyaasno wuuna nugu amray inaan ku fakarno caqligeena. Ninkan somali cowboy la leeyahay gaalnimada kumuu jahrin laakin wax badan oo diinka bax ah wuu ku hadlay. Anaga qalbigiisa ma daalacan karno lkn wixii muuqdaa marag ma doonaan. Wixii qarsoona allaa og

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 17 годин тому

    Ustaad,anigu kaman war hayn dagaalkan. Marku notification-kaagu isoo dhacay waxan moodayay cashar cusub 😂😂

  • @noradenabdekarem2917
    @noradenabdekarem2917 Годину тому

    Abdi iftin afkiisa ayuu la qirtay

  • @SahandDesign1
    @SahandDesign1 11 годин тому +1

    Somalia cowboy waa nin qadiyad somalinimo ku jirto la iskuma haayo

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 45 хвилин тому

      Mxa qadiyadda arrival halisa ayuuba kujraa xagga diinta , waana laguu cadeeyay , diinta iyo wadaniyadda yaa horeeya , waar dhalinyaroy haku sir mining ninkaan iska hubiya arrinkiiza

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 6 годин тому

    Somali cowboy baa saxsan 💯 waa wadani.

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 54 хвилини тому

      Mxa wadaniya maad ufiirsaty buuga uu qoray muxuus ka shaqeeya maad midaa ugaato marka hore

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 9 годин тому

    Muuqaal Waxaa Jira Uu zoom kula jiro dumar cadaan ah Oo uu leeyahay
    Mxaa sababay oo nabiyadu u noqdaan rag kaliya oo ay dumar unoqon waayee

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  9 годин тому

      @@gurey_muzeh haa waan arkay allahu yaclam qalbadiisa waxa kujira koley kuma dambaabi karno. Muhiimadu waa inaan mar walba baaritaan sameyno.

  • @ogaalsahmiye7139
    @ogaalsahmiye7139 9 годин тому +1

    Soo daawo hada ayaa lasoo dhigay muqaalka dhabta adaada yaabi doono

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 6 годин тому

      Cabdi iftin waa geesi .. cadowga Ethiopia waa lugu fahmey.

  • @godadtv3958
    @godadtv3958 9 годин тому

    Dadka somaliyeed ee jooga USA dhamantood waxaa dhoofiyey kaniisadaha MARECANKA

  • @mohamedh.4386
    @mohamedh.4386 9 годин тому

    Saxip ninkan wa Qoraa , waxa una ku shaqaystaa xirfada Qoralka . Waxa uu shaqo u Qabta la shaqeeya cid waliba. So muhiim ma aahn dadka iyo u la shaqeeyo ee wxa muhiim ah iimankiisa iyi waxa u tumaysanyahy . Alle waxa u dalacda qulubta ee ma dalacdo dadka ad la shaqayso

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  9 годин тому +1

      Taas ayaa sax ah. Mahadsanid

    • @mohamedh.4386
      @mohamedh.4386 9 годин тому

      @@artismagraphics ustad An ku mahadceliyi 3 sano kahor ayan kuguso xirmay waxan ka faiday xirafdo muqal samaynya . Iyi illustrator oo an hada ku shaqeeyo ad bad umahadsantahy

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  9 годин тому

      @@mohamedh.4386 guulo badan baan kuu rajeynaa sxb hore u soco👏🏽👏🏽

  • @egaraad
    @egaraad 12 годин тому

    wxaas ku kuma baran ustaad nakadaa bilaa camal la.aantas

  • @yussefdirshe8953
    @yussefdirshe8953 8 годин тому

    adiga hada waxaad leedahay Culimada ka jawaabee kadibna waxaad raaciday iney caadi iska tahay

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  8 годин тому

      @@yussefdirshe8953 haa lkn waxan dhahay "waxay u badan tahay" ee waa caadi madhihin dadyow badan oo muslim ah ayaa tarjumaan ku shaqeysta taas aan ulajeedaa ee kaniisad in laga tirsanaado kama wado. Cafwan

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 5 годин тому

    Kanbasa ayaad aragtaan somalida galada ah ma yara aad ayay u badan yihiin lkn somalidu ma aaminayso nin afsomali ku hadlaya ayaa gaal noqda war is jira kumanaan somali gaala ah ayaa jirta mardhawna way cadaysan doonan oo siyasada ayay ku tartami doonaan

  • @shariifxasan2851
    @shariifxasan2851 9 годин тому

    Qof diinta Christanka dadka kuso dhawaynaya waa muslim mala orankara ?

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  8 годин тому

      Walahi isaga waxa uu leeyahay inuu yahay qof muslim ah anaga qalbiyada dadka ma ogin allaa naga og.