Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • waxaan baroo weenaaa $10 waxa ee inoo gooyso suuqa hargeisa dhaxdeeda

КОМЕНТАРІ • 43

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 роки тому +6

    Hargeisa my city street food amazing 👏

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 роки тому +1

    Haaa hapo Allaha ku barakeyo
    saas luuqadaada ugu adkoow ninba
    waa luuqadiisa

  • @cabaasaxmad4712
    @cabaasaxmad4712 2 роки тому +3

    Horay usoco sxb dadaalaa wuugaaraa maalin waad gaari doon taa hadaf kaaga

  • @flatfive204
    @flatfive204 Рік тому

    Best food critics ever 👍 love it

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 Рік тому +1

    Fruit noocwalba wa laga helaa, waa inan gargaisa so booqdo 👍

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 роки тому +1

    Welcome to hargaysa brother

  • @sourerhabdillahi
    @sourerhabdillahi 2 роки тому +1

    Hargeisa is the biggest city

  • @nuurdiinlakiismaciil1110
    @nuurdiinlakiismaciil1110 8 місяців тому

    I am from somali west 2012 jooga hargeisa 😂😂

  • @Amiraali99135
    @Amiraali99135 3 місяці тому

    Welcom ❤

  • @Xaasuub
    @Xaasuub 2 роки тому

    Muqaal waxklaa waye wlle

  • @moamiin714
    @moamiin714 Рік тому

    NIO Rag kulul baa kula socda laakin welcome brother

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Iyaaaaaaaaaa Xamaarwadajirrrr.

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 2 роки тому +2

    isaga Dul Qado Saxib Dadkaygu waa Wada Foode 😂🤗 Welcome Welcome zxp

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 роки тому

    Ama qaaliya

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 роки тому

    Waa lacag adag

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 2 роки тому +1

    ninka reer Xamarka ah aya ka saxan magaca guud bisbaas ba loyaqaan wuxu kasii yahay qaji. Hargeisa dadka jiilka saddexad magacyada wey qaldayaan

  • @daarali
    @daarali Рік тому

    Waxaad qariseen imageska idinka danbeeya oo daaawadaaysha mahiim u ah
    Videoga waxaa qurxiya background ka

  • @ahmeddaq8908
    @ahmeddaq8908 2 роки тому

    One love ❤️ boys

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Aww.5👋

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Dhaaanwanaaaga mucaamaladaa aadaabanshaxa waxbarashadaa farxada jawiga waqtiga aakhiroo janno loo diyaarsado raboo laraaliyeeyo kalmad wNaagsan waxa darsn muhiimada.iyaaaaaiyoiyo damaashaaaciyarta nafaqda.

  • @shiine4106
    @shiine4106 2 роки тому +1

    Garaaacaas tufaaxa idinka iibiyey wuu idin dhecee tufaaxu waaa 3000k maha 4000k 🤣🤣🤣🖐🖐

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 місяців тому

    Sxb daco qurun

  • @abdirizakahmed9617
    @abdirizakahmed9617 Рік тому +1

    11:04 Burkaa ama Qamiir dheer dheer kaa, waxaa si fiican u gartay markii uu sonkortii dusha laga shubayey markii uu weydiiyey;
    Waa Shushumoowgii Xamar ee safar dheer soo galay ee dheeraaday oo bilaa Sonkor ah. 😂

    • @DalmarTravels
      @DalmarTravels  Рік тому

      😂😂😂😂 Haa waa shushumowgii xamar 😂😂

  • @bashirabdirahman5161
    @bashirabdirahman5161 2 роки тому

    2:51 adeeeyg!! 😂😂

  • @abdisamadmohamed5825
    @abdisamadmohamed5825 2 роки тому

    suuqa hargeisa hadda laga daremo qariib wa lagu fula wlhi no naxariis

    • @moamiin714
      @moamiin714 Рік тому +1

      NIO SIDAAD MOODAY MAAHA SOO DHAWAW DHULKU WAA DHULKAAGI DADKU WAY KU SOO DHAWAYNAYAN WANAY KULA KAFTAMAYAN BRO

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 роки тому

    Canab

  • @moa341
    @moa341 2 роки тому

    Caana shiidka xamar waalaga yaqan zxb wxa ladhahaa caano io moos mrki lasameynayana caano+moos+loos+baraf intaa baa laga sameyaa

  • @bradyjgunn
    @bradyjgunn Рік тому

    Mate, I want to know what you boys said about the sauce on the chips/Fries. Shiillan Faransiiska maraka .🤣

    • @DalmarTravels
      @DalmarTravels  Рік тому +1

      The chips were too hot and spicy, I couldn’t eat. And I didn’t even remember my hand was behind the little wood over the table 😂

    • @bradyjgunn
      @bradyjgunn Рік тому

      @@DalmarTravels 🤣🤣🤣

  • @cabdiqanifaarax949
    @cabdiqanifaarax949 2 роки тому

    Waar waaa 5000 kun hariisadu waa idin dhacay

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 роки тому

    Lado india

  • @shiine4106
    @shiine4106 2 роки тому

    Sahal supermarket ex reer burco ina looli ayaa ladhahaa🤣🤣🤣

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 місяців тому

    Cunto kala nuc

  • @zuhip.33
    @zuhip.33 2 роки тому

    Balashka 1$ wamaxayna

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Eeeeeeeeeeh tttttttt yarta.Xamarcaday farxiyo cadaay yatey wadajir.

  • @mk404
    @mk404 2 роки тому

    Kuwo kulul ba ku tustusaya magalada🤣🤣joke