SATURDAY MOTIVATION CLEANING VIDEO '' WAN SO ADEEGTAY IYO JADWELKENA SAAKA MALAIN QURUXBADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @deeqowarsame190
    @deeqowarsame190 2 місяці тому +1

    Amiin wlahi waaruntaa nimcooy waxa nalookeenayo oo dhan waa sun dibada laga keenay dadkuna ay moodayaa inay tan dalkeena aysa tayo lahayn ilahay baa inoo maqan aloow dalaga iyo qudaarta wadankeena noo barakee

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 2 місяці тому

    Masha Allah tabaaraka allah ❤

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 2 місяці тому

    Masha allah abayo reerka Allah kubarakeeyo sidee yogur losameya Allaha walidka hanocaafiyo

  • @Irshada-Abukar
    @Irshada-Abukar 2 місяці тому

    Nimca nuura xbbti waku salaamay bacda jikada inte kaso gaday iyo qiimaha adigo raali eh❤❤❤❤❤

  • @maryama7918
    @maryama7918 2 місяці тому +3

    Asxabey meshaan aan kala kicino walashen waa dadaashee

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 2 місяці тому

    Masha allah Hore usoco abaayo ❤😊

  • @sacdiyocubeyd861
    @sacdiyocubeyd861 2 місяці тому +2

    Nimcooy qasalada automatic kaso hadal wx dhaqiateeda iyo sida loo istimaalo

  • @muniishmuniish8983
    @muniishmuniish8983 2 місяці тому

    Cunug 7bilod jira canaha garorka ama younget ka mala siin kara thnks sis 😊

    • @Nimcolifechannel1
      @Nimcolifechannel1  2 місяці тому +1

      @@muniishmuniish8983 haa abayo si fcn ayagaba u fcn hada heleyso the best waye wlhi

  • @IstahilJama
    @IstahilJama 2 місяці тому

    Msha allaah horay usoco Abyo as Asxabta abyo nimco isoo boqda ana

  • @luulibra2023
    @luulibra2023 2 місяці тому

    Shukran xbbt yoget ka sida loo diyaariyo manoo soo galin kartaa?

  • @FardowsoAbdi-d4z
    @FardowsoAbdi-d4z 2 місяці тому

    Asc wll side lanbarkada lagu heli kara

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 місяці тому

    Goorma igu dambeysay bur dhacay an cuno walahi aniga bakaro ka soo shito bil walbo jawaan buxo alxdlaah mida kale abayo ansalata adigo dhaxdeeda kala furin ha jar jarin bahalo aya ku dhax jiro .

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 2 місяці тому

    Anagaa jecel dibadaha waxooga

  • @Umu795
    @Umu795 2 місяці тому +1

    Abyo mcn makinada hilibka o birimo isheg

  • @IbtisaamCabdi-lj9kd
    @IbtisaamCabdi-lj9kd 2 місяці тому +2

    Qimaha hada kadib noo soo raaci xppti I.a ❤

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 місяці тому

    Abaayo mac wamaxay faskalinig klorinka miya

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 місяці тому

    Caaho yar qosol ay igu dishay ilaahow xafid gabdhey cml waye hoos u hadalka ay taqanaa😂😂😂😂😂😂 salam habo mcn soo barbaar

    • @Nimcolifechannel1
      @Nimcolifechannel1  2 місяці тому +1

      @@Israa-fj5xj amen yarabi haa walagu maqla isdhahe

  • @adoontiialle3045
    @adoontiialle3045 2 місяці тому +1

    Abaayo qamadi kaliya miya ka sameysay qamiirse maku dartay

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 2 місяці тому

    Qof nagu qasbay in aan gadano ma leh

  • @Anzal_qurux1
    @Anzal_qurux1 2 місяці тому +1

    Abyo macunta inte kaso gadey

  • @Umayma12
    @Umayma12 2 місяці тому

    Abayo sticker ka jikada darbiga kugu dhagan meesha kaso gade ma ii sheegi karta

    • @Nimcolifechannel1
      @Nimcolifechannel1  2 місяці тому +1

      @@Umayma12 bakaro jidka shirkadaha daljir store

    • @Umayma12
      @Umayma12 2 місяці тому

      @@Nimcolifechannel1 mahadsanid walashay