Abaayo waxaan ku weediinaa tubadaan jigada kugu taalo mul mulaha maka soo baxaayaa guri kira ah aan taganahay marka tubada biyaha jigada igu taalo ayaa mul mulo igu dishay ilmaya markasta waan ka ilaaliyaa lkn mar mar aan ogeen ee iska cabaayaan marka tubadaan ma iga celineesaa ii soo sheeg
Alla maanta anaa ugu horeeyo naciima like & comment ba
👍😘🥰
Masha Allah ❤️
Isooo racaa 👍❤
❤❤❤
Masha allah nimco nuura kacantàda iyo caqligaaga ilaahy hakuu barakeeyo abayo aad baan kuu daawadaa meelo badana waan isaga egnahy xaga nadaafada laakiin ani naftayda baan ku iloobaa saan uwado aan arkaa anoon waxba cunin wad ku mahadsantahy wll
@@deeqowarsame190 naftada ha ilobin abayo mahadsanid
Ilaahow wadankena nabad iyo qeyr barwaaqo sii
Masha alaah horey usoco wllo❤❤❤❤
Masha Allah xabiibti dadaal wacan xabiibti ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
Asc hablo iso boqda walshin ahee
Abaayo waxaan ku weediinaa tubadaan jigada kugu taalo mul mulaha maka soo baxaayaa guri kira ah aan taganahay marka tubada biyaha jigada igu taalo ayaa mul mulo igu dishay ilmaya markasta waan ka ilaaliyaa lkn mar mar aan ogeen ee iska cabaayaan marka tubadaan ma iga celineesaa ii soo sheeg
@@Hodan_Family tubada ikabadal halis cafimad waye waxa I weydisay
Saliid magaceed abayo
Abaayo saliida lavendanka xagee laga helaaa
@@Ummacooking2023 suqa bakaro
Abaayo waxaad ka soo hada shaa ,school laadka waa see meeshaa dagan tahay ilmahaa rabaa in aan soo raro.